Wargeysyada || Faadumo Maxamed Xasan (Duur) || Kaban || HD +Lyrics

  Рет қаралды 296,274

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: WARGEYSYADA
EREYADA: MUUSE SHIRE WARSAME
LAXANKA: MAXAMED MAXAMUUD SALLI GO'AN
CODKA: FAADUMO MAXAMED XASAN (DUUR)
_______________________________________
Subscribe, Comment, Like and Share
____________________
hees macaan
kaban
qaraami
qaaci
hees qoran
qaraami lyrics
faadumo duur
_____________________________

Пікірлер: 87
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 6 ай бұрын
Mucashaqiinta heesaha qaraamka ah 🎸🎤🔥 2024 yaa jooga
@FuaadmaxmedXasanxaji
@FuaadmaxmedXasanxaji 6 ай бұрын
Xusuus wacan
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Xasuus jaceyl awgeed intii u dhageysaneyso wan salaamaya✋🎧💔 30/aug 2023
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 3 ай бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@mahadmekon
@mahadmekon 2 жыл бұрын
11/10/2022 Waqtiga⌚️ 00:03 WAXAN WADA DHAGEYSANEYNA ANIGA IYO BOQORADEYDA AAN DUNIDA UGU JECLAHY RABBI HA IGU KAA SIMO ALLAH KA BARYA MALIN UUN INEY UBADKEYGA HOOYADOOD NOQOTO ♥️♥️♥️
@akrammaanaf8748
@akrammaanaf8748 3 жыл бұрын
Wakula socdaa wllkah keep going heesaha calaacalka daadiska Soo Badi aduunka dhanaa calaacalaaye💕🥺🎧👍
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Hhh diyaar weeye wl.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Run badnidaa legenow 😂😂😂😂💔
@anastasia8711
@anastasia8711 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
#OLDISGOLDMEMORIES. 00:00 Wadnahayga inantii 00:00 Kalgacayl ku waabtee 00:00 I waraabsay caashaqa 00:00 Wakhtigaan is baranaa 00:00 Nalakala Wareejeeeee 00:00 Waayuhu dhib badanaa 00:00 Haddii aan waraaqaha 00:00 Ugu dhiibo werriyaha 00:00 Kuna qoro wargaysyada 00:00 CAWKE mayga gaadhsiin? 00:00 Dheerraa wadaduyeey 00:00 Wadankuna Fogaayeey 00:00 Walbahaarku kullullaa 00:00 Wadka Lama huraayee 00:00 ALLAHAYOOW wadeecada 00:00 Addaan kaa WAKIISHEEE 00:00 Haddii aan haaa aaaan 00:00 Hadii aan WARAAQHA 00:00 Ugu dhiibo WARIYAHA 00:00 Kana qoro WARGEYSYADA 00:00 DEGDEG mayga gaadhsiin?. 00:00 Middii aan Walaashay 00:00 IYO waalidkii i dhalay 00:00 Uga weecday awgeed 00:00 Waaxyaha jidhkaygiyo 00:00 Wadnihiyo halbowlahy 00:00 Ayey WEHESHANAYSEE 00:00 Haddii aan warraaqaha 00:00 Ugu dhiibo werriyaha 00:00 Kuna qoro wargeysyada 00:00 MIJIR MAYGA gaadhsiin.
@GuracelBoy
@GuracelBoy 2 ай бұрын
Mushakil waye ❤❤❤❤❤
@nuurcamuudi1371
@nuurcamuudi1371 Жыл бұрын
Waayuhu dhib badanaa.💔 Dunidan ayaa meerto ah una heellan boqno-goynta aadmiga leh yoolalka fog iyo kuwa dhowba.. Se dunidani waxay caddaibtaa oo kab la dhacdaa aadmiga dunta wanaagsan.. ebbe ha inoo wanaajiyo timaaddadeena dhadhannna ha uyeelo joogtadeena. Hargaysa somalia 2022
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
Allahumma Ameen
@sacdiyoduuni682
@sacdiyoduuni682 2 жыл бұрын
Dheera wadaduyee wadankuna fogaayey walbahaarku kulula🥺
@lasqoraymedia8196
@lasqoraymedia8196 Жыл бұрын
Heestan waxaa curiyey ereyadeeda abwaan Cismaan Fooldhuub , Ilaahey haw naxariistee.
@FaadumoBaraf-wy4zp
@FaadumoBaraf-wy4zp 6 ай бұрын
Mucaashaqiinta dhibanayaasha Caashaq ah waan idin salamaya. Waxaan Joognaa 15/04 2024 Dib ayaan usoo booqday heestaan 2019 ayaan mar saas usoo booqday caawena markale ayaan soo booqday. Faadumo Duur alle Haw Raxmado
@ayaanxariir3763
@ayaanxariir3763 Жыл бұрын
Wayuhu dheb badanaa 😢😢jeclkeygiiii Y😢😢😢😢Y Kuma ilaawe duni
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Faadumo duur Xiiso iyo xasus 2023 happy new year
@aahirxasanaraaye5386
@aahirxasanaraaye5386 3 жыл бұрын
No badi wlaaalo hda kdip wan ku xirnaan doonaa insha alaaaaah
@nurnur7459
@nurnur7459 4 жыл бұрын
Yaasalaam thank you bro waa markii iigu horaysay ee aan maqlo iyadoo kaban ah
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 2 жыл бұрын
I used to listen this song 2012 in Kenya when I was studying there. Unforgettable song.
@ismailsaladdahir3852
@ismailsaladdahir3852 2 жыл бұрын
A
@qarashofficial6915
@qarashofficial6915 11 ай бұрын
@ahmedshurie3186
@ahmedshurie3186 3 жыл бұрын
Caawa waxan heestay udhagaysanayaa wadankaygii ayuu dagaal kasocdaa isogoo walaalkay iga wayn dagaalka uukujiro waliba jiida hore😭😭😭😭😭
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Ай бұрын
Ma nolyahay walalka ugas Alle wadanka ha ino hagajiyo
@Oroowmagan13
@Oroowmagan13 9 ай бұрын
Yaa Salaam ❤ Takes me back to 2009 when I was in Form 2.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Gabar aan isjeclayn darted Bn heestaan udhagaysan jiray oo iga fogaatay xaauus bay hesataan igu leedahay dheeraa wadaduyeey wadankuna fogaayay walbahaarku kululaa hadii aan waraaqaha kuugu dhiibo wariyaha caadil mayga gaarsiin💔💔💔
@iidofaysal8107
@iidofaysal8107 8 ай бұрын
Qof walba qalbigiisii qof baa qaatay💔
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 29 күн бұрын
Cizak jawiga iyo heeskaba caadi maha 15/9/2024 Ismuujiya asxabta iga danbayso
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
Axsan hees faadumo mohamed hassan duur waayo waayo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Weynu ka heyna Mahadsanid Wll Mcn
@حتشبسوت-ز8خ
@حتشبسوت-ز8خ 2 жыл бұрын
19/9/2022 ayaan dhegeysanaa xili qofkii aan jeclaa labo wadan kala jogno 😢
@suliemanabdiazizabdullahi1413
@suliemanabdiazizabdullahi1413 Жыл бұрын
Old is Gold😢❤
@aahirxasanaraaye5386
@aahirxasanaraaye5386 3 жыл бұрын
Wlaahi wn ka helay nio si wacan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waayuhu dhib badanaa! 😢😭 Hees baad Alleylahee kaydisay 🔥 Mahadsanid saaxib. 👋 From Nairobi ❤
@calibabaff507
@calibabaff507 2 жыл бұрын
Walaahay waa runtaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@calibabaff507 Xaqiiq saaxib.
@riyaaqsiraajidiini
@riyaaqsiraajidiini 6 ай бұрын
Dheeraa wadaduyee
@ahmedmohamoudomar3802
@ahmedmohamoudomar3802 2 жыл бұрын
sidaan maqlay ereyada/miraha heestan wargays waxaa iska lahaaa abwan Maxamuud cismaan fooldhuub ee bal halkaas aad ku qortay abwan muuse iska sax
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 4 жыл бұрын
Axsan yaa Qaraam ❤️
@aahirxasanaraaye5386
@aahirxasanaraaye5386 3 жыл бұрын
Aadban u xiiseyaa heesaha nuucaan ah
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold🥰
@mohamedabdirahman770
@mohamedabdirahman770 27 күн бұрын
😊🎉
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt 7 ай бұрын
Abwaanka iska sax lee sxp
@Shaamilibnuxasan
@Shaamilibnuxasan 6 ай бұрын
Wakuma
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 3 ай бұрын
​@@ShaamilibnuxasanAllah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@riyaaqsiraajidiini
@riyaaqsiraajidiini 6 ай бұрын
Hees qaran iyo jacayl
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 ай бұрын
Tarxilka waa sidi xabsiyoo kale marki diyarad wadashaqeyn kadhaxeyso doowlad dowlad wadashaqeyneyn qofki markas lagasosaro oo dib loofirin ladajin sida kiliyahokale inu taqtar laxariro isago laheen nidam doowlad kadib laduro isagoo fadhid hore ugusonoqday tarxilka
@aadanciise4649
@aadanciise4649 2 жыл бұрын
Walee wee cod macdahay
@KaafiyoCabdilaahi
@KaafiyoCabdilaahi 11 ай бұрын
11/11/2023 dhagaysanaa❤
@Daauuddaauudmohamed
@Daauuddaauudmohamed Жыл бұрын
Waayuhu dhib badanaa tariikhda 11 11 2022 khamiis
@AYDERUS1
@AYDERUS1 Жыл бұрын
Very nice song,but sad one.
@mohamedabdimohamedabdi7910
@mohamedabdimohamedabdi7910 Жыл бұрын
Somali waa umadda kaliya ee hade comment soo qoreeso adeegsato luqad aan luqadooda ahayn cajiib
@cabdifataaxaadannuur2891
@cabdifataaxaadannuur2891 2 жыл бұрын
waa habenkii qarmiga
@ahmedfanax948
@ahmedfanax948 Жыл бұрын
2023 yaa ila dhagysanaya.
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 10 ай бұрын
2013 xasuus qaliys
@alihersi5974
@alihersi5974 3 жыл бұрын
kabanku waxaan filayaa waa cabdi baadil
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Nice👌 Keep💪 legend👑
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Thanks sxb🙏🏻
@NuurMacalincali-c4f
@NuurMacalincali-c4f 11 ай бұрын
Waayuhu dhibbanaa
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 5 ай бұрын
“Midkii aan walaalkay Iyo waalidkii i dhalay Uga weecday awgii” Halkaa sidaas weeye Ma aha ninkii ❌
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Heestan barigaan maqlay somaligaba ma qori aqoonin kkkk
@kimdaud1173
@kimdaud1173 3 жыл бұрын
Xasus 2005 ayan dageysani jiree
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
Wayuhu dhib badanaa 😓🥺😢😭💔💔
@jamaalmaxamed716
@jamaalmaxamed716 2 жыл бұрын
Heestan waxaan caawa ku dhagaysanayaa magaalada jig jiga ethopia aniguu halkaas transit ku ah caawa heestan si gaar ah ayay iga hadlaysaa wlle
@theclassifiedmedia-j6d
@theclassifiedmedia-j6d 4 жыл бұрын
Mashlh faduma duur
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 6 ай бұрын
Alla Alla Waar Mxd itidhi 🤦
@salepanawil713
@salepanawil713 3 жыл бұрын
Ax yaa hees qarami ogaw waligaaa .naac hadhageysan.marnaba
@riyaaqsiraajidiini
@riyaaqsiraajidiini 6 ай бұрын
❤❤❤🎶🎻⚘️
@TheRealityOfPolitics1
@TheRealityOfPolitics1 3 жыл бұрын
Saxiib loooma dhamoAramigaan duinachtig buuu ka raran yahay Awaay Boqorkii Iyo boqoradii Codka?Awaay Heesahii banadir iga?
@mohamettAfsame
@mohamettAfsame 6 ай бұрын
2024 march 😢💔
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Qarami chanel waxan ku jeclahay waxu heesaha soo raaciya cidi samaysay Laxan ka iyo ereyada yaa salaam waban iska jeclahay inan chanelkan heesa ka dhegeysto saaxib heesaha you Tubeke kujira xataa noosoo celi waanu iska dhegeysanayna
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Waa farxaddayda sxb mar haddii aad ka heshay styleka iyo qaabka aan u isticmaalo. Mahadsanid. Aad baan kuusoo dhoweynayaa, kuna mahadsanid soo jeedintaada waana isku dayi doonaa heesaha xulka ah oo aan la soo raacin dadka ka qayb qaatay in aan dib usoo geliyo si ay dadku uga faa'iidaan insha Allah.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel ada mudan wll
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
Lyrics kaga ayaan wax loo dhiga lahayn inaba caadi maaha
@sarjaang7695
@sarjaang7695 4 жыл бұрын
Wewe
@axmedmuxuyidiin9836
@axmedmuxuyidiin9836 2 жыл бұрын
www sweet song 🥰👑👑 9/12 / 2021❤️❤️👑
@salepanawil713
@salepanawil713 3 жыл бұрын
Good
@kaamil2991
@kaamil2991 5 ай бұрын
30 April 2024 oo aanu safar ugusii jeedno deegaanada waqooyigi kaga teedsan gobolka maroodijeex. Waxa si gaar ah iisoo jiidatay baydka "dheeraa wadaduyeey wadankuna fogaayeey"😊
@cabdifataaxaadannuur2891
@cabdifataaxaadannuur2891 2 жыл бұрын
cabdifatax aadan cabdi nuur
@maxamudaxmed-pj9bw
@maxamudaxmed-pj9bw Жыл бұрын
Saynab cige
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shares
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 466 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Heestii Hadii aan Waraaqaha New Music  Faadumo Duur
5:55
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 560 М.
YUFLE || Kinsi Xaaji Aadan || Kaban +Lyrics
4:55
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 367 М.
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 659 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 487 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН