HEES | Adaa Haweeyaay | Maxamed Suleebaan Tubeec | Kaban + lyrics

  Рет қаралды 32,828

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Жыл бұрын
Hees Tubeec kaban ku qaadayo oo aan macaaneyn la waa!
@hodanali6106
@hodanali6106 10 ай бұрын
Sixid xageen ma aha ee waa xagee hAbooneey lagaa helaayey
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Allaha caafiyo Askariga maanta isku dhigey gaariga qaraxaa ee khawaarijtu rabtey iney ku dilaan MM Xasan Shiikh Maxamuud ee dhuusamareeb u jooga soo afjarida wajiga 1aad ee dagaalka lagula jiro khawaarijta guuleysta geesiyaasha xooga dalka🇸🇴
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Жыл бұрын
Erayada iyo laxankaba waa rashiid bulo isagaana qaadi jire markii koowaad AUN
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 10 ай бұрын
Dadkii fankaaad tahay ❤
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 Жыл бұрын
Cawa 28 . 9 . 2023 waa haben khamis ah arbacana sii baxeyso un m.s.tubeec
@maanmohamed
@maanmohamed 3 ай бұрын
Haween dhibkooda Halkaa i geeyee Waxaa hubaal eh Inaa halaabay😊😢 Kuwii dumar ahaa waa mucjiso naloso diray❤❤❤❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Rashid bullo oo qaada ayaan dhagaysan jiray❤.
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto tubeec❤
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah u naxariisto tubeec 🤲
@MuxiyadiinIlkacasexafaa
@MuxiyadiinIlkacasexafaa 6 ай бұрын
Alle HUN waxa eryada iyo laxanka iyo waliba codkaba lahaa abwaankii fanaankii rashiid bule Ibraahin
@abdirahmani
@abdirahmani Жыл бұрын
Aad iyo aad baa u mahadsan tihiin bahda maadeys ❤ Waxaan idinka rajaynayaa inaa noo soo galisaan heeska cabasho iyo caloolyow ee tubeec
@Mohaiman11
@Mohaiman11 Жыл бұрын
Yaa salaaaaaaaaam.!! Kabanka yaa garaacaya tolow. Waan jilbooday. Alle yarxam boqorkii codka tubeec, iyo rashid bullo oo asalka heesta lahaa qadyna.
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 Жыл бұрын
Jiim
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
JIIM SHEIKH MUMIN AUN ❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Jiim sheekh muumin ayaa ku raaxaystay kamanka
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 Mahadsanid saaxib Nin qaaliyana wuu kuu saaran yahaye AUN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Жыл бұрын
​@jiboqaraamimedia4583 wllahi waad dareemaysaa jiim sheekh muumin inuu yahay boqorkii cuudka AHUN . Aadan tarabi ayaa yidhi waa mucjicso xudaydi ayaa u qiray yidhina waa mucjiso waxaynu aragnay maaha jiim sheekh muumin (muxiyadiin)AHUN يارب ارحم له
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA Жыл бұрын
Ereyadii: Cilmi Ismaaciil Sanbuul Laxankii: Rashiid Bullo, Orginaalkiina qaaday. Ilaahay idilkood haw naxariisto fannaaniinteenii hore.
@abshirabdi6137
@abshirabdi6137 Жыл бұрын
Caawa waa Habeen isniin ah 2/10/2023 saacadu 12: 16 habeenimo Heesaha iyo codka tolmoon Ee AUN maxamed Saleeban Tubeec ma gaboobayaan "Had iyo jeerba hurda maseexdoo intaan hulaabtaan islahadlaayo adaa haweeyaay halbowlahagaygaay adaa haweeyay gudin ku heeroo waad howlbanaato Waad iihilaacdee xagee habooneey lagaa kaahelaa" ❤❤
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 Жыл бұрын
Adaa Haweeyay asalka waxaa lahaa AUN AL-FANAAN RASHID BULLO oo Radio Hargeisa u duubay, waxaa Radio Muqdisho ugu duubnaa AUN AL-FANAAN USTAAD AXMAD NAAJI SACAD iyo AL-FANAAN CALI CABDULLE GUURE Radio Muqdisho.
@sayidka6911
@sayidka6911 4 ай бұрын
Radio muqdisho waxaan original aheyn ma duubi jirin. Yacni hadii ay duubayaan fanaankii asalka ahaa ayey ka duubi jireen, marka laga reebo hersaha wadaaga ah sida heelooyinka qaraamka.
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 Жыл бұрын
Waa 11:00pm😢
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Ninkii laguma tilmaamay boqorkii codka TUBEEC aun
@IDIRIZAlahi
@IDIRIZAlahi Жыл бұрын
Alle janadii ha geeye 😢
@abdirisakabdullahi6466
@abdirisakabdullahi6466 10 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@MuxiyadiinIlkacasexafaa
@MuxiyadiinIlkacasexafaa 6 ай бұрын
Eryda laxanka iyo waliba codka waxaa lahaa rashiid buulu Ibraahin
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 9 ай бұрын
“Adaa Haweeyaay Halbowlahayga* Gudin ku heeroo….”
@moemahir1653
@moemahir1653 Жыл бұрын
Sacaaduu waa 12:30 saaqdhaxee Kenya Mombasa Bondeni Halkaa baa idinkaa so salamayaa
@suugaanmedia
@suugaanmedia Жыл бұрын
mahad sanidiin maadays heestan oo tubeec ku luuqaynayo in badan ayaan raadiyay , FG: aniga ayaaba mar youtube soo geliyay 2019 hadana waxaan go'aansaday inaan heesaha ka dayoo channelkayga waanan ka saaray, ka bacdi markaan is idhaah ku yaro tuuro (dhagayso)bal hel helba heestan iyo qaar kaloo aan masaxay. codsi heesta baal goray haldhaa oo maxamed miyir xaaji ku luuqaynayo hadaad heshaan soo geliya. waad mahad santihiin maadays.
@yassinadan1455
@yassinadan1455 10 ай бұрын
Haa rashiid bulo ayaa waxaba lahaa kuna qaadi jirey
@XasanCadoosh-wc6fz
@XasanCadoosh-wc6fz Жыл бұрын
Stoudo CIGE CADE
@XasanCadoosh-wc6fz
@XasanCadoosh-wc6fz Жыл бұрын
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 392 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
HEES | Luul  | Maxamed Suleebaan Tubeec | kaban + lyrics
8:53
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 489 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 987 М.
Maxamed Suleman Tubeec History talking about M.MOOGE
31:08
Duul Media
Рет қаралды 174 М.
Mohamed Saleebaan Tubeec Bilowgeeni Hore
9:15
Royal Media Pro
Рет қаралды 97 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,5 МЛН
MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC HEESTI GOOD MMC QAWL
11:38
mustafe macalin caydiid muuse
Рет қаралды 35 М.