Heello, Qaraami| Hibo-Nuura| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 161,256

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 48
@cabdixakiinmarayare2119
@cabdixakiinmarayare2119 4 жыл бұрын
Cumar Dhuulle waxu safka hore kaga jiraa dadka kabanka loo tixgeliyo. Qof ahaantiisa ayuu fan u ahaa. Ilaaha raxmaanka ahi ha janneeyo oo ha u sharfo sida uu fanka heesaha Soomaalida ugu dhex sharfanaa.
@maxamednuur9134
@maxamednuur9134 3 жыл бұрын
4
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Heelada yaa uheeysta hobolkee
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 Cismaan Gacanlow AUN
@amiinyarehassanali9620
@amiinyarehassanali9620 4 жыл бұрын
Waan dhaantaybayaaye yayga dhuroo Dhegaysta dhibaatadaan qabo eey Jacayl dhago li ma dhagar beelee Ayaygaga dhaarta dhimashada eey Dhadhami li lagu ma dhumicaystee Yaa dhaafsha cunahayga dhuuniga eey Dhigahaa aqallada dhexdooda hayee Yaa dhulka iigu aasa dhidibbada eey
@CabdixakimIsmacil-o5h
@CabdixakimIsmacil-o5h 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Codka cumar dhuule sidiisuu kuyahay dahab uma baahna Wax yaroo is yeel yeela Kabankiisa waaa nadiif
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
There only one Dhule...Omar bless your soul!..…waa noo raaxeysaye Allah hakuu raaxeeyo!
@Ebyaan
@Ebyaan Жыл бұрын
Heestan jacaylkayga ayaa ibaray, aniga oo safar ah ayuu ii soo diray iminkana waanu wada dhaagysanaynaa❤️🌷 Way hees dhaaftay. 5pm, 28 apr, 23🎻✌🏻
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 10 ай бұрын
Ani waa markii igu horeysay aan dhagaysto sxb
@hindaabdi9323
@hindaabdi9323 5 жыл бұрын
balwo quluubtayada ayay habtaa well done brothers
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 3 жыл бұрын
Wa hesaha kaliya marki lagu shido aad muxiboneyso😱😱
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 5 жыл бұрын
Abwaan jamac ilkacase waa abwaan qaaliya hadraawi bay fanka Cadan kasoo wada bilaabeen. Wuxuu lahaa heesaha Maahee qadraay ooy wada qaadaan Sahra axmed iyo giriig. Abwaanku hargeysuu ku noolaan jiray. Inkastoo uu dhalasho ahaan kasoo jeedo laasqoray.
@mohamoudsalah8171
@mohamoudsalah8171 5 жыл бұрын
Ma nool yahay tolow wax war ah yaa ka haya walal?
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 5 жыл бұрын
@@mohamoudsalah8171 alla yarxam ma noola
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 5 жыл бұрын
Sxb aan ku yara saxo, Maxamed jaamac heeskan sameeyey wuxuu ka tirsanaa kooxdii walaalaha hargeysa la odhan jiray, Maxamed jaamac aad soo qabatay Hadraawi sxbkii 67s kooxdii xabadi keentay ayuu ahaa, alaya raxma labaduba wey dhinteen...
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
Ninka hadlaya waa Cumar Dhuule Allaha u naxariisto
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 4 жыл бұрын
Hibo nuura fanaanad qaliya Allaha kusiyaadsho cimraga
@somalientertiment3378
@somalientertiment3378 4 жыл бұрын
Dhuyaalaye maaha ee waa "Dhul yaalaye" mcni xanuunbaan la jiifaa
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
somali entertiment DHUL YAALAYE XANUUN BAN LA JIIFAA SIDAASAY SAX KU TAHAY👉🏻
@araphath123k9
@araphath123k9 4 жыл бұрын
Laakiin dhuyaalkuna wuu jiraa
@dugsiiyeabdi64
@dugsiiyeabdi64 4 жыл бұрын
Dhuuyaal ama Dhuunyaalid waa jiraa asna oo ah socod ama Tahriib waxa hadda loo yaqaan.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Ayayga gargaarta dhimashado,ee * AUN Cumar dhuule Cali Mahdi. Hibo maxamed- Hibo Nuura Nolow ❤
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Dhadhama li'i laguma dhumucaystee yaa dhaafsha cunahayga dhuuniga " ... Yaa salaan waa xaqiiq
@mukhtarabibsuldan21
@mukhtarabibsuldan21 4 жыл бұрын
ededay hibo nuura 😘😍
@abwaanrooble9997
@abwaanrooble9997 3 жыл бұрын
Dhuuxii fanka somaliyed Cidna lama tartarmi Karo eedo hibo nuura Ra yigii abwaan c/jaliil colhaye reeye oo idinleh dhageysi wanaagsan
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Jaceyl dhago li'i ma dhagar beelee Ayaygaga dhaarta dhimashada eey! Within a very bad situation. 😭 Dec 28, 2021. Tuesday, afternoon.
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Dheh heesaha qoran, ama heesaha la qoray, ama heesaha midhahooda qoranyihiin. Heesaha qoraaleysan sax maahan.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Geele marqaankiii wuu qaatey geeliina hilmaan.aloow amuursha ur ubici
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 Ameen kkkkkk
@Armani_yossef
@Armani_yossef 8 ай бұрын
Laxanka wadaag AUN Cabdillahi Qarshe.
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 4 жыл бұрын
Msha allah hibaa nur gul wacan
@Siyattay
@Siyattay 2 ай бұрын
Maxan heestan dagestay 4:12 date 24/6/2024 at base of abdirizack megag
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@abwaanabdijaliil1016
@abwaanabdijaliil1016 3 жыл бұрын
Dhuuxii fanka iyo suugaanta somaliyeed alaah yardaa calayk eeshqiyaasag
@abwaangudgude4208
@abwaangudgude4208 3 жыл бұрын
Hibo sharaf Alle haku dhawro
@boosadem6902
@boosadem6902 4 жыл бұрын
Sixid; *Ayayga gargaarta dhimashada eey
@maxamuuddaacad5296
@maxamuuddaacad5296 2 жыл бұрын
Saxp waad ku mahadsan tahy heesaha lycrs ah ee aad cbannell soo geliso lknse waxaan kaa codsan laahyn inaad noosoi baadho miuqal ama video muuse muuse ismaaciil qalinle ruwaayd ha ahaat
@shiremussa7450
@shiremussa7450 4 жыл бұрын
Cumar dhule aya tumaya kabanka
@Siyattay
@Siyattay 2 ай бұрын
❤❤❤
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
🎻🎵
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 жыл бұрын
Waan dhaantaynayaa, ayayga dhuroo, Dhegeysta dhibaatadaan qabo'eey?!
@musakean4416
@musakean4416 2 жыл бұрын
Fantastic what asong
@RebeccaKleinmann
@RebeccaKleinmann Жыл бұрын
Can someone tell me what this song is about?
@mudan7283
@mudan7283 2 жыл бұрын
Naakta jibineyso yawaye codkedakehelay
@mohamedAhmed-tp4yd
@mohamedAhmed-tp4yd 3 жыл бұрын
PKP ydE
Hees: Jiib Qaraami| Magool| Balwo Lyrics
8:09
Balwo Lyrics
Рет қаралды 112 М.
Hibo nuura liibaanteed aduunyada Lyrics Qaraami
9:04
Qaraami Channel
Рет қаралды 39 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq Heestii Hello Helelo Qaraami 🏆🔥
11:47
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 63 М.
Cabdikhadar X Laari Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "SEEG SEEG"
9:43
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 541 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,5 МЛН
Hibo-Nuura|Naf Jacayl Haleelay|Balwo Lyrics
5:25
Balwo Lyrics
Рет қаралды 145 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 869 М.
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 123 М.