Hees: Ladnaan|| Cumar-Shoolli|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 7,346

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto fannaankeennii weynaa ee Cumar Cabdulle (Shoolli) oo Muqdisho xalay ku geeriyooday. Fannaanka oo ku magac-dheeraa Maddaalaha Waaberi waxa uu ahaa fannaan cod macaan, mulaxan iyo muyuusishan qalabbo badan kaga dananin jiray. Runtii waxa uu ahaa qof ummaddiisa in badan u raaxeeyay. Bahda Balwo waxay tiiraanyada la qaybsanaysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 4 жыл бұрын
Ilaahow adaa weynoo waaxidee naxariistaada ku deeq adoonkan dhankaaga usoo jeestay,oo dhamaan dunuubtiisa u dhaaf,jannadaada qabowga lehna ku casuun. Walaalayaal walaalkeyna maanta duco ayuu inooga baahan yahay, waxtarka uu innooga tegayna waa midaan daah saarnayn..ilaahow liibaanta haleeshii🤲🤲🙏🙏😥😥😪😪
@sharmaarkecabdi1775
@sharmaarkecabdi1775 4 жыл бұрын
Addis Ababa ayuu na la joogi jiray. Weli sidii uu markasta suudhka ugu lebbisan jiray baa ii sawir. Alle ha kuu naxariisto.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
ilahay intuu rasuulku scw scw u shafecaqado ilahay haka yeelo aamiin aamiin aamiin aamiin
@eidsahardid3461
@eidsahardid3461 4 жыл бұрын
Rabi naxariiskii jano haka waraabiyo 🤲🤲🤲🤲
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Naxariista janno ALLAHA WEYN haka warabiyo cumar shooli aamiin yaa rabi madaalaha kooxda waberi
@filzancadey5690
@filzancadey5690 3 жыл бұрын
Allaw kuuna xariiso wan taageeri jiray omar shulli
@dataAYM
@dataAYM 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Cumar-Shooli Cabdulle, Maddaalaha Waabberi, (1940s-2020). Heestani waa heesta ugu caansan ee uu qaaday Shooli, aroos Soomaaliyeed oo aan laga qaadin waa uu yar yahay run ahaantii. Jannooyinkiisa Rabbi ha ku sooro, fankiisii kuwo nooleeya oo ku qiimeeyana Alle ha innaga dhigo.
@abdirashidibrahiimabdi9314
@abdirashidibrahiimabdi9314 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxriisto fanaankii wayna cumar shooli
@amiir.1243
@amiir.1243 4 жыл бұрын
Suutaantiisa ayaa noolan doonta hoobal Shoolli, aroos walba oo Soomaali leedahay heeskiisan ashqaraarka leh waa laga shidi doonaa. RIP😓
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Cumar Shoolli
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Cumar Shoolli waxaa iigu horreysay 1973, isaga oo la socday ruwaayaddii " Qabrigii Jaceylka" ayaa wuxuu tumayey , Guitar ka codka dheer, intii aan ruwaayaddu bilaabmin ayuu nasii madadaaliyey, wuxuu qaaday heestii " Naftaa Igu kaa Qasbayse, Uma Qalantid Caashaqa" Dhallinyaro iyo farxad iyo weji furnaan baa ka muuqatay, Burco Ayaan joogay wakhtigaa, waana beryihii iigu horreysay ee aan arko Somalida Koonfurta Shishe , Illaahay how naxariisto, nin ceeb la' ayuu ahaa, oo afgaaban, akhlaaq leh, waxaanse la yabaya, waxa fannaaniinta Somalida badankoodu silic Iyo darxumo badan ula kulmaan maalmaha noloshooda ugu dambaysa.
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
waliba waa inta dalka soo bida eee istiraahda dalkiina iyo ehelkiinu ha idin aasaan Darxumo ayay ka dhexlaan maamuladuna waxba uma qabtaan
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 жыл бұрын
Wlo,heestan ma c.lle Nuuradiin A.U.N aya sameyey,badama heesaha shooli.ninkaa aya sameyey.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@abdrizakabdalla8884 abwaan cismaan aadan xuseen cismaan askari laxanka IYO codka cumar shooli saxib 😘😘😍😍😘😘😍
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 жыл бұрын
@@buuxciise2167 mahdsanid in badan wll
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 4 жыл бұрын
Madaalihi fanka somaliya allow kuu naxriis shooli adoo kale la arki maaye
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allow kuu naxariiso aamiin
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Muusiga heestan isaga iskaleh
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 4 жыл бұрын
Illaahow kuu naxariiso malinba tiir aya naga baxaya😭😭😭
@hamzahoori5945
@hamzahoori5945 4 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto. 😭😭😭
@abdulkadirsalah3792
@abdulkadirsalah3792 4 жыл бұрын
Eebbe, waxa aan u weydiinaynaa in uu u naxariisto, oo guri uga dhigo jannooyinkiisa balaadhan.
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Sxb tii original-ka ahayd ee Radio Mogadisho soo raadi.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 639 М.
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta Koowaad || Balwo
26:51
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
Cumar Shooli   Rabbigey intow abuuray
8:11
Xildiidtv
Рет қаралды 55 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
Maqal Group
Рет қаралды 8 М.
Jawhara luula || Maxamed Siciid Gu`Roon jire
6:02
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 7 М.
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 134 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.