Рет қаралды 26,055
Muuqaalkan Waxa uu ahaa Live Webinar aan Galnay 10-kii January 2023✍🏾
Qaybta Hore ee Muuqaalkana waxa aan si faah faahsan aan u sharaxayaa Meelaha Ku haboon ee ay tahay in aad ka dhigatid Targetka iyo TP-yada fursadaha aad qaadatay✍🏾 Waxaan soo qabsanayaa Tusaalayaal fursado markaas jiray aniga oo live-ka dhexdiisa ku sharaxaya meelaha ku kala haboon ee ay ahayd in fursadahaas TPs looga dhigo✍🏾
Muuqaalka qaybtiisa dambe waxaan si qoto dheer ugu falanqaynayaa Qodobo Ah Trading Psychology oo runtii muhiimad u weyn u leh qof walba oo trader ah ✍🏾 Waxaan ka jawabayaa Su’aasha ah maxaa keeni kara in qof cilmi leh uu ka baqo fursado iyo trades sax ah oo shuruudihii oo dhan waafaqay, Waxaana sida oo kale aan dul istaagayaa Shan xaqiiqo oo la rabo qof walba trader ah in uu fahmo kuwaasi oo kugu hagi kara in aad walwal la’aan suuqaan ku dhex joogtid✍🏾