Hadaan Ogaan Lahaa Dartaa Uma Washteen Full

  Рет қаралды 24,476

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 4 ай бұрын
Anina labo jeer ayaa laysku kay badalay waxan is leeyahy qofka kaliyeee iga samir badan waaye wiilkaasi allah nolsha u qurxiyo allah siiyo oori baariya
@FartuunSabariin
@FartuunSabariin 12 күн бұрын
Allah akber scw scw scw ☝️ 🤲 😭 ilahow unaxariso amiin yarabi ❤❤😢😢😢 13:53
@ApdalaMouta
@ApdalaMouta 4 ай бұрын
Walal igula sali nabiga mohamed n n k h. Scw
@Hodan1-vk3nv
@Hodan1-vk3nv 4 ай бұрын
Scw
@mfayz980
@mfayz980 4 ай бұрын
@Nafisafaarax-e3w
@Nafisafaarax-e3w 4 ай бұрын
Scw scw scw scw
@youngmafia174
@youngmafia174 4 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@WilliyoCabduqaadir
@WilliyoCabduqaadir 4 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@zamzamibrahim6977
@zamzamibrahim6977 4 ай бұрын
Walal Rafaat waasoomartay ...nolol kala sameyso wax waqri aah haiska luminin Gabar wanagsaan Oo farxat kusisa Allah hakuso sahla I.a Akhara iyo adunba guulan kuurajeyna ...Allah qalbiga hakuuqaboojiya walal❤
@FARDOWSOAPDIFITAX
@FARDOWSOAPDIFITAX 4 ай бұрын
Wllky adina alllha midwanagsan haku siiyo ayadana allha so hadyeeyo runti nolol adag waa somartey wllkyew astaqfarta ,saliga nabiga badi isbadal weyn baa arkeysa runti intan hiigsi daawanayey malinba qiso cusub oo cimriqaadasho ah ayaan ku arka allha naso hadyeeyo dhamaanteeen😢🤲🤲
@123xamda
@123xamda 4 ай бұрын
Allh ha soo hanuuniyo adigana illhy nolol quruxbadan hakugu badalo😢
@KhadijaGedi-n2f
@KhadijaGedi-n2f 3 ай бұрын
Wllhi hanun wye Abowe mustaqbal iyo nolal wanagzan sameyso illahey dhala saro walalkey allha kusaxlo gawar fican Oo kuqalanto abowe niyada qer ushek 😢😢😢😢
@FartuunSabariin
@FartuunSabariin 12 күн бұрын
Walhi wankxumahy Wllkeygii ilahow unaxariso yarabi wll guleso walig ❤❤❤😢😢😢
@AniisoHassan
@AniisoHassan 4 күн бұрын
Aaamiin yaarabi 🤲 😢 illahy ka kuu sahlo gabar wanaagsan wllky guurso
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 4 ай бұрын
alla waa qiso xanuun badan ax ax ax walaal key n illaah badal qheyr qabo allaha usahlo olaadisane olaad baari ah allaha uga dhigo waa qiso xanuun badan wallahi 😢😢😢😢😢
@amaalcadeey735
@amaalcadeey735 4 ай бұрын
Ilaah qalbiga haku qabojiyo gabar wanagsana ilaah haku sahlo wll guur qurbo wey adag thy gabar ku fahanta ilah kaga baryena wll 😢
@XilkasAli09
@XilkasAli09 4 ай бұрын
Wllhi waa qiso aad uxanuun badn abwe illahy qalpiga hakuu dejiyo insha allah waxan alle kaga barinaya mid saalixad ah inuu illahy kuu sahlo ayada illahy hasoo hanuuniyo 😢
@suleekhahappy2418
@suleekhahappy2418 4 ай бұрын
Dadka daacada ah dhaawaca iyo khiyaanadu waa mid aad moodo in iyaga uun loo qoraY ilaahay gabadh ka fiican ka wanaagzan cariurtaada hooyo fican u noqoto alle hakuugu badalo iyadana ilaahay nabsigaaga haka zoo ifiYo 🤲🤕
@AniisoHassan
@AniisoHassan 4 күн бұрын
Alla wlhi waa qiso xanuun badan planka oofin bay rabtaa, illahy ha kuu sahlo gabar wanaagsan wllky 🤲😢
@Saaruushpea
@Saaruushpea 4 ай бұрын
Gabar qeyr qabto allah kusahlo😢😢🤲🏻
@zaphiyamahamuod6032
@zaphiyamahamuod6032 4 ай бұрын
Allaha qalbiga hakuu qaboojiyo apowe ayadana allaha suhanuuniyo carurta yaryarana ee hoyada uehed alla hakulakoriyo waxaa kurajeynaa gabadh wngzan oo salixad ah in alle gacantaa soo galiyo guur qurbo runtii dhibkeeda iskaledeheey inkastoo lakala wngzanyahy badqab io cafimad kurajeynaa inzha allah
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 4 ай бұрын
Wllky qaali allh kuxiftiyo Wd liibaani Insh Allah guul iyo gabonamo
@nimcomaxamednimco-ff6yw
@nimcomaxamednimco-ff6yw 4 ай бұрын
Wll ilaahay qalbiga hakaaga reebo wllo ishaalaah badal khyr qaba waad heli😢
@MaymuumAhmed
@MaymuumAhmed 4 ай бұрын
ilaahow mid wanaagsan zii🤲🤲🤲
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 4 ай бұрын
Amiin dhamaan alle ha unaxariisto wiilka qalbiga alle Ha uqabooji
@AsdeboHassan
@AsdeboHassan 2 күн бұрын
Asc.yaa.Allaah
@KhadrogacamayNuur
@KhadrogacamayNuur 4 ай бұрын
ilaahay mid ka khayr badan ha kusiiyo wll ayadan hadii hanuun uqoranyahay hasoohanuuniyo😢
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 4 ай бұрын
Subaxanallh waaa qiiso xanuun badan 😢😢 runtiiii 😢😢😢😢
@NasteexoXaashi-b4m
@NasteexoXaashi-b4m 28 күн бұрын
Amiin Gabadh khyre qabta Alle ha ku siiyo 🙏
@SowdoAbdilahi
@SowdoAbdilahi 4 ай бұрын
Wlhi waa ilmeeye 😢wllkey allh waxaa kaaga baryaa mid kheer qabto inuu kuu sahlo ayadana allh ha soo hadeeyo waxaa dhaho ma aqaano🥹
@HappyRay-x7y
@HappyRay-x7y 4 ай бұрын
Wallahi waa qiso xanun badan runti adunku wax la arkeyn maleh ilah waxan ubaryaa in ilahay qalbiga u qabojiyoo wan il meyey runti 😢😟
@WilliyoCabduqaadir
@WilliyoCabduqaadir 4 ай бұрын
Aabo allaah ha u naxariisto wll adigana gawar wanagsanallaah haku sahlo salaada iyo ducada badso wll 2wada caruurna allaah haku barbaariyo wadada diinta islaamka
@SuleimanAbdi-h9b
@SuleimanAbdi-h9b 4 ай бұрын
Amiiiiiiiiiiin yarabi
@caishaabdi425
@caishaabdi425 4 ай бұрын
Mid wanaagsan alle hausahlo niyada na alle ha uka reebo 😢😢
@iqraali6298
@iqraali6298 4 ай бұрын
Ilahay qalbiga haku qabojiyo hadana waxba kama halabayan walalahaga aya garbkaga tagan I.a Ilahay haku sahlo mid wanaagsan wllky
@MaryanAbdiAli-s1s
@MaryanAbdiAli-s1s 4 ай бұрын
Ax waa qiso xaanun badn wll ilahey qabliga ha kuu qabojiyo gabdh qeer qabtana Alaha ku siiyo ❤
@xabiiboibrahim151
@xabiiboibrahim151 3 ай бұрын
Allha unaxaristo dhmantodab 😭😭
@XasanMaxamad-i6s
@XasanMaxamad-i6s 4 ай бұрын
Wllky xanuun badan ayaa ku soo maray darted ayaad u walatey Allh ku siiyo gabadh wngsn Danbi weyn ayay gashay iyadana Allh u danbi dhaafo
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 4 ай бұрын
Subxana allllah 😢😢😢😢😢😢 taas waaba qaracan xasbuna allahh nin kas maba qabee meyey iskala noshey bisinka taas waaa sheydan mad wll sorry mid ka qer qqabto alle ha kuu sahlo
@Khayodoonka
@Khayodoonka 4 ай бұрын
Adunyadaan waxn la arkayn waa wajiga ale un❤
@hanihassan4472
@hanihassan4472 4 ай бұрын
Allha qalbi kuqawujeyo abowe aamiin yarabi 😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MusdhafIsaq
@MusdhafIsaq 4 ай бұрын
Asc sxb salan kidib lambarkaga isoo sheeg sxb qiso ani ugu dhacdey ayaan kuu sheegi rabaa sxb mcn
@SaidFatuma-h5s
@SaidFatuma-h5s 4 ай бұрын
Ani ilawadag qisada
@HappyRay-x7y
@HappyRay-x7y 4 ай бұрын
Allah gabar qayr qabtoo kusiyoo amin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭
@Cabdirahman-w5g
@Cabdirahman-w5g 4 ай бұрын
Allah so hanuniyo inshalha waa qiso xanun badan 😢😢😢
@NastehaNura
@NastehaNura 4 ай бұрын
Wlhi Waa qisa hanun badhan
@MulkiHossin
@MulkiHossin 4 ай бұрын
Ilaahey badalkeyda oo ka fcn ilaahey ha ku siiyo wall
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 4 ай бұрын
Ax wlhi waa qiso xanuun badan I.a samir kaga ayaad ku kheyraysaa abowe I.a wad helaysaa mid ku ilowsiiso😊 wlhi uma qalantid sidaa
@xaliimo5169
@xaliimo5169 4 ай бұрын
Allaah ha ku salomidka kherbadan ayadana allaah hasohanuuniyo
@ابال-ن8م
@ابال-ن8م 4 ай бұрын
Allah mid bari eh haku salo 😢
@FatimaFatimaabdi
@FatimaFatimaabdi 3 ай бұрын
Alle ha ku siyo gabar wangsan oo ada ku dagato abowe
@ziinamao5987
@ziinamao5987 4 ай бұрын
Amaan Allah sub xan lha Allah qeyr ka ha ku sahalo
@fardowsomaxamed7182
@fardowsomaxamed7182 Ай бұрын
Wlhi waa qso xnuun badna Ale ku qbjiyo qlbiga nolala wngasn iyo gbar fcn ale ku syo wll😢 yaa Allha wilkan udhbdhama yaa rbi
@mfayz980
@mfayz980 4 ай бұрын
Alle mid ka fiican oo wanagsan haku siiyo walalo
@ZamzamRashiid-c4y
@ZamzamRashiid-c4y 4 ай бұрын
Ilahayy gapar wngzn hasiiyo padalkeda😢❤
@IstahilSahut
@IstahilSahut 2 ай бұрын
Wlhi qisadan wlaqirody alle hka farxiyo😢😭😭😭😭
@Khayodoonka
@Khayodoonka 4 ай бұрын
Iduceeya inaa uk galo plz❤
@SakiyoHassan-pw3qg
@SakiyoHassan-pw3qg 4 ай бұрын
Wllky mid fcn Allah hakusiiyo iyadana horteeda aykaheleesaa
@Asturan-i1y
@Asturan-i1y 4 ай бұрын
SubxanaAllh😭 wllhii wayab qisadan 😥
@Qalbiqaali-i9y
@Qalbiqaali-i9y 4 ай бұрын
Qiso xanonbadan wayey ilaxay qalbigada xakasaro mid kalo Kerqabto xaku xibeyo walalo 😢
@MOWLIIDSHEIKHMOHAMED
@MOWLIIDSHEIKHMOHAMED 4 ай бұрын
😢😢adunyaa sijnul mu,muin
@FatxiKaamil-q3e
@FatxiKaamil-q3e 4 ай бұрын
Ilhy wall hakuu sahlo mid nolosha kula fahanta oo wanaagsan oo ixtiraam leh
@RoodaSharaf
@RoodaSharaf 4 ай бұрын
Wll ilahay haso hadeyo adigana noloshada iska raco imika ciyalkagina way wawaynaden walalahana way ku garab tagan yihiin walhi waqiso xanunbadan 😢😢😢ilahay gabar dhibatadodhan kamaydha ilahay hakusiyo amin amin amin
@sawayoali9907
@sawayoali9907 4 ай бұрын
Too sad Subhana Allah forgive her.Yaa grant us the right path.
@CaashaMaxamedisxaaq
@CaashaMaxamedisxaaq 4 ай бұрын
Mid salixaad Ah Allah kusahlo wallkey iska samir waxaan waa Adunyo🥺
@CanabMaxamed-y2x
@CanabMaxamed-y2x 4 ай бұрын
😢😢😪😪😪
@CaaliyaamCaaliya-eb9wr
@CaaliyaamCaaliya-eb9wr 4 ай бұрын
Ala anaa ugu horeeye
@QaasimMohamed-c4t
@QaasimMohamed-c4t 4 ай бұрын
Anaa kuxig😂
@KadraBogoreh
@KadraBogoreh 4 ай бұрын
Qiso layabley 😢😢😢😢
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 4 ай бұрын
Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah 😢😢 ilaahey swt ha soo hanuuniyo I.a adiga ilaahey swt gawar wanaagsan hakuu sahlo I.a
@CabdullahiCabdicali-i3n
@CabdullahiCabdicali-i3n 4 ай бұрын
Walaal subar carab guul
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 4 ай бұрын
Allah ku siyo mid eyaga Ka fiicno oo ka barako badan
@RahmaS-m2n
@RahmaS-m2n 4 ай бұрын
Subxana allha Wlhi yabaway
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 4 ай бұрын
Allah ku sahlo walalkey macan
@adanmohamed6031
@adanmohamed6031 4 ай бұрын
Allah faraj hakuufuru aamiin😂😂😂😂😂
@XafsoCabdi-qv7vd
@XafsoCabdi-qv7vd 4 ай бұрын
Tani waa qiso qalpi taabat ah
@HafsaMuuse-z7z
@HafsaMuuse-z7z 4 ай бұрын
wll nolol warta waxkudhipa rapi kuma tuzo aduunyadan wax kasta wa la arka❤
@OmarArasanomar
@OmarArasanomar Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasraNashad-z4l
@NasraNashad-z4l 4 ай бұрын
Aamiin yaarabi❤❤
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman 4 ай бұрын
Wll ila so xidhidhsi plz wiilkaas 😢❤🥺
@HamdiAhmed-y3u
@HamdiAhmed-y3u 4 ай бұрын
Alle ha ugar gaaro maskiinka 😢😢😢
@shamsamireelmi4630
@shamsamireelmi4630 3 ай бұрын
ilaahayow mid wanaagsan sii 😢
@RahmaCRahman
@RahmaCRahman 2 ай бұрын
Waa Qiso xanun badan runtii😢😢
@jihaancabdimajiid4231
@jihaancabdimajiid4231 4 ай бұрын
Wlh waa qiso xanuun badan
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 4 ай бұрын
Illaaheey haguu sahlo gbr wngsn walaalkeey oo fcn meesha joogtid joogti
@FarxiyaAbdullahi-i4w
@FarxiyaAbdullahi-i4w 4 ай бұрын
Qalbiga ale hakuu qabojiyo wll😢
@SuleimanAbdi-h9b
@SuleimanAbdi-h9b 4 ай бұрын
Scw scw❤
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 4 ай бұрын
Wilka talo ahaan waxan siinaayaa inuu iska cafiyo gabadha xaaskiis ahen oo qiyaantay sawabtoo ah shalay aabaheed ayaa abaal weyn u galay aabahaas oo gabadha dhalayneh Allah u naxriisto waa aabe soomaliyed oo aad u qalbi fiicnaa 😭😭😭😭
@AbdirashiidIbraahim-g2p
@AbdirashiidIbraahim-g2p 2 ай бұрын
Dhamaan teena allha noonaxriisto
@XaliimoShiikhxasan
@XaliimoShiikhxasan 6 күн бұрын
Qiso xanuun badan 😢
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 4 ай бұрын
Aboowe badal khyr qabo allh kusiiyo
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 4 ай бұрын
Sidokale kale waalidka adiga ku dhalayneh Allah uwada naxriisto
@XaliimoShiikhxasan
@XaliimoShiikhxasan 6 күн бұрын
Aamin yaa rbi 🤲
@LadanYussuf
@LadanYussuf 4 ай бұрын
Subxanallah sorry mid kheyr qabto allaha siiyo
@IkraanCabaas-l1p
@IkraanCabaas-l1p 3 күн бұрын
Tiktok kasocoda guleyso wll 😊
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 4 ай бұрын
Subar carab 2sano kuxiranahay halqiso imadhafin balse yaabaa idilay qisadanookalana wy iidhinayd
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 4 ай бұрын
M.a wlky super carab ale haku xfdo❤
@SiidIsmaan
@SiidIsmaan 4 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😅😂
@MunaAdam-fn1un
@MunaAdam-fn1un 4 ай бұрын
Wll waxn Rabbah inan qisa kula wadago
@Saabriinidiris-o8b
@Saabriinidiris-o8b 4 ай бұрын
Anig qisa ayn raw in kula wadgo se kula wadg wllo😢
@sawayoali9907
@sawayoali9907 4 ай бұрын
May Almighty Allah grant him good muslim Your subra will take you far.take care for your children and don't tell her kids what happened to they mother too sad.
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 4 ай бұрын
Wllhi wiilka maskiinka ishiisa ayaa kaa soo baxaayo maalin uun aboowe raali noqo ayada ayaa ka shalaydoonto 😢😢 qof ayada ka fiican allah ha kuu saqiro waa diin iyo xishood ixtiraam leh ku siiyo wll waadna halaysaa maalin uun qofka diinta ku fiicn waxaa ka fiican midka aan waxba baranin wllhi 😢sorry 💔 wll
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 ай бұрын
Ellahay mid kafiican hakusiiiyo walaalkay
@rhimak.k4106
@rhimak.k4106 4 ай бұрын
Wllo xage ba lagala so xriraya?🙏🏻😊
@BahjaOsman-xj9uy
@BahjaOsman-xj9uy 4 ай бұрын
Qisadha so sad😢
@jihaancabdimajiid4231
@jihaancabdimajiid4231 4 ай бұрын
Aniga igu dar abwe waa wiil wngsn wlh 😢😢😢
@cabaasaliahmed8595
@cabaasaliahmed8595 4 ай бұрын
Amiin aaamin aaamin Aabo
@bellahaji9884
@bellahaji9884 4 ай бұрын
Amiin Yaa Rabi 🤲🤲
@Anab745
@Anab745 4 ай бұрын
Wlhi adunka waxan la arkeyn maleh
Siwirkii Hawaryar  ii qastey  ayaa malab  ii noqdey #qiso
1:04:43
HIGSI NO.1
Рет қаралды 32 М.
Balan Caashaq #qiso
46:52
HIGSI NO.1
Рет қаралды 17 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Jaceylow idaa 💔 Qiso jaceyl iyo Nacayb ah
1:04:41
QISOOYIN
Рет қаралды 23 М.
Calaamadaha lagu Garto Haddii ayku Jeceshahay |@ilayskaMaanka |
4:01
Ilayska Maanka
Рет қаралды 12 М.
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 108 М.
Danac Dumar Full #qiso
1:09:17
HIGSI NO.1
Рет қаралды 27 М.