Haddaad Dhaayo Leedahay || AHUN Saado C. Warsame & Muuse I. Qalinle || HD +Lyrics

  Рет қаралды 2,235,152

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: HADDAAD DHAAYO LEEDAHAY
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LUUQDA: MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI WARSAME
__________________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR (GAAFANE)
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
• Heeso Qisooyin/Sheekoo...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing to the channel
In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 436
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
1. 1:15 - Dhoomihii (Dhoomo): Haan-biyood weyn. 2. 1:19 - Dheeggoo (Dheeg): Labada dhinac ee laga raro geela middood. 3. 1:52 - Dhitadiina (Dhito): Caano loo keydiyey in la lulo ama la dhamo. 4. 1:55 - Dhadhab: Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; Qarow. 5. 2:25 - Waydee: Caato ahaansho. 6. 3:45 - B. Dhunkaal: Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. T. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah. 7. 6:10 - Dhigo: Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso. 8. 6:14 - Dhiil: Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto. 9. 8:38 - Dhabaq: Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid. T. Arrin iskugu kaa hagaagi wayday oo sidii la rabey u dhici wayday oo dhabaqday. 10. 9:28 - Dhabaqshaso: Wax macaan cunid. 11. 9:57 - Dhuyuc: Jaad geedaha ka mid ah aan qodax lahayn, caleemo yaryar oo laamo-laamo u baxa.
@maqashii6934
@maqashii6934 2 жыл бұрын
Wll say waeedha laga fahmayo waa"isku-dhoon kul ay tahay iga dhaari hadhacoo" Isku dhoon waa geed dudun leh hadhacna waa hoos marka hoos iga dhaari baan u fahmay
@isaksahalahmed6531
@isaksahalahmed6531 2 жыл бұрын
aad iyo Aad ninkii baadiyo somaray kula fahmaa sxb erayada
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Жыл бұрын
Dad farabadan baa ubaahan in afka hooyo loo faahfaahiyo soomaalidu tii hore ma aha dadku qubaha ayuu kuwada noolyahay
@qabixabxabinafulan3411
@qabixabxabinafulan3411 Жыл бұрын
cakugeelu
@qabixabxabinafulan3411
@qabixabxabinafulan3411 Жыл бұрын
Nina waal
@hasannajiib4831
@hasannajiib4831 2 жыл бұрын
Hestan wxn dhageesan jiray anoo ciyal schoola wakhti bay aheed aan somalia joogay lkn hada 2 jamacdood oo kal duwa ayaan ka baxay m.a 🤲nolo shana heer ka gaaray waxana igarab fadhida xaas kayga oo ila dheegesa naysa in kastoy ciyal sharma bo tahy😂 intii iga dan beesa iyo intii jiifka ku daaw naysa liketa inoo balama🤚👆 27/12/2021dhamadka sanadka from canada🇨🇦
@ugaasabdi4776
@ugaasabdi4776 Жыл бұрын
Lipx Heestaan waxaa iigu horreysay oo aan dhageysto waxay ayay 2002. Anigoo Egypt waxbarasho u joogo. Double PhD ayaan sameeyay. Xaasaskeyguna waa 3. L/A ayaana ku noolahay. Waligayna sidaadoo kale uma faantamin ee ma ciyaal la ciilay ayaa tahay?!!
@indhos1001
@indhos1001 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@mapaacha4552
@mapaacha4552 3 ай бұрын
Ciyaal sh.b. 😅
@mapaacha4552
@mapaacha4552 3 ай бұрын
​@ugaasabdi4776 Wiilal Ogadeen ah, oo reer cabdulleh ah, oo hadana mataano ah, ayaa sanadkaas(2002) jaamacad kadhiganayeen in Egypt, waxay ahaayeen reer Kismaayo....oo laoranjirey, C/ Raxmaan Sh.Maxamed iyo Cabdi/hebel...ee mataqaana walaal ?
@MohaAbdi-p7i
@MohaAbdi-p7i 3 ай бұрын
Ugaas hada ma tagtay canada
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 3 жыл бұрын
Saado Cali iyo Muse Ismaciil Qalinleh ilaahay ha u naxariisto. Heestii ugu horaysay waxay wada qaadeen 1974kii, jacaylkoodi waxay ka dhabeeyeen 1979kii oo ku aqal galeen magaaladda Muqdisho. Waxay isu leeyihin 2 hablood oo America ku nool.
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 2 жыл бұрын
No children between them.where are the 2 girls
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Haa sx wll
@mohamedh3043
@mohamedh3043 3 ай бұрын
Ciyaalkeedu waa cad cad Ahmed Naji Sacad familkiisi weeye.
@murtidhawr01
@murtidhawr01 2 жыл бұрын
Mar walboon maqlo heestan waxay niyadaygu si toosa utagtaa dhulkaygii gaarhaan ciid iyo hawd maraan ku dhagaysan jiray 💙
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
Wooow 😊 waa lamaanihii fanka ee cajiibka ahaa. Saado iyo qalinle. Badanka heeshaa ay ku wada luuqeeyaan waxay wataan dareen gaar ah. Sidoo kale labadan fanaan heesaha ugu badan iyagaa wada qaada. Waxaan sidoo kale maqlay in ay ahaayeen Lamaaane is qaba oo jacayl xad dhaaf ahi Ka dhexeeyay. Alle naxariistiisa ha siiyo labada fanaan ee qiimaha badan.
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
Oo lamaane ayeyba ahaayen miyaa?
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
@@nimc_8 Awlaaday isku dhaleen labo hablood sida maqlay alle ha u naxaristo labadoodaba
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
@@saynabfarah8626 Mashaallah aamiin wll lkn may kala tageen mise wayba isqabeen
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
@@nimc_8 way kala tageen
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
@@caashaqalbi372 mahadsanid wllo
@pharhaancashariye6200
@pharhaancashariye6200 2 жыл бұрын
Curadka aabahay baa inagoo caraaba ah rikoor nooga dheereeyay 2005 kii Markaa anigu waan daalayey kolkuu heesku soo galay cagahaa dhulka ku dhuftay Alla aduunyadii waa mac beeshay waagaa wixii aad jecleysato in la helaa adkeyd hada fartaa doonto qor waa ku agyaalaa Dunidu waxay mac tahay kolka ay dhibtu badantahay oo qiyaaliga kama rantahy💯💯
@abdulaahiabdulqaadir3470
@abdulaahiabdulqaadir3470 3 жыл бұрын
Aun muse ismaaciil qalinle iyo saada cali ilaahaw naxriista Jane kwaraabi aamiin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@MuuseMaxamed-l1x
@MuuseMaxamed-l1x 2 күн бұрын
Ilaaheey ha u naxriisto labadaan fanaan saado iyo muuse aamiin
@cismaancalicismaan9836
@cismaancalicismaan9836 3 жыл бұрын
Heestan laxankeeda yaa leh yaa ii sheegi kara, heestana ma riwaayad bay ku jirtay mise gooni ayaa loo alifay, sanadkee ayaana heestan la soo saaray, fadlan qofkii garanaya ha igu caawiyo.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Erayada: Maxamed Cali Kaariye IHN Laxanka: Xasan Great Riwaayada: Aabahay ka samree , Adiga 1973
@ubaxaxmed8754
@ubaxaxmed8754 3 жыл бұрын
M
@safiyacambashesafiya6131
@safiyacambashesafiya6131 2 жыл бұрын
erayada dhakhtarki jacaylka maxamed Cali kaariye
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 ай бұрын
Isku dhoon kol ay tahay iga dhaari hadhacoo Maxamed Cali Kaariye Xasaan sabrie afrax Saado cali warsame Muuse ismail qalinle Waa dadkii fanku ku taagna Dhamaan bahda fanka intii Dhimatay allha unaxristo Wll uduce hadii fariinti Aragto 😢🙏
@FaaisaCabdi-et2fd
@FaaisaCabdi-et2fd Жыл бұрын
Hadaan dhugo samaaniyo dhoola ka qosolkeygiyo dheehashada kalgacalka leh kuula soo dhowaada ishu kaa dhargeysaaa 🥰 AUN sado iyo qalinle lamaanihi fanka
@hamseabdi9464
@hamseabdi9464 10 ай бұрын
Miyay is qabeen
@awaleh23
@awaleh23 4 ай бұрын
Qalinle iyo saado dadkii fanka laha ayay ahayeen ❤Aun
@WllSaki-ie2cw
@WllSaki-ie2cw Жыл бұрын
Umaan dhalnin waydee Waa dhibaatadiisee Hadad dhaayo leedahay Imisaa maryaha dhigay Ku dhaqaaqay qaawani Dhintayoon dibloo arag ❤😢😢😢😢😢😢
@MahamutaliFardaale
@MahamutaliFardaale 3 ай бұрын
Illahow unaxriiso awoogy muuse ismaaci iyo saado cali warsme😢
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Dheel dheelka caashaqa Mid dhalaana aragtaye Odaygii dhalaa yimi!! 2021 Yaa dawanaya After COVED19
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 3 жыл бұрын
Dhaxaan ku sugaayo dhigihii galoolkiyo aslanaayay dhiilke ❤💚🤍
@najialihajibehe6584
@najialihajibehe6584 3 жыл бұрын
Heestan waxay ka mid ahayd Riwaayaddii "Wadnahaan Farta Ku Hayaa" . Waxaa ku jirey heeso badan oo ay ka mid ahayd heestii " dhab u fiirso" iyo heestii "haddii Ceel wal waleed" . Waxa Erayadeeda lahaa Abwaan Maxamed Ibraahiim Warsame (Hadraawi). Ma hubo cidda luuqdeeda leh ee waxaan ku maqlay Cabdi Faarax.
@abdisalanmohamed338
@abdisalanmohamed338 3 жыл бұрын
Waaaw rabi haw naxriisto marwo sado iyo mudane muuse adder u ducee jaalyaal Awdel iidinka soo duceeyay
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aaamiin.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 2 жыл бұрын
Heestan waxa laha miraha AUN maxamad cali kaariye vathar of love ❤ abihii jclka laxanka xasan Garrett weliba kabanka xitaa asgaa leh saado iyo qalinle jcl dhaba bey isu qabeen wana is guursadeen aaqirkii😎
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah
@firdhiye2351
@firdhiye2351 2 жыл бұрын
Laba fanaan oo aad isugu qurux badan heesaha ay qaadaan sidoo kalena lammane nolosha wadaagay ilahaay ha idin naxariisto.
@YuunisGabbal
@YuunisGabbal 3 жыл бұрын
Kabanka ninka tumaya iga yaabiyey waaaw💯💯
@axmedcawke5109
@axmedcawke5109 2 жыл бұрын
💚💙💟💘💝💖💝❣💜💙
@ilbirlyrics
@ilbirlyrics 11 ай бұрын
Waa cabid rizaaq baadil baa u malaynayaa
@YusufSheeko
@YusufSheeko Жыл бұрын
Heestan waxan dhegaysan jiray 2001 aniga oo yar oo xoolaha lagu aamino waxara Heestan wllkay oo arooska rikoodh iyo cajilad buu ku dhegaysan jiray Fiidkii ban ardagisa ku dhegysan jiray Waa heesti igu horaysay oo aan maqlo Heestan waxay igu leedahay xasuus gaar ah Waayo wllkay aan ka dhegysan jiray waa dhintay ( AUN) = mar kasta oo aan maqlo wllkya baa i hor-yimaada
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 8 ай бұрын
Cajiib heestan 2012-2013 meelahaas ayaan ano caruur ah oo meel miyi ah adhi iga lumay reero kaso xulaya iyado ay habeen tahay Ayaa wiil dhegaysanaya ka maqlay sidii aan ujeclaaday berigaas ilaa hada kama daalo 15/12024 ayaan dhegaysanayaa dhowr iyo toban sano kadib❤
@Siyattay
@Siyattay 2 ай бұрын
Ad uweyn libaax Ani hada Ayan dagesanaya
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 жыл бұрын
Aad baan idiin salaamaynaa sxbayaal haddaan nahay bahda channelka, soo dhowoow waadna ku mahadsantahay daawashadaada. Dadkeenna inta badan heesihii hore xiiseeya ama dhegaysta aad baa la innooku xantaa in aynu bakhiil ka nahay marka ay timaado bixinta Subdscribe-ta, dadka qaar baa yidhaahda dad waayeel ah bey u badanyihiin oo ma kala jecla, keliya wey daawadaan oo dhaafaan hhhh (middaas waxaa beeninaysa in channelkan dadka ku xidhan 89% ka mid ah ay yihiin da’da u dhaxaysa 18-34). Laakiin runtu waxay tahay inaydin gacan adkayn sidoo kalena ahayn dad dambeeya ee inyar oo xasuusin ah aad u baahantihiin: marka hees aad jeclayd xiiso weyn kuu qabto oo aad raadiso, kolkaad hesho ka dib daawato adoo faraxsanna dhamaysato, bal adigaan kuu dhiibay e miyaanuu qofkaasi soo geliyay heestaas kaa kasban amaba istaahilin inaad subscribe u saarto iyo weliba like ood dhiirrigeliso?? Ogowna dee waa bilaash bahashu alma-adeerayaal hhh(intaasina kaftan ha iga ahaato) Runtii ma aha oo keliya channelkan ee waxaan u hadlayaa channelada heesihii hore soo geliya oo dhan, markasta oo aad hees aad jeceshahay ka daawato channel aad ku cusubtahay midka uu doono ha ahaadee ku xidhnoow adoo Subscribe dhahaya, dhiirrigelinayana soo geliyaha heestaas. Adiga hadda akhrinaya iska biloow oo waa in aan ka dareemaa inaad soo booqatay channelkan. Mahadsanid.
@malaagowmacalinxaaji2040
@malaagowmacalinxaaji2040 3 жыл бұрын
saxb heestan iifahansii
@isseb6289
@isseb6289 3 жыл бұрын
Lagama haysan karo wsxba 🖐
@cabdibilecumar5015
@cabdibilecumar5015 3 жыл бұрын
Ugaas salan boqor tooyo Awana sAray
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
Feedmeerta marka aad qortay gorgor ku.a xigee waxbaa u dhexeeya
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Wll waan ku xiranahay kanaalkaan Waan kaaga mahadcelinayaa hawsha aad isku xilqaantay ilaahay ha ku sharfo Lkn intaas inaadan ku ekaan oo kaliya baan kugu dhiirigalinayaa Oo fanaaniitii hore iyo abwaanadii waxa ka nool aad taariikh nooga reebto si hadhow jiilka naga sii dambeeyaa ugu b baxsadaan hadii alle idmo
@maxamedjamamuse
@maxamedjamamuse 3 жыл бұрын
11/3/2021..2:07 habeenimo...Khamiis/ magaalada Hargaysa/ waxaa waxaan sanadkan soo gagabaynayaa geedigii jamacada ee aan 4 sano soo waday waxaan dooranayaa oon aad uga fikirayaa title kii aan buuga ka qori lahaa iyo goobtii...
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Illaahay ha kuu fududeeyo sxb shaqo adag baad haysaa waa muhiim in aad wakhti ku bixiso cinwaanka raadiskiisa iyo weliba area ku xiiso gelisa (Area of interest) si aad ugu raaxaysato diyaariska book-ga oo runtii ah muraayadda aad iska arki karto waxa aad soo baratay. Good luck.
@maxamedjamamuse
@maxamedjamamuse 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel cawana waxaan dhagaysanayaa iyadoo aaan dhamaan hawlihii waxbarasho soo af meeray oo ay xafladii qalin jabinta 1 habeen ka hadhay 8.9.2021 insha allah guuul. Heestani xusus bay igu ledahay
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel 🔥🌏
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 2 жыл бұрын
Dheeldheelka caashaqa Mid dhallaana aragtaye Odeygii dhalaa yimid! 2021 Oct waa 26, fiid weeye haddda. Magaalada Hargeysa, Masallaha ayaa fadhiyaa!
@cabdijaamac5340
@cabdijaamac5340 2 жыл бұрын
Ereyada Heesta waxan sax u qornayn inta,SADO CALI ,Haddaan dhugo samaanoyo man fah min
@shardiid1
@shardiid1 4 жыл бұрын
Cod mucjiso ah ayay lahaayeen waa 2 da fanaan oo aanan codkooda Ka daaalin.Alle ha u naxariisto labadoodaba..
@wiilhog6788
@wiilhog6788 3 жыл бұрын
28 /2/2021 waxa an ku suganahay yurub hestan sado iyo muuse qalliinle alaha una xariisto somalida naga dambeeso mustaqbalka foog isku keena 5 somaliyed hada we kala maqantahay 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🙏😭🙏🇸🇴🇸🇴😭🙏😭🇸🇴🌷🙏🙏
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
Naga mid maahan ninkii dilay SAADO😢
@karamoige5268
@karamoige5268 7 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legends AHUN muuse Qalinle iyo Saado cali Still listining 04/03/2024.🎻🔥
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Lamaanihii Qarniga marna Ilmaabti ahaa Legend Saado Cali iyo Legend Qalinle ilaahay Ha Uraxmado dhaxal muuqday uga tageen Somaali
@hodanqali7986
@hodanqali7986 4 жыл бұрын
Ma ilma abti ayay ahaayeen wllo yaa abti loo ahaa ma saado mise Qalinle
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 3 жыл бұрын
@@hodanqali7986 qalinle looyahay abti
@hodanqali7986
@hodanqali7986 3 жыл бұрын
@@ßí777-e1c mahadsannid wllo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@hodanqali7986 🥰
@raulfarah4093
@raulfarah4093 3 жыл бұрын
So xaaska qalinle ma noqon mar saado aun
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 4 жыл бұрын
"Idihii kaliil dhalay umaan dhiginin naylihii" luqadaas ma qof magaalo ku dhaahay baa fahmaya.
@odoxoowqaboobe836
@odoxoowqaboobe836 4 жыл бұрын
My whi ma fahmi karaan lkn jilba waa jiil kii waxa ey fahmayaan sharma boy 2daan waa kabsar caleen kkk
@maxameddeeq6162
@maxameddeeq6162 3 жыл бұрын
Wlhi ma fahmayan wa ciyal bax kasii
@malaagowmacalinxaaji2040
@malaagowmacalinxaaji2040 3 жыл бұрын
maya walhi bilaahi mafahmin lkn waxan jecelahahy in laiifansiyo wallyaal
@malaagowmacalinxaaji2040
@malaagowmacalinxaaji2040 3 жыл бұрын
hello
@malaagowmacalinxaaji2040
@malaagowmacalinxaaji2040 3 жыл бұрын
wall iifahansii
@Mohaabdimoha66269
@Mohaabdimoha66269 Ай бұрын
waa ku salamay adi gagan qoral ka aqri naya hees ta waxan ku dhagaysanayaa jida hore ee gays Ama lasaanod sacad 7:44 pm tarikhda 14/8/2024 love sar libah 😂😂
@hassanmooge8566
@hassanmooge8566 3 жыл бұрын
Dheel dheelka caashaqa Mid dhalaana aragtee Odaygii dhalaa yimid Dhunkaal waan waraabshaa Midho dhabaqa siiyaa Kii dhaga adaygee Dhinac maraa wanaagee Dhankalana ka eegoo Kii dhego buglaadee Ka isii dhunkanayana Dhanaan caano geel iyo dhaybaan waraabshaayo Axyaaa Dhagaysigoodu aanu duugoobin
@abdinasir2877
@abdinasir2877 4 жыл бұрын
wof calayk wxasa hesa yaa salaam form buuhoodle
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 Жыл бұрын
Erayda Heestan Waxaa Curiyey Eebe Haw Naxariztee Abwaan Xasan Qawdhan Waana Abwaanka Leh Heesaha Ugu Badan Ee Ay Wada Qaadaan Qalinle Iyo Saado Qalibe Sahra Axmed Ama Qalinle Mandeeq Amaba Qalinle Iyo Magool Qalinle Iyo Kindi Xaaji Aadan Intii Dhimatey Dhaamtoodba Eebe Hawnaxariizto Aamiin Aamiin
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Allahaw naxariisto muuse ismaciil qalinle iyo saado cali warsame waxay ahaayeen laba fanaan oo qaaliya waayo waayo wakhtigii fanku noolaa hada waxa lagu heesaa yartu dhiin dhiin iyo wax aan dhaamin mursal faladagan iyo asma saban baa fanaaniin noo ah aduuyooy xaalkaa ba a
@DaardaarMedia
@DaardaarMedia 7 ай бұрын
If your watching 2024 you are legend
@Abdinasir-n7w
@Abdinasir-n7w 5 ай бұрын
✌️
@AbdikadirMacalin
@AbdikadirMacalin 2 ай бұрын
👍
@MaxamedRaage-g3i
@MaxamedRaage-g3i 29 күн бұрын
🤞
@MaxamedRaage-g3i
@MaxamedRaage-g3i 29 күн бұрын
😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Ай бұрын
Waxan anigu aad uga helay sidey labada Fanan heesta ugu raaxeysten😊ilaahow idin naxariiso Saado &Qalinle
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
AUN Saado Cali Warsame iyo AUN Muuse Ismaacil Qalinle🔥🔥Heestan Maba ka xiiso dhaco runtii❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
🤲🏽Aamiin walaal Illaahay ha u naxariisto labadaba.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Ameen Allah ya Raxma
@abdikari2574
@abdikari2574 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto labadoodaba. Midho wacan iyo codad saamayn leh!
@aahirxasanaraaye5386
@aahirxasanaraaye5386 3 жыл бұрын
Im badan ayaan baadi goob ugu jiray heestaan oo layrics ah
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Жыл бұрын
Saado codkeeda Aad ayuu udhuuban yahay una macaanyahay she must be very young Waxaan ka akhriyey jawaab hore 1973 ayey qaadeen waa mudo aad ufog
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 3 жыл бұрын
Mohamed Ali Kaariye Abwaankii curiyey heesta, Saado Ali Warsame Musa Ismail Qalinle AUN dhamaan waa inaga hooseeyaan maanta waa in wax lagu qaata in aan la joogayn adduunka
@AxmedYasin-hg9lz
@AxmedYasin-hg9lz 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@hodisaisack7790
@hodisaisack7790 3 жыл бұрын
Asxaan hees Sado allaha u naxaristo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin Ilaahay ha u naxariisto labadaba.
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 2 жыл бұрын
Jacel xadka dafay woow cod iyo qurux illhy ku manaystaay fananintaan sada cali qaliinlee
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Saado cali warasame ,way cod macaan tahay qurux badadan tahay, Maradan xun ee buluuga ah madaxa looga xidhay ayaa Xun.
@SayidYuzuf
@SayidYuzuf Ай бұрын
Alle sw adeero muuse iyo sadoba haw naxariisto
@walalalvaro3389
@walalalvaro3389 3 жыл бұрын
Heestan Radio Rikoor ayaa cajal ahan uga dhagaysan jiray dad familkayga oo dhagaysanaya aya ana ag farisan jiray wana jecla runti ano fahmayn waxa ay ka Turjumayso iyo jacayl 9 jir melaha aya aha runti xasuus ayeey igu thye wax badan melo ay ka shidan thye wan arkay 11 /Actober /2021 haben Talado soo galayso waliba ano safar ka ah asbucan somalia oo an Ku dhashay ✋
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Күн бұрын
Heeskan waxaan ku sigtaa masaajid aan mu'adin ka ahay inaan jimcayaasha saaro.❤
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 2 жыл бұрын
Heestan muddo dheer ayaan marar badan dhegaysanayey waxaanay ka mid tahay heesaha aan jeclahay Saado cali.......... Dharab doon sidaan ahay Dhaqaaq joogsi iyo taah Dhulka cagaha ma saare Dhamacdii jacaylkaa Igu wada dhamaatoo Dhoomihii kalgacalka Ii saaran dheegoo Soo dhaami i leeyahay Idihii kaliil dhalay Naylaha umaan dhigin Dhitadiina maan lulin Dharab caashaq leeyaan Ka dhuraa xareedee Umaam dhalanin weydee Waa dhibaatadiisee Hadaad dhaayo leedahay Imisaa maryaha dhigay Ku dhaqaaqay qaawani Dhintayoon dib loo arag. Qalinle....... Dheel dheelka caashaqa Mid dhalaanaad aragtayee Odaygii dhalaa yimid Dhunkaal waan waraabshaa Midho dhabaq ka siiyaa Kama hooyo dhaxantee Kii dhego adaygee Dhinac mara wanaag Dhan kalena ka eego Ka ii dhego nuglaadiyo Ka isii dhunkanayana Dhanaan caano geeliyo Dhaybaan waraabshaa Haduu yahay ka ii dhigay Warqadaan la dheygagay Tuke dhuuni raaciyo Fiidmeerta dheeshaan Gorgor dhabar ma saareen Oo kula dhaqaaqi.... Saado cali........ Dhaaxaan ku sugayoon Dhigihii galoolkiyo Aslanaayey dhiilkee Dhoodi meer sidaad tahay Markaad qabatay meel dheer U dhuyaashay oomanee Dhiriqoow jacaylkii Sawtii dhuuxa la ii shubay Haddaaan dhogor samaaniyo Dhoola ka qosolkaygiyo Dheehashada kalgacalka leh Kuula soo dhawaadey Ishu kaa dhergaysaa Dhambaal iyo fariiniyo Warkii kuu dhameeyee Adiguna ku dhiiroo Wixii dhacay iloownee Ii dhiib gacmahoo Ina soo dhaqaaji Qalinle........ Iga dhabaqday xaajee Siduu aniga ii dhilay Jacayl iila dhaadhacay U dhaawacay naftaydii Iga dhaari xoolihiiyoo Waxaan dhabaqsadaa weli Dacartii dheg waynoon Dhadhamada ka doonaa Isu dhoon koley tahay Iga dhaari hadhacoo Waxaan dhinaca saara Dhuyuciyo sarmaantoo Dhalinyaradaanu loolnaa Hadaan dhaami waayeel Hagro dhagax ku laayoon Aakhiruunla dhaadhici Aniguu dhadhaab culus Ii saaray dhabarkoo Hadda saw ma dheeliyin.
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Dhoomihii = Dhoome waxa ladhihijieay haamo xiligaas reer baadiyuhu dhaansanjireen
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
Axyaa fananin waa dadkii aan Fanku ka dacwoonayn Sxb adigu waad keen tay inta karaankaaga ah lkn Fanan qalinle AhUn Way adagtahay heesaha uu qaado in la qoro waa ninkii yiri wlee jaariyadi jiko igagama shaqayso
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Waa sidaas sxb. ku mahadsanid fikirkaaga iyo garashada togan.
@maxamedjamamuse
@maxamedjamamuse 3 жыл бұрын
Wll qalin muu ahayn fanaankii sidaa yidhi ee wuxuu ahaa Maxamed moge liban
@muuseaar4787
@muuseaar4787 3 жыл бұрын
No mu ahayn isaga fanaankii sidaa yidhi Balse wuxu ahaa maxamed mooge waayo ereyadiisa lama fahmo
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 3 жыл бұрын
Waaaw fanaatiii qarankaaa is helay
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Yaa salaam
@balansade6802
@balansade6802 3 жыл бұрын
Hadduu yahay kan ii dhigay warqadaan la dheygago Tuke dhuuni raacdiyo fiidmeer dhaweydiyo gorgor dhabar masaareen oo kula dhaqaaqeen waa sidaas sxb
@sagalahmednursagalahmednur7750
@sagalahmednursagalahmednur7750 3 жыл бұрын
@sagalahmednursagalahmednur7750
@sagalahmednursagalahmednur7750 3 жыл бұрын
@libanmohamed8343
@libanmohamed8343 Жыл бұрын
Qudheydu waan fahmi wayay sxb,balse sida aad sheegtay waa macqul
@maxamedceeroh7179
@maxamedceeroh7179 3 жыл бұрын
Qiso dhab ah weeye Heestu Garanayaa Garanaya AllaH Haku Naxariisto
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Maxey ka hadleysa
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 8 ай бұрын
Qisada noo sheeg
@mohamedhirsi7090
@mohamedhirsi7090 3 жыл бұрын
Asc ustaad baqiil ma nihine armaan yara cuslaaney uun waa kaban intaas
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Wcs walaal. Hhhhh ma tiri sxb, markaa intii la innaku xamanayay qolooyinkeenan ee culayskaas ahayd baa run ah malaha Mohamedow hhh
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
QARAAM CHNNEL midho dhabaq ma aha waa dhiro dhabato siiyaa, dhiro dhabato waa dhirta sunta ah ee lagu dhinto midhohooda
@khadar34ismail4
@khadar34ismail4 Жыл бұрын
10/1|2023 burco Wa dadkii fanka macnaha u sameyey Alle ha u naxaristo
@hazanadamkadie124
@hazanadamkadie124 4 ай бұрын
Dhunkaal waan waraabsha Miro dhabaq ka siiyaa Kama hooyo dhaxantee Kii dhago adeygee Dhinac mara wanaaga Dhan kalena ka eegoo Kii dhago nugladee Ka iisii dhunkanayana Dhanaan caano geeliyo Dhay baan waraabshaa
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 2 жыл бұрын
Allow iidiin wada naxariiso saado cali warsame iyo muuse ismaciil qalinle Heestan ka madaalo dhagaysigeeda
@calicadulhiikasnah9972
@calicadulhiikasnah9972 2 жыл бұрын
Alow idin wadanacaristo dhamantina
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 3 жыл бұрын
Dhunkaal waan waraabshaa Dhiro Dhabato siiyaa weeye meeshu dhiro dhabaq maaqa hala Saxo halkaaz🙏
@wiilkahooyo3653
@wiilkahooyo3653 Жыл бұрын
Dhiro dhabato maxaa lagawadaa wll
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
Waa.sun halis ah
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Allh hadiin naxariito saado cali warsame iyo muusse ismaaiil qalinle
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 9 ай бұрын
Muuse Ismail sado fanka waad kusharafay,iyana kasoobaxday,eeg siday kuula jishay heestan qaaliga ah
@abdijamac7840
@abdijamac7840 11 ай бұрын
Abwaan Cisman ciro suge nin muuse care ah baa sameeyey heesta
@qadanissa9840
@qadanissa9840 2 жыл бұрын
Dhunkaal waan warbashaa dhiro dhabato siiyaa. Waxaa. Walidkay nadhihijiray. Waxaasi. Wadhiro. Dhabatee. Hacunina yaydaan kudhimane. Dhunkaashuna. Waa waxuun. Lamida. Qofkaa. Dhunkaal. Ayaa lawaraabshay. Waxay kadhigantay. Waa lasumeeyay
@burhaanabdibooyax6215
@burhaanabdibooyax6215 Жыл бұрын
Hadaa dhaayo leedahy hees aan aad u jeclhy 31/5/2023 uganda saqdhaxe
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 3 жыл бұрын
Ilaahay SWT ha u Naxariisto labada fanan.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin wll
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Жыл бұрын
Adna meelbaad qaladee aan ku saxo sxbe Waa dhunkaal waa waraabshaa #Dhiro_dhabato_siiyaa dhiro dhabato waa geed suna oo baadiyaha ka baxa
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Dhir dhabato dadka badanaa garan maayaan masuul
@ciidcali6220
@ciidcali6220 3 жыл бұрын
Masha alh ale Haw Naxariizto zado cali warzame
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@farduusshiikh6063
@farduusshiikh6063 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel waad mahad santihiin
@ffgabshirweyd1197
@ffgabshirweyd1197 3 жыл бұрын
Sxbaw Sharma boy baa nahaysta hada oo fankii kufsaday Labadan kun waa liin dhanaan Kun kan shilin waa kabsar caleen Shantan kun shiishiid ku keen
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
isu dhoon maahee waa isku dhoon dundumo iyo geed isku baxay ayaa la yidhaahdaa isku dhoon
@farxancabdiyuusuf-kl4jh
@farxancabdiyuusuf-kl4jh Жыл бұрын
Ma waan taageera saado cali warsame iyo qalenle❤❤❤❤
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 3 жыл бұрын
I love it mid dhalaanaa aragtee odaygii dhalaa yimi inta jeer aan ku soo ceaheday lama xisaabi karo heestan imisaa maryaha dhigay ku dhaqaaqay qaawani dhintayoo dib loo arag cajiib murti iyo xigmad socota weeye heesaha horw runtii
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma abwaankii lahaa iyo kabadan fananba
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@arimasdias1396
@arimasdias1396 3 жыл бұрын
I'm still watching 2021
@yonissayid6793
@yonissayid6793 3 жыл бұрын
Waxanaa fan ladhahaa alleelahay ma dhagaysan karo kuwa hada jooga sida dhukuro oo kalle hhh
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 2 жыл бұрын
Rabbi Janada hanagu wada kulmiyo😍
@taifakali1981
@taifakali1981 Жыл бұрын
Ameen
@mwanzo0011
@mwanzo0011 3 жыл бұрын
Wow axsan hees alaha unaxariisto fanaaniintan
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Жыл бұрын
Hawd bartamaheeda iyo Hadaadan kudhalan Hoygii gobta ama aadan Habeen badan ku mirrrin Geel horwayna Hahawaysan inaad fahanto Heestan miraheeda ee Haybso qaamuus
@zamiiropretty6305
@zamiiropretty6305 3 жыл бұрын
Dhowr jeer kabadn ba dhagaystey
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 5 ай бұрын
INTA CAJALAD KUSOO DHAGAYSATAY KUNASOO MIRQAANTAY LIKE SAARA LAFIHII HORE 😂
@muxyadiinshiikh7401
@muxyadiinshiikh7401 Жыл бұрын
Hadaan dhogor samaan iyo dhoola ka qosol kaygiyo Dheehashada kalgacal kaleh Kuula soo dhawadoo ishu kaa dhargaysaa
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Anigu waxan ku xasuusta jacalkaygii yarantii een wayey😢
@rizak9956
@rizak9956 Жыл бұрын
Lkinse erayga bilowga soo saxa wa dhalandhool = duhur socod
@yasirhasan8242
@yasirhasan8242 Жыл бұрын
Erayadii Ibrahim Hussein (Ciro suge)
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma labadaba qalinle iyo saado cali
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@buuhofficial75
@buuhofficial75 3 жыл бұрын
Waaaaaw axyaaa faniin allow idiin naxariiso
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@Cawayska
@Cawayska 5 ай бұрын
Wah wah yasalaaam heestan laxanka yaa saaray❤
@haaruunhaaruun6748
@haaruunhaaruun6748 3 ай бұрын
Dhamacdii jacalka. Igu wada dhamaato Dhoomihi kalgacalka. Iga saraan dheego . So dhaami leeyahay
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Жыл бұрын
Dheel dheelka casshaqa Mid dhalaannaa aragtee Odayii dhalaa yimi 🎉👌❤️❤️💔😭
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын
Waa miisaanka culus erayadaas aad sooqortay wlh
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Waadkumahadsantihiin soo gudbinta heesaha qaraamiga ee ku dhisan naxwaha somaliga iyo xikmado xeeldheer
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 5 ай бұрын
Heestan Anoo Xanaaqsan baan dhegaysanayaa waliba waxan dhuuxayaa Ereyda ah Dhunkaal waxaan waraabshaa Miro dhabaq ka siiyaa Kama Hooyo Dhaxantee Kii dhaga Adaygee Dhinac Mara Wanaagee
@Haredyare2
@Haredyare2 Жыл бұрын
Imisa jir ahayd markii kugu horeysey o aad dhegeysatid me 9 sano 2014 Bisho 5 shanaad aniga o joga boosasso bilan maxan ku xiisay 😍🥰✊😎😎😎😎
@Daljir143
@Daljir143 2 жыл бұрын
Sanad, maalin iyo bil ba kama daalo heesaha ay wada qaadaan Saado Cali iyo Muuse Ismaaciil Illaaay haw uwada naxariisto. Odaygii dhalaa yimi jiilka hadda joogo maxay ka garan karaan.
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Waah waah heestan inbadan baandaydayaaye
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 4 жыл бұрын
Waa heesaana waligayba maqal yaah! ar heestu adkaa.
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 3 жыл бұрын
Fiidmeer dhegnweyn
@mmcc143
@mmcc143 2 жыл бұрын
Hadaad dhaayo leedahay imisaa maryaa dhigay ku dhaqaaqy qaawni dhinty oon dib loo arag
Goormaynu Derisnaa || Muuse Ismaaciil Qalinle & Sahra A. Jaamac ||
10:40
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 93 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 164 М.
Yaa Kuu Warrama. (feat. Saado Cali Warsame)
8:58
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 11 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 423 М.
Wakiil Caashaq || Saado Cali Warsame & Cumar Xasan Rooraaye || HD +Lyrics
6:16
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 76 М.