Goobjooga ka sheekaynaya Qaabkii uu u shahiiday Mujaahid Harag-waafi

  Рет қаралды 27,176

Boos Cable

Boos Cable

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto harag waafi iyo dhamaan mujaahid diintii shihiiday
@cabdalesiciid8043
@cabdalesiciid8043 4 жыл бұрын
Tariikhda mujaahid haragwaafi sigaara ayaan uxiseyaa sababtoo ah xero waxaan ka mid ahaa dhalinyaro nasiib Uheley ineygalaan kuliyada tobabarka Sarakiil xigeen militaryga somaliland oo lagu magac darey haragwaafi oo kutaala dararweyne waxa Aanka mid ahaa shaqoqaran hurinta 10naad haragwaafi
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 Жыл бұрын
Mashalah habalyo wll kolay imika sarkaal tahaye
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 4 жыл бұрын
Alleh hw nxriizto inzhlah mujhdkii waynaaye Maxamed x Muuze ( harag waafi) adeero alleh ha Ku nxriizto inzhlah
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 жыл бұрын
ALAA YARXAMU SHAHIID INSHA.A LAAH TAN RAGBAA U GOAY.
@asmarashid9580
@asmarashid9580 6 жыл бұрын
Tolay kuwii ba Wali na daba socda abohod wasawyin viva slm guul ayay ka gadhayn
@mustapheahmed6061
@mustapheahmed6061 6 жыл бұрын
alle haa uu naxrsto isga iyo inti kle ku dhimty
@mohamedqorane4681
@mohamedqorane4681 6 жыл бұрын
alle how Naxariisto
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Mujaahid ha dhihin subxaanallaah subxaanallaah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Nin qayillaaya oo saladu ka tgayaan ma la dhihi ka raa subxaanallaah subxaanallaah 😭😭😭🇸🇴
@sacatosman2137
@sacatosman2137 2 жыл бұрын
Hooyada ana wasa
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 Жыл бұрын
Salaad, qaylaad iyo mujaahidnimada waxba iskagama xidhna ee diinta ha qalad fahmin. 1. Asxaabtii waxa laga helaya mujahidiin markay sidaa u soo islaameen mujaahidnimo ku dhintay iyaga oo aan wali wax salaad ah wajiga dhigin. Markaa salada iyo mujaahidnimadu iskuma xidhna. Nimankaasna ma odhan kartid may tukan jirin, hadaad tidhaahna waa adiga akhiradaada. 2. Qaylaada iyo xukunkeedu ma aha diin ka bax. Mujaahidnimadana kama hor istaagayso qaylaad iyo waxaasi. Balse, haddii shaki kaaga jiro dib u raac tariikhda islaamka: waxa jiray RAG mujaahidin waawayn ah oo khamriga cabijiray. Intaa wixii dheer, waa adiga iyo aqoonta. 3. Mujaahidnimadooduna waa mid u baahan dood cilmiyeed diini ah oo ay wax ka idhaahdaan culimo aan darood ahayni. Intaas waxa dheer, cidna kagama fadhido inaad aqbasho, garato, ama ogolaato wanaaga, caqiidada, mujaahidnimada, ujeedada MUJAHIDIINTA SNM EE MAXA KU QAADAY WLL😂?
@asmarashid9580
@asmarashid9580 6 жыл бұрын
Adeero allah ha ku nariisto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
Asma aamiin walaal waa ku salaamay
@saynabmohamoud2517
@saynabmohamoud2517 2 жыл бұрын
Scw
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Odaygani muu ahayn goob jooge ee waa looga sheekeeyey harag wafi ninki togtay gadhigu saarnaa wayn isagoo ku leh war so deg ayuu madaxa kaga dhuftay mujahidintuna xabad banbo ah ayay gadhigii uu dhakada ka sarnaa ugu tuureen hilib googan ayuuna noqday ee derejaba ma xidhneyn
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 2 ай бұрын
Haa waa sidaad aad sheegty
@jaafi8431
@jaafi8431 4 жыл бұрын
WAXAAN LAYAABAY MUJAAHIDKA IIDOOR MOORYAANTII DADLKOODA KUSOODUULAY OO GAALADA SOORACAY AYAY LEEYIHIIN WAA MUJAAHID
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Kuwa gaadhiga saaray waa ku wee? Kuwa se xadhkaha ka goostay waa kuwee? sheekadu ma hufna.
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Oromo ayaad tahay aan Af soomaali fahmayn.
@suhaibabdi
@suhaibabdi 3 жыл бұрын
Gaadhiga waxa saaray ibraahim quduro oo iminka burco ku nool
@mohamedguulleed6386
@mohamedguulleed6386 4 жыл бұрын
Allaa dulisana reerka Garxajis xataa mujahidintodu yutuba kumaa jiiraan tariikhkle iskaa dhaafe
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Cuqdad Gar xajis ayaa ku haysee, Waa inaad barato Haragwaafi. Taalada odayga kadanbaysaa isaga loo dhisay. Ninkani wuxuuu ahaaa Khaakh faqashta lagu bajiyo waayo hadh cad ayuuu hargaysa badhtankeeda ku laayay madaxdooda. Sheekada Go'a shaalka, Waxaad waydiisa adeerada ama edooyinkaa. Wuxuuu SNM uqaabilsanaaa in Hawgaladda Gudaha fuliyo iyo jidgooyooyinka Wadada udhaxaysa Hargaysa iyo Berbera.
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 3 ай бұрын
Oo waayo kan lagawaramayo mareerkina miyaanu ahay nin garxajisa
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Taalada odayga kadanbaysaa Harawaafibaa loo dhisay. Ninkani wuxuuu ahaaa Khaakh faqashta lagu bajiyo waayo hadh cad ayuuu hargaysa badhtankeeda ku layn jiray Faqashta madaxdooda. Sheekada Go'a shaalka iyo Hargaysa, Soo barta . Wuxuuu SNM uqaabilsanaaa in Hawgaladda Gudaha fuliyo iyo jidgooyooyinka Wadada Berbera.
@gamiilaawil6719
@gamiilaawil6719 3 жыл бұрын
Wll bal sheekada ii sheeg shaalka
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 6 жыл бұрын
magaaladu waa tuma dee
@cabdiqanicismaan4086
@cabdiqanicismaan4086 6 жыл бұрын
Wrogyjggp
@mohamedqorane4681
@mohamedqorane4681 6 жыл бұрын
Dhamac Kosar AwBarkhad le weeyaaan dhinaca Galbeed
@nimcoabdi7825
@nimcoabdi7825 5 жыл бұрын
Daalimiin bay ahaayeen kuwii dumiyay umada somaliyeed
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Dalimin bay ahayen dowlad isu shegii koonfurta dhisnayd
@HassanAli-zd3oh
@HassanAli-zd3oh 5 жыл бұрын
Dhilo baa tahay Asma
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
Maxaad ku caayaysa inanta hoyadaa qadaadwaynta ka wase
@HassanAli-zd3oh
@HassanAli-zd3oh 5 жыл бұрын
Mohamed Ali abaaha iyo idoorka tahay wass qanis idoor
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
@@HassanAli-zd3oh abadkii xaaranta lagu dhalaa tahay ee amisontu dhashay hadaad xalaal tahay gabadh mad caydeenba
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 31 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 376 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 115 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p3
21:53
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 91 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988
42:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 63 М.
Eksklusif: Prabowo Subianto Bicara | Mata Najwa
1:49:52
Najwa Shihab
Рет қаралды 23 МЛН
WaayoJoog Q3aad: Halgamaa Faysal Dheere
38:29
CBA TV
Рет қаралды 86 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 31 МЛН