No video

GABAY KAMID AH GABAYDIII MARXUUM ABWAAN HEELAALEN EE HALGANKANKII OGADENYA

  Рет қаралды 266,612

DHANAAN MEDIA

DHANAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 126
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 Жыл бұрын
17/06/2023 wali kamaaan tanaazulin halgankan nooga tagtey Allah haku raxmado 😢
@AbdilahiJiinje
@AbdilahiJiinje 9 ай бұрын
2024 oo la marayo kama daalin dhagaysiga Dardaarankii Abwaan Heelaale, Naxariistii janno alle haka waraabiyo, Hawdka BUHODLE Ayaan ku dhashy Kuna barbaaray, saamayn wayn ayay ii leedahay Jooxo.
@abshirsheikahmed6485
@abshirsheikahmed6485 5 ай бұрын
Gabay gaan 2010 baa igu horeesay anoo Addis Ababa jooga ayaan memory uu kujro gabay gaan yar ila dagan ii dhiibay habeen kii aan dhageesan jirnay 😢😢 goorwalbaan tabeena inaad gacan nasiisaane 😢😢 Wlh tariikh aan ilaawi karin 😢
@yousufalifarah2378
@yousufalifarah2378 Жыл бұрын
Mahadsanid halgame jxo ogadenya guul mahadsanid
@abwaanlamahelaan4254
@abwaanlamahelaan4254 Жыл бұрын
Garan maayo eray uu Iga mudan yahay uun ku qeexa dareenka adeernimo abwaanimo taageeranimo ee aan u qabo aan ku qeexa 😰❤👈🙏 Raxmatullah calayk baba ❤🙏
@ahmedabdirashiid983
@ahmedabdirashiid983 10 ай бұрын
Halgankii aad nooga tagtay waa halkiisii abwaan alla hakuu naxariisto.
@I_got_the_keys
@I_got_the_keys Жыл бұрын
These gabays are a reminder the struggles of our people and keeps us grounded, humble and thankful! Never forget ✊🏿
@bestleader8294
@bestleader8294 8 ай бұрын
Intaa afsoomaali ku dheh
@user-py2er5dm8k
@user-py2er5dm8k 7 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊q😊😊😊😊q😊😊😊😊😊😊qqq😊😊😊😊😊😊😊
@user-py2er5dm8k
@user-py2er5dm8k 7 ай бұрын
😊aq😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@engineersom
@engineersom 5 ай бұрын
​@@bestleader8294 waa qof isaga niyadda laga gumaysto bal waa kaase meeshaan af ingiriisi maxaa ka galay
@mahamudh6983
@mahamudh6983 4 ай бұрын
Alloow kuu naxariiso abwaankii waynaa heelaale muxuu aftahan ahaa oo muxuu dhaxalan dahabiya nooga tagay Alloow hoygaaga firdaws ka dhig🤲🏻🤲🏻😢 20.4.2024 maalin sabtiyaad
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 5 жыл бұрын
AllaH Haku naxsriisto taariikh iyo hantiba waad nooga tagtay
@Xansocota
@Xansocota 3 ай бұрын
illaahow jannada ku gee gobanimo ma dhawa inta axmaaro dhulkeena haysato 😢😭😭😭
@mohamedabdullahi9902
@mohamedabdullahi9902 2 ай бұрын
Waa saqdhexe oo saacaddu marayso abbaaraha 11:43pm, waxaan joogaa magaalada Nairobi, gaar ahaan xaafadda Islii. Gabayga abwaan heelaalle alle ha u naxariisto shantii sane ee ugu dambaysayba waan dhagaystaa, iyada oo qadiyaddii siyaabo badan looga faaiidaystay, wajiyo badanna loo yeelay, haddana waxaa hubaal ah marnaba in Ogadenia ayna Ethiopia noqonaynin, halgan-kuna socon doono goor iyo ayaanba.
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 10 ай бұрын
21/10/2023 hamiinimo Axad ah illhow soomalia midey iyadoo malin israacday inatus ,,wxan ahay askeri katirsan x,d,s 25jir 10sano be askari any cawo welina waan daala dheceynaa abwaankan rabbi ha unaxariisto wlhi inta uu iguubaabiyey mayara anigooy talo iga ciirsantahy (Geyigeena oodhacan inaan gaalawada raacno Ama ganacsi uun raadinaa gu io jiilaalba Gobanimana aanloohalgamin sowgunima maahan)ax
@aliibishar
@aliibishar Жыл бұрын
16/8/2023 wali hadii ad dageysan hysa like saar
@ahmedkahin4838
@ahmedkahin4838 4 жыл бұрын
allow janadii kuu gu bishaaree ahmed heelaale from ogadenia gobolka nogob
@nasroadan2221
@nasroadan2221 4 жыл бұрын
Oo walaal abwaan heelaale miyuu dhintay?
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 Жыл бұрын
Ala maxuu halyeey ahaa 😢 Waxaan kaaga mahad naqeynaa Generation ka aad Suuganta iyo Hantida uga tagtey 🙏🏾
@jamaalmohamudabshir8494
@jamaalmohamudabshir8494 2 ай бұрын
8/6/2024 iyadoo Gedo ay Amxaaro joogto kwran taas daraadeed ayaan gabaygaan usoo Bmraadiyey ALLAHA UNAXARIISTA ABWAAN HEELAALE
@naciimacqadir8114
@naciimacqadir8114 Жыл бұрын
Ilhy haku naxaristo abwan helale janda ale hangu kulmiyo 😪😪😪😭😭😥😢😭😭😭😭😭😭
@haredmahamud8370
@haredmahamud8370 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Adeer Runtii Dhiiggayga Ayuu Ahaa waa Geesi Ogadeen
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Ilaahow daji ogaadenia iyo somaali oodhan ILOVE❤❤❤❤❤❤
@sawdahussein3045
@sawdahussein3045 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🤲 ilaahayow u naaxariso amiin yaarabi
@binumaajidbinumaajid3704
@binumaajidbinumaajid3704 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso halgamaa soomaaliyeed ah bu ahaa
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Allah how naxaristo talow dhulka abahay anon arag aman dhinta
@I_got_the_keys
@I_got_the_keys Жыл бұрын
I love this 💚💙❤️
@cabdirashidkkk711
@cabdirashidkkk711 5 жыл бұрын
ilahay haa Ku naxarsto janadi fardowsan haa Ku geeyo
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
4 August 2024 Abwaankeena Alle Ha u Naxariiisto Abwaan Helaale Waligey intaan Nool nahey kama Tanaasuleyno Haddaan Nahey dadka somaaliyeed Adigana Janatul Fardow Alle Ha kusiiyo😂 Waxaaan ku dhegeystaaa Awdal state of somalia 🇸🇴 ♥️ kama daalo Dardaaranka Geesigiii Viva Ogadenia Ha Xorowdo Somali Galbeed Guul baa dhowe yaan lays dhiibin🎉
@yacqubmahamed1593
@yacqubmahamed1593 Жыл бұрын
Janadisa rabbi hageeyo abwaanka jihaad af iyo adinba waa huray
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 Жыл бұрын
Alhaa unaxatisto halgamaayashi odhaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaabdi2631
@najmaabdi2631 3 жыл бұрын
alle ha ku naxaristo adeer
@muneermaagid9413
@muneermaagid9413 Жыл бұрын
Aamiin
@guuledakon9040
@guuledakon9040 Жыл бұрын
Gulufku waa halkiisi gayiga soomali baa leh🇬🇲🇸🇴😭
@Qalbidirshe14
@Qalbidirshe14 Жыл бұрын
Allah naxariistii jano haka waraabiyo
@AbdirzakFarax-qm6tt
@AbdirzakFarax-qm6tt 7 ай бұрын
Mujaahid alle ha unaxaristo 😢
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 11 ай бұрын
(ALLAH) YARHAM (RABBI) JANNATUL FIRDOUZ 🤲🌹💖💖🎊🎊🎊♥️haka waraabiyo (ALLAHUMA AAMEEN)💕🌹💖💖🎊🤲🤲♥️🎊💖🌹💕💕💕🌹💖🎊🎊🎊isaga 🎉iyo dhamaan 🎉SHUHADADII🎉ku dhimatey🎉(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲💖🌹🌹🌹dagaalkii JIHAADKA lagu la JIREY, CADAWGII MADOOBAA
@abdidahir9589
@abdidahir9589 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo abwanka likin gabayga seydka aya iskaleh ha isku qaldina
@abdibarodmuhumed3265
@abdibarodmuhumed3265 Жыл бұрын
waa Codkiisa WeeeYi
@abdidahir9589
@abdidahir9589 Жыл бұрын
Vodka abwan axmed ayaleh lakin gabayga seydka aya leh
@FaafanTUBE
@FaafanTUBE Жыл бұрын
Gabayga iyo codkaba waxaa iska leh Abwaan heelaale
@MaanDheere-rt6qr
@MaanDheere-rt6qr 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto ambwaanka
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 11 ай бұрын
REER HEBEL WAY KA SARAYSAA
@jamala2760
@jamala2760 5 жыл бұрын
iLahaw Ku Naxariiiso 👑💚💙❤️🙏
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 2 жыл бұрын
Abwan dheh
@axmedcabdi6104
@axmedcabdi6104 13 күн бұрын
2024 kamafariisan halgankii Somaligal beed
@abshiromohamed3430
@abshiromohamed3430 5 жыл бұрын
Mash allah axya helalee 😭😭😭😭😭ilahayow kunaristo
@najmaabdikadir1631
@najmaabdikadir1631 3 жыл бұрын
Admin
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Allow kuu naxa riiso muxuu geesi naga dhin tay
@Saki-Omer
@Saki-Omer 5 ай бұрын
Alla dadkaygu maxay hursaan. Eebbe ha guuleeyo Soomaali oo idil. From Cal-madow Sanaag!
@muhidin.ahassan4902
@muhidin.ahassan4902 2 жыл бұрын
Allah ha.unaxariisto helaale
@muhammedaden9361
@muhammedaden9361 Ай бұрын
Waanfah maynaa onlf❤❤❤❤
@bazramahamed1076
@bazramahamed1076 Жыл бұрын
Allah ha kunaxaristo adero mcn
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto cod macanaa
@FaadumoMaxamud-jk8cg
@FaadumoMaxamud-jk8cg 5 ай бұрын
Alle naxariisto
@gaanimohamed1273
@gaanimohamed1273 9 ай бұрын
Ilahow kunaxariiso wadani
@caamir6094
@caamir6094 Жыл бұрын
Nio gabaygaan gabay dheer ayuu ahaa intaan yar ayana Media ku jirtee maxa looga saaray?
@khadraomar7821
@khadraomar7821 4 жыл бұрын
Illahh ha u naxariisto
@cabadifataaxaxmed6792
@cabadifataaxaxmed6792 5 ай бұрын
😢😢😢😢 nin guhaad ku raagaan ahay oo aan mogay godabtiise Walee maanta ayeey taagan tahy 8/4/2024
@KhadraOmar-bg6mb
@KhadraOmar-bg6mb Жыл бұрын
Illhay ha u naxatiisto😢😢😢😢
@user-bf3pj4tr7v
@user-bf3pj4tr7v Жыл бұрын
Illow ku naxariso
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto abwaanka
@muhammedaden9361
@muhammedaden9361 Ай бұрын
Aaamiin
@abshirhassan
@abshirhassan Жыл бұрын
Allahunaxaresto😢😢😢😢
@Ardoqaalib
@Ardoqaalib 4 ай бұрын
Alle haumsxariisto
@khadardahir6481
@khadardahir6481 2 жыл бұрын
mañ sha alh deqsi
@AbdijabaarUmair
@AbdijabaarUmair 4 ай бұрын
Tigrega mxu rag naga qaba🥹🥹🥹 ilhow uwada naxarsto
@mohamedhulbale4404
@mohamedhulbale4404 Жыл бұрын
Alla muxu rag badhan hada cuntay Horan halgan daradis
@Apdifataax8442
@Apdifataax8442 Жыл бұрын
Alaha unaxarsto dhamantod
@abdidahir9365
@abdidahir9365 2 жыл бұрын
Ogaaden wllhi gabey aaluku harey
@khaalidmaxamedxasan9411
@khaalidmaxamedxasan9411 3 жыл бұрын
Allaha kunaxaristo
@CraxmaanClaahi-qp4ft
@CraxmaanClaahi-qp4ft 2 ай бұрын
Ax ax ax sax
@user-wk4lq1pk9m
@user-wk4lq1pk9m 10 ай бұрын
Allahakuunaxariisto❤❤❤❤😢😢😢
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Maya gabaygan isagaa leh abwaanku lkn waa laga yaabaa inay meelo iskaga mid noqdaan
@axmadkadhe4633
@axmadkadhe4633 5 ай бұрын
alahakunaxaristo ❤
@hamdaanahmedhamdaanahmed4583
@hamdaanahmedhamdaanahmed4583 3 жыл бұрын
Halgaame dhaba Tolo, ay somaliyey
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 3 жыл бұрын
Allah haw naxaristo
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walaalkeen
@xasansalaadxuseen
@xasansalaadxuseen Жыл бұрын
M.a haa
@xasansalaadxuseen
@xasansalaadxuseen Жыл бұрын
Gabay wanaagsan
@ahmedddek4508
@ahmedddek4508 Жыл бұрын
Alaah haku naxariisto
@Daakir
@Daakir 2 жыл бұрын
AUN abwan Heelaale.
@user-wk4lq1pk9m
@user-wk4lq1pk9m 10 ай бұрын
Gabeyigadheh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 4 ай бұрын
Walaahi ninkan waan uqirey
@abdifatahnuriyeabdulahi494
@abdifatahnuriyeabdulahi494 22 күн бұрын
22:53
@user-ji9gb6ym3f
@user-ji9gb6ym3f 7 ай бұрын
Ale hawnaxarito abwan helale lkn gumaysigi ilaha inan kujirno waa nasibxumo😢
@maxamudyuusuf519
@maxamudyuusuf519 4 ай бұрын
Wali manaan gadhin hadafkii
@user-sn9te8to1b
@user-sn9te8to1b Жыл бұрын
Halgan gankuwaaxor mnidhabah
@user-jn7pw4yo9k
@user-jn7pw4yo9k Жыл бұрын
Asc
@jararmediaoysu7367
@jararmediaoysu7367 2 жыл бұрын
Siyad Ogadenia
@AbwaanCaanageel123
@AbwaanCaanageel123 Жыл бұрын
War madhoodaan baa Leh mise ni kale
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 8 ай бұрын
YAA. RABBI GEEY. JANOO. ((( FARDOOUSA. )))) ...
@Ardoqaalib
@Ardoqaalib 4 ай бұрын
❤❤❤
@ahmedabdikadir2794
@ahmedabdikadir2794 2 жыл бұрын
Janatul fardowsa Allaha geya
@abshirhassan
@abshirhassan Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@ahmedalihassen5787
@ahmedalihassen5787 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo 😭
@muneermaagid9413
@muneermaagid9413 Жыл бұрын
Aamiin, huuno..
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Soomaal
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 11 ай бұрын
Car car fahma
@khadracabdi5686
@khadracabdi5686 3 жыл бұрын
Iimaan cubeed
@CraxmaanClaahi-qp4ft
@CraxmaanClaahi-qp4ft 2 ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤😮😮😮
@ahmedalihassen5787
@ahmedalihassen5787 2 жыл бұрын
❤❤❤🇬🇲
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 Жыл бұрын
Wuxuu ku dhintay fitno abuur iyo isaaq nacayb ilaahay ha uga meel bixiyo
@naciimacqadir8114
@naciimacqadir8114 Жыл бұрын
Galnacyb ayu kudhinty iyo inu wadankisa iyo diintisa garab istago jano ale haku arsaqo e iskadhaf qabyalada
@abshirugaas5777
@abshirugaas5777 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 4 ай бұрын
Xaq udirir ayaad ahayd allahakuunaxariisto
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Cagdheer
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 3 жыл бұрын
Wad xanuunsanaysaye allah haku caafiyo
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 3 жыл бұрын
اتق الله
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
sun cab laxyahay.
@face_king1
@face_king1 2 жыл бұрын
Xishoo nio
@abdirahmanmohamed6803
@abdirahmanmohamed6803 2 жыл бұрын
Aflagaadadu waa ceeb
@Ardoqaalib
@Ardoqaalib 4 ай бұрын
Alle haumsxariisto
@AXMEDCABDULAHIMuxumed
@AXMEDCABDULAHIMuxumed 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. Жыл бұрын
😭😭😭
GABAYGII GEEDIGII RARAN EE ABWAAN AHMED SHEEKH CALI (HEELAALE)
24:39
Nabi Amaan m sheylilaahi siyaarada reer macalin maxamuud dhageey
19:34
Allwarsheekh Qaadiriya Tv
Рет қаралды 255 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Abwaan dhoodaan, wa gabay aad u xikmad badan
9:17
Amiir Haji Sanka
Рет қаралды 571 М.
GABAYGII CAYNBA CAYN EE ABWAAN AHMED SHEEKH CALI HEELAALE.
11:43
Qarri Jiqood
Рет қаралды 40 М.
Xasuusta ONLF Gabey kulmiyey Abwaanadii Jwxo Hal abuurkii shilke
10:38
Wardheer Media Tv
Рет қаралды 91 М.
Gabaygii Abwaan Helaale
28:19
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 132 М.
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 240 М.
Daawo Gabaygii Jeleled ee Abwaan Ahmed Sh Ali Heelaale
11:06
Qarri Jiqood
Рет қаралды 82 М.
ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID GABAY CUSUB HOOYO 2023
7:10
Jigjiga TV
Рет қаралды 829 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН