"Golaha Wasiirradu waa xal, maaha xulkii isbeddelka samayn lahaa" Aqoonyahan Yuusuf Goodir

  Рет қаралды 12,543

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 19 күн бұрын
Kadaa ader halkaa cadowgenu somali maahee
@salahmusa8122
@salahmusa8122 19 күн бұрын
Cadawgeenu waa Somalia
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 19 күн бұрын
Cadowga somaliland ee koobaad waa Somalia iyo jabuuti Waa cadaan taasi . war mooge yeelkii isagoo u qoslaya ayey dilayaan
@xirsijibriil8928
@xirsijibriil8928 19 күн бұрын
Cajiib ka ilaa iliya waxan isaaq ahayn wasarada arimaha dibada !!!!!!!
@goojacade4325
@goojacade4325 19 күн бұрын
Aar waxan yaa meesha kasoo dareeriya aan dhiiga diiraba lahayn
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 18 күн бұрын
Isaaqu Waa munaafaqiin yarkooda Iyo wayn kooduba waziirka Arimaha debedda Bay Ku wada dhegnyihin Yacnii Sidee Samaron wazaaradda debedda U qabata Weeyi ujeedku 🧐😎
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 18 күн бұрын
MMTV, DIBNUMA DAAWAN DOONO, MAALIN KASTA MID DHIMAN AYAY NOO SOO QABTAAN, QOF DHIMIRKA DHAAWAC KA KA GAADHAY AYAY WAX WSYDIINAYAAN, WAAR WIILKAN HALA CAAWIYO
@halimamumin3643
@halimamumin3643 19 күн бұрын
Maxaa u diidey in dowlad aqqon leh u soo dhiso Mr. Cirro? Xaataa hadii uu dooneye in uu ka dhigo dhowlad la iska dhex arko? Aqoontu waa muhiim.
@FreemanV99
@FreemanV99 19 күн бұрын
Aqoonyahanku maaha inay caaddifadi qaado. Advocate or lobbyist would have been more appropriate than calling the guest an academic.
@cabdiqaadircaraale
@cabdiqaadircaraale 19 күн бұрын
wax wanagsan ayad kahadlaysan lkn wasirka arimaha dhalisha ma xuma lkn ina jirda ku fcn saw uma muqato inad qabil ad kahadlayso an kusaxe waxad odhan lahayd nin aqoonyahan gobolka awdal kaso jeda ayad tilmami lahayd lkn besha dhexe waxa cad wali kursigas way liqi layihin
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 19 күн бұрын
Adeer wasiirka arimaha dibada ka fuqa hadaad tihiin beesha dhexe
@medahmed8191
@medahmed8191 19 күн бұрын
Kan wuu bukaa Adeer sida kii hore khibrada uu lahaa wuxuu ka shaqaynayaa kkkkkk
@medahmed8191
@medahmed8191 19 күн бұрын
Kani wuxuu rabay inuu dawlad diso adeer qabiil iyo qaran kala dooro cil.ibaadhuhu haduu sidaa yahay hayga maqnaado
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 19 күн бұрын
Farba ku godan wasiirka arimaha dibada
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 19 күн бұрын
Wax garad
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 19 күн бұрын
Qofkan wasiirka arimaha debeda loo magacaabay hala bedelo si degdega
@halimamumin3643
@halimamumin3643 19 күн бұрын
Sidee looga dhigaa nin qadiyada Somaliland ka soo hor jeede wasir ? Taasi wexeey kashifeysaa Madaxweeynahan Cirro in uu isaguba Qaranka halis ku yahay.
@MuseXuseen-jw6fw
@MuseXuseen-jw6fw 19 күн бұрын
wasiirka arimaha didadu isaaq maaha cadan u dhaha af qadhmuunyaha car kudhaca
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 19 күн бұрын
Samaroon xataa halaga wada dhigee muhiimku waxaa weeye qofku inuu waxan uu doonayo kartideeda leeyay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 19 күн бұрын
Waar xukuumad dhobdho ah looma baahnee ilahay ha ka baqdo ciro jileec ader loma bahna
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 19 күн бұрын
Goodir waa goodir, wuxuu fahmi kari waayay in M/weyne Dr. A/rahmaan lagu doortay aqoontiisa iyo fulinta wixii uu ku campaign gareeyay. Cida uu u xusho fulinta isagaa xaq u leh, mida labaad ee goodir ka degiweyday waa nin awdal ka soo jeeda ayaa wasiirkii dibada loo dhiibay. Runta hadii la doonayo magaca somaliland waxa leh awdal.
@KhalidAF-lh5yp
@KhalidAF-lh5yp 19 күн бұрын
😂😂😂 cuqdad qabil iyo ayuu khibrad u leeyehay miskiinkan
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 19 күн бұрын
Wadani 👎👎👎👎👎
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 299 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
Sh Abdirahman Bashir "Khilaafka DF iyo Jubaland, Somaliland iyo Itoobiya"
1:32:02
Warka Universal TV 16 01 2025
16:11
Universal TV
Рет қаралды 3,4 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН