Gobolka Tigreeda | dhacdooyin na saamayn karo | tafaasiil |

  Рет қаралды 175,205

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 731
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Omar inshaar abaalka noogashey Xoolo iyo aduun aan kusiino kuma gudi karno wlhi Allah abaalkaga Jano hakadhigo aduun iyo aakhriba Liiban idam Alle walalkeen❤❤
@maahirdesign8293
@maahirdesign8293 4 жыл бұрын
Full course oo graphic design yaa diyaar ah oo waa 10 dollar ku baro 2bilood kaliya hadaad heysato computer iyo internet oo diyaar thy ila soo xariir 👉@saciidmaahir
@wl_ahzaap8066
@wl_ahzaap8066 4 жыл бұрын
Abaal uu kuugalay majirto meshan bariiskiisa ayu ka dhacsanaya wlle ka danayso
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 жыл бұрын
@@wl_ahzaap8066 ma yaabtay hhhhhh
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Wll abaalkee ayuu kuu galey 🤔🤔😅
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 4 жыл бұрын
Waa rutaa walalo wan ku gugu raacay firagaka aha in uu waxa ina barya walalkeena omar
@abdirahmankaarto315
@abdirahmankaarto315 4 жыл бұрын
Waxaan filayaa in saacadihii qiyaamuhu soo dhowyihiin wxaan arkaa dadka oo iska raacay hawadoodii Ka tagay dariiqyadii saxda ahaa heer waxaa lagaadhay in wxba laysu quudhi waayo lays aamini waayo ganacsiyadii hoos hoos u dhacaaan hablaha dhalaankaa lakufsado samankan aan ku jirno dadku wxay u ciireen aduunka sida lacagta iyo dabaqyo la dhisto baabuur la iibsado Illahay haynoo gargaaro From burco
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 4 жыл бұрын
Aamiin wllky
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 жыл бұрын
Amiin wll
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 жыл бұрын
Waa tunta walhy khatar ayaynu ku jiraa Qof walowba eebe ku xidhnoow
@inaxuseen711
@inaxuseen711 4 жыл бұрын
Wll waa aakhiru saman waana laisku raacay ee ilaahey nama fidneeyo
@Just2facts2
@Just2facts2 4 жыл бұрын
welibana waa hordhiciisi laysma gaadhinba
@ashcaribunow3432
@ashcaribunow3432 4 жыл бұрын
Ha jabto etopia somali galbed ha xarowdo i.a 😍
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@haduwin9012
@haduwin9012 4 жыл бұрын
Aamiin
@hanadhadraawi659
@hanadhadraawi659 4 жыл бұрын
@@abdiabdi2934 🤣🤣🤣🤣😏😏😏why you think 🤔 negative side
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 4 жыл бұрын
amin hno qali
@shedo7275
@shedo7275 4 жыл бұрын
Ameen
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Hadad ku farxsanthy jabka Ethiopia like ha ila dhafin sidan ufarax sanahy inloo faraxsan sanyhy inan arko ayan rabaa❤️❤️❤️
@lliitomlp_1056
@lliitomlp_1056 4 жыл бұрын
Badhabadhaale😝
@anaselmi6370
@anaselmi6370 4 жыл бұрын
😡
@newgenerationstudents3434
@newgenerationstudents3434 4 жыл бұрын
Wlhi markan arko notification ka ogaansho wan farxaa waayo waxan ogahay inaan wac faaidayo wll cumar big love and respect
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@Twentyone-man
@Twentyone-man 4 жыл бұрын
Waa lagu digtaa ruux haduu kuudarnaa jiraye Baldayaay Ethopeia wataa mayd isdacal yaale Anigu kolay maahi qofka kanaxaya dagaalka cadawga umada soomaaliyeed Shacabka Somaliyed hadaa nahay wxaa ka xorooweynaa gacanta Itobiya iyo kuwa jawaasista ah ee u shaqeeyo, Allah wxaa ka baryay qaxooti aduunka u kala yaaco noqda. Lkn illaaheey intii islaam ah habadbaadsho,
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 4 жыл бұрын
It seems that this you tuber is the onyl one who prepare based reality Go ahead my dear.
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@عمارفارووق
@عمارفارووق 4 жыл бұрын
first1 thankz wll omer inshar ❤🇸🇴🇹🇷🇶🇦 Abaal Badan Ku Hyna baro inta Iyo in Ka Badn Ka sugayna 🤍
@ahmedlegend3726
@ahmedlegend3726 4 жыл бұрын
Omarow Somalida ma u wanagsan tahay burburka itoopiya mise dhib ayaa nooga imanayo qoxotiga 120ka million
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Wll nooma ficno waayo intaas milyan dalkeena ayee usoo qaxaayan kadibna laga yaabaa dalka inee naga qabsadaan
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
@@salmahassan6998 Alle ha baabi,iyo inay burburto bay faa,iido inoogu jirtaa si,aynu awood ahaan u sinaano
@maxamedxasan7977
@maxamedxasan7977 4 жыл бұрын
Su alaha qaar marar qaar laysma wa diiyo wax kasta oo lagu waydiiyana kama jawaabi kartid.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 жыл бұрын
Dhibaato ayaa inooga iman karta ilahayow halkeda nagaga hay Mida kale qof bani aadama dhibkisa marna laguma farxo brcouse faa iido maleh kuwanina waaba deris
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
@Maryama Qaasim 😂 wlo dhiiranaanta waa loo baahan yahay lkn bal kwrn u yaraan dad 30milyan hadee nagu soo qaxaan yaa la qalaa anaga mise iyaga
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 4 жыл бұрын
Omar inshaar ustaad umadiisa waqtiGiisa u hurey si uu ugu faaideeyo jasakakahu alle haku barakeeyo inshlh ilaahy kuwii janada ku kulma alle hyanaga yeelo🤲🤲🤲
@aadanwarsme1140
@aadanwarsme1140 4 жыл бұрын
Mashallah szb sare cumar inshaar masuul allaha ku xifdiyo
@DalmarOfficialTv
@DalmarOfficialTv 4 жыл бұрын
Wax la dhagaysto waxa ugu Macaan 🎧Quraanka eebe Fadlan Subscribe ii saar🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mehranyuusufshariif7079
@mehranyuusufshariif7079 4 жыл бұрын
Mahdsanid bro waqtiga aan noo hurto aanna nogu so gudbiso muuqaalo nadiif ah
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 4 жыл бұрын
Bishii bilataba badhbaa maqane Alloow itoobiyaanka Xabal ku rid. Alloow gaalada isku jabiy. Aamiin.
@shimbirkaofficiall
@shimbirkaofficiall 4 жыл бұрын
Nabi mohamed scw hadaad jeceshahay dartii subscribe iigu saar MHD wlaal ♥️🙏
@jiiu7550
@jiiu7550 4 жыл бұрын
Isaar zxb
@abtidoonofficial6509
@abtidoonofficial6509 4 жыл бұрын
Waa kuu saaray sxp adna iisaar mahadsanid
@abtidoonofficial6509
@abtidoonofficial6509 4 жыл бұрын
@@jiiu7550 adna iisaar waa kuu saaraye
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Maxaa isku xirey saliga nabiga csw iyo waxaad dooneyso illaahey kabaq haku tuugsan nabi muxamed csw
@faysalomarahmed6850
@faysalomarahmed6850 4 жыл бұрын
Omar inshaar waa ifiyaha taariikhaha nolosha dahsoon horay u soco sxb
@ahmedofficial2044
@ahmedofficial2044 4 жыл бұрын
Man shaa Allah omar inshar Allah haku sharfo Umada soomaliyeed Waxaad uqabatay Wax uu qarankoodu Qaban waayay
@haduwin9012
@haduwin9012 4 жыл бұрын
Waa war farxad aan ka filanaya omar in aad kaso hadleyso maalmo dhan ciwankaga so boqanaye ugu dambeyn wad so dhigte wana ku faraxsanhy inee isku jaban
@mukhtarjama6901
@mukhtarjama6901 4 жыл бұрын
omer inshar ama ninka iska leh ogaansho channel waa gay ama raga xaga dambe laga maro waxaana hayaa siro iyo arimo waaweyn oo kusahabsan. intaa waxaa sii dheer, codkiisa ayaa ka marqaati kacaya waxaan kahadlayo. Omar inshar waa khaniiz qatar jooga oo walaahi ah
@sayidka.6122
@sayidka.6122 4 жыл бұрын
Muuqaal aad ufa'ido badan ina qurix badan. Aqoontaada Alle haku barakeeyo.
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 4 жыл бұрын
Dhibta laysu Eega WaY noo dhaxeysee iToobiya Adiguba dhararaad ka Qosleysay dhooshe 😏
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 4 жыл бұрын
40million Somalia hasoo gasho Markaas Qosol
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 4 жыл бұрын
40million Somalia hasoo gasho Markaas Qosol
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
@@abdulahimohamed2314 hyooodood maa leh somlia 🇸🇴 sheeko meesha ku haysaaa xududaha waa xiranynaa abti
@baazimali7951
@baazimali7951 4 жыл бұрын
@@fatushbbe689 hahaha sheeko maaha waa macqul iney dhacdo balse ilahay ayaanubka magana galney
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 4 жыл бұрын
@@fatushbbe689 Wax xuduud xiran majirto Ee 120million OO qof Iska celi
@jaamacsaleban3938
@jaamacsaleban3938 4 жыл бұрын
Aad baan ugu farax sanahay in ay Ethiopia burburto sodon sano 30 kadib burburkii soomaaliya waanu idin ka faaidaysan doonaa nafna idiin mahayno welcome burburka Ethiopia
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 жыл бұрын
Xog aad ufiican ayaadka diyaarisay Ustaaad ishaar aad Ayaad umahadsanthy Sifiican ayaad ula socotaa Xaalku meesha uumarayo
@garashomedia3535
@garashomedia3535 4 жыл бұрын
First comment Horay usoco wll Omar inshar
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 жыл бұрын
Aan kafaa idaysano Jabkooda ’Khayre ilaah madaxwayne haka dhigo 🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@cabdulaahiabunucmaan1972
@cabdulaahiabunucmaan1972 4 жыл бұрын
Maashaa allaah cumar inshar aad ayaad u mahadsantahay
@mumtaasfaysal3886
@mumtaasfaysal3886 4 жыл бұрын
Cumar inshaar waxa aad sheegtay in dhul soomaaliyeed la haysto balse ilaaa hada dadka soomalidu kuma baruug sanah waxa hareerahooda ka socda lknse xataa tariikhdernah kuma jirto in dhulkenah la haysto oo caruurta dugsiyadah waxa loodhigaah indhulka itoobiya ingiriis siiyay ama aan itoobiyah lagumaysan oo uuu ahaa qofkii iiguh horeeyae ii sheegah in itoobiyah la gumaystay adigah cumarah hadiii aan qof usheego ama kla hadlo waa layla yaabah iyaadooh layleeyahay Ma itobiya dhulkeedah ku haysataa oo hadiiy aynu leenahay aduunku ma inoo aqoonsan doonah markaa waan niyad jabee 😥 khayrbaan umadah soomaliyeeed urajaynayaah inkastoo dadka aan la bulashada ahay Aamin sanaynba wax umad soomaliyeed layidhaa ama somaliya
@zubeerosman2120
@zubeerosman2120 4 жыл бұрын
Wll dhul Somaliyeed Oo itopia Heysato hadeysan jiri leheen Dagaalki 1977 Dowladi hore Ee Somalia iyo itopia isma Dagaali leheen Dowladda Somalia markaas waxey Rabtay iney Dib usoo Ceshato Dhulka Somalidu dagto ee itopia ,marka sidaas ufahan.
@inayusufkhalid7065
@inayusufkhalid7065 4 жыл бұрын
Indr taarikhda Ahmed guray iyo siyadka Mohamed abdle ayan kaga fadhiya from hargesia Somalia.....
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Ogaansho Waad mahadsantahay Noo soo Badi Barnaamijyada Nuucaan ah.
@umaamina1885
@umaamina1885 4 жыл бұрын
Tigree illaahey dhibkii iyo kala qeybinti dalkeena ay u geysteen oo aan ilaa maanta la dhibtooneyno jazadeedi ha ka waraabiyo ayaga iyo dowladoodana ha isku baabiiyo 30 sano qax dhimasho iyo dhib aan ka dhaman ayan illaahey uga baryayaa dadkeyga iyo muslimiinta ku dhex nool allaha ku bad baadiyo dowdaradi ay so bar bariyen waa kuwa wali dalkeena xasilka u diidan illaahey ha noga aar gooyo Tigree aamiin aamiin igu kaalmeeya shugran cumar allaha ku xifdiyo
@mohammedcabdi6733
@mohammedcabdi6733 4 жыл бұрын
First one ahay inta iga danbeyso like 👍
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 жыл бұрын
Shukran sxb ogaansho gulayso❤🐎
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
Omer inshaar Keep going حبيب الله محمد صلى الله عليه وسلم
@mohamedgarad909
@mohamedgarad909 4 жыл бұрын
Ethiopia bur-bur keeda waa ii farxad walahi
@marwaancagaarane3969
@marwaancagaarane3969 4 жыл бұрын
Hadhaw adigay kugu soo qaxayaan xuduudkana ciidamo kuumo joogaan
@xalanesuldaan9371
@xalanesuldaan9371 4 жыл бұрын
F
@aadanwarsme1140
@aadanwarsme1140 4 жыл бұрын
Ogaanso waa hoyga nolosha sxb cumar horay usoco
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 4 жыл бұрын
Thnks cumar sxb wasida ad sheegtay xaqiiqdu nasiib darose waxay tahay dadka somaliyed asliyan wadaniyin maaha macno ahaan dadka dhulkoda jecel muujiya lahaansho ama qadiyad maaha imikadaa an jogno dhulka hoos hoos ayaa loola wareegay dagaal ka kohorba waayo hadaad aragto magaaloyinka waa wayn sida jigjiga goday qabri dahare dhagaxbuur odhanmaysid markaad dhax istaagtid waa magalo somaliyed waayo dhamaan shaqooyinka badee cadaha gadiidka qudaarta dukaanada dhismayaasha iyo dhaqdhaqaaqa guudba waxa waxa haysta qoomiyado kale xaqiiqiyan Wax ay dadka somalidu dhaqalaha dhulkoda kayihiin marjirto afka ayaa dheeraday dhalinta somaliyed waa laxalufiyay fursadaha dhaqaale waxayna kudhistaa lacagta somlida dhulkodii iyaga ayaana baylihiyay dalkoda madama aanad dagaanadooda iskadaa shaqaysiye aanad dhexmarikarin asalkaba dadkeena damiirka iyo dadnimaduba midna mashaqayso Nasiibdaro kawaynina majirto markaad kashaqaysan kariwaydo ama waxba kanoqon waydo gurigaaga hooyo eed kudhalatay Markaa ilaahay waxan baryayaa habeen iyo dharaarba dadka somalida indamiirkoodi usooceliyo ayna arkaa halka dunidu usocoto asc
@waaruf
@waaruf 4 жыл бұрын
waa ruunta zxp lkn maxa kililka shanad kaliya maha cariga somalidudagtowad arki eg. somaliland jabuti bosaso meel walba waybuxan lkn waxan odhana waa maskinee haa shaqeystaan .......
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 4 жыл бұрын
Ilaahayoow itioobiya naga xoree from jigjiga
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
Ameen
@sacdiyomaxamed9723
@sacdiyomaxamed9723 4 жыл бұрын
Aamiin
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 4 жыл бұрын
Aar dhulkiina xoraysta anagu hadan somaliland nahay intaan ku leenahay somali galbed wan xoraysananaayeh intiina xoraysta ma ceebaa😂
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 4 жыл бұрын
@@nasirsiyaddaud8510 wlloow maanta hadaan awood hayo waan xorayn lahaa laakiin waxaan arkaa dawlad quusatay iyo shacab daalay oo himadii ay ka dhamaatay
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 4 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi7183 kkk zxp horta hadad tihiin ogadenia somalida kale ayaa idinka dagaal yahansan jilicsantaa idinku badan . Rag hadad tihiin dagaalka Ethiopia haduu dhawr bilood socdo oo ay aad ugu jabaan xuduuda xidha oo wan go,nay dhaha cidan Ethiopia ledahayna haday idinla jogan saqdhexe weerara o xasuuqaH✊✊✊😁
@somaliancientegyptian
@somaliancientegyptian 4 жыл бұрын
Soomaalida haku dhawaaqdo waan ka guney itoobiya
@Akhi-Mo
@Akhi-Mo 4 жыл бұрын
yaa Allah yaa Rabii 👋🏾dharbaaxo xabashi ku dhufo Amiin
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 4 жыл бұрын
Xaalada itoobia warbaahintu aad ayay ubuunbuunisaa lkn sida la moodayo maha tplf dhaman gobolada itoobia oo dhan way u cadhaysanyihiin somalidaba ha ogu darnaatee in la bururiyo gobolkodana ilbiriqsi Kuma qadanayso lkn dawlada dhexe shacabka tigrega ayay uturayaan madama waxa dhibka wado ay yihiin Koox yar oon shacabku la soconin tplf waxay rabtaa ama Aan hogaanka hayo AMA Aan go,no lkn lagama yeelayo thanks mr omer
@dhamme0
@dhamme0 4 жыл бұрын
Saameynta ugu wayn ee ay inagu yeelan karaan waxaa kamida 1:in qaxoonti badan oo Ethiopian ah inagu soo qaxaan.ugu danbeyna ay sidaas dalka ku degaan 2:in hadii dagaalku sii kululaado iney qaramada midoobey ay Somalia ka codsato in badda la isticmaalo hawlo gargaar ahaaneed ugu danbeyna ay Ethiopia baddeena uu damac la Galo.
@zuldan7044
@zuldan7044 4 жыл бұрын
Taas impossible waye wa iyaka Egypt aan dul ka qadadeyna dahayo cml uma dawa wayba isku xishonayan bad iney radiyan. at least kenya wa na xade katrta ilen darisa nahe
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 4 жыл бұрын
Iyo dhibaatoyinkale ooydhulka kudagtay imikadan
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 4 жыл бұрын
Wax garad jira igadhe
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 4 жыл бұрын
Arimaha damaca itoobiya weey iska cad yihiin lkn somalidu mawada fahansano
@alicegolaniisha1540
@alicegolaniisha1540 4 жыл бұрын
Am scared 🙄🤒
@munaabdi6991
@munaabdi6991 4 жыл бұрын
Ilahow itobiya intay burburto dhulkayagi noso celi iyo dadkayagiba🤲
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@munaabdi6991
@munaabdi6991 4 жыл бұрын
@@abdiabdi2934 adigu replay ga qaldan iskaga bax hadad rux wax ushegayso. Mida labad magaca masaga ubixiyay calamka iyo mapka dunida aya ugu yedhe.ogaden miyayna map koda kuqornay ya ugu yedha somali west. Hadad jirantahay xata dadka sharaftoda lama gadho ee ikahay cafimad waydiso kolay waxad uga gubatay mayare
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
Baaye labo kala saar. Qabiilka Ogaaden waa qabiil simaliyed. Gobolkana dadka dhan bu ka dhexeeyaa magacisa saxda ah na waa Somali state ama Somali galbeed. Haadana hore u aqoonon hada baro walaale
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
@@munaabdi6991 Queen m.a
@WardiAMahdi
@WardiAMahdi 4 жыл бұрын
Magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tugreega ayaan ka diyaariyaa shahaadada labaad walaw aan hadda fasax dalkii ku joogo. Waxaan ogahay in aanay Tigreegu hawl yarayn, oo aanay is dhiibayn illaa ugu dambayntana ay dagaalami doonaan. Alle ha kala qaboojiyo, burburka Ethiopia uma fiicna umadda soomaaliyeede.
@muraadsoomaal6221
@muraadsoomaal6221 4 жыл бұрын
Wllky Omar inshaar dar Illahay ayaan kuu jeclahay 🥰🥰 farxad kunolow aduunka akharana jano ✊🥰
@aamiral-hussein9651
@aamiral-hussein9651 4 жыл бұрын
Aad baan ugu farax sanahay dagaalka Ethiopia ka socda waxaan rabaa iney bee raha noo falaan Ethiopian ka
@abdifitaahhassan4531
@abdifitaahhassan4531 4 жыл бұрын
Thnks ustaad omar inshar sida u sharaxday
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@Just2facts2
@Just2facts2 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@mohamedhaadi9844
@mohamedhaadi9844 4 жыл бұрын
alle ha usayadiyo Ethiopia dagalka weliba haku faafo dhinac walpo haka sameso o dhulka hala simanto Ethiopia insha al laaah
@mahadomar6837
@mahadomar6837 4 жыл бұрын
Walala cumar guuleyso
@ysf2009
@ysf2009 4 жыл бұрын
walal omar allaah hakaa awaal mariyo waan waankujecelnahay aduun iyo aakhiro alaah hakaa abaal mariyo ilxun kuma aragto
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@kadarf9601
@kadarf9601 4 жыл бұрын
Taxano ahaan ayaan ula socdaa ogaansho barnaamij ima dhaafo hore usoco
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@M_A_M407
@M_A_M407 4 жыл бұрын
M.A omar inshar alle hku daayo😍
@qawdhanyare5469
@qawdhanyare5469 4 жыл бұрын
Ilaahay ha isku baabasho xabashida aamin (waa lagu digtaa hadii uu ruux kuu darnaan jiraye)
@Salmaanyare-v7z
@Salmaanyare-v7z 4 жыл бұрын
Ameen 🤲🤲🤲
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 4 жыл бұрын
Masha allah omar iinshar ogaansho wan ku faanna
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 4 жыл бұрын
Thanks my teacher Omar ❤️
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@mukhtarjama6901
@mukhtarjama6901 4 жыл бұрын
omer inshar ama ninka iska leh ogaansho channel waa gay ama raga xaga dambe laga maro waxaana hayaa siro iyo arimo waaweyn oo kusahabsan. intaa waxaa sii dheer, codkiisa ayaa ka marqaati kacaya waxaan kahadlayo. Omar inshar waa khaniiz qatar jooga oo walaahi ah
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 жыл бұрын
Jezaaka Allahu khery walal macan
@angry_boy1
@angry_boy1 4 жыл бұрын
nINKA UGU HOREEYO DAAWADAY AYAAN AHAY LIKE ME...ALL MY FRENDS✊😍
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@3HDTrolling
@3HDTrolling 4 жыл бұрын
Ustaad waxaan aad uhuway inaad soo wado mowduucaan kuna mashquulsaneed 🤝💪
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 4 жыл бұрын
OgaanshoTeam🙌🙏❤
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@Cazkaboy1
@Cazkaboy1 4 жыл бұрын
waan sugayay inaad soo qaadanayso ama aad ka hadlayso mowduucaan muhiimka ah saan wax badan uga ogaano mahadsanid omar
@LibaanAdanmaxmedMaxmed
@LibaanAdanmaxmedMaxmed 4 жыл бұрын
Wll omar inshr wa mahadsanthy lkn noogu dadal lasocodka warrarka ithopiA
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 жыл бұрын
Waxaaan aaamin sanahay in tigerayga Ethiopia ee awooda is Biday dabada dhulka loogu dhufto Dabadeedna laga jaro waxay dadka u gaysteen Badh la laayo badhna xabsiyada laga buuxiyo Ethiopian 💪💪
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 4 жыл бұрын
Inbadan baan ku soo xidhnaa bartaadan Cumarow
@mohamedhakimhakim3768
@mohamedhakimhakim3768 4 жыл бұрын
Shukran wll qli
@ismailmohamed6657
@ismailmohamed6657 4 жыл бұрын
Dhulkeena la haysto Cumar inshar ninka saxafiga kaliya ee erey raganimo ku dheehanthy adeegsadda
@sommoneyexchange
@sommoneyexchange 4 жыл бұрын
Waan ku faraxx sanahay baaba itobiye si somali gelbeed u badbaado
@AhmedOsmnn
@AhmedOsmnn 4 жыл бұрын
Malaha somali galbeed xornimo banaan taal ayuu alle la damcay..💓 Hal talo ayaan siin lahaa shacabka DDS waa inay dantooda ka eegtaan dagaalka hadii kale kolba kii soo guulaysta ayuunba utalin 😪😪 From Somaliland
@maahirdesign8293
@maahirdesign8293 4 жыл бұрын
Full course oo graphic design yaa diyaar ah oo waa 10 dollar ku baro 2bilood kaliya hadaad heysato computer iyo internet oo diyaar thy ila soo xariir 👉@saciidmaahir
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 4 жыл бұрын
Aar hawd masoo xoraysanaa nio ogadenka dhulkooda ha xoraystan ama hayska daayaneh
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
Soo xoraysataye malaguu aqoonsani inaad dhulkaaga xoraysatay Caqliga ha la isticmaalo waa iga talo
@AhmedOsmnn
@AhmedOsmnn 4 жыл бұрын
Wll dhulkeenu waxa uu wax la qabaa wllaha Somali galbeed.. arimaha hoose ee gobolo, qabiilo iyo deegano yaynaan ka fikirin waa inaynu waxa dunida ka socda iyo waxa gobolka ka socda lasocona... Tigrey iyo axmaaro hadii ay isla God galaan waxa faro galintii ay ku hayeen ka nasanaya geeska gayiga iyo xeebaha somaliyeed.. Somali maanta dhulkeeda waa u xor ama waa inay si dhaqso ah u midowdaa ama ay wadamo kala gaara unoqotaa... Mahadsanid wll
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@AhmedOsmnn haa wll waa runtaa qabyaalad baa halkaa ina dhigtay Waad mahad santahay
@unknow.0015
@unknow.0015 4 жыл бұрын
1: dadka dhahay Ethiopia ayaa Badeena usocota, Waa kuwo aan Somalinimada kuweeynee Sababtoo ah. Is weeydii Waa Tuma Ethiopia !!!?? 2: Dadka kacabsanaya in qaxooti Dalkooda kaqaadaayo dhinaca kale ka eeg xiisada oo hadayba Ethiopia qaxootinimo usoo jabto in aanu maareen karno oo uu caalamka nagu garab istaagaayo + dulkeenii soo noqonaayo with international-low or Battlefield.!! 3: The US institute of peace says, Of the danger of a collapse of the Ethiopian State, the largest stake collapse in modern history!! Hadda uun bay ugaadeen Taariikhda Gobolka uu leeyahay . State kii ugu danbeeyay Ee duma wuxuu AHaa Yugoslavia oo maanta 8 dal kala ah!!! 4: Hadhageesanina kuwa isku dayaya in aay Sharaxaan Taariikhda Gobalka iyaga Oon waxba ka aqoonin!! 5: Udiyaar garoowa Soomaaliyeey Hogaaminta Awoodeed iyo tan dhaqaale Ee East-central Africa!! Somalida Waa mid kaliya . Peace and Love Soomaaliwayn🖤✌🏾
@apdirasakmahamudyusuf9984
@apdirasakmahamudyusuf9984 4 жыл бұрын
First person mnzha allah
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@a.s.a.d4985
@a.s.a.d4985 4 жыл бұрын
Alle ha ku bara keeyo ell
@awshan571
@awshan571 4 жыл бұрын
Alla yacisak. Omer inshar 💯walal❤️🙏
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
Saan lee aqbaarta noola socod sii Thank you for sharing 💜❤💚👍👌
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Naceybka iyo dagaalka ka dhaxeeyo Ethiopia 🇪🇹 Iyo Somalia 🇸🇴 marka laga soo tago Hadii aan nahay dadka somaliyed Dan nooguma jirto Burburka dariska waliba si daran ayuu noo sameynay doona waayo hadey Ethiopia burburto wadanka ugu horeeyo ay kusoo qaxayaan waa Dalkeena inkasto geeska Africa dhan uu sameyn doono, mida kale dagaalkan waa qorshe larabo in Habashida lagu dajiyo Dhulka somaliyed galbeed iyo koonfur inkasto hada Oromada waqooyiga iyo Bariga dalkena Degan yihiin anyway iney heshiiyan ayaa dan noogu jirtaa Alle hakala qaboojiyo Gaal iyo muslimba NABADA waa u Gogol ✌️”
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Wlh isku fikrad nahay horta oromada maxaa dalkeena dajiyay kaaga sii daran somalida lagama yaqaano wlh qorshe weyn ayaa nagu socdo ilahay hanaga qabto shartooda
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Alle ha burburiyo ethopia qoxootigana masoo dhawaynayno waanuba laynaynaa
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
@@salmahassan6998 Haa Abaayo waa qorshe liisla ogyahay Habeshida iyo somalida lama kala yaqaano , mida kale falastiin sidaan cml ayaa lagu sameyay yahuuda ayagoo qaxooti ah ayey soo dhaweysay kadibne waata la wareegtay dalkooda dhan waana aragnaa sidee maanta ugu abaal gudeen , Qorshahaas cml ayaa nagula wadaa Alle hanaga qabto shartooda
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 Koley waa sidaa sheegay waxba faaido noguma jirto burburkooda waa hadaa caqli shaqeeyo qabto 😆,
@sakariyedayib8174
@sakariyedayib8174 4 жыл бұрын
Iyagoo ah boqolkiba shan kaliya dadwaynaha itoobiya siday ciidanka waynaha itoobiya oo dhan ciidankoodu ugu soo laban laabmayaaa
@abdimohammudali5665
@abdimohammudali5665 4 жыл бұрын
Mahadsanid walalkey Omar
@iimansiciid3951
@iimansiciid3951 4 жыл бұрын
Frist view zxp liKe iisaR
@cabdisamadqoje1106
@cabdisamadqoje1106 4 жыл бұрын
Mnshallh dagalka waan ku farxay in uu dhaco wllhy riyadayda aya bilabatay
@CFCmight53
@CFCmight53 4 жыл бұрын
Muuqalada kala duwan ee warbixinada ah inaa sheegto meelaha kasoo xigatay si loo tixraaco way fiicnan lahayd masuul 👍🏾
@saidanisa8974
@saidanisa8974 4 жыл бұрын
Alaha u siyaadiyo dhinta qaxa isdilka fidnada nacabka koox kooxahs iyo burburka Itopia aamiin 60 sano aanay soo kaban alaha ku salado qaxoodana alaha inaga badbaadiyo soomaaliyeey digtoonaada meelkastoo aad joogtasn Itopia farahayka haaday alaah isuma keeno necbiyaa nacalada
@levinho2803
@levinho2803 4 жыл бұрын
maanshalaah wll maqalkaa ayaan wayey ilahey hakubdaayo 🥰🥰
@caliibrahim1686
@caliibrahim1686 4 жыл бұрын
Waan daawaday oo aan dhagaystay warbixintaada. Waxaan aniguna ku leeyahay waa fikirkaaga afrikaanimo oo weliba ka sii tahay somali oo macnaheedu tahay nin qoyan biyo is kama duwo
@omarbarsey2000
@omarbarsey2000 4 жыл бұрын
Thanks waxaan kuu aqaanaa chanelka kaliya faaidada usoo gudbiya umada somaliyeed
@jtc7961
@jtc7961 4 жыл бұрын
wlh waa bigest news ee aan maqlo in ethiopia ee bur burto waana sugi la'ahay waxa wali iga hormuiqdo BMKII AY NAGU GARAACEEN INAGOO QAX AH SI ARZAN LA'AAN AH ALLOW ETHIOPIA BUR BURI
@abdiabdi2934
@abdiabdi2934 4 жыл бұрын
umar inshaar waa markii labaad aad ku celiso magaca qaldan ama jiran ee danta goo ni ah laga leeyey. Fadlad somali galbeed ama somali state oo loo yaqaan ugu wac. Hadii aad lacag qaadatey oo dano kale aad wadona noo cadee.
@MalkaaBeekumsa
@MalkaaBeekumsa 4 жыл бұрын
Lkn shakhsi aan wax si fiican aan ugu fiirsanin baad noqotey
@SOMALIA27
@SOMALIA27 4 жыл бұрын
Ogadenia allow xory
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 4 жыл бұрын
Ameen Allaha xoreeyo Ogadenia
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 4 жыл бұрын
Waa loolan xaq ah waayo anaa jooga Macalin jaamacadedna ah Abiyi wxu wata qoshe federalism diid ah Tigree wxy rabaan federalka inuu sii jiro Marka abiyi isla shalay wxu sheegay inay Thy wakhtigii cidamka qaranka itoobiya ka hawlgali lahaayeen indian occean Waa somalia badeda Wxu yidhi cidanka qaranku waxy kudhiiradeen meel maraykanku ka cabsaday inuu cidankisa geeyo Isagoo tigreega io somalidaba ku diganaya Adeer qorshaha france wado ee ah inuu ethio usameeyo cidan baded idinma ficna Wabilahi tawfiq
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
cumarow wlo marwalba waxaan kuleetahay jazaka allahu khayr❤
@Eisse5544
@Eisse5544 4 жыл бұрын
Frist comment ❤❤ogaansho
@MalkaaBeekumsa
@MalkaaBeekumsa 4 жыл бұрын
Sifiican baan weligey kuugu ixtiraami jirey
@said-dd1wb
@said-dd1wb 4 жыл бұрын
Xog macquul ah umar inshaar
@fartuuncismaan3433
@fartuuncismaan3433 4 жыл бұрын
Omar inshaar hore soco
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 4 жыл бұрын
Heer mindi uus ku tagtay kulaha omar😂😂 wan qoslay wlhi
@shuutaxcumarkhaliif3420
@shuutaxcumarkhaliif3420 4 жыл бұрын
Waan ku farxsanahay dagaalka kasocdo itoobiya waaxaan rajeynayaa in ey kala qeyb qeyb samaan insha allah
@mohamedismacil7933
@mohamedismacil7933 4 жыл бұрын
Masha allh
@Edbashir
@Edbashir 4 жыл бұрын
Mashallah allah burburiyo itoobiya 🙏🏼
@sayidabdullehassan2595
@sayidabdullehassan2595 4 жыл бұрын
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@Abdiaziz9
@Abdiaziz9 4 жыл бұрын
keep going 💯💯💯
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 4 жыл бұрын
Dulmigii ay naguwhayeen baa ku soo baxay tilka ayaamu nudaa wiluhaa allahu akbar
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 4 жыл бұрын
Lkn hubkoodii waa la burburiyay ciidanka qaranka itoobiya qaybta cirka ayaa burburiyay hubkoodii guul itoobiya
@marwodumar
@marwodumar 4 жыл бұрын
@ walaal garsi walaalaha kale kheyrka jzk kheyr
@mascuudabdi3627
@mascuudabdi3627 4 жыл бұрын
Alle haysku jabiyo nio taariikhmadowna haw bilaabmato
Ahmed Deedat |  Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |
10:33
OGAANSHO
Рет қаралды 94 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Aabayaal Dhagax ah  | Maxaa aabaha looga baqaa ? |
11:15
OGAANSHO
Рет қаралды 70 М.
KHAL KHAL KA DFS DAGAALKA | DOOLOOW  | XUUTHIYIINTA VS US | ISRA
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,9 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН