Muqdisho : Isbitaal si weyn loo maalgeliyay

  Рет қаралды 20,025

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер
@HayatShiilow07
@HayatShiilow07 Күн бұрын
Isbitaalkasi nolosheyda abaal weyn ayuu ku leehay Masha Allah dhaqaatirta ow ugu horeyo wllkey dr osmaan diiroow wad mahadsantihiin ❤❤❤❤❤❤❤
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 22 сағат бұрын
Noosoo camir may ku dhaheen umada haqaldin
@DoctorAhmedYusuf
@DoctorAhmedYusuf Күн бұрын
Guul iyo Hormar ayaan idiin rajeyna my team @Horyaal Hospital. Thanks Ayaanle ❤
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 19 сағат бұрын
Ayaanle warshadaha booqo sxbow hadii uu wadanka lee yahay warshado wlhi somalia waa tagtay masha Allah
@abdibashe567
@abdibashe567 Күн бұрын
❤ MashAllah muqisho jir oo joog Magaalo Somaliayeed
@acazaam
@acazaam Күн бұрын
Waxa isbitaaalkan kashaqeeya dhaqaatiirtii muqdisho ugu aqoonta badneed oo is aruursaday kadibna ayagu furtay isbitaalka waxyaalaha aan layaabay waxaa kamid ahaa In shareka isbitaaalka qayb kamid ah ay tahay sadaqo sidaa darteedna dadka loogu sameeyo discount Aniga waxaa la iigu daaweyay 3 qof Laba gabdhoodo walalahay ah oo laqalay iyo wiil laf dhabarta burburtay oo laga daweyay lona kabay Waxa isoo jiitay hal shay sida lagugu sameyna discount ama qiima dhimista Wana mesha ay kuhor mareen Tusaale gabar laqalay oo caruur lagu qalaa ii jiiftay 5 cishe Waxa dhan guud ahaan 400 aya layga qaday Halka isbitalada kale qaliinka bes kaligiis aw af boqol yahay😊
@Deeq_official
@Deeq_official Күн бұрын
Masha allah
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 10 сағат бұрын
Hooyada iyo Dhalaanka qeeyb ah maleyahy
@acazaam
@acazaam 9 сағат бұрын
@@IskutashiGuud Gabdhaaba mesha la igu qalay oo qalin kuso dhaili jidheen
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 7 сағат бұрын
MAASHAA'ALLAAH.
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 Күн бұрын
Mansha Allah guuleysta Reer Muqdisho waa dad Samir badan
@hassanobsiyeofficial4818
@hassanobsiyeofficial4818 Күн бұрын
Alx Allaha saqiro umuuraha❤🎉
@laylaelmi6207
@laylaelmi6207 9 сағат бұрын
MashaAllah
@yusra2501
@yusra2501 Күн бұрын
Masnsha allaa❤❤
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y Күн бұрын
Masha allah Horyaal Hospital, sida aan ka arkay muuqaalka waa sida wadanka aan joogo UK- nidaamka caafimaadka qaranka ee NHS. Walow ay tini bilaaw loona baahan yahay joogteyn iyo siiwadis insha allah. Marka aan dalka soo booqdo ayaan soo arki doonaa isbitaalkani iyo sida uu u shaqeeyo maadaama aan wax ka fahamsanhay nidaamka uu caafimaadka u shaqeeyo.
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Күн бұрын
🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@ahmedhassan7410
@ahmedhassan7410 12 сағат бұрын
Mashallah allah kuxifdiyo ayaanle shaqo lagu bahnaa war bahinta ayaa qeybteyda u weyn kaqadatay✋️👏
@ahmedmohamedsayid6854
@ahmedmohamedsayid6854 Күн бұрын
Maasha'allaah waa horumar dhanka caafimaadka loo qaaday Allaha caafiyo inta xanuunsan .
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 Күн бұрын
Mashaa Allaah magaca waa uqalmaa Horyaal Hospital👏
@deqah
@deqah Күн бұрын
MashaAllah Allaha idiin xafido Amiin Allahuma
@MunaHussein-w3g
@MunaHussein-w3g Күн бұрын
Masha Allah
@reallyg9264
@reallyg9264 Күн бұрын
masha alllah dalka horey ha usocdo
@SirAbdiH
@SirAbdiH 7 сағат бұрын
Waa maalgelin wanaagsan .
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 Күн бұрын
Maaha Allah waxaat qawateen hool fican keep going
@fnw8688
@fnw8688 Күн бұрын
Hanoolaato ❤
@alinor1363
@alinor1363 Күн бұрын
Good information
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 11 сағат бұрын
Masha Allah Allaha no siyasiyo hormarka caafimdka Allaha ma caafiyo mhdsnidiin horyaal hospital
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Күн бұрын
Horumar wacan
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Күн бұрын
MASHALAAH MUQDISHO
@mahamedyusuf138
@mahamedyusuf138 Күн бұрын
Maasha ALLAAH yaa ALLAAH unsur fiisoomaal
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Күн бұрын
masha Allh Guul wacan
@drabdimajidahmed3820
@drabdimajidahmed3820 22 сағат бұрын
Waa Horumar wanaagsan
@HaweyoCumar
@HaweyoCumar Күн бұрын
Masha allah axsan hospital
@shantagees9425
@shantagees9425 Күн бұрын
Somali guul.. inshallah more good things to come.
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf Күн бұрын
Masha-allah waa isbitaal Dalka wax kuso kordhiyey , guuleysta Team Horyaal Hospital.
@yusra2501
@yusra2501 Күн бұрын
Maansha allaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@cabdiqanineegar835
@cabdiqanineegar835 Күн бұрын
Illaahoow kuwaan ha ii kufin
@Ахмед136
@Ахмед136 Күн бұрын
Waa arin farxad ah really waxa kula talin lahaa in hospital ka uu xooga sii saaro daweynta cancer ayago la isticmalayo chemotherapy/Radiotherapy iyo surgey ayna furaan xarun aad u weyn oo qaas u ah dawenta cancerka s.kale dhaqatirta hada dhameneso MBBS ine so diyariyn specialist la xariiro oncology especially Interventional oncology
@Habiba6428-Ali
@Habiba6428-Ali Күн бұрын
Allaah ha barakeeyo Dadkeena Dalkeena. Allaah hanaga qabto Cadawgeena midka gudaha iyo kan dibadaba. Allaahuma Aamiin
@AbdulkadirMohamedAli-o1j
@AbdulkadirMohamedAli-o1j Күн бұрын
Inta aan arkay isbitaalada ku yaal dalka waa 1ka isbitaal ee leh international standar waxaana jooga taqaatiir profesional ah
@Islaam-24
@Islaam-24 Күн бұрын
Kan kaliya malahan international standar kuwa badan ayaa leh masheegin hadaa xayeesiin usameenersid sida ayaanle
@Khad-j1r
@Khad-j1r Күн бұрын
allow idin barakey
@sasausman5428
@sasausman5428 Күн бұрын
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa yaan kuu weydiinayaa inuu Ku barakeeyo fidunyaa wal aakhiro hanoolaato noo soo badi horumarka wadanka sifo aan ugu ilqabowsano dhalinyarta qurbo joogto u arkaan quruxda iyo aqoonta kasocoto wadanka Mida kale wacyi gali ganacsata iney maal gashtaan goobaha caafimaadka iyo waxbarashada khaasatan Amniga yacni la dhigo biro waaweyn eyna soo gudbi karin iyo mashinada airport la dhex maro sababtoo ah sifo kale oo lagu badbaadin karo ma jirto baalayadan afka duuban khawaarijta diin iyo horumar midna ma ogola Wabilaah tawfiiq
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 17 сағат бұрын
Horumar baa muuqda alx
@abdulaahimohamedaamir4085
@abdulaahimohamedaamir4085 Күн бұрын
Shaqa Wacan
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w Күн бұрын
Masha Allaah, sxb beryahan waad xawaadlaysnayda ma reerkaa iskaleh sxb..
@cabdiraxmanmaxamud2164
@cabdiraxmanmaxamud2164 58 минут бұрын
Maa qabiil ayaa isbitaal furaan karo
@Barkhadle
@Barkhadle Күн бұрын
Horyaal hospital 🏥
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Күн бұрын
Masha allah shaqo wanaagsan ayaad heysaan waana ku mahadsan tihiin 100% Lkn please dadkeena xanuuno badan ayey qaban intooda badana maheystan lacag ay xitaa lambarka ku goostan daawo iskaba daaye marka waqtigiina mar ka siiya qaab bilaash ah daawadana lacagta ka dhima quality-gana naga hagaajiya please
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 Күн бұрын
Masha Allah aniga isbitaalkaan waan tagey MRA ayaa leyga saarey madaama ay labo qaliin oo qaldan naaska iiga sameeyen isbitaal kalkaal ma cafin dhibaatadii ay ii geysten 💔😰
@_security7076
@_security7076 21 сағат бұрын
Rabbi allaha ku caafiyo wll
@AhmedGalab-eh2pc
@AhmedGalab-eh2pc Күн бұрын
Asc😢
@hooyoxabiibo7058
@hooyoxabiibo7058 Күн бұрын
Asc.wallaal.ayaanle.waad.mahad.santahay.sida.aad.noogu.soo.gudbisay.isbitaalka.wax.qabadkiisa.iyo.sida.ay.dhaqaatiirta.aynoogu.shar.xeenwaa.kumahad.san.yihiin.
@user-hafsa23
@user-hafsa23 Күн бұрын
Hodan xafad ma ahane waa Degmo
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 Күн бұрын
Alxamdulah Muqdisho Somalia 🇸🇴
@AbdallaOsoble
@AbdallaOsoble Күн бұрын
Waxaa dhiman qaybta wadnaha iyo qaliinkiisa kusoo dara Allaha idiin fudeeyo howsha aa u haysaan umadadda Somaaliyeed hore usocda
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Күн бұрын
Waka helnay barnamijka iyo spitalka lkn mashinka kilyaha spital sas u weyn afarxabo kuma filna
@SalmanSuudi-fx2vm
@SalmanSuudi-fx2vm Күн бұрын
Kanzarku daawo miyuu leeyahay qaraabadayda 2 qof ayuu sannadkan 2024 gudihiisa geeri ku sababay😢
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Күн бұрын
Haa cancer ka qaar waa la daweyn karaa ayadoo la isticmaalaayo 1. Surgery= Qaliin 2. Chemotherapy oo daawyin loo qaato cancerka ah 3. Radiotherapy oo ah Shucaac
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Күн бұрын
Sxbkey Ayaanle oo marketing iskubedelay
@Abubkr_Amir
@Abubkr_Amir 18 сағат бұрын
Biyaha Bada halo barro
@daadaamiinmohamuud5570
@daadaamiinmohamuud5570 Күн бұрын
Wxa iga sual eh shqalaha cfmdka sida u qadataan halka lgu shaaciyo mise yaa qoomiii ku qaaadateen
@bahal_nool
@bahal_nool Күн бұрын
Xaafada Hodan maaha Dagmada Hodan dheh
@Islaam-24
@Islaam-24 Күн бұрын
Waa gadaal kagaar goobta dumisay hala yaabin waa from baladweyne dadka ina tareega keenay 😂😂
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Күн бұрын
Degmada Hodan. Gadaal ka gaar maa tahay. Xaafada waa laanta luqadena hadad Caribiga rabtidne waa Degmada
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Күн бұрын
Bulshada waxa ku so badanayo kilyo fadhisiska plz sameya xarumo kidnyy dilasis ah spitalada qar bos kama banano xita idinko ku cawinayo bulshada si bilash ah hada ugu dhigi kartan si spitalka kor ugu kaco qimahisa
@ahmedmaow7974
@ahmedmaow7974 Күн бұрын
Isbitaal weyn hadana 15 sariir ayaa taalo
@beryalex1798
@beryalex1798 Күн бұрын
Emergency-bes-waaye!waxbaro
@SMATransport
@SMATransport Күн бұрын
Sariira bdn ayuu u bahan yhy
@bahal_nool
@bahal_nool Күн бұрын
Meesha gargaarka degdega ahi dadka iska hor fadhiyaan maxey tahay buuqa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Yaahu Illaahow umada u gargaar mid walba qolal ayuu u furan asagoo waxa uu u qabanayo ay iska yertahay ayey dhiiga ka nuugaan
@mohamedcabdi199
@mohamedcabdi199 Күн бұрын
Hormar ka wadanka ka soo jeedaa
@alikaffe1242
@alikaffe1242 Күн бұрын
Masha Allah
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Күн бұрын
🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Күн бұрын
Masha Allah
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Күн бұрын
🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Dekedda Muqdisho oo 40 sano kaddib heshay qalab muhiim u ah.
17:28
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 195 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY iPHONE
13:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН