Hees - Dhulka Sow Anigu Ma Lihi

  Рет қаралды 60,106

somaliland247

somaliland247

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@JustAnotherAbdi
@JustAnotherAbdi 2 ай бұрын
Allow noo midoobe. 🇸🇴😭❤️ Shanta soomaaliyeed waa mid, lamana kala jari kadha! Qabiil waa lacnad! Kaca Soomaalooy!
@maxacusubtv6408
@maxacusubtv6408 Ай бұрын
Intii dhimatey ilahay ha uu naxaristo inta nolna ilahay haa barakeyo waxad daremii kareysa markad mujihad ku dhalay xanunku uu marey dhulkiisa imikey _Ninkii dhoof ku yimi geridu dhibeysa_
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 28 күн бұрын
0:19 Still I'm listening this song 2:04
@foox4080
@foox4080 Жыл бұрын
Nimankii kabahooda kacararay soo maahayn lasscaanood
@mubarikApdull
@mubarikApdull 7 ай бұрын
cadi mah ah hesta
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 Ай бұрын
Guul somaliland ishaa allah
@JustAnotherAbdi
@JustAnotherAbdi 2 ай бұрын
1:46 ka saxa magaca. Waa Jaalle siyaad AUN. Aabaha qaranka soomaaliyeed 🫶🏿🇸🇴
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 6 ай бұрын
Wan so booqdey dhulka aniga leh Snm Somaliland ever
@dahaboabdi8454
@dahaboabdi8454 3 ай бұрын
Allow reersheekh isaaax barakeee oo cadawga ka qabo aaamiin
@AbdiweliAwle
@AbdiweliAwle 11 ай бұрын
Jabhad lama dhoho tanoo kale ee waa qaran diid iyo shisheeye kal kaal
@ailover5719
@ailover5719 9 ай бұрын
Wae ku wasayan SNM ma qaran baad haysta ilen amisom ba ku wasta
@hersiadan3288
@hersiadan3288 Жыл бұрын
SNM ❤
@sahradawo1241
@sahradawo1241 2 жыл бұрын
SNM Alle intii dhimatay ha Uu naxariisto
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
WALAAHI LAASCAANOOD WAXAA ISKA LEH QARANKA SOMALILAND WAX KASTA SHEEGA LAASCAANOOD ANIGA OO ISAAQ AH AYAA ISKA LEH WAA ILAAHEY MAHADII GAROOWE WAXAA ISKA LEH QARANKA SOMALILAND IYO REER SHEEKH ISXAAQ WAA BALAN INTII AY DOONTO HA QAADATO
@hersiadan3288
@hersiadan3288 Жыл бұрын
SNM❤
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 3 ай бұрын
Heska waxa loo qaday iyo mesha la aaday isma laha kuwan waa kuwii dalka dumiyey oo somalia meshaas dhigay walee aalkhara war baa u yala cajib
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 Жыл бұрын
Runtii Waa hees Markaad dhagayzato Ay Xaadu Ku Dhaqaaqaso SNM AleH Haw Wada Naxriisto Intii Ku Dhimaty Inta sii Noolna lEH Cimriga Haw dheereyo🤲🤲🤲🙏
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 ай бұрын
heesta snm malahaayn iyo isaaq ee Ogaadeen ayaa lahaa SIngub ayaa lahaa una sameeyay dhulkiisa
@Nimco-kw4eo
@Nimco-kw4eo 6 жыл бұрын
Gobonimadu waa geed ku baxa dhiiga geesiga. Alx maantaba waanakaa nabadii ragayagu keenen aanu hadhsanayno. Rabow noo siyaadi Ameen
@cbdulahimaxamud2459
@cbdulahimaxamud2459 2 жыл бұрын
Asc
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
LAASCAANOOD SOW ANIGU MA LIHI GAROOWE SOW ANIGU MA LIHI
@ibromahdi2344
@ibromahdi2344 6 жыл бұрын
SNM ABAALKIINA MAGUDIKARNO LAKIIN WAXAD NABARTEEN GEESINIMO IYO CALOOOL ADAYG ABOYAAL ALLAH YARHAMKUM ANAKA AYAA DHIIGA USHUBAYNA DHULKAAD UDHIMATEEN ABOYAAL JANO KUWAARA ANAKAA 1 NIN UDHIGMAYAAA 1000 NIN OO CADAW AH HADAAD IDINKU UDHIGMAYSEEN 1000 ANIGA OO KADHEER DHULKAYGA HADANA KADIFACAYAAN AHAY EE USOO DHOOFAYAA SOMALILAND IS MY LAND NO MURAN NO DOOD ALLOWED VIVA SNM MY ANCEINS COMPATENTS MY HEROES ABAYAAAL INIMA ILLOBIDOONO ABID KA ABID
@smiledon77
@smiledon77 Жыл бұрын
LOVE MUJAAHID AXMED MIRE=GAALEEF
@kaletjambir
@kaletjambir 2 жыл бұрын
Allaw u naxriizo geesiyashi inaga baxay 🤲😔
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 11 жыл бұрын
ilahay baa mahada la waan so saamirnay masha allah waa nimcad somaillaind
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭👈 miyuu calanku dhacaya ciil ba isaqa iga qabta markay dheexdooda kala dhaman wayan waxa la inoo soo maray miyan dhiig baxay ka diirayay Allah ha idinka rali ahado snm heroes your never forgotten adeerayaal
@khaalidaxmed5096
@khaalidaxmed5096 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@yasinabdalajama5268
@yasinabdalajama5268 3 ай бұрын
dadkeenu maanta wuxuu u baahanyahay wacyi galin wayn wixii dalkan loo soo maray in dib loo xusuusiyo waayo maanta sidan la yahay iyo xaaladahan lagu jiro lama galen ee wax wayn ayaa lagu qaadan lahaa
@blackdunya2590
@blackdunya2590 7 жыл бұрын
Dhulka sow aniga malihi Dadka sow anigu malihi gumaystihii dhacaayay geeridu dhibaysay soomajaydtayashii snm Alle haunaxaristo Amin
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
AX AX AX WA OYEY WLHI Waxay u iibiyeen nafahodi qaliga si aan xoriyad ugu noolano A,U,N intii dartyo udhimaty
@awaalehasan2774
@awaalehasan2774 Жыл бұрын
Not today
@edebsan3655
@edebsan3655 7 жыл бұрын
walhi SNM abaal bay inagu leyihiin wixi dawanaye Reer Somaliland
@smiledon77
@smiledon77 2 жыл бұрын
col muuse biixi time up waxaan ahaa ardaydii faqash ku muhadraahad 1984
@zakiahmed3225
@zakiahmed3225 4 жыл бұрын
Eedaday Ayaa markn yara qaadi jirtay ilhayow dhulkayga no barake oo noogu wad 🤲🤲
@coutinhoyare6678
@coutinhoyare6678 7 жыл бұрын
dhulka sow anigu malihi #SNM intii dhimatay allah yarxamak i am proud to be somalilander
@smiledon77
@smiledon77 2 жыл бұрын
ALLAH YAX AAMIIN
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
miyey naftu dhimasho diidaa........miyuu magaceygu dhuuntaa....miyaa dhedo laygu qariyaa.....miyaa dhaqankey la doorshaaa..... dhulka saw anigu ma lihi... Viva SNM
@somalilandnew
@somalilandnew 2 жыл бұрын
Viva snm
@IPrEc
@IPrEc 13 жыл бұрын
ilahay baa mahada leh. baga faqash ay aragtay waxay ahaayeen.bagaa birta laga wada aslay.guul iyo gobanimo
@yuusufinacure198
@yuusufinacure198 3 жыл бұрын
9 sano ka hor ayaa soo qortay commentigan ma noo shahay
@abdimariahussein4583
@abdimariahussein4583 2 жыл бұрын
@@yuusufinacure198 adigu ma nooshay hada
@singular123er
@singular123er 2 жыл бұрын
@@abdimariahussein4583 adigu manooshay
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 6 жыл бұрын
ragii No hir galiyay Inaan Manta Sharaf Ku Nolano Abalkina Ma Gudi karno alle haw naxariisto inta dhimatay inta Nolna alle cfimd dheer hasiyo snm snm
@shabeel7467
@shabeel7467 4 жыл бұрын
Khalafow keliya ilaashada faqashta cusub iyo tuugta Xamar u baxsada ee basaasiinta ah iska ilaaliya dhib iyo dhiig iyo xinjiro ayaa Somaliland u sees ah markaa ilaashada oo cadow walba ka ilaashada.
@laraahmed6592
@laraahmed6592 4 ай бұрын
Snm soomali 200 sano dib oo dhigtay anga adeerkay iyo abahy snm ayay ahaayeen hadana argtidaydo way isbadashau
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 4 жыл бұрын
asc walalayaal ilaahay hata unaxariisto geesiyaashii SNM guul iyo gobanimada ay dhaliyeen alle ha ina guuleeyo inta guusha jecel somaliland iyo muwaadiniinteedaba insha allaah
@cabdilaahicabdirazaq8000
@cabdilaahicabdirazaq8000 4 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo dhammaan shuhadadii SNM
@najahmahamouf1461
@najahmahamouf1461 3 жыл бұрын
Dalka sow anigu malihi
@shabeel7467
@shabeel7467 4 жыл бұрын
Waa maalintii geesiyadii SNM guusha taariikhigi ah gaadheen waa malintii aan ILAMA DOOFAAR qaxootiga u diray min Kenya, Yurub ilaa Maraykan iyo Canada, faqash generaladeedii manta Taxiilayaal ayey ka yihiin meelaha ay qaxootiga u tageen kilaab kilaabi dhashay,
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 11 ай бұрын
Lixle Haragwaafi Maxamed cali Koodbuur Cabdiqaadir koosar Axmed mire Cabdi qaadir yaasiin Duuliye xayd Cawil cadami burhan Aadan saleb Macalin haruun Aadan shiine Ina maxamed case Maxamed kahin Dhego wayne Jidhif Muuse biixi Siilanyo Raage Cali warsame Biixi xaaji xasan Cabdilaahi askar Cabdisalaan turki Maxamed xashi wasiirkii maliyada Xasan dayax teacher Fasal xabaal mariwaa Mucsin Shacab koosaar Muuse fandhe Jamac qarash Ifiso Doolal Madax diin Suldaan wadad Gamba yare Sucuudi alaale Libaaxo Ganaje Cabdilaahi liji Ina xagar doctor Ina kaysane suldan Kayse C raxaman dheere Caagane Yusuf maydal Fasal dheere Intaa iyo kaloo aan magacyadoodii ilaawayba waxay aheen mujahintii snm
@khalidabdifiigal445
@khalidabdifiigal445 2 жыл бұрын
Walahi wan muraqoday ninkii daremaya uunba daremayaa halganka adag ee dalka loo Soo maray
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 6 жыл бұрын
SNM reer somaliland waa wada halyey calankana waa loo soo maray halaag
@user-horo
@user-horo 5 жыл бұрын
Guuuuuul somaliland waligaa jir insha alaa
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 6 жыл бұрын
Snm may blood
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 2 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey Abwaal xasan xaaji cabdullahi.. xasan ganey oo qisadeedu waa cajiib.. 3 jeer ayaa col lagu jabiyey..faqash iyo qaar kaloo badan
@indhayare11
@indhayare11 3 жыл бұрын
waan qiiroonayaa marka aan dib uraaco soomaalidii hore iyo maanta farqiga udhaxeeyo i love you Somali
@cbdulahimaxamud2459
@cbdulahimaxamud2459 2 жыл бұрын
Asc cabdulaahi
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Dhulka saw anigu mlihi Dalka saw anigu mlhi Ninki dhoof ku yimiba geeridu dhibayssa Gumasta dhacaya geridu dhibaya SNM Ma qiyaso waxn abelkeda ku di dono
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
Mujaahidinti xaq u dirirka snm waa aabayashayey u dagaalamay sidii anu gobanimo ugu noolan lahayn maanta sharaftii ay nooga dhintay ayanu maalaynaa alle haw naxariisto intii shahiiday inta noolna gobanimo ku nooladaa
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 3 жыл бұрын
Somaliland dhib danbe iin u dhaco Dhig ayad u huurtay farabadan. Dhib badan ka diib waalahay waa riyo iin nalaku lug gow.
@canbuuleeste4152
@canbuuleeste4152 6 жыл бұрын
DHULKA SO ANIGU MA LAHI!!!!!!!!!
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 4 жыл бұрын
Nabada barwaqada aan kunoolahy maanta ilaahay kasokow abaalka snm baa leh ilaahow unaxariisoooooo aaamiin inta nool ilaahow cimrigooda dhere
@Quote_and_Fact
@Quote_and_Fact 7 жыл бұрын
SNM
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii sangub laxankii shiiran shadaad codka hobolada waabari
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
ADEERKAY MUJAAHID SICIID MAXAMED NUUR ARDAY BAA AHAA
@abdirahiinali8690
@abdirahiinali8690 8 жыл бұрын
ninkii dhoof ku tgayapay geeridu dhipaysay alow dhawr snm
@ahmedfaraz6982
@ahmedfaraz6982 11 жыл бұрын
guumeysta dhacayaa geeridu dhibeysa viiva somaliland
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
MUUSE HARGEYSA SNM he was soldier civil court he don' know noting nothing
@smiledon77
@smiledon77 2 жыл бұрын
col muuse biixi oo darajo aanu qalmin siinaya
@hindaadan3442
@hindaadan3442 7 жыл бұрын
SNM 💖💙❤💜💛💚💋
@SharmaPoi823
@SharmaPoi823 3 жыл бұрын
Habartiina faqash Ah Adonyahay wax magaratada ah shuba idin dhashee😏😏
@yousufomar8856
@yousufomar8856 3 жыл бұрын
Hooyo hadaacayso ibnuxalaal matihit
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Faqash afqadhmuun nacdal ka bax meesha
@ericmedi
@ericmedi 6 жыл бұрын
Snm guleyso
@habibintuimraanomar7943
@habibintuimraanomar7943 7 жыл бұрын
ninkii dhoof ku yimi bay geeridu dhibaysaa ..xaqiiiiiiq.
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 5 жыл бұрын
@Mustafe Sidci miyu faracaygu dhunta waye e maha magacaygu dhunta midakale hestan (snm)maquseso waxa miraheda curiyey AUN abwan sangub laxankana wa slx qasim naaji riwayadi xoriyo dagalki(1977)
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
ASKARI snm
@smiledon77
@smiledon77 2 жыл бұрын
SALEEBAN GAAL OO GOBLAN AH 5 SANO NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO+MUUSE 2 SANO
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 жыл бұрын
waxan maha ka galay qabyalada . dadkani waxay iska difaceen dalin . ma ha is difacina ayad leedahay markas ?
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
muuse biixi ina kaahin waa arkay.SNM col qarashyare col axmred mire col nin sacad yoon baan ahay my rank madaxweyne sacad yoonis ah. ina baanderi seerihii hayseeya xidhay++++ ninka muhaajidka ee xidhan Cabdi maalik shiikh muuse coldoon +waa civil court baa xidhay+please madaxweyne muuse biixi sii daa cabdi samafale cabdi maalik +FROM SYDNEY aUSSIE.
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
waa gaaleef ina kaahin oo qaad ku wada cuni jirney dirdawa ayuu xidhan yahay cabdi maalik muuse coldoon abtigay muuse xasan dhnkaal xabashi xaarkeeda cunta buu iga hiiliyey abti muuse geesi
@somaliyaadankuleh1077
@somaliyaadankuleh1077 7 жыл бұрын
Abayaal abaalkiina magudi karrno snm Somaliland iyo nabad ayaa ka abuurantay
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
col axmed mire/muuse dhulkaal/col dhega weyne tariikh qoran
@xaalixassan9011
@xaalixassan9011 6 жыл бұрын
ilma afwayne ayaa dhoof ku yimi faqasht
@hamzekmdhamzekmd3106
@hamzekmdhamzekmd3106 7 жыл бұрын
SNm abaalkiina Lama gudi karo
@mustafajaani6322
@mustafajaani6322 3 жыл бұрын
Snm hiro joog waligaa
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
COL AXMED MIRE
@faysalabdi608
@faysalabdi608 8 жыл бұрын
faqash u dhaqaaqay
@horyaalmedia2647
@horyaalmedia2647 6 жыл бұрын
ninkii dhoof ku yimidba geeridu dhibaysa
@hebosaban9121
@hebosaban9121 4 жыл бұрын
Karamadda la shiigga wa taa
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
waxqqn ciidankii awaare col mahdi Muuse xasan waa abtigay dad buu dil kugu inaabay saha doo ilkkole been iga sheegay waa inaabtitat
@hanatmohamed8452
@hanatmohamed8452 5 жыл бұрын
hadana sidas aya nila gala ama iska qaata dowladnimada😊
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
col dhega weyne wuxuu ahaa gadu biirsay
@shaficiful
@shaficiful 11 жыл бұрын
qabyalada iska dhaaf walal somali ban wada nahay
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
waxaanu kaxanaaqnaa eraygaa Somali baa jiraba
@hamsemahmed3943
@hamsemahmed3943 6 жыл бұрын
Hooyada iyo somaligad shegaysaba was wakan ka dagaalanayba
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
Wlhi ba katahay
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 7 жыл бұрын
Kkkkk raamoolayashi SNM
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 7 жыл бұрын
Shacabka Khaatumo hhhhh falastiinta laaska lagu gumaysto hadal idinma eeko
@blackspider7781
@blackspider7781 5 жыл бұрын
Faqashbay bay geeridu dhibaysaa hhhhhh
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
Ka xishoo ragii kuwasay weeye snm
@Thomas-dj4sr
@Thomas-dj4sr 3 жыл бұрын
Faqash Bay geeridu dhibaysaa hhhh xagaa iyo laaska
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
@@Thomas-dj4sr lasku wata 30 sano prank ku kalisay 😂😂
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 162 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Tribute To Our Forgotten  SNM HEROES.wmv
6:43
Somaliland Org
Рет қаралды 129 М.
ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibaysaa
7:04
cabdi faarax
Рет қаралды 120 М.
Towradatan Barakeysan & Qeyska Stereo
3:17
KACDOONKA BULSHADA
Рет қаралды 886 М.
Waa Su'aal da'waynee Dalka Yaa iska leh ???
5:11
ILAYS TV
Рет қаралды 584 М.
HEESTA DHULKEENA AYAAN U DHIMANEYNAA : HORSEED XOOGGA DALKA
11:18
Somali National Television
Рет қаралды 192 М.
Hees Wadani| Qiiro badan| Dhulka Sow Aniga Malihi| Lyrics
7:03
WACYIGELIYE
Рет қаралды 234 М.
Dagaalkii Madaxweyne Cigaal iyo Salaadiinta Somaliland 2001
34:57
SABRI'S VIEW
Рет қаралды 23 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН