HEES XASUUS QAALIYA O WADANIYA DHULKA SOOW ANIGU MA LIHI, DHASHA SOOW ANIGU MA LIHI HOBOLADA WAABERI

  Рет қаралды 61,330

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

HEES XASUUS QAALIYA O WADANIYA DHULKA SOOW ANIGU MA LIHI, DHASHA SOOW ANIGU MA LIHI HOBOLADA WAABERI
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN MAXAMOUD CABDILAAHI CIISE " SINGUB"
WAXAA SI WADA JIRA U QAADAYA HABLIHII HOLOBADA WAABERI XULKOODII INTII DHIMATEY ILLAAHAY HA U NAXARIISTO INTA NOOLNA ILLAAHAY CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN AYAAN UGA BERYAYAA
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 96
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Waa berigii gabdhaha soomaaliyeed midabkoodu uu Dahabka ahaa ee aysan baran inay boor is mariyaan👍👍
@abdikaadir136
@abdikaadir136 2 жыл бұрын
Ax ax ax waxa ii muuqda 1. Khadiija daleys allah unaxariste 2. Saafi ducaale allah unaxariste 3. Sahra ileeye illahy haw naxariste 4. Khadiijo foodeey 5. Caasha cabdoow iyo 6. Khadiijo qalanjo Qaarka kale magaran
@mohametmohamut7709
@mohametmohamut7709 Жыл бұрын
Heesta abwaanka sameeyay hadaa heeso
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
@@mohametmohamut7709 sangub AU
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 ай бұрын
waxaa erayada leh abwaan SIngub laxankana SIdaad Muraad shidane @@mohametmohamut7709
@cabdilaahicabdirazaq8000
@cabdilaahicabdirazaq8000 4 жыл бұрын
Xusuus iyo qaran kii soomaaliyeed ee qiimaha lahaa
@caadiljibriil4495
@caadiljibriil4495 5 жыл бұрын
Esh calaa wadaninimo dadkii hore 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@dhacdooyinkaiyowararka.7904
@dhacdooyinkaiyowararka.7904 11 ай бұрын
Waa baragii dadka somaliyeed qabyaalada ka caafimaad qabeen intaan, siyaad bare geel jirnimada reernimada inoola iman Hobaladii waa bari intii dhimatey danvigooda alleh ha dhaafo kuwa noolna alleh how gargaaro oo ha hadeeyo.
@Khader315
@Khader315 4 жыл бұрын
Waa Hees loo qaaday halgankii Ogadenia xorayntii 1977 kii Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysa
@moonlight_forest3954
@moonlight_forest3954 3 жыл бұрын
This was in 1977? Mashallah, but why would they write 2092? And is that Khadiijo qalanjo in the last row?
@shekeyehassanmire3810
@shekeyehassanmire3810 Жыл бұрын
Hestaan waaxey ku weynthy qalubtenaa 06:02;2023
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
Waxay ka mid tahay heesa iga ilmeysiiya ax ax
@cabdiiiddaahirgeelle1438
@cabdiiiddaahirgeelle1438 5 жыл бұрын
Allah unaxaristo abwaan sangub oo heesta sameye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan Singub 1977.
@siciidaadan3324
@siciidaadan3324 Жыл бұрын
Erayada heestan waxa iska lahaa Abwaan Cismaan Askari
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 9 ай бұрын
​@siciidaadan3324 War yaan lagula yaabin waxaa heesta miraheed lahaa ee curiyay abwaakii weyna ee somaliyed: (AUN) (MAHAMED ABDULLAH SANGUB) riwaayaddii xorriyo👈(1977) ayeyna heesta ku jirtay
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 5 жыл бұрын
Sahra dawo,casha cabdow, daleeys, saafi ducaale, khadia qalanjo iyo gabadhii cilmi iyo caado ku jirtay intaas aan ka aqoonsaday. Fanaanin waa dadkii hore. Intii dhimatay alaha u naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Dhaadheerka waxaan wajiyadooda ka gartay Dalays Gaagaabka ma garan
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 4 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa maxamed cumar Huryo maaha Sangub
@SPharaoh
@SPharaoh 4 жыл бұрын
Ahmed Analyser Shiraan Shidaad Muraad ayaa laxanka leh. Midhaha waxaa leh Maxamed C/laahi Singub. Iska hubi taariikhda fanka weey qoran tahay.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
@@ahmedanalyser2114 Sangub ayaa leh ruwaayaddii xoriyo ayay ku jirtay sxb iska eeg.
@alisaleban-n9w
@alisaleban-n9w 9 ай бұрын
Ninkii dhoof ku yimid baay geeridu dhinbeeysaa ❤
@nimconalka4918
@nimconalka4918 4 жыл бұрын
Walh waan ooyey 😭😭😭
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 9 ай бұрын
Muwaadan dalkooda jacel isjeclaan jiray waakuwaan soomaali ah
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 4 жыл бұрын
Isaaqow maa laydin gumeysanaa intaan ifka ku noolahay somaliland isaaq ma leh ee ilahey baa leh ee dulmiga ka daaya maatadada viva le som land. Soomaaliya take care of your land
@adamosman7284
@adamosman7284 3 ай бұрын
Maya maya oo waa maya.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
LAXANKI MACAANAA EE SAALAX QAASIM NAAJI😍
@SPharaoh
@SPharaoh 4 жыл бұрын
Walaal, iska hubi fadlan. Shiiraan Shadaad Muraad ayaa laxanka leh. Waxaana midhaha sameeyey Abwaan Maxamed C/laahi Singub.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
@@SPharaoh abwaanka waan isku raacsanahay lkn laxankan waa Saalax Qaasim walaal hadaad laxamada saalax aad u taqaan waad fahmi leheeyd waa wada shabah tusaale heesta Allaa weeyn ninki aaminaa awood leh waa isla Saalax mahadsanid
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
ERAFI ABWAAN SINHUN
@zeydahusni527
@zeydahusni527 Жыл бұрын
Wiilkaan habaryar ta u a hey allah darajeeyo salax qaasim
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Laxanka sheegtee maxaad ku iloowday abwaankii qaran ee alifay heestan Abwaan Sangub !!!!
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 жыл бұрын
Saafi ducaale iyo khadiija dalays baa ku jira. Fanaaniintii waawaynd
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 4 жыл бұрын
Waa waqtigii somalida hal far eheed haddase iyagaa leeysu adeegsadaa ciil badanaa
@abdallamaow2440
@abdallamaow2440 3 жыл бұрын
Waa runtaa abaayo iyada ayaa isleyneyso
@mahdiali8874
@mahdiali8874 4 жыл бұрын
Aun asli maxamad iyo daleys iyo saafi ducaale. 3 dooduba way dhinteen. Erayadii abwaan cabdi bashiir indhabuur. Aun.
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Heesta singub baa sameeyay sxp iska seexo
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Sangub ayaa heesta sameeyay.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 жыл бұрын
Singub ayaa lahaa Beenta dhaaf waxaadan ogeyn ha soo qorin
@YuuKeey-b4y
@YuuKeey-b4y 9 ай бұрын
❤ best song
@maandaweeye230
@maandaweeye230 2 жыл бұрын
Gabdha sidaas u qurxo Badnaa aduunka ayaa kal geyay ina dhimata iyo ina kala yaacd 😭❤⚘ AUN intii dhimaty 🤲🤲 Khadiijo qalnjo Saafi ducaale 🥲 Khadiijo dalys 🥲 Inataa ka garty
@ladan_99
@ladan_99 Жыл бұрын
Ar qalanjo wanoshahy😢😊
@inamohamett1693
@inamohamett1693 9 ай бұрын
​@@ladan_99 war maka haysaa London bey dagantahay maqle caruur ma leedahay mamadu
@amranxasan4287
@amranxasan4287 7 ай бұрын
😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Best wadani hees ever beautiful somali woman
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
abwaab Sangub baa heestan curiyey .. waxan kale oo jeclaa hees uu curiyey abwaan Tukaale .. Somali hadan nahay sinji baanu leenahay .. waayo waayo markii Somali sharaf lahayd ee ay is jecleyd
@mohametmowlid5103
@mohametmowlid5103 5 жыл бұрын
Dhulka sow aniggu malihi yesyes yaaa diidikara car
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 жыл бұрын
waa Erayadii M C Ciise SIngub waa inaad sheegtaan ama raadisaan cida leh Midhaha
@ahmedelmi1264
@ahmedelmi1264 3 жыл бұрын
Imagine that great people
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 9 ай бұрын
Maxamed abshir dhoore indhacade❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzaabdi5863
@hamzaabdi5863 3 жыл бұрын
Allah make back somalia its power
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@dr.abdiulusso918
@dr.abdiulusso918 Жыл бұрын
Fadlan, heestaan isoo raadi haddii aad heli karto. "Annaguna Abaalkii ma Iloobi doono.... .."
@alisomali3687
@alisomali3687 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bWjPnauFh5uinK8
@umulkheerxasancali1748
@umulkheerxasancali1748 Жыл бұрын
Mustaf iimaan mxamd somli
@shilaabonews
@shilaabonews 9 ай бұрын
Waxaan sameeyay allaha u naxriistee Abwaan maxamud cabdullahi sangub
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 ай бұрын
@shilaabonews Waxaa sameeyey dheh Maaha Waxaan sameeyey illeyn adigu maad sameeyne
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Axsan hes miyey dhimashadu ka baqaya miyan dhig baxay ka dira dhulkeyga miya la rogaya
@ahmedmahamedaweys6023
@ahmedmahamedaweys6023 3 жыл бұрын
War zxb sanadkee laqaaday
@sakariyedhunyare7593
@sakariyedhunyare7593 2 жыл бұрын
77
@moonlight_forest3954
@moonlight_forest3954 3 жыл бұрын
What year was this?
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
1977
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
Baxsan, Hibo Nuura, Seynab Cige, Qalanjo, Khadra Daahir, Maandeeq intaa ayan ka gartay lkn Gabadha Asturan ee Dheer Yaa ii sheegi kara magaceeda ?
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 9 ай бұрын
Baxsan,Hibo Nuura, Seynab Cige, Khadra daahir iyo Maandeeq intaba kuma jiran ee waad lageftay.😅😅😅
@Maxamedsaleebaan-r5u
@Maxamedsaleebaan-r5u 3 ай бұрын
Saafi ducaale iun
@zeydahusni527
@zeydahusni527 Жыл бұрын
Aduu faanan waakuwii hore hadana caaytin is naceeb
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Ninkii dhoof ku yimi bay Geeridu Dhibaysaa 1977 Erayadii Abwaan Sangub AHN Laxankii Saalax Qaasim Naaji.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab Sxb
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE امين يارب
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 жыл бұрын
Dumar dhab ah dad dhab ah dhul dhab ah... waxa hadda soomaali la hadhay waa hunqaaco waqti xun soo tufay. Koley dad iyo dalli waa kii hore
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
CIDME ME TIGREY
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
SNM SNM SNM for ever
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
Walal heestani wadani ciyaarta kada lagu siiqadaye 🤛🏿
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Khadra IYO hibo BAA originally loo dhiibay heestan waxaa curiyey midhaha heesta ABWAAN maxamed ABDULLAHI ciise SANGUB AUN AMIN
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 Жыл бұрын
Heesta labadoodo kaliya ma ahayn ee Hobaladii waabari oo dhan bey ahayeen waxaana miraheed lahaayo curiyay (AUN)abwaakii weyna ee somaliyed (MAHAMUD ABDULLAAHI SANGUN) riwaayaddii-xorriyo dagaalkii(1977)🇸🇴AND🇪🇹
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 9 ай бұрын
Ninkiidhoofkuyimid baageridu dhibeysaa
@cadnaanfarhaandaahir273
@cadnaanfarhaandaahir273 2 жыл бұрын
Waa halgan kii
@kingarashiid3353
@kingarashiid3353 3 жыл бұрын
Waxyaalaha dhibka. Noo horseeday ayee ka mid aheed
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 жыл бұрын
Qeex waxa aad ka wado si aan kuula garano waxa dhaladaada ku jira
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Жыл бұрын
@@mohammedabdirrahmanrubblei9141 shabab waye ninka u jwabeso hes wadani eh ragas ley dhibeysaaa😅
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
exactly wyo markii ethiopia la weeraray halkii ay dhibtu ka bilaabmaty waaa inagaa 10 gopl u kala jabnay Waana markii ay duntay sharaftii soomali oo dhan
@cabdilaahicabdirazaq8000
@cabdilaahicabdirazaq8000 4 жыл бұрын
Talow Waa sannad kee
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waxaan filayaa ineey aheeyd 1987/1988 kii labadaa sano mida ahaan in duubey Videowgan, heestu weey ka horeeysey makeey soo baxdey
@UbahAbdulkadir
@UbahAbdulkadir 4 жыл бұрын
Cabdilaahi Cabdirazaq 1987 wax badan bay ka horeysay, waayo Eedo Asli Mohamed bas 87 February dhimatey. Heestu waa bilowgii 80 maadkii.
@SPharaoh
@SPharaoh 4 жыл бұрын
Waa heesihii dadka lagu kicinaayey intii ka horreeysay dagaalkii 1977 ka hor.
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waa 1977kii
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Wexey aheyd 1977 ilaa 1978
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
Anti others
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 5 жыл бұрын
Gabadha u dhaxaysa Saafi ducaale iyo dalays waa tuma?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Yusuf Geele gabdhaha heesta qaadayaa waa Fanaaniin iyo Hablihii majaajilooyinka iyo folklordance ka hablihii ciyaari jireey hablahu wada heesa maaha illaa 3 ayaa ku jira
@abdishiniile1342
@abdishiniile1342 Жыл бұрын
Walaal waa khadiijo foodeey
ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibaysaa
7:04
cabdi faarax
Рет қаралды 120 М.
BOOQASHADII TAARIIKHIGA AHEEYD EE SAYID XUSNI MUBARAK UU YIMI SOMALI
9:56
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 46 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 20 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 6 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hiba Nuura Iyo Khadra Daahir 🔥Iyo Heesta "DHULKA SOW ANIGU MALIHI"
6:42
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 38 М.
qabrigii jacaylka
6:09
Bartamaha
Рет қаралды 1,8 МЛН
Hees - Dhulka Sow Anigu Ma Lihi
6:08
somaliland247
Рет қаралды 60 М.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Maqool iyo sulfa  heestii ilwaad qurux
10:37
7Selel
Рет қаралды 1,8 МЛН