No video

Hab i Sii Ma Ceeb Baa?! || Xaliimo Kh. Magool & Axmed C. Cigaal || HD +Lyrics

  Рет қаралды 318,476

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: HAB I SII MA CEEB BAA?!
EREYADA: ABWAAN YUUSUF XAAJI MAXAMED DUBBE
(YUUSUF QURBAAWI)
LAXANKA: AXMED CALI CIGAAL
LUUQDA: AXMED C. CIGAAL & XALIIMO KH. MAGOOL
RIWAAYADDII: HAGARDAAMADA GUURKA HORTA
YAA KA MASUUL AH?
1981
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 78
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
👉🏽 kzbin.info/door/P9Tt3bZxPVnde2GatyHY8Q 🙏🏼☺️🕶🤏🏾
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 2 жыл бұрын
Saxiib hees waxa jirta ay qaadan fadumo duur iyo saciid mire xaydar oo la yiraahdo wa inoo haatan iyo orod laxan iyo music macaan baa saaran
@Mawliidmaxaa
@Mawliidmaxaa 9 ай бұрын
Lll
@Mawliidmaxaa
@Mawliidmaxaa 9 ай бұрын
Llllll
@Mawliidmaxaa
@Mawliidmaxaa 9 ай бұрын
Llll
@Mawliidmaxaa
@Mawliidmaxaa 9 ай бұрын
Lllll
@AhmedCareef
@AhmedCareef 2 ай бұрын
Waa heestii U horreysay ee Ahmed Ali qaadayo ee aan dhamaysto anigoo hadana qirsanaa hoobalnimadiisa & inuu baarka sare kaalmaha fanka ka gaadhey.
@mumtaztaahir9231
@mumtaztaahir9231 2 ай бұрын
Hh war intaa waad iitiri walle
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 12 күн бұрын
Allhe how naxriisto magool axmedcigaal waanol yahay
@abdiazizali8795
@abdiazizali8795 9 күн бұрын
Cigaal heestan waa ku baashaalay walee ninku waaba mucjiso❤
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Alla ya raxma Maama Magool cigaal cimriga allaha ku barakeeyo Mahadsanid Mazuul Sare #Qaraam#channel👑❤️
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Aamiin Aun Eedo
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 2 жыл бұрын
Legends baa is helay xaqiqv
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 10 күн бұрын
Maxaan kini Ku dheelmaday 😁
@maxamudgacmadheere4608
@maxamudgacmadheere4608 Жыл бұрын
Abwaan Qurbaawi wuxuu la dhashay Abwanki weyna Cismaan Askari
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 ай бұрын
*Lama dhalan wll ee iska hubi CISMAAN ASKARI IYO YUUSUF XAAJI AADAN ayaa isla dhashe qabiil ahaan waa isku reer lkn waa kala JILIB xitaa oo midna waa reer burco midna waa Hargeisa* ✋
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 6 ай бұрын
Sxb lamuu dhalan cismaan Askari isku qabiilba Maaha isaaq ayunbay wadaagaan qurbaawi waa habarjeclo cismaan askarina waa ayuub waxse cismaan walaal yihiin aan ku baro ama idin baree ninkii lahaa riwaayadii muuqaalka ahayd ee Cilmi iyo caado iyo riwaayada kale ee la yidhaa kolay maba taqaanaane Gar cadaawiyo caashaq Heesaheedana waxa ka mida Hilbaheenaa isku yàa Lee Ama heesta Dayinkaan kugu dhaarshee Diiday hay maqashiin Ama heesta kalee Baxsan qaado ee silcayeey jacaylkii intuu samada ila koray Ninkaa abwaankaa waxa la yidhaa Yusuf Adam alaale Ee riwaayadahaa sameeyey waxaanay wllo yihiin abwaankaa Cismaan Adan alaale (cismaan Askari )sidaa u baro saaxiib adiyo asxaabtaadu
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 ай бұрын
@@jamaabdullahi4736 *Cismaan askari maaha nin Ayuub ah ee halkaas ku noqo wll waa Garxajis ah oo weliba Habar yoonis ahee waana xildhibaan Foosiya Xaaji Aadan adeerkeed rumee*
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 6 ай бұрын
@@mohammed-jama Kkkkkk Maaha wll waa ayuub adigu waraysi tag oo isaaq warayso
@alisaid2008
@alisaid2008 8 ай бұрын
Mirihii abwaan qurbaawi laxankii a.c.cigaal codka magool iyo cigaal
@ahmedidirisyuusufahmed2805
@ahmedidirisyuusufahmed2805 Жыл бұрын
Ruwayadii ay ku jirtay isoo sheega amed cali cigaal iyo shankaroon iyo magool intaasan ka sii xasuusta
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 ай бұрын
*HAGAR DAAMADA GUURKA HADA YAA KA MASUUL AH* Erayadii abwaan *QURBAAWI*
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Waxaan ahay halyeygii Hambalyada kalgacalka leh Ubax kugu hareeyee Hab isii ma ceebaa?.
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 6 ай бұрын
Sxb ma le yusuf qurbaawi malaa waxaa isaga kaa qaldamay heestan iyo heesihii riwaayadii Yusuf qurbaawi ee hagardaamada guurka sxb Tani kuma jirto riwaayadaa ee waxay Tani ka mid ahayd riwaayadii LA odhan jiray Beeraye nasiibkaa ee abwaan huryo lahaa heesaheeda kalena waxaa ka mid ahaa heesta magool kaligeed qaado ee midhaceeda ka midka yihiin Aduunyooy ba xaalkaa Hada anigi weeyaan Waa aniga anigii qosolka magoolna dhexyaslka uyahay Adhi jiri weli geed Abaal bay isku leedahay Sidaa ula soco sxb Waxaa kaloo riwaayadaa huryo heesa heesa heeda ka mida Ma dhool baa ma deegbaa ama dhanbaal wade sidaa kolba u taqaan cigaal iyo saynab cige Waxaa kale oo heesaheeda ka mida heestii saynab cige ee ahayd Sheekadu ma welibaa Miyaan kaa war bixiyaa Iyo qaar kaloo badan markaa sidaa u baro sxb heesaha yàan laysku qaldin abwaan aan lahayna la siinin fadlan
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Ай бұрын
Yuusuf qurbaawi ayaa lahaa waxay ku jirtay riwaayadii hagardaamada guur haatan yaa ka masuula isagoo la waraysanayo KZbin yaalaa
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 жыл бұрын
Heestaasi ninba xasuusbay ku leedee aniga waxay iigu jirtaa xasuus dahabiya .......
@safwanabdirahman8061
@safwanabdirahman8061 Жыл бұрын
Ereyada waxa leh Yuusuf Qurbaawi.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 2 жыл бұрын
Qaraam 100 million subscribers hada hela wa ku sin laha
@capdiafqoray3721
@capdiafqoray3721 Жыл бұрын
Maxdii qurbani
@rashidabukar4162
@rashidabukar4162 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb qaaraami mcn
@bintuahmed6658
@bintuahmed6658 Жыл бұрын
Ka huleeyi ma ceeba هههههههههه ....""🤣🤣.....adkataaye
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Erayadaan ma leh abwaan Dacar waxaa leh abwaankaas lagu qoray oo dabcan Hargeysa haatan ku nool Yuusuf Qurbaawi, Yuusuf Qurbaawi sidaan maqlay wuxuu adeerkiis Aabbihiis la dhashay yahay Wasiirkii hore DFS Mr Dubbe. Dib u baar sxb heesaha riwaayadanu waa badan yihiin ee odaygu leeyahay waxaa ka mid ah heeska GORAYO CAWL oo isla labadaan hoobal wada qaadaan. Mahadsanid
@maxamudgacmadheere4608
@maxamudgacmadheere4608 Жыл бұрын
Waxan filayaa inuu ereyada lahaa AUN Yuusuf Qurbaawi . Iyo ruwaayadii Hagardaamada Guurka Haatan yaa mas'uul ka ah oo la dhigay 1981
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Ай бұрын
Abwaanka lawaraysanayo KZbin yaala yuusuf qurbaawi ayaa lahaa
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Hay jcylka wada hayso jah
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Walahy axmed cali cigaal codkiisu sibuu isu taaga dadka kama dago xooge
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Dadka ha dhihin ee ani dheh axmed cali cigaal fanaan dhameystiran waye laxan music iyo luuqba dhameystiran
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Libaax nimaan aqoon baa lax ka rita😁 Axmed Cali Cigaal Wuxuu u ahaa Fankii oo qof ah inta fanku ka koobnaa oo dhan buu kulan saday Waaba dhif iyo Naadir in la helo isagoo kale.
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Жыл бұрын
Kula arkay laxankiisa wa Xooga wuu yar taagtagan yahy
@adamabdi743
@adamabdi743 8 ай бұрын
​@@qancisokukis2496laxan dabcan kuwuu isagu qaado alto ayaa ku badan waana dhuuntiisa lkn heesaha loogu jecelyahay ee kharda daahir ku luuqeyso iyo heeso kaloo badanba isagaa laxameyay haduu number 1 eheen xaga laxanka waa 3da ugu horeeya
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
Axmed cali waan isku qasbaa uun mooyaane Codkiisu igama daa dago😁 Salaan sare sxb baryahan lagumaba hayee ⁉️
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Hhhh
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Wlhi aniga way iigu baxdaa sxb maxamed Mooge ayaanay iigu bixin
@mohamedomer1538
@mohamedomer1538 2 жыл бұрын
Magool sooma ransdànka
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Niyahow ana Samatar baanay heesihiisu iga daadagin😅 balse Cigaal la igama maro.
@alihaji9416
@alihaji9416 9 ай бұрын
1. Kuluc 2. Abdi tahliil 3. Tubeec 4. Samatar 5. Dhuule 6. M mooge 7. Joof 8. Qalinle 9. Guure 10. Sulfa 11. Said bouh 12. Hayder 13. Darbi 15. Gacalow 16. Labasuul 17. Kabanle 18. Shaacir 19. Guroon jire 20. Garabyare
@ahmedidirisyuusufahmed2805
@ahmedidirisyuusufahmed2805 Жыл бұрын
oo walibaa loo tumayo misuga heesan oo dhan xasuus ayey igu reeben
@user-oq2iv1ih2s
@user-oq2iv1ih2s 4 ай бұрын
thanks
@user-eo5td7lw4e
@user-eo5td7lw4e Жыл бұрын
😊
@qaliilcargoservices
@qaliilcargoservices 10 ай бұрын
Hi
@user-te5in5zr2t
@user-te5in5zr2t 6 ай бұрын
4:57
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Mahadsnid sxb hees aan aad uraadinayay
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Hadan codkiisu ma xuma mooji waxay tahay
@abdisalamabdule899
@abdisalamabdule899 Жыл бұрын
Y
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 395 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 127 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16