SNT war marxuuminta ha u kala eexanina heestan waxa lahaa cali Sugulle Ahun beerta xoriyada hargeisa laga qaaday 26 june 1960 waxana hore u qaaday maxamed yuusuf cabdi Ahun
@khalidibrahim2259 Жыл бұрын
Masha allh poqorka Codka allow kuu naxariiso😢😢
@dhinbil705 жыл бұрын
Ilaahoow ku naxariiso boqoorka codka mahamed saleeban tubeec cawaad Somali one 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂
Ninka You Tube-kan lahoow iska sax macluumaadka, kolkaad khaladayna dad baa ku saxay ilaa iyo haddana waxaa kuu qoran sidii khaladka ahayd ee aad soo qortay.
@farhiaismail19847 ай бұрын
Dhaxan gunimo iyo dhibato mutay dhobo leyga saray dhinac yada dharar tan wax yeladi dhaqay calankan dhismay sow man so dhicinin dhaxu galku qatay dherad anigo nol xaqeygi dhibay xaqiqdi itopio iyo Kenya nala raciyay dhulkena lo jaray dhaxan dhibato mutay dharar ta wax yeladi dhaq dhaqay calankan dhismay sow man so dhicinin pray for somalia free somalia aun King voice tubec
@mkabdi77325 жыл бұрын
❤️🇸🇴😍🇸🇴😥
@farhiyamohamed124310 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdinoor20232 жыл бұрын
Faqash beenta iska daaya heestan waxaa tiriyey Cali Sugule Cigaal ( Duncarbeed) aun waxaan qaaday markii hore maxamed yuusuf waana laxankii Cabdilaahi Qarshe Allah ha naxariisto dhamaantood dadkan aad meesha ku so qortay may joogon maxamed saleebaan waa koobi mar dambuu qaaday
@Garaad10006 ай бұрын
Lkn midaan Tubeec ayaa fiicnaatay oo kaydka gashay oo caan baxday Copy lama dhaho fanaaniintu heesaha way wada qaadi jireen midii fiicnaata ayaa kaydka la galin jiray Mida kale Abwaanka heesta sameeyay iyagu iskama aysan soo qorin kaydka ayaa sidaas ugu jirtaa inuu Xuseen Aw-Faarax lahaa xiligaas ayaana lagu qoray
@AbdiganiIdris5 ай бұрын
@@Garaad1000heestan cali sugule aya iska leh wad waalantahe hadaan beledwayne so qaado o dhaho ana leh ka waran
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Heestaan cali sugule cigaal duncarbeed ba leh hadadan kaseynin dadka yaqana so weydii ninyahow
heestan cali sugule cigaal " dun carbeed" baa lahaa
@Garaad10004 жыл бұрын
Heestu ma dhameystirna ee fadlan soo dhameystira
@abdirahmanmohamed5935 жыл бұрын
Heesta waxaa leh cali sugule
@cabdullahicali84034 жыл бұрын
Mya sxb waa xuseen aw faarax
@abdirahmanhusien61744 жыл бұрын
@@cabdullahicali8403 cali sugale iska leh
@aliosman84186 ай бұрын
Waar wax samaysta tan rag baa samaystee
@ahmedosmanaxmeddhukur45634 жыл бұрын
Beenta ka daayaa cidii hal abuurtay wuxuu ahaa marxuum cali sugule cigaal marxuum xuseen aw faarax dubed muu lahayne
@sahraj38855 ай бұрын
❤✅✅✅👏🏽👌
@abdinasiromar62833 жыл бұрын
Kuwa sheegaya qaranka somaliya waa jaahiliin aan Taariikhda goblan Ka ah heestan waxay Ku sheegayaan inuu curiyey xuseen aw faarax dube dadka xaqooda inaad doodsidaan ayaad caan Ku tihiin heestan dharaartii aan dhashay ma soo dhicineeey curinteeda waxaa iska leh oo loo aqoonsan yahay Cali Sugule Cigaal Dun,Carbeed ilhy godka how nuuriyo markaa Ka daaya dadka Marin habaabinta iyo cunfiga aad Ku haysaane dadka xaqooda Ku doodisaysaan
@abshirjimale96913 жыл бұрын
Sax, runtii waa yaabay markii la yiri Xuseen Aw Faarax, Erayada Cali Sugalle Cigaal weeye Laxankuna waa Cabdullaahi Qarshe
@talentfilmz70269 ай бұрын
Guul qarankayga soomaaliland no somalia ufuuf fuuf somaalia guuul guuu qaranka soomaaliland erayadii cali sugule duncarbeed waxaad leedihiin keeena heesaha anagaa lehe by by somaalia
@najahhassan8596 ай бұрын
This is 26 June 1960 when Somaliland got its independence. Somali Italiano is just to copy peoples stereotype because they have no poets, singers and civilisation