Goormaa kuugu dambeysay Boqorkan caanka ka dhex ahaa Soomaalida?

  Рет қаралды 21,138

KF Media TV

KF Media TV

Күн бұрын

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 90
@inacarab2353
@inacarab2353 2 ай бұрын
Xalay baan daawanayey walahi khaakh tufuu muuqaaladisi
@sacdiyaaxmed9852
@sacdiyaaxmed9852 2 ай бұрын
Khaakh tofoow caybadnydaa mash iminka fiicanyhy xishood iyo qurux deganaan baa kaa muuqata dumarku way bdalaan raga ninkan awal comodian caya buu samayn jirey gbdhaa dhanka wanaaga kugu bdashy illhy ha barakeeyo
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Ala ninkaas waa cajiib wllhi maalin uun ilaahay ha I tuso,wuxu iga qosliyey ninkaasi waligey intaan jiray qosolkii abid iigu dheera intaan qoslayey ayaan qoslay maalintaas xaafadayada ayaa xitaa yaabtay wllhi habeen bay ahayd ma ilaawo(?/7/2015)😂 maalintii igu horeysey ee aan arko vedio funny ahaa wllhi I was remembered wllhi I never forget for that night😅
@RAAGSAALE
@RAAGSAALE 2 ай бұрын
Muxuu qosolka iga dhameeyay legend 😂
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Wuu ka raystay wuu naaxay maanshalah ha ku noqon waa meel dhimatay
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 2 ай бұрын
Naaxitanku wax fiican miyaa😂
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
@@Hamzahmed782 Sidan wuu ka sii liitay markaa naaxidda saayidka ah baa xun markaa waa saas aad buu u dhiibnaa macnaa sidan isaga marka loo eego waa ku fiicanyahay
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 2 ай бұрын
@@MohamedAbdisalam-f9v kama fiicna duq u eegady ninkii😂😂 bidaarta gashay ka daran
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 2 ай бұрын
Legend weyn baad soo qabatay ninkaasi muxuu naga qosliyey boqor khaakh waa hal abuur cajiib ah waxan jeclaan lahaa inuu dib ubilaabo hal abuurkiisa oo uu uga faa'ideeyo dhalinyarada waliba suugaantana wuu ku fiicanyahy
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 ай бұрын
2016 ban dawan jiray legend kan 😂
@sahrainismaacil3286
@sahrainismaacil3286 2 ай бұрын
Masha,Allah waar ninkiibad soo heshay
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 2 ай бұрын
ciyalku garan mayan legend kan
@rudwaan3352
@rudwaan3352 2 ай бұрын
Legend ❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
war somaliland ilaa dhalashadeedi markasto loo tashaday ilaahay ayaa dadbadiya oo waabay sii labaqaraxdaa ! Siyad bare iyo minguiste ayaa Djibouti ku heshiiyay inay Isaaq kaga takhalusaan may dhicin shirkii carta ayaa somaliland lagu shirqoolay waxaa ka dhashay dowlad curyaaan ah empgakati ayaa loogu tashaday way ka badbaaday laascanood baa losoo tashaday oo dagaal toos ah maal iyo hanti loo huray oo qorshuhu ahaa ilaa hargaysa lakin 80% muu hirgalin oog dabadeed waa la riixi kari waayay maanta Borama ayaa quwada la saaray lakin waa kari layihiin ilaa imika miyaanu ilaahay ilaashanayn ?????? from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 ай бұрын
ilaahay ha ilaaliyo Cadawgu a hajabo
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 2 ай бұрын
Cadowgeenena bdn lkn alle aya ina la jira waynan guuĺaysan inshallh
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 ай бұрын
Xaasidka Somaliland kaxun Rabi ayaa inagaga filan manihin dad xaasidiina
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
@@Abdirahman-1020 waa runtaa Alxamdulillah ilaahow noo siyaadi kii aan haysana sii ayaanu ku ducaysanaa xasadku isagaa ku dhib qaba . Dalkeeno danbaska ah ayaanu kasoo noqonay qaxoontiga dulcad anigoo kirishboy kasoo bilaabay maantana geerash 12 aqal oo kiraysan cimaarad iyo 12 gaadhi tareenle ah ayaa berbera ilaa dire-dhaba iga dhex shaqeeya cashuurtuna waa riqiis sanadkii hal mar . waa alxamdulilah ... from saylac city💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 riyo riyoy xlka bA😂
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 2 ай бұрын
Mr khuukh wanku salamay 🎉
@erdogan2030
@erdogan2030 2 ай бұрын
Kaani waa reer hargeysa
@ku_sali_nabiga
@ku_sali_nabiga 2 ай бұрын
4:47 Alla ya cizzak
@Hala_yaa
@Hala_yaa 2 ай бұрын
2017 baan daawan jiray boqor khaakh tufuu
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 ай бұрын
Waa qofkii ugu horayey ee aan dhagaysto daawan jiray lkn baryahay ma hayno waana nin reer somalaind ah
@MaankaOsoble
@MaankaOsoble 2 ай бұрын
Legend wa shaqsigi uguhoreyay an ku arko baraha bulsha oo iga soqliya😂😂
@MohamedIbrahim-n9w
@MohamedIbrahim-n9w 2 ай бұрын
Nin raga. Masuuliyad ayaa ka muuqata iyo deganaansho
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 2 ай бұрын
Wan ku xisnay noqoraw
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 ай бұрын
Waar khalidow sided usoo heshay balayada😂😂😂😂
@BbNn-fs6fm
@BbNn-fs6fm 2 ай бұрын
War legend baa soo heshay😂
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 ай бұрын
Boqorka waa la tabay
@joehar9099
@joehar9099 2 ай бұрын
We missed you. legend for ever ❤❤❤
@daresavage345
@daresavage345 2 ай бұрын
Nasir walaal waan kuu duceeyay waana ku mahadsantahay inaad nala wadaagtay qisadan iyo imtixaankan kugu dhacay Waxaana aaminsanay in ay noo tahay ku cibra qaadasho
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Wat nin kaan xagee ka baxay
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 2 ай бұрын
Waa nin culus❤
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 ай бұрын
Khaakh xigmad aya ku dugan
@quduschenal7479
@quduschenal7479 2 ай бұрын
Waabila qorahe qofka istaaga lagu waraysanayo waamaxay waxan sogoba 😊
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 2 ай бұрын
Kani waa legend
@NasiyeShortGuidance
@NasiyeShortGuidance 2 ай бұрын
war nosoo noqo lph❤😂
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 ай бұрын
Wakhtiga ay noloshu caadiga ahay ayaan daawan jiray xaasuus 2017-2016😂 xaguu jooga hada
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 2 ай бұрын
Maraykan ayuu jooga😂😂
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Anigu waxan daawan jiray Markuu wakhtigu fiicnaan 1977 dii
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
Acudu bilah ma xiligasa noloshu cadi ahyed😂😂😂😂
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
​@@abdulwahidmohamud9408mu jirin xiliga😂😂😂😂
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 ай бұрын
Ahmed shible mr khaaakh tufuu Koojkaygii ciyala xisbiga iyo daruuraha😂😂
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 2 ай бұрын
Alla muxuu iga qosolsoye waa laguu xiisay😂
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 2 ай бұрын
La la soo qabtay odaygiii
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 ай бұрын
Ciyaal tiktok niinkan fahmi mayaan
@xamsemaxamed4605
@xamsemaxamed4605 Ай бұрын
Inyar horteed baan maskaxda ku hayay search garee Boqor khaakh tufuu
@MohamedaminAmin-e8h
@MohamedaminAmin-e8h 2 ай бұрын
Walahi we missd him Where is he now
@CabaasCali-j1h
@CabaasCali-j1h 2 ай бұрын
Ciyaal tiktok garanmaayaan ninkan Nin culus weeye
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 2 ай бұрын
Waxaan ku qosli jiray markuu leeyahay waryaa qoor digaag qoor digaag 😂
@ahmednasirabushanab8009
@ahmednasirabushanab8009 2 ай бұрын
Fanaan erega fanaan isagoo kale ayuu kubaxay waa hibaale aad u jiliyaqaan wan salaamayaa axmed iyo wariyahaba
@xasanrabiic3790
@xasanrabiic3790 2 ай бұрын
❤Awaare my My live
@arafad5842
@arafad5842 2 ай бұрын
War ninkan imikaaba igu horeysa aragtidiisa lkn markii hore aad ayaan uxiiseunjiray so inuu wadanka joogo ayanba moodijiray war nio meeda daalo ayaad ahayde inoso noqo nio wanu kuwadanaaye
@mohasen462
@mohasen462 2 ай бұрын
legend hadad soolaban TikTok imow 😂😊
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial 2 ай бұрын
Ninkan qosol buu aha😂 socda
@abdiqani1996
@abdiqani1996 2 ай бұрын
Boqor khaakh waa nin Ciidagale
@fatuh4811
@fatuh4811 2 ай бұрын
Allayle waa u eegyahay G36😂😂😂
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 ай бұрын
@@fatuh4811waa been maha garxajis😂😂😂wa hawiye habargidir cayr
@MurtidaTv
@MurtidaTv 2 ай бұрын
Tolo Khaalidow ninkaa barnaamij TV ga KF ka baxa oo qosolka ah iyo madadaalada u samee walaahi Tvga dad badan baa kusoo xidhmi lahaa
@shucayb1226
@shucayb1226 2 ай бұрын
😂😂😂sunxanalaah waa taladii iigu qosolka badaneyd markaa dadku mey qosoqosli uun kkk
@RaiysFarah
@RaiysFarah 2 ай бұрын
Maxandawaday😅😅
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 ай бұрын
Boqor is lejen😂❤
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
Alla ninkan mxn u xisnay funny bu aha
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 2 ай бұрын
Ninkii wuxuu umuuqdaa kalsoonidii inay is dhintay 😢mise waa qajilaad waxani hal mar inamasoo jaleecayee talented ayaad tahee soo cesho😅 xataa wixii hore haday kula foolxumaatay waxwanaagsan oo kale waad kaga faa,ideysan kartaa
@nuuriinahmed459
@nuuriinahmed459 2 ай бұрын
Hhhhhh alla ninkan maxaan ku qoslay mar uu mamo malyuun dacaayadaynayay naa hablahayagu ma qas burjikaabay leeyiin
@faysafilsan2533
@faysafilsan2533 2 ай бұрын
Marki Noloshu saxda ahayd ayaan ku daawan jiray 😅😅😅
@abdirahimsheik9965
@abdirahimsheik9965 2 ай бұрын
Legendkaan in badan baa lagusoo mooday bari samaadkiii hadda wixiiba tiktok iyo saqajaan baa badalay😂😢
@abdirizakmohamed1751
@abdirizakmohamed1751 2 ай бұрын
War ninkan cajiib ayuu ahaa waa lawaayay halmar.
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 2 ай бұрын
Bbbbb soonoqo zxp boqor khaakh tufuu
@barwaaqomaxamed4033
@barwaaqomaxamed4033 2 ай бұрын
Ala nin kii xarabada ahaa igu salan nin ka
@joehar9099
@joehar9099 2 ай бұрын
Somalia people needs to grow up leave this man alone and let the KING do his comedy.. we have a bigger problem to solve our women naked on all over social media.
@omarjama7347
@omarjama7347 2 ай бұрын
Xamse cabdi barre miyaa
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Boqor khaalh😂😂😂😂 wuu weynaaday oo dee idambiga media baa tira badan
@degan8661
@degan8661 2 ай бұрын
Ninkan waa qolomo horta😂
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 ай бұрын
Hawiye habargidir cayr
@mohamedjamafarah8586
@mohamedjamafarah8586 2 ай бұрын
Comments ka fiiri
@aminCiidle
@aminCiidle 2 ай бұрын
Ninkan munbo raacay 😂😂
@NoradinAbdi-pi5kn
@NoradinAbdi-pi5kn 2 ай бұрын
Oob nin aan jecelanjiray
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 ай бұрын
Dadka majaajilada ku fiican iyo kuwa heetooda aad loodaawado lama ogola xaasidkii baa batay adiga maalin baa laguu yeeray xaflad maalintaas baa kuu dambaysay cabdixakiin br lix sano buu maqnaa nadana wali mafiicna wiil habi khaliif la oranjiray baa isagana la aamusiyay marka uraan isasaar
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 2 ай бұрын
Kkkkk, waa nin garxajis a oo cida galaa kkk
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 2 ай бұрын
Hhh eaxaan qabyaalad ahayn mahaysid
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Malaa waa ogaaden?
@Haleeleelin
@Haleeleelin 2 ай бұрын
Maya waa ciidagale ​@@abdulwahidmohamud9408
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 ай бұрын
@@abdulwahidmohamud9408hawiye habargidir weeye
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 2 ай бұрын
Niinkan waa hawiye habargidir
@MohamedIbrahim-n9w
@MohamedIbrahim-n9w 2 ай бұрын
Waar sawkan ninkii wada xishood noqday
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 332 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
YAAB! KULAHA WA KUFURAY AYADANA WAXAY LEDAHAY IMA FURIN
39:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 113 М.
MAR QURA AYUU JAWIGII IS-BEDALAY MARKII "MUCJISO" LA TUSAY
18:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
GABAR AAD U CAQLI BADAN OO LA TIMID HAL- ABUUR WOOW GUUL*
16:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
33 Sano ayuu deganaa magaalada Nashville ee dalka Maraykanka.
13:23
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34