Gud- Maxkamadda G/Banaadir oo fadhiga maxkamadda ka aqriyey Eedda ka dhanka ah Sayid-cali Macalin

  Рет қаралды 216,086

Universal TV

Universal TV

4 ай бұрын

Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir oo fadhiga maxkamadda ka aqriyey Eedda ka dhanka ah Sayid-cali Macalin Daa'uud oo loo haysto inuu xaaskiisa gubay.

Пікірлер: 221
@samirr546
@samirr546 4 ай бұрын
Dadkii uu gabadha waydiistay ee uu yidhi anaa masuul ka ah ee igu aamina iyada iyo ilmaheeda!!!!!! Laba qof buu gubay ku celceliya ma aha gabadha oo keli ah Yaa Allah wax aanan qaadi karin ha noo xanbaarin Aamiin.
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 4 ай бұрын
GARDARO GARAB OG WAAYE WIILKAAAN.....LAAKIN LA ISKAGA HARI MAAYO INSHALLAH.............
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 4 ай бұрын
Dil ilaahay uu dajiyay sida laga yeelayo ayaa laga wareegaysanayaa waxani dad maaha igaya ayaa ugu wacan in wadanka dhibkaasi soo noq-noqday.
@JamaMohamud
@JamaMohamud 4 ай бұрын
Waa xaqiiq inaynaan dhib ka baxayn inta aan diidanahay shareecada islaam ka naf naf dishay aan u isticmaalayno xeerkii talyaaniga.
@JamaMohamud
@JamaMohamud 4 ай бұрын
Inta xeer la isticmaalayo islaam na lasheeganayo silic iyo saxariir ka dhamaan maysaan.
@user-tn2qt5no5r
@user-tn2qt5no5r 4 ай бұрын
Wlhi been mahan😢
@hawasaid7325
@hawasaid7325 4 ай бұрын
Qodob muxuu yahay away kitabkii ilahey 😢😢😢
@mohammedosmaan259
@mohammedosmaan259 4 ай бұрын
هَٰٓأَنتُمْ هَٰٓؤُلَآءِ حَٰجَجْتُمْ فِيمَا لَكُم بِهِۦ عِلْمٌ فَلِمَ تُحَآجُّونَ فِيمَا لَيْسَ لَكُم بِهِۦ عِلْمٌ ۚ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ😢
@jamalabdikadir7495
@jamalabdikadir7495 4 ай бұрын
صدق الله العظيم
@user-jb6gd8xg9i
@user-jb6gd8xg9i 4 ай бұрын
⁰0
@HooyoMcn-yd4cm
@HooyoMcn-yd4cm 4 ай бұрын
Hala gubo ninka sidu ugaley xasaskisa asagana
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Wuu istaahilyaa in nolosha lagu gubo
@istarliinibraahim
@istarliinibraahim 4 ай бұрын
Oo ma ninki dilaa gabadha
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 ай бұрын
​@@istarliinibraahim Haaaaaa waa isaagi oo weliba so indha cad.
@khadrabashir8538
@khadrabashir8538 4 ай бұрын
Dimo alakuuma naxariisto
@Cadar49
@Cadar49 4 ай бұрын
Indho adagaa dood sharci aan ka qabaa kulahaa Subxanalaah
@SamiiroAhmed-vb4gy
@SamiiroAhmed-vb4gy 4 ай бұрын
Kibir dheh wali rajuu leeyahay baaca😂😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 ай бұрын
Asc ninkaa sharciga islaamka hala mariyo 🎉 qof kasta soomaliya sharciga islaamka hala mariyo fadlan ✅✅✅
@kosaarabdi6320
@kosaarabdi6320 4 ай бұрын
Allh unaxaristo marxumada
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 4 ай бұрын
Ninka maa la dilo maxaa laga wad wadaa
@welimahat6450
@welimahat6450 4 ай бұрын
Kiiskan hadii dowlada si hufan oo cadalad ah u fuliso,iga soo qora,Somalia nabad bey noqon hadii kale hala iskufsado somaliyey
@user-rn4kn6mr1f
@user-rn4kn6mr1f 4 ай бұрын
Ilahay ha u naxaristo😔😔😥😥
@aadamisports446
@aadamisports446 4 ай бұрын
Dadkeena in ay nabada iyo kala dambeeybta u bislaadeen waxaa daliil u ah ninkii gabadhooda nolosha ku gubay ayaa hortaagan bilaa xeeyndaab cid ku xad gudbeeysaana malaha. Alloow Sharciga iyo Cadaalada noo xooji.
@2daysago_
@2daysago_ 4 ай бұрын
Ma ninka bil dhan la qarinaaye .....xoog iyo cadaadis iyo banaanbax bulsho ayaa maxkamada lagu keenay waxbo ha ka dhigin in maxkamada si cadaalad ah lagu keenay. Yaad usheekeneysaa waan usoo wada jognay waxa socday
@aadamisports446
@aadamisports446 4 ай бұрын
@@2daysago_ Sorry walaal aniga kama hadal sida lagu keenay. Ee waxaan ka hadlay nadaamka iyo kala dambedynta aan maxkamada dhexdeeda ka arkeeno.
@2daysago_
@2daysago_ 4 ай бұрын
@@aadamisports446 wll maxkamada militari ayaa joogo. Gudaha iyo banaankaba. Marka horeba dadka soo galayaan waa dad lasoo qoray ee iska gal ma ahan.
@aadamisports446
@aadamisports446 4 ай бұрын
@@2daysago_ Waan ogahay wll, sidaasoo ay tahay hadana wey adag tahay in aad is xakameeyso adigoo intaa u jiraa qofkii gabadhaada nolosha ku cadaabay. Mahadsanid sida aad ii fahantay
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 4 ай бұрын
Aaaaamin
@salmanab6668
@salmanab6668 4 ай бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah Allah subxaanuhu watacaala waxaan kaa magangalay dhiig muslim
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 4 ай бұрын
Dilaa aad u xun naarta ilaahay haka waraabiyo
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Yaa afka kudhufto dood sharci ah ayaan kaqawaa kulahaa
@dytffttg6491
@dytffttg6491 4 ай бұрын
Iskadaa ayamo dhow hadu dono wuinaka hoseyn dono 😢😢
@user-qz2hb2kz1m
@user-qz2hb2kz1m 4 ай бұрын
​@dytffttg6491 inshallah
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
Hooyadi somaliyed cadaalad ayey ubaahan thy nin gubay gabadh somaliyed 😢waa inaa dilaa ninkan adeer somalia waa wada musuq haday hooyadaa somaliyed cadaalad heli waydo koonfur waxay dhibane uthy dil waqooyin ka fayaw marka la eego cadaalada wlhi ninkan dil ayuu istaahilaa 😭🙏
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 4 ай бұрын
صلي علي نبي ❤❤❤ صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@khadrahassa321
@khadrahassa321 4 ай бұрын
Ilaahay ku cadab somalia 🇸🇴 gabadha cadadlad ha uraadiso waa hadi alle kacabsi jiro cadaynba uma baahna 😭😭😭
@safiyoaaden9541
@safiyoaaden9541 4 ай бұрын
Dood sharci aan ka qabaa shareecadii ilaahay buu dhaafay dhiig buu galay nafeey ba
@bulhanhassan2497
@bulhanhassan2497 4 ай бұрын
Dil toogasho ah waaye please Shuute
@DalnuriyeHamza-xu7xd
@DalnuriyeHamza-xu7xd 4 ай бұрын
Ninka eedeysane mahin eh wa dilaa weyn qasas halugu fuliyo
@Malik3544
@Malik3544 4 ай бұрын
Soomaaliyeey si Fiican u xasuus naaada Magaciisa iyo Wijigiisa Abukaataha ninkan mujrimka ah Difaacaayo meelo badan oo Xaqa lagula dagaalamayo ayad ku arki doontan. Alle waxan ugu baryay in uu aduun iyo Akhiro ku ceebeeyo😢
@user-ss1do2cd8z
@user-ss1do2cd8z 4 ай бұрын
Amin amin ya allah ilahay isaga iyo qof walbo qabilku difaco adunyada iyo akhirabo musibo haku tuso
@deka_yw9860
@deka_yw9860 4 ай бұрын
Arxanlawe hada aduun jeceshahay oo ledahay dood sharci ah ka qaba maxad modaysay dilkii ugu foshaxuma aad gaysatay😢😢😢😢😢😢 qaliba Somali xanuujiyey inta aan lagarin carurteda iyo family da. Diinta Islam ka ha lamarsiyo waxa ay ka qabto.
@maaneysamiir1144
@maaneysamiir1144 4 ай бұрын
aabaheyya ladhahaaa sayid cali Allah amoo aabehey hooyadeyda tilaa 😮😅😢😂😂
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 4 ай бұрын
Ka ilaalay sharta afkaagaa, hadikale xaqiiq ee noqoneey 😂💔💔 acuudobillahi dhehhhh
@sabdisabdi2846
@sabdisabdi2846 4 ай бұрын
DOWLADA INDHAHA MIYEY LA DAHAY CARURTA DAB AYAA KU YAALO HOOYDOD DAB AYEY KU DHIMATAY NINKII FALKA HEEYSTAY DAB AYAA KU Yalo cadeynta la raadinayo iissheeega ooo ISOO jaawaba plZ
@user-hg9ip1jg8n
@user-hg9ip1jg8n 4 ай бұрын
yarabi 🥺😭😭😭
@samirr546
@samirr546 4 ай бұрын
Muxuu gacanta guban banaanka u keenay ma in laga naxo!!!!
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 4 ай бұрын
Naxariista maxaa diiday
@samirr546
@samirr546 4 ай бұрын
@@allahadoonkiisiiayaanahay27 danbiilayaashayaa diidan!!!
@PopsmokeSmoke-pk6sr
@PopsmokeSmoke-pk6sr 4 ай бұрын
Xooluhu Wax Ma Fahmaaan U dhameeeya Isagaa sabab Sadeeee Supxana Lahh
@nimahasan9746
@nimahasan9746 4 ай бұрын
Subxana Allah,, Alle ku gub
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 4 ай бұрын
indho adgaa garac garacdhalay gacan dableefay ayuu soo dhigiyaaaaaaa
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 4 ай бұрын
Cajiib gacanta muxuu kor ugu hayaa uu ku gubay ow qolka kor uga xiray sow maaha bello
@user-jp1iz8nt7m
@user-jp1iz8nt7m 4 ай бұрын
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 4 ай бұрын
muxuu U baxsaday Haduusan gubin .yaab ilahaybaa og Xaquna ma qarsoomo .
@user-wp4zl2sx9t
@user-wp4zl2sx9t 4 ай бұрын
yarabi😢😢😢😢😢
@user-lp8fk6iw9d
@user-lp8fk6iw9d 4 ай бұрын
Xataa haduu sharciga aduunka ka badbaada gacanta wiilasha ay dhashay ayaanu ka badbaadayn haduu sii noolado tii aakhirana ay sugaysa😢😢😢
@abdirahmanmahemad366
@abdirahmanmahemad366 4 ай бұрын
Gacanta dhaawaca yar miyuu dadka tusayaa
@user-rn4kn6mr1f
@user-rn4kn6mr1f 4 ай бұрын
😢😢
@user-bt1no5qf8w
@user-bt1no5qf8w 4 ай бұрын
Maxakaamadii aadunka haadi wax kaqabaan waydo makaa Mada akhiro ayaa laslaatagay gaar saaruhuna waa ilaahay mar khaatiyashuunaa waa malaa igtaa🥺😞😭
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 4 ай бұрын
Waxan Maqlii jiiray somaliya waay Midawday lkn aniga shakhsii.aahaan shakii iya igu jiiray lkn iimtixaankii een ugu hambalyaynayay ama Magac wakii horee waatana ilahow xaaqa wafajii guul ama geeri iyan suuga
@themahmoudz8709
@themahmoudz8709 4 ай бұрын
Xaasid
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 4 ай бұрын
Illhey kuma naxariisto😢
@MahdaHagemuze
@MahdaHagemuze 4 ай бұрын
Ninkaan hala gubo asine sidii uu naftii horebah u gubey asine 😢😭🙏
@user-pd2ns7wi6v
@user-pd2ns7wi6v 4 ай бұрын
😢😢😢😮
@user-np2po8ku6v
@user-np2po8ku6v 4 ай бұрын
Subxanalllaaah
@user-mp9lr4eg5o
@user-mp9lr4eg5o 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@AbdiaziizMahamed-wy3yq
@AbdiaziizMahamed-wy3yq 4 ай бұрын
Hala gubo isna😎
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 4 ай бұрын
Naga daaya
@sweetkokii
@sweetkokii 4 ай бұрын
Hada xariifkan ino is badbaadi miyo isku dayaya , cajiib Sharciga uun ba la racaya ma’ahnee saxiib tiirka aya ku sugaayo
@user-pu8rj6vs9j
@user-pu8rj6vs9j 4 ай бұрын
😢
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 4 ай бұрын
Wa aniga rer Djibouti jabuuti
@user-be1cw6jr3r
@user-be1cw6jr3r 4 ай бұрын
Sharci haduuyaqaan waxmagubeen
@user-qc9vn3lf2f
@user-qc9vn3lf2f 4 ай бұрын
Alle hana waafajiyo xaq
@aishaabdullahi9289
@aishaabdullahi9289 4 ай бұрын
Idho adeeg badna 😳 subhanallah 😳
@faisaali5269
@faisaali5269 4 ай бұрын
Alle hanaxariisto 😢😢 murxuubadaa😅😅
@user-yu5jt4qi5z
@user-yu5jt4qi5z 4 ай бұрын
Kan reer muqdishow dhagax ku dila hadi maxkamdu wax ka qaban waydey😢
@user-rb5xh4cx9t
@user-rb5xh4cx9t 4 ай бұрын
😭😭😭😭
@user-fp8nw1gw4j
@user-fp8nw1gw4j 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@XaawaXaaji
@XaawaXaaji 4 ай бұрын
Wllasheen haloo xaq gudo😭😭😭😭😓
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 4 ай бұрын
Gacanta siduu dhaho ma naxariis ayaa naga sugaysa
@ridwaanyarechanel5413
@ridwaanyarechanel5413 4 ай бұрын
waa Ahlunaar yahuud weye hala dilo alle ka cabsda nimankina fhiya maxkamda
@zamzamabdi555
@zamzamabdi555 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@amira1438
@amira1438 4 ай бұрын
kani wajigisey ka muqada inu qof dilay waa dhagar qabe iley kama cabsanayan dadkani war ninka ka rida dhiiga asigey dabi ugu jirta hadi kale aaqira war uyala
@saidojama1170
@saidojama1170 4 ай бұрын
Wuu is laqmiyey saa nolol u taalo malahan nin xaaskiisa oo xaamilo ah gubay Subxanallah
@hamzaabdi8303
@hamzaabdi8303 4 ай бұрын
ilahi haa u naxristo
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 4 ай бұрын
Doligaan arxanka daran waa lagu xukumaa waxay shareecada islaamku ka qabto
@user-ss1do2cd8z
@user-ss1do2cd8z 4 ай бұрын
Shareco iyo alalh ka cabsi meshan ma talo
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
Tuuug xun ooo caruur yaryar hooyo la,aan dhigay waligay wlhi saan uga murugoday inaanan uga murugon qofkan dil ayuu istaahilaa 😭😢 somalia cadaalad ayey ubaahan yihiin caruurtu adeer 😭😢
@AMINOCabdi-ln6bf
@AMINOCabdi-ln6bf 4 ай бұрын
Ikran
@user-sz4ox6ov5e
@user-sz4ox6ov5e 4 ай бұрын
Ilaayawoy cadalad u keen hooyo luuley
@Deeqasalaad-zt6pp
@Deeqasalaad-zt6pp 4 ай бұрын
Illahay hakudilo balaqabayoho
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Waxaas aad cadaalada aadku sheegaysaan maxaad uga hadli waydeen dilka uu Xasan gurguurte ugaystay ninkii dhalinyarada ahaa ee reer Somaliland? Mise cawaan baad ahaydeen hadii aad filin waydaan Somalia shaqo adag ayaanu kaqaban doona
@hoodoayaan6898
@hoodoayaan6898 4 ай бұрын
وعند الله تجتمع الخصوم💔
@ayancabdi888
@ayancabdi888 4 ай бұрын
Hadi lagu dayo xita manta adunyada side u joge ..😢 wlhi wa yab Aduunyo waji xumo ku joog Aakhirana cadab 😢
@naciimoabdulle3282
@naciimoabdulle3282 4 ай бұрын
Dila ninka ootuugta 😂😂😂
@user-umuAli
@user-umuAli 4 ай бұрын
Cadeen waxaaba u ah in uu gubay muxuu ubaxsaday hadee shil ahayd muxuu uqeelin wayay una bad baadin waayay hadii lagu sii deeyo xitaa Alle max kamadiisa ku deen doonin in maxkamad lagu keeno shacabka somaliyed damiirka leh madaxooda laguu keenay maahinee dadkaad ka dhalatay kuma keenin doqon luul alle ha unaxariisto ilmahaan alle samir badan ha siiyo 😢😢😢😢😢
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 4 ай бұрын
Ilmaha ma shegin in uu ku dhajiyay dab laakin waxay dheheen dabki mesha yaalay in iu ku gubtay .
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 ай бұрын
Indhihiisa lee fiiri bismilahi cabsi ayuu lee yahay walahi
@kamalhassan5014
@kamalhassan5014 4 ай бұрын
Lug gooyo cad.
@user-vq4dv9cu4g
@user-vq4dv9cu4g 4 ай бұрын
Kan halagu xukumo dil toogasha ah
@user-xp1pz2gu7t
@user-xp1pz2gu7t 4 ай бұрын
Asc
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 ай бұрын
Macnaha gacantiisa guban uu kor ugu hayo yaa gartay?
@dhool77
@dhool77 4 ай бұрын
Inallilah wa ina illeyhi rajicun indha adkaa hadu dood qabo maxa gantiisa gubay maxase baxsad ka dhigay ilaa galgaduud war ninkan dambigiisa waa cad yhy yaan laga warwareegin hadey cadaald jirto
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 4 ай бұрын
Alaahu agbar muxuu ku doodayaa baadil ilahay ku soo gabay
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 4 ай бұрын
Wuu waalna baa layiri shimu caafimaday oo la wareystay😂
@user-jc1uo8tg3c
@user-jc1uo8tg3c 4 ай бұрын
😅😮😮😮😮😢😢😢
@user-lo7bb7oe5t
@user-lo7bb7oe5t 4 ай бұрын
Dood Sharci Kulahaa wacelkaan Inuu gabadha Dilay waa la og.yahee asna Hala Dilo
@NalkaNurisoy
@NalkaNurisoy 4 ай бұрын
Gacantan qurunka ah muu hos udaajiyo daraanka
@user-qe8em2eo7k
@user-qe8em2eo7k 4 ай бұрын
Delaa😭
@shadowonyt669
@shadowonyt669 4 ай бұрын
Doodaankaqabaa kulahaa, allaa kuu jeeda hala dhaafiyo ninkan kitaabka guraanka kariinka ah ku dhaariya hagubtee
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 4 ай бұрын
Ninkaas Dil Waxaan Ahayn yaan lagu xukumin please 🥺🙏
@user-vv1ep6pt7z
@user-vv1ep6pt7z 4 ай бұрын
War maxkamad maxaa meesha keenayo wah gala tooogto😢
@user-fj4lz8bf4u
@user-fj4lz8bf4u 4 ай бұрын
Cadalad majirto wlhi mahkamada somalia
@user-ou5qw7bg4r
@user-ou5qw7bg4r 4 ай бұрын
Indho adayg waa raasomaal umbaan maqlijiray dod sharciyan kaqabaa kulahaa waa nin malmahan oo dhan bayska lagaso dhisayay o sidas dhe laguhayay
@AbdihassanAdan
@AbdihassanAdan 4 ай бұрын
Nin hadusan dambi lahen maxu uga cararay haskisa oo guwaneysa😮
@user-jp3kd3re6w
@user-jp3kd3re6w 4 ай бұрын
Gacanta maxu naga tusaya
@dytffttg6491
@dytffttg6491 4 ай бұрын
Adbuu ubaqanya wa qof muslim ah ha afla gadeynina wayo maheli dontan mela kutirhdan na cavia
@premzangania7425
@premzangania7425 4 ай бұрын
Wardadkaan mawaalanyihin ninkii cunuga hooyadiis gubay asaga gubitaankiisa maxa laga weydiina asagana haa lagubo
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 4 ай бұрын
ale xages ayey cadalad tala meshan cadalad Kama so socote
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 4 ай бұрын
Hadii Gabadhaan Cadaalad heli weydo Meel aan Qabiil ka jirin ayaa maxkamad la.aan La abaal Marin doono😭😭😭
Muuse Biixi oo jawaab kulul u diray Xasan Sheekh
12:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 137 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,3 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,7 МЛН
Barnaamijka Waydiinta Bulshada [Su'aalo Cajiiba] by Umalkhayr Cawad.
15:48
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,3 МЛН