HEES: dheera wadaduyee wadankuna fogaaye (fadumo duur)

  Рет қаралды 348,112

Dunida cusub tv

Dunida cusub tv

3 жыл бұрын

Пікірлер: 135
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 7 ай бұрын
Waxan dhageysan jiray 18 years ka hor xilliga rikoodh alx caawa oo ay taariikhdu tahay 15/12/2023 qofkii iga danbeeyoow like love iisar wll ❤❤
@IndhoCarafat
@IndhoCarafat 6 ай бұрын
@hajiyowinakeynan9075
@hajiyowinakeynan9075 5 ай бұрын
Waan fuuliye fariintada ee ada dahadeye iga danbeeyow like isar 6/02/24❤
@andikaniismail109
@andikaniismail109 2 ай бұрын
😊P😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊to 😊to sleep 😊😊😊😊😊​@@IndhoCarafat
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 19 күн бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 2 жыл бұрын
Hees kan waxan dhagaysan jiry aniga iyo xaajigy ga barigaan wada shee kaysan jiry 10 sano kahor alx xsuus ❤️❤️
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 11 ай бұрын
Mnsha allah intaad iscalfateen ma ISKU dhasheen awlaad
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 Жыл бұрын
Hadii aan waraaqaha Kuugu dhiibo wariyaha Kana qoro wargeeysyada Coowke meeyga gaarsiin Aleylehe hees iga dheh ✌️✌️✌️
@fatimajamac-zc7ci
@fatimajamac-zc7ci Жыл бұрын
Alla waa waxa I haystoo kale😭Alla yaaa midan ogahy iga gadhsiiya💫fariintayda❤️‍🔥❤️‍🔥
@nawalcabdilaahinawal5420
@nawalcabdilaahinawal5420 Жыл бұрын
Heestan wxn ku xasuata abtigay o mar wlba dhagaysan jiray anaa sa'iid bn uyara wxuna aduunka ugu jecla gabar ameerica joogta akhiirki 2014 bu darted u tahribay lkn naagti dhibka iyo rafadka ugalay way ka tagtay Alaa jacaylo mxd dad ciishay😭💔
@cashoqalif5023
@cashoqalif5023 Жыл бұрын
Xanuun waaye wallhi
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@hamzehade7691
@hamzehade7691 3 ай бұрын
Sanadka waa 2005 bishii 4aad galab Casar ah maqaayadihii kuraasta dhaadheera ee alwaaxa ahaa iyo miis radio arteej ah saaran yahay ayaan ku dhageesanayay qoftii aan jeclaa ayaa kismaayo iga aaday qalbigana iiga jirtay inan kadabo tago
@Maslax_Media_Tv
@Maslax_Media_Tv Ай бұрын
20 Jun 2024 😢 inta iga Danbeyso Like 👍♥
@Hamdamohamedd11
@Hamdamohamedd11 Ай бұрын
Heestaan cwa anoo meel iska fadhiya o ka fekeraya wayahayga nololeed iyo arin cusub o aan bilaabay mana fekeraya sida aan uga guul gaari laha ayey igu so dhacday 5/6/2024 allow no rumee waxkasto rabno
@CayniQurux-zw8gk
@CayniQurux-zw8gk Жыл бұрын
2023 𝐱𝐢𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 😢😢😢
@maxameddeeqxaaji8385
@maxameddeeqxaaji8385 Жыл бұрын
Hees kan wax dhagaysani jiry anigo yer xasuus igu lahyd hada neh waqti kan 27 2 2023 hadii iga dham beeyso like ii saar😍🙏🙏
@muhiyadiinabdi3507
@muhiyadiinabdi3507 5 ай бұрын
2010 2011 kii ban heestan memory ka dhagaysan jiray ano daroor dds jooga xasuus imikana waa 2024 iyo Norway Oslo 😢
@user-ft8xw9ll8p
@user-ft8xw9ll8p 4 ай бұрын
Oslo Ayaan joogtaa wagartey haku lumin. .
@zalmaanabdijamac8536
@zalmaanabdijamac8536 2 ай бұрын
Xasuus waayo waayo ayaan soo xasuustay Hada tariikhdu Wa 18-05-2024 habeen jimce sii baxayo sabti soo gelayso ayaan dhegaysanayaa heestan Garoowe Puntland Somalia
@abadisalammohamed8283
@abadisalammohamed8283 2 жыл бұрын
2011 ayaan aad u jecleey xasuus ahaa cajiib shiiqoow shiineeysigii dahabi ahaa xasuus
@bellalibanomar7654
@bellalibanomar7654 Жыл бұрын
Dheera cilaqadu guurkuna fogaaye, laxahashadu kulula❤
@mukhtaarapuzupayr7501
@mukhtaarapuzupayr7501 2 жыл бұрын
Xusuus wlhi markad jaartihiin hdana qalbiyada kakala fogtihiin Iso0 ducee sxp 🖐🖐
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 2 жыл бұрын
Insha allaah kheyr
@Maxamed-wardi
@Maxamed-wardi Ай бұрын
Wakhti iyo xasuusti dhaha!,waxaan dhagaysanayaa heesta cawa 20/06/2024 ,waxanay I galisay xasuus iyo baryo-samaadkii.ciddi iga danbaysay aad baan idin sallaammaya.
@Maslax_Media_Tv
@Maslax_Media_Tv Ай бұрын
Lajan 11 Hours 😂😂
@warsameofficial
@warsameofficial Жыл бұрын
It was my first song ever heard really, it's memory in my life. In that time I was childhood, so I was going to Dugsi. While studio was the next in our Home 🤣😁 and I have been gone to the studio due to liking this song and I'm requesting to play ▶️ it. I was in Xarardhere 🥰🖐️ but I'm sure the exact time ( year ). Hello 🖐️ 06/02/2023 7.58am Listening to this song due to memory 👍
@FarxiyoabuukarCabdi-xo1kt
@FarxiyoabuukarCabdi-xo1kt Жыл бұрын
Yy
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 11 ай бұрын
Anaa kuqayilaya hada 🖐️
@warsameofficial
@warsameofficial 11 ай бұрын
@@dayibibraahim1077 Waqtigaada qaado saaxiib 🥰 Marqaan wacan 😅
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 11 ай бұрын
@@warsameofficial igu halee zxb qlih 😁
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 5 ай бұрын
Abdirizak Ibraahin 😢❤
@salmaibraahim14
@salmaibraahim14 11 ай бұрын
Heesta cawa dhagaysanaya anigo meel fadhiya qalbigaygu wax badan tabayo arinba leyahay qofka qoralkayga arko iso duce please 😢
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 11 ай бұрын
Insha allaah waad heleysaa
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 7 ай бұрын
Insha Allah ilahayoow kuu sahal wlle ❤❤
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 11 ай бұрын
15/Aug/2023 adis sbeba Never old😢
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
legend un ayaa dareemi karo heestan
@xasanfaarax7134
@xasanfaarax7134 Жыл бұрын
Heesta waxaan dhagaysan jiray 2014 hada oo ay tahay 2023 wali waan dhagaystaa
@inaalifarah
@inaalifarah 2 ай бұрын
2013 inti ilaa dhagesna jirty 10 /2024 . Snd wngsn❤
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha Ай бұрын
Waxaan dhageesanayaa heestan anigoo shaqo ku jira io waqti aad igu adag waxaan heestan kamaqlay wiil aan isla shaqaynano oo qadaya markiiba youtube kaso radiyey runtii heestan anigA iga hadlee😢😢😢 2:21 habenimo 💔2024
@Bawazer
@Bawazer 6 ай бұрын
رحمة الله فاطمة دوور الله يرحم الفن الجميل أما الان حولو الفن إلى فسق وفساد
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
I hope Rahma is listening this song. 🎉🎉
@LibaanDaahir-kv6gh
@LibaanDaahir-kv6gh 7 ай бұрын
Friday.11.2023 Dheeraa wadaduye Wadankuna fogayee Walba haarku kululaa Waxaan jogaa belarus 🇧🇾 dhawaan ayaan safar rajeynaa wll haduu comment igayga kusoo garay isoo duceey liketa ha ila dhafin🙏🙏
@sacdiaahmett-sx1gd
@sacdiaahmett-sx1gd Ай бұрын
Meshaad rabto Allah nabad kugu geeyo 🥹🫶🏻
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 8 ай бұрын
Cawa hestan waxaan dhagaysanayaa anigoo tahriib ah
@sjcomps9514
@sjcomps9514 7 ай бұрын
Waxaa rajeeyaa inaa nabad tagtay sxb 😢
@afnaanturkesh3333
@afnaanturkesh3333 Жыл бұрын
27/01/2023 jimce , 9:44 subaxbimo😪 X-zanaag A❤ , Dheera wadaduye, waddankuna fogaayey🛫😓Nr
@ibraahimaadam9744
@ibraahimaadam9744 11 ай бұрын
2023 ayan dhagey sanooyaa
@user-zf6po1vl2n
@user-zf6po1vl2n 4 ай бұрын
14/03 / 2024 HABEEN XASUUS MUDAN 😢😞
@abdinaasiryuusuf1179
@abdinaasiryuusuf1179 Ай бұрын
Wallaahi 2011 sooxasuusti😢😢😢😢
@GumadGooste-id6vp
@GumadGooste-id6vp 9 ай бұрын
17 october 2023 jigjiga DDS Inuu Meel kuwaabto Larafiiqo wadaygiiis Wakhtigaan Ordaayiyo Maxaaw diiday waayaha
@mukhtaardhaaye4307
@mukhtaardhaaye4307 Ай бұрын
2009 ban dhegaysan jirey
@HiilDanTV
@HiilDanTV Ай бұрын
1977 Songs
@abshirfaa2031
@abshirfaa2031 Жыл бұрын
Hadii aaan waraaqaha kugugu wariyaha kuna qora wargeysyada deg deg ma ii gaarsiin xasuus hestaan ano yar aa maqli jiray 2007- 2008 hadne wa axad Date 30-4-2023 9:47PM subaxnimo South Africa 🇿🇦 atlantis joga robinvile okay
@wiilkakiev3130
@wiilkakiev3130 Жыл бұрын
29/10/2022 hargeisa siinay I want meel aan ogahay allow kheyr iga dhig ameeen
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 Жыл бұрын
Fadumk duur geeri kumaan maqal horta ma noshhy ? Qof qoray ma jiro tarikh faneedkeda nolol iyo geeriba raxmad alle u waydiye waxaa dhageysana khamis jumco soo galeyso 29-12-2022 00:31 habeenimo muqdishu-somalia
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 Жыл бұрын
Goor dhaw filo tariikhda fanka f.duur
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
DUBAI IMAARAADKA AYAY OGAALKAY JOOGTEY
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
2/12/2023/ xasuus wlhi 2012 😢dhegesan jirey anoo schooley ahaa
@user-qb4cc8zs2l
@user-qb4cc8zs2l 6 ай бұрын
2012 kii waa markiii iigu horaysay jacayl aan qaado xilligaas waxaan ahaa arday dhigta school ka primary ga grade 8 nasiib darro kumaanan guulaysan sababtoo ah nin aad uyar ayaan ahaa hada waxaan dhameeyey jaamacadda heerka 2aad ee master degree ga gabar danabana maanan jeclaanin.
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 ай бұрын
Xasuus hore, 2009 ayaan dhagaysan jiray.😮
@user-us5ks4pn8j
@user-us5ks4pn8j 3 ай бұрын
2016 ayaan dhagaysan jiray ano jooga babili DDS hadana waa 2024 waxaana jooga Kenya 🇰🇪
@saed_Jama_sanbaloolshe
@saed_Jama_sanbaloolshe Жыл бұрын
Wakhti tegayow - soo laabasho ma leedahey.?! Maya.!!! Maya.!!
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 4 ай бұрын
2024 march 4 subax isnin xly dhan mana jiif qof an dunida ugu jecla so xasustay wlhi cawa 😢😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Wax kasta dan kuhosdugan dowlada kale silolawadago badrol hub lacag
@honestabdi7297
@honestabdi7297 Жыл бұрын
23/8/2022 yaa ila dhagesanoyo hees cajib ah
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 Жыл бұрын
17/9/2022 ayan dhagaysanaya 💗
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 Жыл бұрын
Sanadka dhamadkiisan Cimri dheer iyo cfmd insha allah
@hashimabdi4382
@hashimabdi4382 Жыл бұрын
2023 dhagesanaaya kawarama heee
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 Жыл бұрын
Heestan waxa iigu danbaysay 2014 oo aan joogay jigjiga waxan nasiib uyeshay 25/9/2022 hargaysa ano jogamalin isniina ooy isugu kaytoosan tay inaan dib udhagaysto
@mowlodlikeseru4533
@mowlodlikeseru4533 Жыл бұрын
2023 xasuus 2012 yaa aduun xalkaaga !!!!
@adenceynte5520
@adenceynte5520 2 ай бұрын
2002 intii dhageysan jirte ayagoo ciyaal ah farta ha taagan
@ibrahimmahmood1005
@ibrahimmahmood1005 2 жыл бұрын
Thanks Thanks maama faadumo duur
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya 6/mar/2022
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Ani
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 жыл бұрын
@@sultanahmedliiban2603 mahadsanid
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Inteeh joogtah ina adeer
@qamarmaxamed5006
@qamarmaxamed5006 2 жыл бұрын
Hes jecel weye xanuuna wey ledahy
@qamarmaxamed5006
@qamarmaxamed5006 2 жыл бұрын
Aniga
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 Жыл бұрын
14/10/2022 🥺
@shuaybmo2921
@shuaybmo2921 4 ай бұрын
13/03/2024 ayadoo soona dhagaysanya jeceyl aawadi ruuxina iga fogyahay hadda 😢 😢
@abdikaniabdilahi1643
@abdikaniabdilahi1643 3 ай бұрын
Kula mid ahay maanta😢
@shuaybmo2921
@shuaybmo2921 3 ай бұрын
@@abdikaniabdilahi1643 Wax-walbo fcn waxqti ayeey qaatan. Waa inan dhabar adayg sameyna insha Allah waan guulaysenayna…..
@user-un9rz8jq9o
@user-un9rz8jq9o 3 ай бұрын
Waxan dhagaysan jiray 2011 markaa aadban uyaraa waxaan ka dhagaysanjiray raadiye uulahaa wiil aan ilma ader nahay uulahaa hada waa 23/3/2024 malin axad ah
@mohamedabdullahi4106
@mohamedabdullahi4106 2 жыл бұрын
My favorite song f.duur
@Nastexo996
@Nastexo996 6 ай бұрын
2024😩
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 4 ай бұрын
Asxaabta qaali ahow channalka wa channalkiina ee hala dhiso
@user-nl8dx6il8h
@user-nl8dx6il8h 2 ай бұрын
2024🎉
@maxamedqadar5907
@maxamedqadar5907 Жыл бұрын
Midki an Wallkey iyo walidkey dhlay ooga eiiqdey oowga
@amaalsaciid8352
@amaalsaciid8352 2 ай бұрын
Hees xasuus muudan
@sjcomps9514
@sjcomps9514 8 ай бұрын
Dheeraa wadaduyee ,wadankuna fogaayee walbahaarka kululaa😂
@faraxcabdicasis9433
@faraxcabdicasis9433 Жыл бұрын
Heestan anigu ciyaaln tuulo balnbal ladhahu oo burco hawdkeeda ah angu dagan dhagysanjiry waa heesan ku caqaliyyasty
@Misssugeyso1111
@Misssugeyso1111 Жыл бұрын
Inankaan walaalkey❤😭
@LeyloCabdilaahi-qv3fx
@LeyloCabdilaahi-qv3fx Жыл бұрын
Xasuuus ban gala Markan heestan dhrgeysto
@najaxabdirisaq5092
@najaxabdirisaq5092 7 ай бұрын
inta daawanaysa 2023 /11/24/maalin malin jimca /qalin dambe /3:42pm
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad Жыл бұрын
Heestan 2005 baan rikoodh ku dhegaysan jirray Anigoo Markaa ahaa haasawe barad😂
@canabhappycanabhappy1154
@canabhappycanabhappy1154 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@MaxamedAabow
@MaxamedAabow 2 ай бұрын
Waayo waayo
@Maxamed_yaasiinCumar
@Maxamed_yaasiinCumar 22 күн бұрын
Views maxaa idinka heley ulimo😢
@varthozamohan2115
@varthozamohan2115 Жыл бұрын
2023❤️◀️⏸️▶️🎧🎵
@guuleedcismaanvlogs8688
@guuleedcismaanvlogs8688 3 жыл бұрын
9/7/2021 daaweynsaysa ❤ cas ii saar plz
@Joya11
@Joya11 2 жыл бұрын
29/8/2021
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Faaduma duur ❤❤❤❤❤
@hsshhsjsshsh2999
@hsshhsjsshsh2999 2 жыл бұрын
10/1/2022 yaa dhagaystay
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 Жыл бұрын
17/9/2022 ana dhayasanaya 👍
@tayosiircawil4768
@tayosiircawil4768 5 ай бұрын
Heestan walashay aya ka maqali jiraye anigo yaro 5 sano aha
@axmedcaliaskarchannel2599
@axmedcaliaskarchannel2599 2 жыл бұрын
Axsan hees
@shaaficishiqjiilaani3992
@shaaficishiqjiilaani3992 2 жыл бұрын
ESH CALAA HEES BEERKA AYAY SOTAABANE
@suldaanherzi1230
@suldaanherzi1230 2 жыл бұрын
Heestani waa hees cajiib ah oo ereyadeeda aad ka dheehanayso,wakhti fog haddana dhawaa.Goortii boostada warqadaha la dhigi jirey Soomaaliya bül qalba ka doon doon? Bal jacaylka gabadha ay ku baadigoobayso lammaanaheeda milicso. "Yarkii aan walaalkay iyo waalidkii idhalay uga weecday awgii" Intaas maxaa ka mug iyo miisaan badan? Saw jacaylka maaha?
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 9 ай бұрын
Jah wlhi jclka aad ayu uxanun badan yahay😢
@nasranorway4295
@nasranorway4295 2 жыл бұрын
𝑺𝒐𝒏𝒈 𝒎𝒚 𝒍𝒐𝒗𝒆
@mohamudali7300
@mohamudali7300 Жыл бұрын
Xasuus ayaan gala markan heeskan dhageysto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#OLDISGOLDMEMORIES. 00:00 Wadnahayga inantii 00:00 Kalgacayl ku waabee 00:00 I waraabsay caashaqa 00:00 Wakhtigaan is baranaa 00:00 Nalakala Wareejeeeee 00:00 Waayuhu dhib badanaa 00:00 Haddii aan waraaqaha 00:00 Ugu dhiibo werriyaha 00:00 Kuna qoro wargaysyada 00:00 CAWKE mayga gaadhsiin? 00:00 Dheerraa wadaduyeey 00:00 Wadankuna Fogaayeey 00:00 Walbahaarku kullullaa 00:00 Wadka Lama huraayee 00:00 ALLAHAYOOW wadeecada 00:00 Addaan kaa WAKIISHEEE 00:00 Haddii aan haaa aaaan 00:00 Hadii aan WARAAQHA 00:00 Ugu dhiibo WARIYAHA 00:00 Kana qoro WARGEYSYADA 00:00 DEGDEG mayga gaadhsiin?. 00:00 Middii aan Walaashay 00:00 IYO waalidkii i dhalay 00:00 Uga weecday awgeed 00:00 Waaxyaha jidhkaygiyo 00:00 Wadnihiyo halbowlahy 00:00 Ayey WEHESHANAYSEE 00:00 Haddii aan warraaqaha 00:00 Ugu dhiibo werriyaha 00:00 Kuna qoro wargeysyada 00:00 MIJIR MAYGA gaadhsiin.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Legenow galabtay wan ku soo qabtay 😂salaan sare
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 Жыл бұрын
🙏
@xafsodagan1117
@xafsodagan1117 2 жыл бұрын
M.a
@Aishaahmedahmed-ep9vl
@Aishaahmedahmed-ep9vl Жыл бұрын
Hadii Aan Waraaqaha kugugu dhibo wariyaha kuna qora wargeysyada Ahmed mad iga garsiin 😢
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 11 ай бұрын
Anaa kaa gaarsinayo hhuuno
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 11 ай бұрын
Welcome my channel sstr
@Aishaahmedahmed-ep9vl
@Aishaahmedahmed-ep9vl 11 ай бұрын
@@dunidacusubtv123 mahadsanid huuno
@nuurcabdi8105
@nuurcabdi8105 2 жыл бұрын
💕💞💞💞💞💞🧡❤️
@maryanxuseen2545
@maryanxuseen2545 5 ай бұрын
2024 😔😩
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 Ай бұрын
Dhibmalaha waa iska xaal aduun
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh Ай бұрын
Tariqdha cawa waa 31/5/2024 😭😭😭😭💔💔💔💔❤️‍🩹
@studiocajabi7535
@studiocajabi7535 2 жыл бұрын
Heeska waa igadanyahay
@xamsecumar4368
@xamsecumar4368 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯
@xamsecumar4368
@xamsecumar4368 2 жыл бұрын
❤❤❤❤
@anfacabduqadir5304
@anfacabduqadir5304 2 жыл бұрын
Xasuus
@yasiinabdiraxmanmaxamud9612
@yasiinabdiraxmanmaxamud9612 Жыл бұрын
Hhahahahhahhabhbahabhabhbah
@nuurcabdi8105
@nuurcabdi8105 2 жыл бұрын
Pm000l.
@xafsodagan1117
@xafsodagan1117 2 жыл бұрын
M.a eesh cal heesh
@shuaybmo2921
@shuaybmo2921 4 ай бұрын
13/03/2024 ayadoo soona dhagaysanya jeceyl aawadi ruuxina iga fogyahay hadda 😢 😢
@nasranorway4295
@nasranorway4295 2 жыл бұрын
𝑾𝒂𝒘𝒂
Wargeysyada || Faadumo Maxamed Xasan (Duur) || Kaban || HD +Lyrics
6:25
mukhtar osman    iyo   fadumo duur        new song     hodan
6:24
somalilanmh
Рет қаралды 4,3 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 74 МЛН
Soo Dhiib Waraaqaha (Official Audio)
5:19
Abbe Moe
Рет қаралды 995 М.
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
YOW KALA WARRAMA {FAADUMO AXMED DHIMBIIL}.
6:16
MJ Duran
Рет қаралды 206 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Saynab Cige | Heestii Walee Anigu Caashaqa | Kaban
7:16
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 234 М.
aduunyooy waalaleey HEES
5:25
Bartamaha
Рет қаралды 502 М.
FAADUMA AXMAD NUUR DAALACOW WITH LYRICS ORIGINAL
6:59
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 110 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН