SAMATAR IYO QADRO DAAHIR - WAA QALANJO YAABLOO

  Рет қаралды 659,788

AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

11 жыл бұрын

WWW.AMAANDHOOREY-COM

Пікірлер: 212
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 жыл бұрын
Wow Qalbi Nuura Ii Daa Yaa Rabi Qof Waliba Nolol Wanaagsan Lamaantiisa Kula Nool Qalbi Nuura Iyo Qaayo Wayne Heestaan Way Taabataa Viva Hassan Iyo Qadra Cimri Dheer Insha Allah
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Laba Qof Oo Maanka Iyo Maskaxda Soomaaliyeed Xasuus wayn kuleh👑
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
Xasan Baashi iyo hooyadii nabada iyo jacaylka khadra daahir ayagoo kale nama soomari doonaan Allah yarxam mama khadra daahir cige 🙏🙏🙏🙏
@user-je3ew9yo6h
@user-je3ew9yo6h 5 ай бұрын
Xasanaadansamatar
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
Walee labadaan fanaan waqti wanaagsan waa soo wada qaateen Allah yacisak
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
GH boy aaad iyo aad
@saynabaxmad7376
@saynabaxmad7376 4 жыл бұрын
soomaliya noo nabad ayey Ku soo noolayen hada soomaliya oo burburtay ayey joogaan wlhi kaaf iyo kala dheri
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Hg boy waan kuwataa
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 3 жыл бұрын
1991 iyo wixii ka horeeyey dadku dhaqan iyo diin ayey heysteen taasi ayaa keenetsey iney nolol sharaf leh ku noolaadaan. Laakiin hadda diin qaldan oo NHO ah oo umaddii gaalo ka dhigtay oo qarax iyo dilal iyo naxariis darro wadata ayaa lakeenay. Dad waa dadkii hore diinna waa diintii hore
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Alle muxuu waqti socdaa habeenkaan goob joog ayaan ahaa waa markii uu Xasan soo saarey albumkii Qalanjo. Goobta waa Sauth hall London 25/12/1997.Haddaan Qaldaneyn. Welina dhalinyaro ayaan ahay oo d’a igama muuqato ilaahoow cimriga noo barakeey
@firdawzshukuur2914
@firdawzshukuur2914 3 жыл бұрын
Kkkkk ana waaba markaan dhashay heestan waxaan umalaynaya 1990
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Wax sidiisii ahaanayaa ma jiree waad gaboowdaye wan gaboobay Iska dheh ninoow🥵
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
@@alhamdulilaahalluakbar595 weli 50 ma gaarin alxamdulilaah
@jowharmohamud7
@jowharmohamud7 Жыл бұрын
@@abdullahiahmed2409 legend ayd tahay hadad habeenkas joogtey, anigu nasiib umaba yeelanin inan labadan fanaan show ay dhigayan ka qeyb qaato walhi qiiro iqabata
@Hanmor3412
@Hanmor3412 Жыл бұрын
Hhh ana walahi maba dhalan markaa😂😂
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 жыл бұрын
DAD WAA DADKII HORE DABUUB HADALNA WAA INTA AY DHAHEEN!❤❤
@husseinaden9960
@husseinaden9960 6 жыл бұрын
Dadkaan isma yeelyeelayaan, ee waa talent. Caadi ma ha. Always remember good time
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
2 halyaay ee fankaan kusoo raaxaystay ❤ Allah qadro Ha unaxariisto xasana cimrigiisa Ha biiriyo ❤
@ruwaydacali3588
@ruwaydacali3588 4 жыл бұрын
✨✨Qiimaynta noloshiyo Siduu ii qadariyaan Amba ugu qushuucee Yarkaan waa isku qalanaa✨✨👌💯🥰❤️ . Walee been maaha suldaankayga waxaan ku jeclaaday siduu ii jecelyahay oo iidaryeelo Allow ha iga qaadin🤲💯❤️🥰
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 Жыл бұрын
maxaas musalsal turki ah daawatay.. calashaan sultaankayga....
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 6 жыл бұрын
7/1/2k18 Kii Habeen Aan Xasuuso Badan Xusayo Weeye..... Saacadasaas Iyo "Waa Qalanjo Yaab leh" Murqaanku Wuu Isla Eg Yahay! Waxkale kama Gaadhee Alla Igama Qaadaan Qalbi Nuura Iidaa👌🙏
@user-tu5kb2gm8o
@user-tu5kb2gm8o 5 жыл бұрын
Faankii hoore 😘😘 Xasan adan samatar wa ninka uguu hesaaha badaan ... khadra sahir cigee wa gabdha uguu hesaaha badaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasirAli-od9bj
@NasirAli-od9bj 4 жыл бұрын
Xasan waa sax isagaa ugu heesa badn raga lknse dhanka dumarka Sahra Axmed (AUN) aya kga heeso bdned Khadra Daahir
@alihersi5974
@alihersi5974 4 жыл бұрын
Labaduba sax ma ahan raga waxaa ugu heesa badan maxamed axmed kuluc gabdhahana marwa maxamed.
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 3 жыл бұрын
Midna maaha wllo
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 5 жыл бұрын
marka lagu leeyahay fanku waa hibo waa iska sidaan Xasan aadan samatar (xasan baashi) iyo maamo khadro dahir cige sacadas lajoogo oo saqdii dhexe habeenimo ah waxaa Ila fadhiya rag aan zxpo nahay marqamaynaa jawigu mcnaa adunyo
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 жыл бұрын
Legend Hassan Adan Samatar labiskiisa 1970 ka kulabisnaa anagana hadda qurbo joogteenna kulabisata😂😂.
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Muuqaalkani waa 90s
@cabdirahmancabdow3080
@cabdirahmancabdow3080 5 ай бұрын
Runtii xassan Adan samatar reer magaal buu ahaa bal dib u xasuuso heestani xiligii aay aheyd
@mahadyamaniguudcad2719
@mahadyamaniguudcad2719 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka soomaaliyeed kii hore iyo kan hada jiraba Xasan aadan samatar
@amiinahmed9459
@amiinahmed9459 6 жыл бұрын
waa qalanjo yaabloo quruxi iyo ilaahbaa u dhameeyey qaayee ileen way qarsoonayd dhab markaan u eegee qac indhaha ku siiyaan kalgacayl iqariyaa. ax yaa xasan aadan and khadra dahir fanaaniin jira long live.
@cismanwaacle1041
@cismanwaacle1041 6 жыл бұрын
Faatuush cadeey
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
Waw🥰🥰
@nuradiinmaxamed9143
@nuradiinmaxamed9143 4 жыл бұрын
KHADRA DAAHIR II DAA LAPAD CODLAYNTA WALEE WAXBUU DHIGAY XASAN AADAN SAMATAR AABAHA CODKA NOLAAADA LABADIINUBA INTAY NOLOLI JIRTOH🤩👑💖💓🧡💞❤
@ibrahinxaji1244
@ibrahinxaji1244 4 жыл бұрын
RT
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
2020 😢😢😢😭😭😭😭 Fan bilaa samatar ah kwrrama bal ⁉😢😭😭 Oo falladagan Samatar uyahay ciil waynaa Waar yaa iga danbeeyo
@mohamedabdi7921
@mohamedabdi7921 7 жыл бұрын
Fan waa Fankii hore. Hobaladi qaranka xasan baashe iyo khadra daahir, Kama daalaysid daawashada heesta,
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 2 жыл бұрын
Waligay fanaan codkii ma jeclaan saan u jeclaa khadra daahir,sahra iyo saynab cige alle haw naxariisto labada dhinto saynabna caafimaadka iyo nolosha wanaagsan haku nooleeyo
@maanqapojiye3509
@maanqapojiye3509 5 жыл бұрын
Wabari legends hassan and qadro 🇸🇴🇸🇴😍😍
@hajiyare7657
@hajiyare7657 5 жыл бұрын
Heestan waxay igu jirtaa top of the ten Heesaha talan taaligaa Xasan iyo khadra wada qadaan
@muqtaarmuhudiin7493
@muqtaarmuhudiin7493 3 жыл бұрын
Yaa salaam wllhi waa two legands cod iyo jiliin intawa u daa allaha idin xafido aduun iyo aakhiro
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Xarakaadka ay sameenayaan iyo siday ujilayaan baa lahelikarin lafa hore. Wakhti faladegan iyo balbalarku nohesayaan baan jognaa
@asiaqonof1143
@asiaqonof1143 3 жыл бұрын
Beentaa mahan waa iska aduun
@breakingnews4072
@breakingnews4072 3 жыл бұрын
Xasan Aadan Samatar iyo Khadra Daahir waxaan idiin rajaynayaa caafimaad qab, cimri dheer iyo caano geel
@ruqiya1232
@ruqiya1232 7 жыл бұрын
ya ila fiirsanoyo 2017😍😍😍😍😍😍
@jamal2official858
@jamal2official858 6 жыл бұрын
Ruqiya 123 me 😁😂😂😂
@farxaanmaxamedcabdule7947
@farxaanmaxamedcabdule7947 6 жыл бұрын
Ruqiya 123 s
@naima_mohammed
@naima_mohammed 2 жыл бұрын
6:17 khadra daahir ii daa baan soo xasuustay!laakiin khadri habeen hore bay inaga tagtay. Eebbe beerihiisa ha ku maamuuso.
@abwaanayaanlecuriye8106
@abwaanayaanlecuriye8106 5 жыл бұрын
Aabaha masrixiyada xassan aadan samter lenged
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 2 жыл бұрын
What abeautiful song! Long lives our legends, rigt watching this dated 20/8/2021 Mombasa Kenya
@abdulayub7382
@abdulayub7382 2 жыл бұрын
Undoubtedly, this song takes out my stress
@AbuBakar-wy3pz
@AbuBakar-wy3pz Жыл бұрын
V7 Ddszsssßßdssd
@cadoduul7132
@cadoduul7132 8 жыл бұрын
live music with somali both leggend
@mahadyamaniguudcad2719
@mahadyamaniguudcad2719 4 жыл бұрын
Action ka iyo Jilitaanku waa qayb kamida fanaanka waxa lagu yaqaan Xasan aadan samatar mucjiso fanka soo martay buu ahaa
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Su, aalaha muhiimka ah isweydiiya sida mu'allifka heestan sameyey goortii iyo goobtan ay ka tumayaan meesha ay tahay
@omarmohamedmoalim5182
@omarmohamedmoalim5182 8 жыл бұрын
ilaahow somalia oo nabad ah oo waa bari iyo axbaabti dad noo badalo noo keen iyo tiyatarka oo adan isbaro k baqeenin oo waqtigaa doonto isk soconeeso
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 5 жыл бұрын
Ciyaalkan imminka heesa cod beena iyo microphone bakhtiisan bay afka ku hayaan, bal ila eega sida kalsoonida iyo masrixiyadda leh ee ay dhib yari ugu raaxaysanayaan labadan fannaan
@siciidibrahin8650
@siciidibrahin8650 4 жыл бұрын
Bal eeG laba legend fanku hoos buu udhcy wlhi lkn se bagga war yaan lagu kalx tgin
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 6 жыл бұрын
wlhi warbu dhigay adeerkey hasan baashi
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Heesta abwaankii sameeyey yaa garanaya asxaabta top hees
@aadanxaaji186
@aadanxaaji186 Жыл бұрын
Alle ha u naxriiste ibaraahin ciise tuur cajaib
@ahmedyare3121
@ahmedyare3121 3 жыл бұрын
Samtar fanka habku ciyarta udhelyo qarr
@mahamedaegal8034
@mahamedaegal8034 4 жыл бұрын
Wawaynka aa iskugu imaday meshan woow khadar dahir iida
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Ale iigama qaada qalbi nuura iidaaya khadra daahir iidaa❤😂
@kunsalah4405
@kunsalah4405 9 ай бұрын
Unstoppable xasan aden cimraga alla ha ku barkeeyo mamo khadro daahir alla ha janeeyo
@ShiineRashiid
@ShiineRashiid Ай бұрын
Well done xassan adan khadra ahn
@mohamedabdirahman5556
@mohamedabdirahman5556 7 жыл бұрын
Walee waxbaa ka dhacay meesha Xasan baashe iyo khadara daahir qalbigaa idin salaamay noolaada
@aadanxaaji186
@aadanxaaji186 Жыл бұрын
Erayada waxa LA haa alle ha u naxariiste abwaN ibraahin ciise tuur cajaib
@id210690
@id210690 10 жыл бұрын
He's Living legend
@axmedcawil1166
@axmedcawil1166 4 жыл бұрын
woww kuma dhagaysanaya1/5 2020
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 жыл бұрын
Me sxp hhh
@mustafeahmed3500
@mustafeahmed3500 Жыл бұрын
Alle hawo naxariisto khadara dahiir khadara dhool edo baal dahanad kaga taala fanka somaliyeed
@jamaalahmed4183
@jamaalahmed4183 Жыл бұрын
Xasuus waxan heestan siideyn jirey markan hctv kashaqayn jirey welipa music channelka tarikhdi 2021, imika berbera ayn kusuganay
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 2 жыл бұрын
25 October 2021 Nairobi kenya kadawanayaa
@aziez2011
@aziez2011 5 жыл бұрын
Loving this 2019. Michigan. USA
@kadoohaji4575
@kadoohaji4575 4 жыл бұрын
Az Al mi too where in Michigan
@libangeedi390
@libangeedi390 2 жыл бұрын
London 98 😐
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 4 жыл бұрын
2020?
@abdiyeyadan5789
@abdiyeyadan5789 6 жыл бұрын
Asxaabta inta igu taageersan in fanki hore kan hada ka wanaagsan yahay like-ta hala iigu qabtan hee.
@tufaxlove3292
@tufaxlove3292 6 жыл бұрын
hellow mursal faladagan😂
@fartuunsaciid1422
@fartuunsaciid1422 4 жыл бұрын
kkkkk maxaa isaga dana
@darmanqali1072
@darmanqali1072 5 жыл бұрын
2018 ya ila dawanaya 😍✔
@farduusabdiqadir5893
@farduusabdiqadir5893 2 жыл бұрын
Alle haw ku naxariisto khadra daahir cawan maqlay geerideeeda😓😓😓
@husseinaden9960
@husseinaden9960 6 жыл бұрын
Legend always in my heart
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka soomaaliyeed Xasan iyo qadar Wali ani wataa 2022
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Tembada say uracayaan baa idishay 6:26
@maymuncadar4445
@maymuncadar4445 5 жыл бұрын
Khadra Dahir kama dalo dhgeesigeda❤❤💋💋💋❤❤🌹🌹🌹🌹♥♥♥❤❤❤
@maymuncadar4445
@maymuncadar4445 5 жыл бұрын
Qiimeenta nloshiyo Siduu iiqadariyaan anba ugu qushuucooo Wiilkaan weysu qalanaaa Kol markaan ku egee qac indhaha kusiyaa jidhku iiqboobaa
@maymuncadar4445
@maymuncadar4445 5 жыл бұрын
Alla igama qadaan Qaaya weyne iidaaa ❤❤❤❤💋💋💋❤❤❤❤ 2019 hbn aana hilmami krin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Rabaw ha iqaadin kunjeer iyo kabadan inoolee.aakhiro jano.fakhirowaxab dhahay khadraay saan waa lagaaga roon yahay ee ka baas aakhiro janno udhigo aan isjiro waxbadan duni yey iriixab laga caraabaayi qatar inta goorugoortahay.
@amh7737
@amh7737 8 жыл бұрын
Waaberi Legengs zmatar and maamo khadro cisi iyo shrf ku noolada
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 2 жыл бұрын
ninka ugu heeso badan somalida. xasan adan
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Saxiix fanka wax ka taqan Wlhi
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
The BIG..Legends Always Legends!!..thanks...
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Thanks mohomed mire
@ahmedrage1878
@ahmedrage1878 2 жыл бұрын
Respect living legend
@abdulahisandhooye5644
@abdulahisandhooye5644 8 жыл бұрын
hhhhhh waxbaa ka dhacay heestan waa Legend wayn
@moomar4185
@moomar4185 Жыл бұрын
Khadra dhool Allah ha u naxariisto.🤲
@nuradiinmaxamed9143
@nuradiinmaxamed9143 4 жыл бұрын
KKK wllHi WaY Ka HaYaaN WakHTibaY aHaYd 3/9/2019 Tues-daY 6:46 AM dHaGaYzaNaYa HhHhHh
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Cod dahabi ah , style, acting, muuqaal golden ah, yaa salaam. Indhihii waxaa waayahaan naga riday koox waalan oo aadan kala garaneyn inay fashin show wadaan iyo inay heesayaan. Iswalaaq iyo weji make upp laga soo badiyey. Iyo kuwo markay kuwaasi stage ka yimaadaan ayaguna soo yaaca oo hortooda isku gooya oo mobiilada la soo baxa oo is duuba.
@WifiWifi-tv5bp
@WifiWifi-tv5bp 9 ай бұрын
Www dad waa dadkii hore masha alah😂😂😂
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya2018 april👍👍👍
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
SAMATAR fanaan Masrax kaga horeeya ma arag Fanaaniintiii WAABERI except KULUC
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 6 жыл бұрын
cabdi wali No no Kuluc Allah ha u naxariisto e, loogama horeyn dhalada iyo carabka culus. Dambigiisa Allaha dhaafo.
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
cabdi wali AKIIID
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Garaad Ahmed Kkkkkkkkk
@bileahmed875
@bileahmed875 3 жыл бұрын
@@kaligiiduulofficialmedia583 Faladagan🤣🤣
@hanancabdulahi7519
@hanancabdulahi7519 3 жыл бұрын
1/3/2021 habeen talaado ah bacdal markhrib 7:04 fiidnimo❤
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 5 жыл бұрын
2019????
@daauudabdirisak1748
@daauudabdirisak1748 5 жыл бұрын
Still 2019 Nolow samatar🤩
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Legend Hg iyo legenmad İsaaq❤😅
@axmednuur611
@axmednuur611 6 жыл бұрын
Wlee heestan gacan utagay way garacantahay
@asmashuib6702
@asmashuib6702 3 жыл бұрын
khadra dahir pajeka danbe eryadey ku bilabayso cid iso aori karta ma jirta wan fahmi wayay
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Sxb waa afsomali
@abdijamah7083
@abdijamah7083 7 жыл бұрын
2 Legends ❤❤
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
This was in Toronto I was there sweet memories
@CabdiwahaabjaamacRooble
@CabdiwahaabjaamacRooble 4 ай бұрын
Ahn khadra dahir
@campohupdyrahman8600
@campohupdyrahman8600 5 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2019 Farta Taag
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 ай бұрын
Waaw xasansamatar
@suldaansaacid3152
@suldaansaacid3152 Жыл бұрын
Old is gold 2022 ❤
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 Жыл бұрын
Ereyadii maxamed cali kaariye
@yareys3919
@yareys3919 4 жыл бұрын
Waleee waxaa idiin bedeley faladagan iyo fartuuuuun bl
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 6 жыл бұрын
👂👂2018/6/12💙💙❤❤👍👍👌👌👌ala iga ma qaadan
@cabdigermany4781
@cabdigermany4781 9 жыл бұрын
nice song
@munaalibaashi9849
@munaalibaashi9849 5 жыл бұрын
Wwwwww wlhi waqti qurux bdn wey so qaateen
@fadumomohamed5053
@fadumomohamed5053 4 жыл бұрын
2020
@alihaji6601
@alihaji6601 10 жыл бұрын
Qalanjo hees taariikh leh
@HassanAli-pq7ru
@HassanAli-pq7ru 5 жыл бұрын
2018 watching.
@aziez2011
@aziez2011 5 жыл бұрын
When was this recorded?
@abdallayussuf2571
@abdallayussuf2571 3 жыл бұрын
1995 Swedish maybe San filaaayo
@gureychannel1002
@gureychannel1002 6 жыл бұрын
Nice erayo
@abdiyeyadan5789
@abdiyeyadan5789 6 жыл бұрын
Walleee fan waa kii hore.
@senoritahamda1417
@senoritahamda1417 9 жыл бұрын
Waxba ka Dhacey Meesha
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 ай бұрын
Waw xasan
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Qiimaynta noloshiyo siduu ii qadariya amba ugu qushuuca yartan waysu qalanaa
@khadarmaxanudaxmed2050
@khadarmaxanudaxmed2050 2 жыл бұрын
Musikada i dishay cabdisalan Jimmy
@baxnaano1436
@baxnaano1436 2 жыл бұрын
Qalbi nuura (?) iidaa
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Idawaqaca
Рет қаралды 198 М.
Maqool iyo sulfa  heestii ilwaad qurux
10:37
7Selel
Рет қаралды 1,8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 703 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 822 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 417 М.
fadumo haldha heesti qalanjo
8:28
bigabdi1
Рет қаралды 299 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD
26:50
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 147 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН