Haaruun Arrashiid | Sannadna Wuu Duuli Jiray Sannadna Wuu Xaji Jiray...!

  Рет қаралды 61,008

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Boggeena Facebook:
www.facebook.c...
Xigasho :
mawdoo3.com/نب...
mawdoo3.com/حي...
• هارون الرشيد ، الملك ا...
sotor.com/نبذة...

Пікірлер: 174
@queenacishqi1
@queenacishqi1 4 жыл бұрын
Waxaa tahay runtiii fariiid yar🤴 waxaadna cagta saartay wadada cilmiga baxthiga iyo hogaaamintaa waxaadna meelo badan uga egtahay sheikh mustafe Waxaan kuu rajeeynaa wanaaaga qalbigaaaga ka guuxaaayo iyo riyooyinkaada aad mustaqbalka leedahay inuu illaahey kuu rumeeyo🤲🙏🙏🙏 waxaa kaa bidhaamaayo mustaqbal ifaaayo illaaheey kuma hoojiyo🤲 hana kaa dhigo ninkii dhaliyarada ahaaa ee illaahey ku mideeysiiyay soomaalida hogaamitiida iyo cadaaladiisa aawgiisa inshaallaah🙏🤴🌺😍
@cabdikafinuur3792
@cabdikafinuur3792 4 жыл бұрын
⁰⁰⁰
@om-os2wc
@om-os2wc 4 жыл бұрын
صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@mustafeAbdiqani
@mustafeAbdiqani 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. جزاك الله أحسن الجزاء.
@muktarcadde9777
@muktarcadde9777 4 жыл бұрын
maasha allh allh hynoo soo saaro noociisa camal maanta halyeey muslim.ah ayuu ahaa zxp cilmigaaga allh hakuu barakeeyo
@abdurazack4u
@abdurazack4u 4 жыл бұрын
Mnsha Allah, Ummadda Islaamku Hogaamiyayaal Sharaf, Diin iyo Cilmiba Ilaahay Usugu daray ayay lahaayeen , Ilaahay Ha U raxmado Haaruun Arashiid, Wuxuu Ummada Islaamka uga tagey Dhaxal la taaban karo, Jasaakallaahu Kheyran Walal Aadan. ❤ . "Aqoonta Diintu Waa billawga Horumarka iyo Hogaaminta Fiican , Waxaad ka dheehanaysaa Hoggaamiyayaashii Ummada Islaamka Soo maray"
@footballevents.2264
@footballevents.2264 4 жыл бұрын
Masha Allah waqada Harun direy dokumentry carabi ka dawadey wan xasusta runti.waxan kale xasusta Bahluul markan maqlo Harun Bahluul harun wuxu kula talin jirey inu aqira ilawin.
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Muslimka dharaar waxay soo mareen xoog badnaayeeen😍❤
@jamiilaquruxwanaag128
@jamiilaquruxwanaag128 4 жыл бұрын
بارك الله الله فيك
@BaalPodcast
@BaalPodcast 4 жыл бұрын
Waaan Ku salaamay wll aadan sahan wll. Waan Ku ciranahay barnaamijyadaada aad ayaana oga hela sii wad wll Waad mahadsan tahay.
@liibaanali2843
@liibaanali2843 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakumul qeer wll
@xamsebulkaofficial18
@xamsebulkaofficial18 4 жыл бұрын
Masha llh walal Adan
@kahankaxaqiiqada1914
@kahankaxaqiiqada1914 4 жыл бұрын
alle ha u naxariisto wadaadka.
@ibh7465
@ibh7465 4 жыл бұрын
هارون الرشيد على فراش الموت فقال لمن حوله: أريد أن أرى قبرى الذى أدفن فيه؟ فحملوا هارون الرشيد إلى قبره .. فنظر هارون إلى القبر وبكى، ثم التفت إلى الناس من حوله وقال: {مَا أَغْنَى عَنِّي مَالِيهْ * هَلَكَ عَنِّي سُلْطَانِيهْ} ثم رفع رأسه إلى السماء وبكى وقال: يا من لا يزول ملكه ارحم من قد زال ملكه يا إلهي أنت ربي ذو الجلال والإكرام يا إلهي فعف عني واهدني ولا تتركني شكرا أستاذنا جزاك الله جنات النعيم
@axmedserbioofficial
@axmedserbioofficial 4 жыл бұрын
Mash alah RAMADAN MUBARAK sahaka xogaha❤
@abdillaahi1248
@abdillaahi1248 4 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr
@Daadaxx
@Daadaxx 4 жыл бұрын
Sidaan urabey Inad soo diyaariso Alle haka abaal mariyo walal
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@musecabdinuur6257
@musecabdinuur6257 4 жыл бұрын
Mashallah ❤️
@bilaljama9048
@bilaljama9048 4 жыл бұрын
Thanks pro
@muhammadalamin7916
@muhammadalamin7916 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@bileahmed875
@bileahmed875 4 жыл бұрын
JazakaAllah
@awomohamed4400
@awomohamed4400 4 жыл бұрын
Masha allah wll aadan yare shugran alle hakuugu daro miisanka xasanadka dadallkaaga farabadan
@maaxdamurtida9614
@maaxdamurtida9614 4 жыл бұрын
Wllkey mcn adan ilaahay ha kula qabdo lakayaba inaan noqdo daliyahaka khaaska ah walaahay waan kuku daydaa 💗💗💗💗💗💖💖💖
@zaharahamadu7919
@zaharahamadu7919 4 жыл бұрын
Aniga wilkan iyo Sheikh Mustafa marka seexanayo inan shito ayan ku seexadaa intaa an hurdada ilaa tagtonaa marka jikada ku jiraa dhageystaaa wan jeclahay waayo waxwalba wuu kala dhiga🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 4 жыл бұрын
Mahadsanid adan sahan
@hamaschannel801
@hamaschannel801 4 жыл бұрын
Thank you macalin
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxpkay sahanka
@suheybruumi658
@suheybruumi658 4 жыл бұрын
Masha Allah. Walaalkey Allah aakuxifdiyo cilmiga iyi waayo aragnimadaa nabareydsidna Allah aakaajazaa'i siiyo.
@updinasir8081
@updinasir8081 4 жыл бұрын
mansha allah
@niyadsameofficial5509
@niyadsameofficial5509 4 жыл бұрын
Mashalh sxb Qisoyinka aaxabada manoso gudbisid adoo mahd san 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@maxamedaxmed8623
@maxamedaxmed8623 2 жыл бұрын
Maashaa alaah Ala ha ku xifdiyo
@nawaalomar9163
@nawaalomar9163 4 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 4 жыл бұрын
Msh allh wllky
@mursalsiyaat3477
@mursalsiyaat3477 4 жыл бұрын
Masha alh halgamaa ayuu ahey abuu jacfar ilhey ha u naxariisto
@أبوسلمانالسناجيالصومالي
@أبوسلمانالسناجيالصومالي 4 жыл бұрын
Aadan Sahan Allah Haku Barakeeyo wllo Madaxdii Muslimiinta In Nala Xasuusiyo Aad Baan Ugu Baahanahay waanuna Kaa Sugaynaa Inta Kale insha allah
@Akvlogs_2025
@Akvlogs_2025 4 жыл бұрын
Harruun arrashiid wa #amiirkii #Baqdad dhisay. Weliba wuxu xajiyey isagoo amiira oo lugaynaya from ciraaq to makah
@abdimalikmohamud5761
@abdimalikmohamud5761 4 жыл бұрын
Masha Allah
@munibadam6607
@munibadam6607 4 жыл бұрын
Keep going pro inshallah
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 4 жыл бұрын
Ustaad aadam✊✊😍😍
@ahmedsane4703
@ahmedsane4703 4 жыл бұрын
THANKS TEACHER
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
subax wanaaagsan soomaalaaay thanks wll👍
@abdirahmaanmahad665
@abdirahmaanmahad665 4 жыл бұрын
Sxp horay usoco m.sh illaahay hakudhowro
@harrykane2398
@harrykane2398 4 жыл бұрын
Masha allh wll ilahay haku barakeeyo xogaha aad nala wadaga to boqoLkiiba % waa xogu muhiim ah
@nimcushyusuf1148
@nimcushyusuf1148 4 жыл бұрын
Xaqiqdi Wxa thy Harun rashidka Somalia Ilhy haku xafido wll❤️🤗☺️
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 жыл бұрын
Mnsha Allah ustaad
@hoodoqani4126
@hoodoqani4126 4 жыл бұрын
ilhay haku xafido
@ayaanlehetie3974
@ayaanlehetie3974 4 жыл бұрын
Ramadan kareem
@najmaali3911
@najmaali3911 4 жыл бұрын
İlaahay hayna mariyo wadadiisa aadanow wll allah haku sharfe ha joojin dadaalkaaga koleyba caqabada badan waad lakul maysaaye lkn yey hadafkaaga kaa joojin anagaa garabkaaga ah marksta ilahy ka sokow
@abdiqanigaafane1981
@abdiqanigaafane1981 4 жыл бұрын
CilmiGa alle haku barakeyo wll
@sahalcarte
@sahalcarte 4 жыл бұрын
Waxan kabartay bartan chanalkenan sahan ka xogaha waxanan kabaran xata jamacada allaha kubarakeyo hore usoco wll
@mohaamiin6152
@mohaamiin6152 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo
@ahmedbilbil21
@ahmedbilbil21 4 жыл бұрын
ManshaAllah wll
@misshamdi1801
@misshamdi1801 4 жыл бұрын
Mansha Allah walalkey aad Ayan ugahelay channel kada hadan kusobiray jazzakallah
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 4 жыл бұрын
Adan khadar 22 jirka KZbinleyda Somalida ugu aqoonta iyo waxtarka badan muuqaaladaada waxaan ku qbaaa kalsoonida ugu dambeyso wx walbo aad isoi gaarsiiso agteyda cilmi dahabi ah ayay ka yihiin
@canabali4825
@canabali4825 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@MohammedAhmed-gn9dp
@MohammedAhmed-gn9dp 4 жыл бұрын
Allow ku xifdi waxaan kaaga fadhinaa in aad xalaqo xalaqo in aad noogu sameeyso haaruuna rashiid taariqdiisa please 1❤❤❤❤❤❤❤❤
@tayasirmohamed8373
@tayasirmohamed8373 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal😍
@xaqiiqymc1562
@xaqiiqymc1562 4 жыл бұрын
Thanks brother Zzbo isoobooqda youtube
@NuurAbdimohmedAshcari
@NuurAbdimohmedAshcari 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto suufigii cilmiga io calamka. Haaruunu rashiidi
@HAKIKfacts
@HAKIKfacts 4 жыл бұрын
asc wr wb wll adan shukran noso diyaar tarikhda xajaj ibnu yusuf mahadsanid
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha unaxaristo kuwii ku daydana ha naga dhigo
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mansha Alaah
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
Guulayso Wll Aadan Waanu ku garab taaganahay markasta.🙌✊
@sooyaal8424
@sooyaal8424 4 жыл бұрын
شكر
@harunke3035
@harunke3035 4 жыл бұрын
MashaAllah waxan kufarahsanahay inan magacesa camal Änwataa 💓💓💓Alhamdulilah
@saadaqmascud8029
@saadaqmascud8029 2 жыл бұрын
man sha allah
@wardaismail2064
@wardaismail2064 4 жыл бұрын
masha allah hore usoco hadaanan subaxdi markan weelka meydhayo dhageysan waxba maba qaban kro waa barnaamij aad kaga boqo neyso taarikho wanagsan jazakallaahu khyr
@siciidmaxamuud1545
@siciidmaxamuud1545 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha♥️
@abdallahassan5703
@abdallahassan5703 4 жыл бұрын
Sxp wxan ku weydinaya ciyarta chess (الشطرنج) ka ma danbi baa??
@drsakirmohamudoogle3349
@drsakirmohamudoogle3349 4 жыл бұрын
ASc waLaaL aadaN❤👆😘
@apdirisaaqmaxamuud9998
@apdirisaaqmaxamuud9998 4 жыл бұрын
Mamzha allah
@suhaypdacaro1591
@suhaypdacaro1591 4 жыл бұрын
Imiga waad soobadisaa timeka inga yaree si aan ugu xiisno aadan wllo
@abuubakarjeerow7937
@abuubakarjeerow7937 4 жыл бұрын
Thanks #wll keep going
@mohamadshaakir2824
@mohamadshaakir2824 4 жыл бұрын
Asc Adan wn ku salaame wll. Salaan kadib waxaan kaa rbaa buug ama kutub ka hdlaya taariikhda Khilaafkan Ee Haaruun Al Rashiid adigoo mahadsan.
@kanaalkadunida1062
@kanaalkadunida1062 4 жыл бұрын
Adan sahan ❤
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Op nin weyn baad keentay maanta Ninkaan waxaa taariiqdiisa ku cayaaray kitaabka ألف ليلة وليلة
@muktarcadde9777
@muktarcadde9777 4 жыл бұрын
maasha allh
@barkhatmuhomed8865
@barkhatmuhomed8865 4 жыл бұрын
waa mxy HANDASAHU
@mahamudtimacade8894
@mahamudtimacade8894 4 жыл бұрын
thnk u, bro
@najmaali3911
@najmaali3911 4 жыл бұрын
رضي الله عنه وأرضاه
@hadaarifilmsvlogs5635
@hadaarifilmsvlogs5635 4 жыл бұрын
Aadan sahan taariikh yahan dhamys tiran
@nbbiindhe3025
@nbbiindhe3025 4 жыл бұрын
zxp waan ku taageeraa
@apdirahmanzilvo1476
@apdirahmanzilvo1476 4 жыл бұрын
Alle hakuu siYaadiYo Garaadka iYo garashadaba
@maxaangaadhaymaantana3049
@maxaangaadhaymaantana3049 4 жыл бұрын
Aadan sahan alle haku sharfee maxaad Kula talinusaa dhalin yarada 25 ka yar
@abdulhakimaburashid1303
@abdulhakimaburashid1303 4 жыл бұрын
Wll waxan ka sugeena geesiyadii soo maray somalida kuwa ku dayashada mudan 🙏🙏
@asadabdiartan8779
@asadabdiartan8779 4 жыл бұрын
Allaha kaa ajar siiyo wllshy
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
CM RAMADAAM KARIIIM🌳🌳🌳🌳
@amiinfj3140
@amiinfj3140 4 жыл бұрын
Adaanow sidaadii hore kaama hay no
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 2 жыл бұрын
#amiir ilahay hayga dhigo.
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
❤❤❤
@khalidomar1800
@khalidomar1800 4 жыл бұрын
Wll aadan sharafi korkaga ha ahaato
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Mnsha allh mclinkayaga dawlada inaa soo celiyo jeclahy
@MotriviaTv
@MotriviaTv 4 жыл бұрын
@sahanka xogaha Kwrn musasalka بهلول الحكيم ma kula thy in Haruun Al_rashiid lagu dhalecaynayo.
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 4 жыл бұрын
Maansha Allah Maansha Allah
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 2 жыл бұрын
Teacher aan jeclahay🍫
@dharaartechnology5309
@dharaartechnology5309 4 жыл бұрын
Aadanow waxaa tahay halyey runta soo bandhiga magacaygu waa muxyidii axmed markasta waxaan jecelahay inaan lakulmo oon wax ka kororsado dadka aqoonta iyo garaadka usaaxiibka ah adiguna waxaa tahay qofka kaliya ee aan isku da,da nahay aanse jeclahay inaan wax kafaa iidaysto
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Wcs walalo waa mahad san Intii aad no da.adaliyed way Badan Tahay videoyowyadadu way Iska Soo dabo Nacaysan
@hassanmoalim9049
@hassanmoalim9049 4 жыл бұрын
Go ahead
@amazik5216
@amazik5216 4 жыл бұрын
Aadanaw boobsiinta nagadaa 🙅 Maalinba mid soogali wll 💖🙏 CASHIR IYO CADBA WAALAYARAYSTAA 😇
@amazik5216
@amazik5216 4 жыл бұрын
👏👏👏
@rumanarab4471
@rumanarab4471 4 жыл бұрын
🤨
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
Waa runta zhp sasaa yara haboon
@ameinahmet365
@ameinahmet365 4 жыл бұрын
WAD KU MAHAD SNTY DADLKAGA DHANKA ISLAMKA AAD NOGU IFTIMINAYSO ......😍
@252_cabetano
@252_cabetano 4 жыл бұрын
Hakka ka sii was wllo qali
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
Adduun i khatal...! | maxay xikmaddu nolosheenna u tartaa?!
13:04
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
Xikmadaha Suqraad | Murti Dhaxalgal Ahayd 24 Qarni.
14:33
Sahanka
Рет қаралды 142 М.
Xikmadaha Buhluul Murtiile.
11:07
Sahanka
Рет қаралды 167 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 32 М.
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
Al- Khadaabi | Geesigii Allifay Ku Dhufoo Ka Dhaqaaqda.
12:29
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 48 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН