Hassan aadan samatar/huburow

  Рет қаралды 20,570

hassan Abdula

hassan Abdula

Күн бұрын

"Hurdadii xalay layaab ayay lahayd waxaa ii timid
shimbir(Hud-hud) waxa ay il sheegtay in nin la
silyey Huburow(Gabadh magaceed af may-ga) kaliya
meherkii dhimanyahay. waxa ay igu tiri 'Xarig la imow
00 lugta iga xidh Buur-hakabo ayaan ku
geynayaa….. Heesta Huburow ee Xasan Aadam qaado Abwaan
Sahal Macalin-na Sameeyey 🌹🌹🌹
Waa cajiib Afkani ah wayen

Пікірлер: 14
@AbdikarinFarah-h8r
@AbdikarinFarah-h8r Жыл бұрын
ax yaa sowt waa codkii raga ee original ahaa ❤ legend hassan aden samatar
@hoygaaflaamtaheesaha1787
@hoygaaflaamtaheesaha1787 2 жыл бұрын
"Hurdadii xalay layaab ayay lahayd waxaa ii timid shimbir(Hud-hud) waxa ay ii sheegtay in nin la siiyey Huburow(Gabadh magaceed af may-ga) kaliya meherkii dhimanyahay. waxa ay igu tiri 'Xarig la imow oo lugta iga xidh Buur-hakabo ayaan ku geynayaa'........". "Hundurmeedii awraad wal yaabley haytee... Huufaytoo koytee Haanshoo iin sheentee Huburootii geeraad Harti(Nin) la siiyee... Hadhigii lee dhiman maa Habartiisaa nagaatee... Hodhogoo lu kooy Taftay kii horoo.. Hakabo ki jeeyee..." Heesta Huburow ee Xasan Aadam qaado Abwaan Sahal Macalin-na Sameeyey ayaan mid reer Baydhoba ah intaasi iiga fasiray 🤣 Waa cajiib Afkani waynaan aqoone.🙏
@hassanabdula
@hassanabdula 2 жыл бұрын
Hoyga aflaamta & Heesaha waa ku mahaadsan tahay si wanaagsan ee aad u sharaaxaday halkeedii badhigtay 🙏🙏🙏
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Aad ayaan kuugu mahadcelinaa. Saaxiibow ciddeena Quraanka macalin Shanta caleemood ah ayaa u dhigay. Anigana Ajruumiga Hadame wadaad ah ayaa ii aqriyay. Maayga waan jeclahay, balse markaan ka faa'ideyso isdhaho waxay u maleeyaan inaan ku jeesjeesaayo. Mahadsanid haddaad noo sharraxday. Ma laga yaabaa heesaha oo dhan inaad fasirto?
@hassanabdula
@hassanabdula 2 жыл бұрын
Thank you 🙏 u wellcom
@salahsaiedm.sudani6617
@salahsaiedm.sudani6617 9 ай бұрын
For sure, samatar was one of the legends of somali songs besides being a bilingual singer
@hassanabdula
@hassanabdula 9 ай бұрын
Yeah true really
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Жыл бұрын
Ereyadii , Laxankii & Musikadii Sahal Macalin Muqdisho 1974.
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 Жыл бұрын
Gawar Reerkoonfur galbeed ah ayaan rabaa oo afka i barta
@yahyeahmed8184
@yahyeahmed8184 3 жыл бұрын
Heestaan micneheeda kusoo dara sxbow
@hassanabdula
@hassanabdula 2 жыл бұрын
Adiga no sheeg saaxib
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Huburoow gabar magaceeda waaye oo Reer KG u bixiyaan gabdhaha. _Hubur_ waa shey qaali ah aanan la heli karin.
@yahyamohammed8827
@yahyamohammed8827 Жыл бұрын
💓🥰💓🥰
@yahyamohammed8827
@yahyamohammed8827 Жыл бұрын
💓🥰💓🥰
Xasan Aden Samatar  Heestii Maalmaha Qalooca   YouTube
10:00
pharmacho
Рет қаралды 383 М.
Qoortaada Dheere
8:56
DurBaan - Topic
Рет қаралды 3 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 261 М.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 110 М.
HEES MAAY - IRRY DHIIMY - EDKII HASSANOW EETHYNG
29:32
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 22 М.
**Kaltuun Bacado* & Xasan Adan Samatar  |  Heesta Caashaqa Ha Bacayin
9:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 744 М.
Ayaamaha -- Xasan A Samatar Erayadii Maxamuud C Ganey
8:42
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 205 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 804 М.
SAMATAR - WEREROOW DOOYOW OO FASIIX ISAGOO AH AAN HELNO
20:41
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 74 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН