No video

Guurka Ridwaan Iyo Ubax Oohinta Iyo Xaalada Amiin Aniga Ayaa Caawa Shaacinaya

  Рет қаралды 121,234

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 380
@DayaxFilms
@DayaxFilms 4 жыл бұрын
Filmka Lu'gooyo Haween Ka Daawo Dayax Show kzbin.info/door/wcbijtnr6ELCQq7hUkWeGg
@aminadahir6409
@aminadahir6409 4 жыл бұрын
Runtii wllo wn ka naxay runti taasi maaaha mid jceylka wx ka taqaan😥😥😥😥😭😭😭😭
@nimcocabdi3708
@nimcocabdi3708 4 жыл бұрын
Waanisalaamayi gooxdadayaxshaw
@faadumosaciid5349
@faadumosaciid5349 4 жыл бұрын
waw mash alh dayax show waxadtin waxn aad ukahelan Amin saxirdiid wa agtardhamas tiran
@abdimaliksaiidshaandi9672
@abdimaliksaiidshaandi9672 4 жыл бұрын
Sxb shimee lasoo deynayaa documentary gii qamar
@safachannel4040
@safachannel4040 4 жыл бұрын
Hormar wacan bro ana KZbin ka ayaan asxab ku nahay ana KZbinr ayaan noqdey so dhaweyn wacan
@ahmetaltah6265
@ahmetaltah6265 4 жыл бұрын
Ku sali nabigena(scw.scw)
@cabdishakuurmuse9952
@cabdishakuurmuse9952 4 жыл бұрын
Salalaahu calyhi wasalam
@xaawoaxmed8205
@xaawoaxmed8205 4 жыл бұрын
Ahmet AltaH scw scw scw scw scw scw scw
@ayaancige5628
@ayaancige5628 4 жыл бұрын
Scw
@salmamoha2965
@salmamoha2965 4 жыл бұрын
Scw♥️
@maxameddhegjar8649
@maxameddhegjar8649 4 жыл бұрын
Scw
@maryanomer460
@maryanomer460 4 жыл бұрын
Ok sodaa waxad hayso abdirahman wlhi so sad film amiin Saxardiidna bartedii ayu dhigay 100% matalada inay run ugu dhacday ayabad modaa best film keep going dayax films
@sususead2680
@sususead2680 4 жыл бұрын
Waa koxda kaliye hargiesa ugu jeclahy dadkygii👏👏
@thesomalisinglemother3229
@thesomalisinglemother3229 4 жыл бұрын
Waaaaw Masha Allah filimkaan waa kii oogu matalaada iyo qaabka iyo quruxda badnaa oo ebid soomaali jisho 🌺🌺🌺👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌺🌺🌺🌺❤️ keep going walaladeen reer hargeysa Allah ha idin xifdiyo .
@mustafejakuu7766
@mustafejakuu7766 4 жыл бұрын
Dayax films and dayax show horey usocda🙏
@caaliyacawilcaaliya2051
@caaliyacawilcaaliya2051 4 жыл бұрын
Mustafe jakuuu ahaa 👎👎👎
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Waar mustafow janalaka wax Soo geli Soo shid
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 жыл бұрын
Ilahay Ha Ku Barakeeyo Caqliga Cimriga Iyo Caafimadkeed Walaalnimo #Subsicure Igu Saar Team Dayax❤❤❤❤❤❤❤
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Waa kuu saaray
@mabsuudofficial3472
@mabsuudofficial3472 4 жыл бұрын
Waa ku saray wll adna isar
@ayaanhassan1031
@ayaanhassan1031 4 жыл бұрын
Wan kusaray wll
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 4 жыл бұрын
Amiin saxardiid runti waa actar cajiiba o si dareen leh u matalaya filimka waaxn leeyay keep going brother 😰💪❤
@naciimasaleban2161
@naciimasaleban2161 4 жыл бұрын
Waa qiso aad uqiiro badan hore usocda dayax show
@hothanyousuf1206
@hothanyousuf1206 4 жыл бұрын
Film qiiro xanbarsan weeye runti Alle haydin dayo dayax show hore usocda😍😍
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
DADYAHOW WAAN ODIN SALAAMAY WIXII RAGA WIXII DUMAR AH DHAMAAN ASXAAPTA DAYAX FILIMS LIKE FOR YOU TEAM
@suleeqafarax9567
@suleeqafarax9567 4 жыл бұрын
Fadlan aamin saxardiid telkiisa isoo shere gareya
@nimcodagan8410
@nimcodagan8410 4 жыл бұрын
Ax yaa film wlhi Aaamiiin saxardiid wlky hore usoco halkedi dhigtay
@xamdaabokor9204
@xamdaabokor9204 4 жыл бұрын
Wlhi cdi pu iga ohiye Amin saxrdid keep going pro team dayx🥰🥰🥰
@therealbeautyplace8727
@therealbeautyplace8727 4 жыл бұрын
Ameeen saxardiid iyo walaashii wll wxn idinka codsanayaa inaad hadiyad siisaan sababtoo ah wax badan iyo dhip fara badan ayuu maray walow ay naftiisa dhawac soo gadhay wax kle uma qaban karin wllhi marmarka qaar anaa la ooya😥😥😥😥😥 all team dayax keep going😍😍😍
@hoodomaxamed8674
@hoodomaxamed8674 4 жыл бұрын
Hore usocda dayax show iyo dayax film's guulban idin rajynya
@azmiadayman1903
@azmiadayman1903 4 жыл бұрын
Abdirxman walal filmkan ad ban u jclhy ima dhafo runtiii nolada ❣️ bahda dayax show iyo dayax filmis
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
😭😭😭😭film kan waa beer xanuun lakiin waxbaa I leh ubax iyo amiin weey is guursan doonan ridwaan meelu ka dhacaba
@mamasaki6955
@mamasaki6955 4 жыл бұрын
Sootay a amiin gaadhi jiidhayo xayaysiska fkimka
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
Amiin waxba meesha uma yaalan.
@dulmar9139
@dulmar9139 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo dayax show ama dayax films you are amazing 👏👏👏waanla socdaa daman filma diina oo dhan waxad tihiin ku dayasho fiican Kuwa turjuma film mada wadamada kale ayaad u tihiin tusaale ku dayasho fiican well done
@samsamcadow2977
@samsamcadow2977 4 жыл бұрын
Waxaa noqday qofkii ugu horeeye daawada vidioga like saar and subscribe badel qayr qabo allah kaa seeyo keep going dayax films🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@asaldhaladofficial4148
@asaldhaladofficial4148 4 жыл бұрын
Film best Xqiq padan xaparzan amiin saxardid hlkeedu dhigy Huno upax io ridwan ma cdi py izku guurzaden mize waalugu jilaayey filmka
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Dayax Films waa in aad Aamin saxardiid Bilad sharaf siisaa because Filim ka qayb wayn ayuu ka haystaa wlhi❤️💔 Run ahaantii Ani ayaa la ilmyeeyey Amiin saxardiid filimkan💔
@emailmail9566
@emailmail9566 4 жыл бұрын
Ana u hareya caawa yeeeees 🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️
@ismacilismoo3006
@ismacilismoo3006 4 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanun BADAN wlhi Oo kubadalaysa markad dawanayso waxaba moodaysa inu anigaba kugu dhacay wlhi alle inugumakene dhaman dayax show waan u mahad celinayaa siba Aamiin saxardid waxan leyahy hore usocda dayax show Guul iyo gobanimo wll
@hodandahir4466
@hodandahir4466 4 жыл бұрын
Walalheega dayax show waan jecelahya waan dawada
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
filinkn cdi mha qiirdisu wataa keep goinh team dayax wamhdsnthin
@iqriinaahmed3878
@iqriinaahmed3878 4 жыл бұрын
Maskin amiin jalinkisa said calol xanun wyeh😂😥😥
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 4 жыл бұрын
Dayaxow filimkan dadbadan ayuu ku dhacay badana dumarka lacag ayey qiimeyaan mana ahan qof bini aadam ah in aad lacag ku badalato waayo wiilku wali wuu yar yahay oo asagaba lacag heli doono gabdhow wiilasha haniyad jabinina wlhi kan aan wax heysan ee ku jecel aamin fursad sii xitaa hadii uu yahay caajis waad jaf jafi kartaa Nin ragna waad kaso saari kartaa aniga idiin huba i aamina hablaheena somaliyeed odayaasha lacagta leh ama kuwa aad is xigtaan jaceylkiina haku badalina qabiilka iyo ehelka jaceylka kuma jiro Ogsonow qof aad garab siisa oo aad abaarta ugu samirtaa waakan abaal ku haayo ee guurso meher raqiisa ayeyna diinta qabtaa xalal radiya ee lacag haraadin waa waano 👌🙏❣
@AnfacmohamedMohamed-fr8wl
@AnfacmohamedMohamed-fr8wl 4 жыл бұрын
M.a amiin talent ayu leyahy keep going dayax show
@kiinsaed9895
@kiinsaed9895 4 жыл бұрын
Abdirahmanow aniga filinkan ayaaban xalad jacayl igu ridaye yaa iidawo ah ck ayaan jeclaaday lkn ma aqaano❤️
@faysalaxmed5595
@faysalaxmed5595 4 жыл бұрын
Walashay qali ma kasad ka hesh kawaran hada aniga irakto waxn ogahi kaa inada odhn indhah ayad udarntahi isma faninayo lain waxn ogahi isgad maruasnasid ee iso dir labrkaga naku sinay sawradad wan igubaln ee walhi isuday inad imnto
@kiinsaed9895
@kiinsaed9895 4 жыл бұрын
Wll anigu ck ayaan Ka helay
@umalkhayrmohamoud7547
@umalkhayrmohamoud7547 4 жыл бұрын
Faysal Axmed numberkayga hadaan kuso diro kawaran oo labadeena isbarano madaama kiin saeed ay shegtay inay ck uun rabto?
@kiinsaed9895
@kiinsaed9895 4 жыл бұрын
Faysal axmed maad ii radin ck
@faysalaxmed5595
@faysalaxmed5595 4 жыл бұрын
@@umalkhayrmohamoud7547 waa cadi huno dhib malha ee man ku siya labrka mise ada iso diray horta waxn joga magalda hargasa sida ila soco wak labrkagu huno 0634087251
@xalwaahmed854
@xalwaahmed854 4 жыл бұрын
Ax ax ax amiin
@qosolwanagsidahoyaded308
@qosolwanagsidahoyaded308 4 жыл бұрын
Reer dayax madaxa filimada❤idin salamay
@boqorofariixa1233
@boqorofariixa1233 4 жыл бұрын
Wlhi filimkan waan ka heley waan la ilmyey Aamiin saxardiid 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yozekocan9148
@yozekocan9148 4 жыл бұрын
Anu wan Ku xidhan qiso xanun badan amin baaba nag qiraysya intuu jilay cidii qisadu Ku dhacday Ale badal khayr qab ha siiyo teamka dayx shawn waxn leyahy go ford word
@hodoabdi5678
@hodoabdi5678 4 жыл бұрын
Masha allh Abdi Rahman runta kugu jecelahay wlh wllo jacayl dhaxalgala waxdhaama lawaa khiyaamada hala iskadaayo wlloyaal oo ilaahy halaga baqo kuuxda Dayax shawna waan idin salaamy waaxn idinleeyay hore usocda wlloyaal🙏🙏🙏❤
@nimcoabdi7466
@nimcoabdi7466 4 жыл бұрын
Dayax Team Hoblyo keep going
@hasbunallahwanimawakil4657
@hasbunallahwanimawakil4657 4 жыл бұрын
Ubax waan jelahay waa actress wacan lkn lamasocdo this this time because of dhibka ameen 😜😜
@fadumoabdle3479
@fadumoabdle3479 4 жыл бұрын
Allah wlh wan la ohaynaha
@jaweriaasad6849
@jaweriaasad6849 4 жыл бұрын
Aaamiin aad baan utageeraa runtiii
@eidleapdi2697
@eidleapdi2697 4 жыл бұрын
DhalinYaro kudaYasHo mudan zpapTo ah wali Film nocan oo kle Hore uma dawan🌏
@nimcobashiir7626
@nimcobashiir7626 4 жыл бұрын
Wanka xumay aamiin dhibka ku dhacy waxan leeyay guulaysta dayax shaw
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Haa filmka luggooyo waa kala kiciis sxb laakin xayaysiintaad ku waasheen
@teamdirisleofficial8151
@teamdirisleofficial8151 4 жыл бұрын
Film fiican waye
@nasroindho9955
@nasroindho9955 4 жыл бұрын
Horay uzcdo Dayax show io Dayax Film ♥♡♥♡
@asiyaibro2631
@asiyaibro2631 4 жыл бұрын
Haaa walhi waa qiso waxlagabarto wad mahdasnihin dhamantiiba dayax show😍💪🤙👍👍👍👍
@iftiinkacaafimaadka4648
@iftiinkacaafimaadka4648 4 жыл бұрын
Uma horreyso walaal mooji innaad daawatee filimkii cawrala iyo cali baa ka horeeyey
@nastexomaxamed2712
@nastexomaxamed2712 4 жыл бұрын
Guruubkaan dartood aa hargeeyso u imaanaa insh allah
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 жыл бұрын
Anigu wiilka timaha wayn ban jeclahay oo ubax ninka gursaday sxbka yihin😭😭😭😭😭halooshego
@queenamula5385
@queenamula5385 4 жыл бұрын
Khadijo Quruf ani xitaa wan jecelhy
@abuucabdilaahi
@abuucabdilaahi 4 жыл бұрын
ila.soo xiriir aniga ayaa ka masuulee
@kawsarqueen5308
@kawsarqueen5308 4 жыл бұрын
🤭🤭🤭
@naimaqueen8583
@naimaqueen8583 4 жыл бұрын
Abdiraxman kayse cabdi qofki ubahan wa shodhahaygi yar
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 жыл бұрын
@@queenamula5385 naa haigu qabsan ana jecele
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 жыл бұрын
Ax walaahi sidan qisadan uga murugoday maa maleynkartin Xanun badana 😥 jacelka waa wax aad u xanun badan subhannallah Amin masha Allah si fican bu umatalaya Love all the way from london
@ubahhazzen9938
@ubahhazzen9938 4 жыл бұрын
Dayax films Dayax show Qis Waan jecelka qalbi
@asaldhaladodhaxgob5101
@asaldhaladodhaxgob5101 4 жыл бұрын
Jecel qof u ku dhacay oo la laqaban wayay aya karanaya qisadan iyo qof dhamirle 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 4 жыл бұрын
🥵😢😭🙈🙊😭😢🥵😭🙈🙈
@nadarjamaal4831
@nadarjamaal4831 4 жыл бұрын
Aamin sii buuxadah buu ugaa Soo baxye kalintiisii waan actor filmk abal Marin buu mudan yahye
@nimcodagan8410
@nimcodagan8410 4 жыл бұрын
Keep going bro
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
FILIMka lu gooyo haween 😭😭 iyo aamiin jcyl igadaa ciyaarta
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
HEHEHE JACAYL IGADAA CIYAARTA HADAAN GAYSANAA WLH
@samsamaar279
@samsamaar279 4 жыл бұрын
Dhamaan dayax films waan idin salaamyaa whi wll waxay ka turjimaysaa jecyl dhab
@mushtaqcabdale9569
@mushtaqcabdale9569 4 жыл бұрын
Ax wlhi wan ka naxay aamin 😭😢😢
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
Qisadaan caadi maaha, part 10 ayaan soo maraa. Actorada iyo atarishooyinka caadi maaha. Waa dad diyaarsan. Siiba sadex wiil. Midka taajirka,kan faqiirka ee dhuuban iyo kan wax jecel oo la khiyaamay.
@khadraabdinuur9560
@khadraabdinuur9560 4 жыл бұрын
Asxaabul dayax films hadaan idinkusoobiiray march 4 2020 dee haaye soodhawayn tu waaxagiina
@kazow1713
@kazow1713 4 жыл бұрын
Second ☺️
@zitarauzman8844
@zitarauzman8844 4 жыл бұрын
Kep going
@fatimaomer6700
@fatimaomer6700 4 жыл бұрын
Anagoon waxba na gilgilin bu na dhaqajiyey...... hore u socda dayax team 👏
@safiasalah1908
@safiasalah1908 4 жыл бұрын
waa qiso xanuynbadan runtii anigu wlhi labo wiil ayan la sheekaysan jiray hdan wn iska dhaafay mid keliya ayn u go aya kaana weligay khiyaami mayo hdii u ikhiyaaman isna waa la khiyaami wn ka so hore jeeda ina qof qalbiga laga jebiyo wlhi dhaawaca ha layska ilaaliyo ayaan leyahy dhalinyra
@aaminaabdirisaaq287
@aaminaabdirisaaq287 4 жыл бұрын
Waan ku xidhanahy waana jecelhy waana kaheylay
@israahmedaalhariir1004
@israahmedaalhariir1004 4 жыл бұрын
Masha Allah waqica tagan weye
@aasiyamaanka7469
@aasiyamaanka7469 4 жыл бұрын
Ani filimkan lugooyo haween ma dhihi la heen waxan dhihi lahaa calaf iyo ciqabtiisa waayo ubax inanka wey jeceshay aad beyna uga fakartaa lkn wax walba si fudud bey kusameysaa marna ma dhaheyso maxa igalay ha washo haduu doono MARAKA FILM KAAN WAA CALAF IYO CIQABTIISA
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 жыл бұрын
Marka wax laga Hadlo la waayo shaw waa noocan😂subxanalH
@mariabeauty5975
@mariabeauty5975 4 жыл бұрын
Hhh hhh saw ma aragtid wlahy anba waaan yaabay filmku all ready waa ban daawaneee intaanan daawan maad noo soo sheegtid
@safaaziman951
@safaaziman951 3 жыл бұрын
Aamiin wn ka naxay runba ula ilmiye
@teamhanilove358
@teamhanilove358 4 жыл бұрын
Haaa wllo qali 😍😍😍🙏🙋‍♀️🙋‍♀️
@nuuramaxamed5587
@nuuramaxamed5587 4 жыл бұрын
Amiin😭😭😭😭😭😭😭😭
@fardusahmed6750
@fardusahmed6750 4 жыл бұрын
Filimkii ugu horeeyay ee somali matasho kii ugu bestsanaa
@hadoomacabdi4011
@hadoomacabdi4011 4 жыл бұрын
Rutaa waye walhi anigub arooska rubaan modayay kkkkkk horsocda teem dayx shaw iyo dayx films ❤❤❤
@fardawscabdi54
@fardawscabdi54 4 жыл бұрын
Ax wan kanaxay amiin
@zamzamapdii9304
@zamzamapdii9304 4 жыл бұрын
Cabdiraxman hayso xasuusin sidhab ayan ola oyaya aamiin 😭😭😭 anigab ismooday ax ax
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
team dayax like isaara
@jamilahabdirshid5222
@jamilahabdirshid5222 4 жыл бұрын
hamblyo hambalyo hamblyo dhamaan timka dayax show dayax films mahmulaha dayax aktarka qaaliga aamiiin saxrdida iyo koxda isku dubaan waaan idiin jecelay waxaad tihiina dada mudana in loo hambalyo
@ayaanmahamedofficial1614
@ayaanmahamedofficial1614 4 жыл бұрын
Hambalyoh hambalyoh hamablyoh azxapta dayax show io dayax films go forwards All of them boys and girls ❤
@abdirisaqdalmaroz2803
@abdirisaqdalmaroz2803 4 жыл бұрын
iLaHay Haku zharfo ee subcribe iisaara wLaL🔥👈
@sabiriinabdulqadir5352
@sabiriinabdulqadir5352 4 жыл бұрын
Qisadan inta ay kudhac day oo markay dawadeen nafiseen bananka iskeena kkk
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 4 жыл бұрын
Lkn aniga amiin waan ka adkahay oo arkaan arkay asigoo aroos ah waanba u hambalyeeyay😜
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
Inta ay kudhacday kulaha maxaa igu dhaca dabeecad aan intaa naag kudaba taagnaado maba lihi😊😊
@sabiriinabdulqadir5352
@sabiriinabdulqadir5352 4 жыл бұрын
@@omarw5124 kkk waxa kujecal io waxa aad jeceshahayba ma aad arag marka laxiriir dhaqtarka jacaylka.
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
Azra C. 😆😆👍👍
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
@@omarw5124 haha waa runtaa, wiilkaas dulqaadkiisa xuduudka uu dhaafe
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah wa agtar wiilku
@makofourrehmako2730
@makofourrehmako2730 4 жыл бұрын
Good dayax dhow
@munanaasir3480
@munanaasir3480 4 жыл бұрын
Amiin Saxardiid waa Top wlhi qaab jilliinkiisu keep going bro
@mohaindhacase4817
@mohaindhacase4817 4 жыл бұрын
Ani wallaahay run ayaan modayyaa wa wad sugaynaa bal wuxu noqado
@maaisaqueen2294
@maaisaqueen2294 4 жыл бұрын
Waleeh waa xaqiq jacayl dhaxal gala wax dhama lawaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimaabdirisak74
@fatimaabdirisak74 4 жыл бұрын
Ana ugu horeeya yes
@safiah9072
@safiah9072 4 жыл бұрын
Asc/ Reer qiso iyo qiiro/ Waxan kamid ahay daawada yaashiina. Waxan is iraa toloow maqof og arinkaada ayaa lawadaagay marka aan arko sida Amiin Saxardiid loogelayo! Waayo qisa taa lamida waloow ey kala yara duwan yihiin hadane wexey iskaga mid tahay qaabka loojilay tan Amiin. Ayaa isoo martay sidaa darteed waxan mid ahay dawada yaasha lamber 1 kaa ee usuga qeeyb qeeyb!👍🏼
@haldhaaizmael9351
@haldhaaizmael9351 4 жыл бұрын
Jacayl Dhaxal Gala Wax Dhaama La Waa😍
@Ninbiraa
@Ninbiraa 4 жыл бұрын
Run run Miya mise waa film jilinkani
@ahmedqurux8126
@ahmedqurux8126 3 жыл бұрын
Hore U Soco Abdi Rahman
@nimoyusuf4345
@nimoyusuf4345 4 жыл бұрын
Aaamiin goorna la helaya takale aan kayaaba aamiin saxardiid intee cishuu duurka kujiray
@hasbunallahwanimawakil4657
@hasbunallahwanimawakil4657 4 жыл бұрын
So sad walahy ruun buu tiibtay ☹️☹️
@safaaadam9815
@safaaadam9815 4 жыл бұрын
waa finkii ugu horeyay ee aan ka qiirodo aniga hore u socoda walhy
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 4 жыл бұрын
dayax films iyo dayax show hore u socda dhamantin
@naleyeofficial4285
@naleyeofficial4285 4 жыл бұрын
IGULA SALI NABIGA WLL SCW SCW SCW SCW SCW 🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌹 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdiraxmanqoob1769
@cabdiraxmanqoob1769 4 жыл бұрын
Walh filimkan sameeyn ayo igu yeshay
@nasraabdirahman5829
@nasraabdirahman5829 4 жыл бұрын
Jclku Wa dhib badan yhy inkastoonan ka helin atarashada flmk bila shaxshax weye
@ayandhaladosman7664
@ayandhaladosman7664 4 жыл бұрын
Abdi Rahman hirsi wan ku salamaya wll wan ku tabnay wll beryahan wad naga dhuumate intana wa kaftane team dayax show iyo dayax films aad ayan idinkaga mahad naqaya film kan wa mid qaab filinkisu cusub yahay o an hore u arag aniga ahan in kastoy qisada tahay mid malin walba dhacda hadana dhadhan ayad u yeehsen jila yasha horta kalama dhacaan lk Amiin saxar diid wa aktarka filimka hambalyo dhamantin
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@fartuunabdi9372
@fartuunabdi9372 4 жыл бұрын
Wiilkaaan aad buu cod macaan yahay ala codkaaga kuudayo 💋💋💋
@mariyaquen4978
@mariyaquen4978 4 жыл бұрын
Wlhy wlhy AAMIIN jila weye xaqiqa👌👌👌👌👌wlku cimri dher io cafimd ban ku rajaynya koxdo dhnta wadnaha ku talin❤❤❤
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Kulan wacan oo wanaagsan sxb bal soo daa maxaad no haysaa
@umaroky
@umaroky 4 жыл бұрын
Amiin jiliinkiisu waaa saa id biluuu dhab u jecyhy ubax jiil waa dhaafeybeeee
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 18aad I Astaan HD 2020
13:48
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI
11:36
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 498 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 502 М.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 30 2020......
32:13
DAYAX SHOW
Рет қаралды 179 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН