Hees Wadani| Qiiro badan| Dhulka Sow Aniga Malihi| Lyrics

  Рет қаралды 231,907

WACYIGELIYE

WACYIGELIYE

4 жыл бұрын

Ninkii dhoof ku yimid baa
Geeridu dhibeysaa
Waqtigii dhamaayoo
Wuu dhaqaaqi doonaa
Hees wadani aad u qiira badan
Hobollada Waaberi.
Like, Share & Subscribe.
Mahadsanid.

Пікірлер: 127
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Heestani waxeey Ka Turjumeysaa Halka eey Soomaalidu Kataagneyd Dhulkooda ineey Cadowga Ka Ceshtaan Oo eey Yur ka Yidhaahdaan, Naf, iyo Maalna Weey Uhurayeen , Iyaga Oo Ka Fikiraya Nolosha Dambe iyo Aayaha Umadda Soomaaliyeed ee Dhalan doonta Ku Noolaashiyahooda Bash-Bash & Barwaaqo.....Gabdhahii Hoboladda Waaberi Respect Waxaa Idin Dhageysanaya Dhashii aad Kafikireyseen aayahooda Dambe iyagoo Cadhoonaya oo ka xun Xaalka Maanta halka uu Yahay.... Soomaaliya Guul..
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 жыл бұрын
Caloool xumo ka wayn majidho maanta waxa aan ku suganahay allow noo gargaaar 2020. Maxaan dowladnimay ku tabay mar noqotaba somali way so noqon inshallah Dhulka sow anigu ma lihi Dhasha sow anigu ma lihi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MrKhulaten
@MrKhulaten 3 жыл бұрын
ALLOOW SAHAL. WALEE DHULKANA ANAGA MA LIHIN. XALANE KUWA FADHIYA AYAA LA WEREEGEY. DHAQANKEENINA WAALA ROGAY. GEERIDUNA ANAGA UUN BAY NA DHIBEYSAA. KII XALANE FADHIYA WAXBA KA DHIBI MEEYSO KULLI MID MID AYAA LA INOOGA JAWAABAY, ALOOW SAHAL
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 3 жыл бұрын
Goormaa soo noqonaysaa Qiyaamahiiba lagaadhye
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Dhulka sow aniga ma lihi…dhasha sow aniga ma lihi weeye ee danta maaha.
@Siisow1
@Siisow1 2 жыл бұрын
Walaal wasoo laabnysa insha allah xalane meelha argaxisada kasoo farcamaysana walaso afjaraya
@AkbarAli-fr5ce
@AkbarAli-fr5ce Жыл бұрын
Dhib malahan dhibaatooyinka Aadamaha soo Mara wuxuu ka qaadaa adadeeg iyo karti tana weey na dhaafeeysaa
@mohamedsahal9905
@mohamedsahal9905 Жыл бұрын
Sixid Hilibku miyuu dhib didaa ma,ahan ee waa shihiidku miyuu dhib didaa Cirkeygu miyaa la dhanshaa ma,aha ee waa cirkeygu miyaa la dhoofshaa Dalka sow anigu malihi ma,ahan ee waa Dhasha sow anigu malihi🙌
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
Lix bilood ka Dib, Ayan like ku saarey sxb.
@maxamediraad6650
@maxamediraad6650 Жыл бұрын
Labadaba way ku jiraan dhulk soo anigu malehi iyo dhasha soo anigu malihi saxib lkn waxaa khalad ah danta.
@mamuuzhppeh6940
@mamuuzhppeh6940 6 ай бұрын
11/1/2024😢😢
@caaishocabdulahi1688
@caaishocabdulahi1688 6 ай бұрын
Wey imaan 😢😢😢 maalin uun insha allah Wey naga nasiib badnayeen 😢😢 wlhi dadkii xiligan joogi jiray 😢😢
@mamuuzhppeh6940
@mamuuzhppeh6940 6 ай бұрын
Haa🥲
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 7 ай бұрын
Bartamaha somaliya ayaan ku dhadhay sxb Bardheera somaliya
@alimohamed9107
@alimohamed9107 2 жыл бұрын
heestan tiri wax kastoo oo aad ka filaysid qof wadani ah orankaro dhiiga ayaa ku dhaqaaqaya hadii dareen soomaaliyeed kugu jiro soomaaliya waa jiro toontaa ilaa aakhiro samaan insha alaah waxaan u baahnay siyaasii wadani ah wadanku wuu naga badan yahay aan is caawino
@user-bl1ho3ik7d
@user-bl1ho3ik7d 5 ай бұрын
2007 Dagaalkii itoobiya iyo Hawiye Heestan Kacsanayd
@idrizgalaidh5591
@idrizgalaidh5591 8 ай бұрын
Miyaan dhalandhool ka daalaayee Miyan hurdo dhinac dhigaayaayee Miyey naftu dhimasho diidaa😭 From hargeisa🙏
@QueenWolf-cc8fw
@QueenWolf-cc8fw 6 ай бұрын
Maantey nahesata
@ashkirsaed
@ashkirsaed 6 ай бұрын
Wax badan heestaan waad qaadi doontaa reer hargaysoow
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 7 ай бұрын
Wamaxaay Qosolka sxb waxan inta kasheego Aan waliba kusheegin sxb Habeen wanagasan My Home somaalia and His contrey in My Austraalia habeen wanagasan Asia Africa Onliy king somaliya
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Abwaanki qaranka SANGUB allaha unaxaristo
@mahamedqiyaas6420
@mahamedqiyaas6420 2 жыл бұрын
Guuul soomaaalaay dagaalo ayaa kasocda dhulkii soomaali galbeed wuxuu dagaalka kascdaa gobolka Siti Halooo soo duceeyo walaaalaheen soomaaliyeed
@adnamaxamee1994
@adnamaxamee1994 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 ax ilmo wan calin kari waya😭😭
@aydiidhersibarkhad6003
@aydiidhersibarkhad6003 2 жыл бұрын
Dhibkan mar un walaga baxa wllo😭😭😭
@Seamore123
@Seamore123 2 жыл бұрын
😭
@AhmedMohamedguleed
@AhmedMohamedguleed 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@anasaxmad
@anasaxmad 5 ай бұрын
Dhulka saw anigu malihi😢😢😢😢😢
@idrisali8533
@idrisali8533 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah Guul Somalilandweyne 🩸☝🏾💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴☪️☪️🩸☝🏾💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴☪️☪️🩸☝🏾
@cktiger5234
@cktiger5234 2 жыл бұрын
Axmaro walee inan arxan nadhax oolin mar aan ka arsadaba wan ka aarsandona 😥😥😭
@ZudaysKhabiir-fm3fz
@ZudaysKhabiir-fm3fz 6 ай бұрын
Hal sano ka hor mantana way joogta
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Waa heesihii xabashida looga adkaaday.
@abdinajibadenmohamed5136
@abdinajibadenmohamed5136 2 жыл бұрын
Kama daalo inan dhageysto guubaadaan Hadane ilinta ma ceshan karo Gumeystaha dhacaayaa geeridu dhimeysaa. Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi donaa. 😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢
@ahmedabdiguure4386
@ahmedabdiguure4386 3 жыл бұрын
Sixid: 1. Hilibku maahan ee waa shahiidku miyuu dhib diidaa. 2. Cirkayga miyaa la dhaanshaa maahan ee waa cirkayga miyaa la dhoofshaa
@user-yt1rj5pm9t
@user-yt1rj5pm9t 2 жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay huuno sida aad usaxday ereyada heesta , lkn sxb halka ah cirkayga miyaa la dhoofshaa , ma cirkaygaa ereygu mise waa caarkayga , muxuuse macneheedu noqonayaa cirkayga miyaa la dhoofshaa .
@nuuromaxamed5160
@nuuromaxamed5160 2 жыл бұрын
Mahadsanid Jaalle Maanta Saan ba inaga xal ah deee.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Dhulka sow aniga ma lihi…dhasha sow aniga malihi weeye.
@cadaawemohamed3061
@cadaawemohamed3061 6 ай бұрын
Anaa iska leh dhulka waana adayaa si aan cadawga ithopia uga ilaliyo
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 3 жыл бұрын
Waqtigii dhaamaayo Wuu dhaqaaqi doonaa Ninkii dhoof ku yimi vaa geeridu dhibaysaa 🇸🇴🙏❤💙💙💙
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
Aun xallimo cumar qalif axsanu sowt
@lone---boy132
@lone---boy132 Жыл бұрын
xasuus tii dalkii somaliyeed manta se maha waa wadan shisheeye
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
Caawa waa Wadani~yesanahay iibaneya jidka😋. inkabadan 20jeer ban dhagestay heestan wadaniga caawa kaliya. Taarikhdu waa 04/10/22, Waxaa meel gabaabsiya maraaya dagaalka ururka Argagaxisada dalka looga saarayo, meelo badan gobolada dalka kamida waa laga xoreeyay inta hartayna Maalmaha ama isbuucyada soo socda aya loga xoreeyn doona haddi Eebe idmo😘. Wadankeenu wuxu galay marxalado kaduwan sanadihii ama 20sano laso dhaafay Madaxweynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo RaysulWasaare Xamze waxay go'aan adag kugaaren in dalka laga xoreeyo ururka Argagaxisada oo 15sano udambeysay umadda dhibaato ugeysan jirtay. Waqtigan adag lagu jiro oo lagula dagaalamayo Argagaxisada waxaa haboon ama fiican in hal meel loogaga soo wada jeesto ururkan dhigyo cabka ah si Soomali cagaheeda ugu istaagto, Sidoo kale dhabar goynta Al~Shabaab waxa ay meesha kasaari doonta ciidamadan shisheeye(Amisom), oo 15ki sano laso dhaafay dalka ujoogay amni sugid. Al-Shabaab Madoonayan inaynu Dowlad ahaano☹️.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii sangub laxankii shiiran shadaad codka hobolada waabari
@queenayaanita
@queenayaanita Жыл бұрын
Insha allh wadankyga oo nabada waa arki dona illhayow nabad waarta na sii🤲🥺
@shaafikaahiye9893
@shaafikaahiye9893 2 жыл бұрын
Miyeey dhimashadu iqoontaayeey miyaan dhiig baxay Ka diidayeey shahiidku miyuu dhib diidaa🇸🇴❣️✊
@robert7203
@robert7203 2 жыл бұрын
Rest in peace to all heroes we died in that war
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Xoogga dalka sna guulaysta geeyaashih libaax yadah
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Erayadii sangub,Ruwaayaddii Xoriyo nin gayaa ha guursado ayay ku jirtay.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Caruurbaad tahay adeer kuma jirin hees keligeed oo caadi weeye 1977kii
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
kuma jirin walaal 1975 weeyaan xoriyana 1980 weeyaan isku mid maaha kala hees weeyaa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
@@jalbisgeelqaad984 Walaal heeskaa wuu ka dambeeyay 77 kii cidaad doonto weydii ruwaayaddii Xoriyo ayay ku jirtay.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 Walaal heeskaa xoriyo ayay ku jirtay maahayn 77 kii way ka dambeysay.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
@@daruurcuratay1969 maya walaal heestani xoriyo shuqul kuma laha
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 Жыл бұрын
Ereyada dii maxamuud cabdulaahi ciise singub AUN
@hadiaessa4072
@hadiaessa4072 Жыл бұрын
guulaysta Somalia
@xasanbariise8041
@xasanbariise8041 Жыл бұрын
Heesaheena hore ma dhacaan laakiin kuwa maanta sanad ma dhaafaan
@ilcasilka5880
@ilcasilka5880 2 жыл бұрын
Insha Allah guul ayaa soo socota
@XasanNuur-sh3gw
@XasanNuur-sh3gw 7 ай бұрын
Dulka soo animalihi😢
@salmanmohamed7590
@salmanmohamed7590 4 жыл бұрын
Best wadani song.
@nuuromaxamed5160
@nuuromaxamed5160 2 жыл бұрын
Tan been maaha walee Wixii dadkeygii hore ay diidanaayeen annagu maanta saw maan yeelin Dhalan roga Dhaqanka Diinta iyo wax walboo Soomaali ku faani jirtay way baa'ba een😢😰😭😱😨😪
@Maslax2
@Maslax2 6 ай бұрын
9/January 2024 ayaa dhageysanayaa iyadoo amxaro ay soo hamisay badeenii! Allow somali quluubtooda midey🤲 Gumeestaha dhacayaa Geeridu dhibeysaa Waqtigii dhamayoo Wuu dhaqaaqi dona Ninkii dhoof ku yimid baa geridu dhibeysaa 💪🇸🇴
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Dhulka sow aniga ma lihi Dhasha sow aniga ma lihi Weeye iska saxa.
@amoore4261
@amoore4261 3 жыл бұрын
😤😭😭😥😥 ilinta ma ceshankarro 😭😢😢😢😢
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Erayadii abwaankii qaranka sangub🤎🤎R.i.P
@sakiabdirizaqabdisaki9077
@sakiabdirizaqabdisaki9077 Жыл бұрын
Allha unaxriisto abwan sangub
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 2 жыл бұрын
shihiidku miyuu dhib didaa. waaye
@drmudey9151
@drmudey9151 Жыл бұрын
Geerida Dhimeysaa: yareeyneysaa tira ahaan
@bileabdi9615
@bileabdi9615 3 жыл бұрын
Heestaan waaba xaalada hada taagan
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Mansha allah
@cabdiqadiribraahim
@cabdiqadiribraahim Жыл бұрын
Hestan walhi cajib waye qofka qaday alow kuu naxriis
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj Жыл бұрын
qadaad weyn waa somaliland
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
​@@Nono-fm5mj lol😂
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Miyaan dhiig baxay ka diiraayee Weeye ee maaha diidaa.
@aliabdi9306
@aliabdi9306 2 жыл бұрын
Heestani waxay ahayd dhiri galin
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 3 жыл бұрын
HEESTII TALISKA FRMAAJO LOO ALIFAY DURBA... SHACABKU WAA DADAALAYAAN.. WAANBA KA HELAY HEESTAN
@abdullahiadan4065
@abdullahiadan4065 3 жыл бұрын
Farmaajo miyaa dhulka Ka xigtaa heestu gumaysi nacayb bay ka hadlaysaa adna waad u ordaysaa alla maxaadan damiir lahayn
@muxumedcali3759
@muxumedcali3759 Жыл бұрын
​@@abdullahiadan4065 aduu maad ka murmaysaa in farmaajo ahaa sidii aabihii siyaad barre kaligii taliye
@MohamedAli-rs5eu
@MohamedAli-rs5eu Жыл бұрын
Wadanka eyga wa jeclahey wixii jecel so qoro kuwi neceb necebkiina neysta
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Heesta waxaa ka dhahaa mingiste 1977 waxaa loo qaaday madaxweynihii itoobiya mingiste Haile maryam oo iminka ku nool simbabwe
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 Жыл бұрын
Waxaa la qaaday 1954 xiliyadii ingriiska lala dagalamayay ee xornimada la ga rabay
@elias4499
@elias4499 2 жыл бұрын
Dhasha sow anigu malihi. Deelqaaf ayay noqonaysaa hadaad qortid dalka sow anigu malihi. Xarafka DH ayay ku socotaa heesta
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Miyaan dhiig baxay ka diiraa weeye iska saxa qoraalka.
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Жыл бұрын
HEESTAAN BIMAAL AYAA QAADEY DAGAALADA BIMAAL IYO HABAR GIDIR SHABELADA HOISE
@qalinleganeey73
@qalinleganeey73 2 жыл бұрын
Ok wakahelay
@xasanmaxamedxasanmaxamed2078
@xasanmaxamedxasanmaxamed2078 2 жыл бұрын
Oogadeenyo haxoorud
@akramabshir6122
@akramabshir6122 5 ай бұрын
2/3/2024🇸🇴
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 2 жыл бұрын
ereyadii Singub
@abdifatahgas
@abdifatahgas 6 ай бұрын
Jannaayo 2024, sannad ciil iyo cadho noogu bilowday kadib markay Xabashi damacday dhul iyo bad Soomaaliyeed iyadoo garab ka helaysa dabadhilif Soomaali isku sheeg ah. Way oo way!!! Miyaan hurdo dhinac dhigayaa, Miyay naftu dhimasho diidaa? Waa Maya.
@LiibanYeka
@LiibanYeka Жыл бұрын
❤❤❤❤❤lii
@alimohamed9107
@alimohamed9107 3 ай бұрын
SOOMAALIDU RUNTII HADII AY KU DHAQMI LAHAAYEEN MURTIDOIDA IYO DHAQANKA MEEL FOG BAY GAARI LAHAAYEEN RUNTII . DHAGEESTO HEESTA MURTIDEEDA MARKEY DDDSCADNIMADU TIMAADO . HOREY SOOMAALIDU KU MAAH MAAHDEY .GAAL DIL LAAKIIN GARTIUSA SIII
@moharuun635
@moharuun635 Жыл бұрын
Ayaan darro dadkii waalidiintood sharafta qaranka iyo xoraynya qaranka'dalka'iyo dhulka soomaliyeed u dhinteen maanta inayku faanan ethiopian nimo Awoowayaal naga raali ahaada Mar uun qarankani wuu istaagaya
@CabdibaqiYare
@CabdibaqiYare Ай бұрын
20/6/2024
@lylababy7502
@lylababy7502 3 жыл бұрын
🇸❤🇴
@mamuuzhppeh6940
@mamuuzhppeh6940 6 ай бұрын
11/1/202=😢😢😢
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 5 ай бұрын
❤️🇸🇴❤️
@MohamedAli-rs5eu
@MohamedAli-rs5eu Жыл бұрын
Qof kasta oo somali ah dhamaanteen waxbaan ka badiljarnaa aqoon nagu filan wa heysana
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Ereyadii AHN ABWAAN MOHAMOUD ABDULLAHI ISSE SINGUB
@daudiquotes0978
@daudiquotes0978 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@muqtaarmaxamed666
@muqtaarmaxamed666 Жыл бұрын
🇸🇴 somali hanolaato
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj Жыл бұрын
calanks uraya naga dhig
@osmanibrahim6770
@osmanibrahim6770 Жыл бұрын
Qaraami
@mamuuzhppeh6940
@mamuuzhppeh6940 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@shukribashir5247
@shukribashir5247 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abshirhasan7530
@abshirhasan7530 Жыл бұрын
All time 🎉❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊
@SportsNG-yz2qr
@SportsNG-yz2qr 2 жыл бұрын
🇸🇴🤜🤜🤜
@zakariyaismailabdishakur766
@zakariyaismailabdishakur766 2 жыл бұрын
Dhirteyda miya la jarayaa Waale walajaaray
@alonegirl6746
@alonegirl6746 6 ай бұрын
Dhiiiga i dhaqaqay waa inoo dagaaaal amxaaro
@MohamedAli-rs5eu
@MohamedAli-rs5eu Жыл бұрын
Groop wan sameyn karnaa xigmadna weynu isku darsanaa waa wax adag ayey ugtahey w@n fudeyd had aad ka dhigatato
@shuaibabdihayir7261
@shuaibabdihayir7261 2 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😢😢😢
@mukhataarmaxamad2112
@mukhataarmaxamad2112 6 ай бұрын
He he
@mahathassan5169
@mahathassan5169 3 жыл бұрын
Farah. Ali Sudi.
@burhaanshaafi5805
@burhaanshaafi5805 2 жыл бұрын
😪😪😪😪😪
@abokarhasseyabokar8773
@abokarhasseyabokar8773 3 жыл бұрын
Miyey dhogorteyda duushaa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Miyay dhogortaydu guurtaa weeye.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 3 жыл бұрын
@@daruurcuratay1969 Mahadsanid, walaal.
@husseinahmed2623
@husseinahmed2623 4 жыл бұрын
Walee caadi ma ahan heestaan oo subtitle wadato cajiib ninkii dhoof ku yimid baa geerido dhibaaysaa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Waa heesihii xabashida looga adkaaday.
@ashaadana9295
@ashaadana9295 2 жыл бұрын
ViVA SNM
@Wearesomali
@Wearesomali Жыл бұрын
Heestan waxaa looqaaday mujaahidiintii SNM iyo dhamaan reer woqooyi markay ladagaalamayeen rajiimkii siyaad bare Dhulka saw anigu malihi Adna saw ku dhimanmaysid 😂 Gumaystaha dhacaayay geeridu dhibaysaa Waqtigii dhamaayoo uu dhaqaaqidoonaa Ninkii dhoof kuyimibay geeridu dhibaysaa So emotional 😍 Reer waqooyi imika way aarsadeen dhulkoodiina way xoraysteen rajiimkii siyaad barrna cagta lamariyay Qoraalkaygu waa 32sano kadib 22may 2023
@abdiasiisabadalla
@abdiasiisabadalla 6 ай бұрын
Waxas beena ya kugu shekeyay heestan wxa isla qaaday hobolada waabari waana dagaalki ethiopia 1977
@iqruush-xn4zv
@iqruush-xn4zv 9 ай бұрын
Soomalinimadaa dadaka kagasareynaa
@iqruush-xn4zv
@iqruush-xn4zv 9 ай бұрын
Haa waasax
@abdullahiyuusuf5994
@abdullahiyuusuf5994 5 ай бұрын
2/11/2024 😢
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 947 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 239 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
Hees - Dhulka Sow Anigu Ma Lihi
6:08
somaliland247
Рет қаралды 55 М.
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 302 М.
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
Cabdi Kaamil Cawaale - Wajigeena Kala Qari Lyrics
9:02
Rageedii™
Рет қаралды 88 М.
HEESO KACAAN
37:32
KAABO MEDIA
Рет қаралды 31 М.
hees wadani ah geesiga dhulkiisa hiba nuura iyo tubeec lyrics
7:49
shimbir gallayr
Рет қаралды 66 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН