No video

Hees Nimcaan Hilaac Xalaawatu Laws Official Video

  Рет қаралды 254,391

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

Пікірлер: 113
@laylahuseinbidaar7066
@laylahuseinbidaar7066 4 жыл бұрын
2020 daawanaya heestan xaaskaygan u diri jiray wakhtigii aan hasaawi jirnay 2015 imikana hyaa xaaski waa guuul alle
@AsmoCali-vh8bb
@AsmoCali-vh8bb Жыл бұрын
Heestana yaa ila dawanaya 2023😅🥺
@kalsoon6817
@kalsoon6817 Жыл бұрын
Aniga kula daawanaya😅
@sucadasucaad5026
@sucadasucaad5026 9 ай бұрын
Waxa dhageysan jirey anigo singla oo qofka jcl uqabo xita an aqonin lkn manta waxa dhageysanayaa ani qof zaid ijcl ana jclhy heysto Alx 😢❤❤
@sucadasucaad5026
@sucadasucaad5026 6 ай бұрын
💔😭
@danuushmoha6056
@danuushmoha6056 7 ай бұрын
Heestan yaa ila daawanooya2024❤
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
Sanadihii 2017 iyo sanadkii 2018 oon sanadna qoslayey sanadna akhirkisii aan ooyayey💔😔 Waxaan isbaranay sanadkii 2011kii inan la odhan jiray shugri .inantasoon isku baranay Madarasada oo wakhtigaa la igu daray .isbarasho ka dib waxbaan isla baran jirnay ,oo aliflaan la iiga dhigay mudo badana u ahaa .inantaasi hablaha kle way iiga soocnayd wanag badan ooy iga kasbayey awgeed . Mudo badan iyo dhararo aanu wax wada baranayn kadib 2015 kii ayaa hablihii nalaga saaray .oo galaas kle naloo wareejiyey anaga .inantii sidii horeen isu ahayn imika isuma nihin. Oo walaaltinimaa naga dhaxaysay se lkin mar mar is aragnaa markasna waan iskaga ordaa oo macalimiinta ka dhici jiray iyo ardayda kleen isku galaaska nahay. Si aan loo odhan way isku wareegan .isla mar ahantana inanta walaaltimaa naga dhaxaysey. Lkin iyada mar uun la wadaag is odhan jirtey xidhiidh jacayl ❤ ,lkin way iga cabsan jirtay oo waxay is odhan jirtey biluu kugu daadiyaa ama ku diidaa .1 sano ka dib 2016 ayaan madarasadii ka baxay .markii aan schoolka galaas 6 isna ka baxayey ayaan mii oo wakhti xadirkaa aan aad ujeclaa yimi fasaxna way ahayd .mobilna ma haysan wakhtigaa iyadna ma haysan .inantii way iraadin jirtey oo inamo aanu asxaab nahay ayey iwaydiin jirtey iyaguna Ma joogo ku odhan jireen oo meelbuu tagay. Migii ayaan ka imi schoolkii ku noqday oo galaas 7 noqday .inantii waanu is aragnay oo waxan isu aragnay tukaan .ilamay hadal oo markaan tukankii kasoo baxay ayey ila hadashey waana habeen .waxay igu tidhi xafadan ku degdegayaye waa inoo habeen danbe iyo xiliga iyo isla gobtaa haye ayaan ugu jawabay .habeenki danbaan is aragnay waxay igu tidhi aadan arinbaan kuu shegayaa .arinku wamaxay ayaan ku dhahay .waxay igu sanadadanba waan kaala dhici jiray lkin waan adkaysan waayey .hye soo daa baan idhi .waxay igu tidhi si faraxsan aadan waan ku jeclahay ❤ .ee xidhiidh ma bilawnaa .Ana waxan ku idhi hye waa si wanagsan .Ana inanta dabecadaheda aadbaan uga helay .Ana moobil soo iibsadey iyadna ku walasheed lahayd igala soo hadli jirtey .laba kadhadhoo somtelana waan iibsanay .ooxagasan iskala xidhiidhi jirnay .sanadkuna wuxuu ahaa 2017 .markay xidhiidh kayagii mudo kasoo wareegtay ayey igu tidhi 2018 iguurso .yaab! Waxan ku idhi walaal waa ku sidee hadan manta xafadayada ula tago cid iga yelaysa ma jirtee maxa xala .markasay tidhi aadan ila baxso hadad lacag mehera ka dhacaysid .markasan ku idhi arinku intaa ka wayn oo meesha awlaad baa imanaysa shugri waa ku sidee .waxay iigu jawabtay aadan iskada Dan igama igama lihide .waxan ugu jwabay may dan waan ka leyahay .habenkaas waanu is afgaran waynay. Ka dib way igu soo celcelisay arinkii Ana wXan ku idhi walaal walhti danbe inooga dhig way iga diiday .lkin maalmo kadib inantii waan wayey xataa ilamay soo hadal .maalmo kadin waxan ku war helay waa la guyrsaday shugri yaaab !💔 Waan la hadlay way iga qaban wayday .lkin wiig ka dib ayey ila soo hadashey oo waxay igu tidhi inabtigay ayaa la isiiyey Ana wayahay ku idhi ee alle awlaad baari haku siiyo waan kusoo ducaynayaa hye ayey igu tidhi iyadoo ooyaysa .Ana qalbigaan murug saida ka dareemayey . Maalmo badan oon huradadii iska waayey sidaan iyada uga fikirayey .kadib dawarkaan iska baran jiray dhana form 0ne ka ahaa tasan ku ilaaway . 😪💔
@cabdishakuurmohamedmuuse1246
@cabdishakuurmohamedmuuse1246 Жыл бұрын
Wlhi waa yab 😳 jcl walboo hada jira inu gulestaa rabi kabaryy
@queenislii
@queenislii Жыл бұрын
Ax 😭wllh wann ooyay😭
@aasiyaahmed2586
@aasiyaahmed2586 3 жыл бұрын
2020 still listening ❤ SidiiQ burmad iyo Xamda ilaahay ha isku kiin daayo
@abdalaachraf7833
@abdalaachraf7833 8 ай бұрын
Heestaas xasuus weyn bey igu leedahy sbbto ah qofki ugu horeeyo aan jeclaado gabar xamdi la dhoho ayey ahyd nasiib daro jacaylkeeni ma gulaysan waa iska sida nolosha wxi qoran ba dhaca uma ciil qabo gabadhi balse xsusaheeda banan ilawi karin intan ka garanayo qof wngsan bey ahyd oo dabeecad dad la socod leh wxaan u rajeenaya nolol wngsan iyo farxad waarta mana tihid qof aan ilaawi karoh xamday nolol wnagsan oo aad ku gulaysato ayaan ku rajeynaya insha allah isfahan waagi iyo calafki aan isku weyny uma xumaanayo adna kama xumi nolosha farxada leh aad ku jirto Tii gulaysta alle hala dhigo apyoh nolosha aduunyo iyo tan akhiraba Dhamaan dadka jacaylku ka qabyobay wxan usheegaya inay iscafiyaan inta ay noolyohiin si nabsigu u baaqsamo Hadii aad talo hayso like ta iyo comentiga noo sii reeb mahadsanidiin💔🥲😭😭🥺
@suleimanhassanfarah4448
@suleimanhassanfarah4448 2 ай бұрын
👏👏👏
@suleimanhassanfarah4448
@suleimanhassanfarah4448 2 ай бұрын
🫡🫡🫡
@suleimanhassanfarah4448
@suleimanhassanfarah4448 2 ай бұрын
Saas waaye bro
@suleimanhassanfarah4448
@suleimanhassanfarah4448 2 ай бұрын
Runta ka hadashay 👌
@MoussaAli74
@MoussaAli74 5 күн бұрын
Hestan xasus bay ii ledahay marakst na wan dhgyst tanii iyo 2015 ila hada 2024
@hardworkout1547
@hardworkout1547 6 жыл бұрын
Imisa mar ban dhagestay oo aan ku ceshtay hees iyo badh waye wlhi
@mohamedcade3237
@mohamedcade3237 11 ай бұрын
29/9/2023 hestaan waxaa nasiib u yeeshay in aan dhageysto malin jimco ah eey sacaadu thy 8:24 Am subaxnimo waan idin salamayaaa dadka iga danbeeyo
@FardowsoHusain
@FardowsoHusain 4 ай бұрын
2024 anigaa kadabeyo wllo 6:55 subax nimo hadaa noshahy cafimid kurajeynaa wllo😂😂😂😂
@MaicomeMaykomyare-cg1jh
@MaicomeMaykomyare-cg1jh 8 ай бұрын
Hesstan waxan ku daremaa jacayl iyo naxariia saaida inta ila midkaa like saar😪
@abdullahimahad7789
@abdullahimahad7789 2 жыл бұрын
2022 who’s still here 🥺🥺🥺❤️ I will never forget this wonderful song
@yaalochannel2480
@yaalochannel2480 2 жыл бұрын
Yeah wllhi
@nimcuushyariis8846
@nimcuushyariis8846 2 жыл бұрын
Am with you
@yaalochannel2480
@yaalochannel2480 2 жыл бұрын
@@nimcuushyariis8846 numerkaa iisoo qor
@josefjack8998
@josefjack8998 2 жыл бұрын
Yep
@fartafaarax1099
@fartafaarax1099 Жыл бұрын
Yeah 😢
@MaasimAhmed-hc8uf
@MaasimAhmed-hc8uf 11 ай бұрын
Hestan waxan dhagaysanaya aniga oo jooga goob shaqo oo aad uyar alx waxan ahay nin dhalinyara oo leh hami iyo hiigsi nololeed oo aad ufog waxan rajaynaya ina xili dhow iskaga baxo qaarada mugdiga ah ee Africa 🌍 waliba mardhow i.a sida ii qorshaysan 60 habeen kadib inaa tahriibo inta samaha jecel iyo somalia 🇸🇴 aan ka dhashay isoo duceeya qofka iga danbeeyow i.a waxan soo boqon doona heestan i.a mar aan gaaray hamigayga halkan uwaday oo ah YurUp 😑 i.a hadii aan noolado we love you dadki aan ka dhashoow soomali Mohamed waxan ku suganahy imika puntland gaar ahan mudug gaar ahan degmo la yirah bursaalax malintu waaa arbaco waa maalin ay ka harsan tahay mawlidki nabigeena suuban hal maalin bisha ■27/9/2023■saacada ■11:48 am by by inta iga dambaysooy like 👍 me❤😢🔥🙏
@ladyboss2632
@ladyboss2632 2 жыл бұрын
Iga dambeyow like isar
@ifrahhassan8250
@ifrahhassan8250 3 жыл бұрын
Heestan wilan is jeceleyn ayaa ii qasii jiraay
@saahirpoi5011
@saahirpoi5011 11 ай бұрын
10 sano kaso waregtay ila hada ayada u xawilanahay 😢💔
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 7 жыл бұрын
fanan an tageero nimcaan hilaaac
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 2 жыл бұрын
Memories! Old is Gold.🎸
@ahmedmudey3789
@ahmedmudey3789 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaayo
@MohamedMohamed-fr7rz
@MohamedMohamed-fr7rz 2 жыл бұрын
24.09.2021 ya ila dhagaysanaya. Maxan darta xawilna 💔💔
@akapdikaafimohamed778
@akapdikaafimohamed778 2 жыл бұрын
This Song We Will not Forget it...❤❤❤a'm still Listening ...2022
@samatar4444
@samatar4444 3 жыл бұрын
Macalin kamid ah macalimiinta jacaylka sidiiq burmad 🖐
@ahmethofficial1453
@ahmethofficial1453 3 күн бұрын
2024 wali waan dhegysanyaa🫡❤️
@hawacuudali5002
@hawacuudali5002 6 жыл бұрын
Ya 2018 dawaday
@fikradsame1108
@fikradsame1108 3 жыл бұрын
Who is here 2020 nimcan legand aan tageero 21_10_2020 time 18:34
@Royalshorts76
@Royalshorts76 2 жыл бұрын
Still kama daalo dhageysiga heestaan runtii waa very sensa markasto oo aan kali ahay waan iska dhegeystaa
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 3 жыл бұрын
2021 Yaa daawanaya. ........... ..........
@juweriyoabdirizak4741
@juweriyoabdirizak4741 3 жыл бұрын
Aniga☝️
@osmanhirsi7943
@osmanhirsi7943 3 жыл бұрын
Aniga😁😁
@abuumohamett9481
@abuumohamett9481 Жыл бұрын
Qoraa ,abwaan ,suxufi , nin intaas isku darsadey aya heestan kufara yarestay Sadiiq mohamed birmad Waxu u qaadey xaaskiisa Xiliga aan dhagaysanayo waa 23:56 What a song😢
@nasserjama5797
@nasserjama5797 3 жыл бұрын
Sidiiq burmad abwaanka jacaylka ❤️
@Amiinze7
@Amiinze7 6 ай бұрын
Heestaan waxaa dhageysan jiray 2014 anigoo iskuuleey ah jaceylna i haayay xasuus gaara ayey igu leedahay wlhi😢❤
@shariifmustafe8732
@shariifmustafe8732 Жыл бұрын
the baste song still 2023😮
@SumiaLukman
@SumiaLukman 7 ай бұрын
Still my fav😢❤
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac My favourite singer ❤
@abdulaahiAhmedshaikh
@abdulaahiAhmedshaikh 4 ай бұрын
Fanaanweyn
@muniramohamed7354
@muniramohamed7354 2 жыл бұрын
Xalka aan ku sugnaa aheyd mid xumeyd 8/2020😥🥺💔🤦‍♀️
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Xasuusta ayaamo waaa xanibna..xanuunka jeceylka mxuu ubadna🎶🎶🖤🥹
@saedabdisalam
@saedabdisalam 10 ай бұрын
Oct 2023 still Love This song❤
@user-rb9px3yf7c
@user-rb9px3yf7c Жыл бұрын
Malin sabti ah 01:40 duhirnimo AUG-5-2023😢 Hestan si gooni bee itabata😭
@kingusaama113
@kingusaama113 2 жыл бұрын
Still watching and listening 😥😥😭 Xallaal dhaladey Xalaawatu laws Waxad xubiyey kutaal Xabadkee 😭😥
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 10 ай бұрын
01 November 2023 saacaaddu 7:13 fidnimo waan ku shaqeynaya heestani anno so dhageestay abwaankii qoray erayada qisaddiisa ❤️
@zalmaan14
@zalmaan14 9 ай бұрын
KaLigaa matihid 😭
@xubiqaali4443
@xubiqaali4443 3 жыл бұрын
Waxaad xubiyey ku taal xabadkee❤
@Khadraiido
@Khadraiido Жыл бұрын
😭💔xanuunka jacal xoog uu badna
@cabdulahiaxmed1445
@cabdulahiaxmed1445 11 ай бұрын
17.09 2023 ayan dib uso galay Waxan halkan ugu ducey naya lamana is Jecel oo waqtiga usamixi waye Nolol guur allha irid qer qabta allha usahlo amiin amiin
@abdiqaniomar170
@abdiqaniomar170 11 ай бұрын
2017 sanadkas haben kas waxay ii ahayd hbn farxad badan wayo waxa nolasheydah kuso biray gabar nolasheyda badashay anigo heystan is ka dhagaysanayay ayan imo ka bartey barasho ka dib ani wan shaqayn jiray balse shaqada wax wngsna ma aysan ahenin aniga girish boy ban aha ka dib Mar kii an is baranay oo an is aqaney mudo 2 sano ah Ana said ayan u jeclaa deeqo ❤❤ deeqo waxay aheyd gabar wax barato oo nolasha hami saro leh Mar kii 2018 laga galey waxa deeqo igu la talisay in an bilawo wax barasho oo an shaqaysto taladeyda ma anan ka didin waxay aheyd talo habon oo qurux badan ilan dumar ka wngsan wey jeceyl yihin hormar kaga ka dib waxbarashdii sidas ban u bilaaway 2020 ayan Mar kale gulanay anigoo faraxsan deeqo waxay Mar kasta igu dhiri galisaa farxadeyda iyo hormar kayga wax walbo way ihurtaaa ila manta xarir keyn wa usocdaa ana waxan noqdey nin wax qabsaday balse Somalia waxay dhahdaa nin awal galey la arag balse nin gudo ma arag manta tarikhdu wa October 3/10/2023 iyada wa qod balantu ku adag tahay ana sido kale waxan ahay qof la mid ah Mar kasta waxan sugayne farxadayne insha allah 1/1/2024 malin farxad leh ban rajeynayah malintaas🎉❤🎉❤❤❤🎉❤ 🎉
@maxamuudkhaalidboqole1393
@maxamuudkhaalidboqole1393 11 ай бұрын
Anoo ilmeynayaa ayaan dhageysanyaa waayo gbr aan jeclaa ayaa lyga guursady😢
@maidawehliye4589
@maidawehliye4589 10 ай бұрын
Sorry walalo 😢
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Жыл бұрын
😢 qof ayaan qalbigyiga siiyiyii maana kaaso ceeshaan kaaro ala aduunkaan maaxn kuu siilcaayi‘ 2013…2023. waax laa guursaadyi saand kaa hoor walii naa waan jclhyi wanaan suugya
@nimcoladan6005
@nimcoladan6005 Жыл бұрын
I’m sorry wllo ilahay qalbiga haku qabojiyo❤😢
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Жыл бұрын
@@nimcoladan6005 amiin indeer mia i dreentyi? lkn wax aan fiilya adiga xaata dhiibta waad soo maartyi
@NastehoMuktar-wf4op
@NastehoMuktar-wf4op Жыл бұрын
Ah..😢 sorry Allaha qalbiga kiqabojiyo sxp❤😮
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Nimcaan hilaac the best song
@nuradinomer2181
@nuradinomer2181 3 жыл бұрын
Still watching 2021
@mohamedabdullahi139
@mohamedabdullahi139 4 жыл бұрын
Apyan. 7-1- 2019
@Hamdap
@Hamdap 8 ай бұрын
Xasus igu galisan weye hestan xalawatloso gabadha lasamesay Hamda aniwaye
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
Thi song- Still🔥🎧
@MunaSiciid-re1ef
@MunaSiciid-re1ef Жыл бұрын
2023 Jul 14 friday
@qalbidiirsheqd276
@qalbidiirsheqd276 Жыл бұрын
April 2023 22 Ramadan 2:23 am
@ahmeddaad931
@ahmeddaad931 5 ай бұрын
11 Sano baa kasoo wareegtey ila hadah Waa xawilanahey Salama dadka iga dambeyow😢
@lilyip7786
@lilyip7786 Жыл бұрын
Still waiting the best songs for ever❤😊
@khaalidhaamud3738
@khaalidhaamud3738 3 жыл бұрын
2021 HadaaD dawaNeyzo like
@Ccf145
@Ccf145 11 ай бұрын
Heestan waxan kuso xasuusta gabr hada kahor isku fasal aan ahan jirnay . gabadhii malin ano classka fadhiya xili break time ah ayey igu tiri nio waa kahela xiriir ina samayna raba anigana kama diidin waka ogaladay. Anagoo wili xiriirkii naga dhexeyo ayaa Schoolkii dhamay nay Class ka form four ka. Marwalba oo aan kulano heestana Shidan jirnay. Gabadhii anago sidii isku jecel oo jacayl dhabana isku qadnay gabadhii wey xanuu satay dalka diba diisa loo qaday mar danbana dalka kumay san soo noqon. Wax badan waa raadin jiray wlaalehed xita waa weydiin jiray marwalba . Anoo sidii uga fikira wilina aysan niya dayda kabixin oo laga joogo mudo hal sano ah . Maalin anoo xafada jooga ayaa numbar dibada ah isoo wacay , anoo kayaban numberkii marka qabtay ayeey isheegtay inay tahay aniso , wlh wa u qadan wayey waa farxay waxan ka warays tay xaaladeeda . Maalin tas farxad darted ilma iga imaty. lkn waxay isheeg arin aan aad uga naxay taas oo ahayd in laguur saday marwana ay tahay . Wuxuu ahaa hadal aan aad uga naxay runtii. hada waan ilaaway in kastoo mararka qaar xasuu suhu xanuun yihiin.😭💔
@maidawehliye4589
@maidawehliye4589 10 ай бұрын
Sorry walalo 😢😢😢wax kaqeyr badan ayaan kuu rajeynayaa ❤
@Ccf145
@Ccf145 10 ай бұрын
@@maidawehliye4589 thanks wlashea
@simanboqortoyo7013
@simanboqortoyo7013 9 ай бұрын
Waxa dhagaysanya ano qof jeclyn hada lkn ruuntii wn oyaa😭 sababta ma garanyo 😢
@AhmedxasanXuseen-ui6hy
@AhmedxasanXuseen-ui6hy 4 ай бұрын
Xalaawatu loos 24 marso 2014 and 08/04/2024 waaw
@sadaammaxamuud4026
@sadaammaxamuud4026 2 жыл бұрын
Old gold memory’s best
@OsmanS-hs9zc
@OsmanS-hs9zc 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@jamaaljey
@jamaaljey Жыл бұрын
2023❤
@cabdifatah8275
@cabdifatah8275 8 ай бұрын
Axsan sowd nimcaan hilaac
@mohamedibrahim1141
@mohamedibrahim1141 8 ай бұрын
00:10 after 10yrs 2023.12.15😢
@madadaalochannel8265
@madadaalochannel8265 Жыл бұрын
2023 wali waan dhagaysanayaa
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
2020😂
@user-sb6nx8wp2n
@user-sb6nx8wp2n 6 ай бұрын
2024
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Still waiting the best song 🎵😪
@guuleedcismaanvlogs8688
@guuleedcismaanvlogs8688 2 жыл бұрын
Form one kii xasuustey 😢😢😢😢
@casaali4169
@casaali4169 Жыл бұрын
2023 still listening
@user-fe2vz4dc4f
@user-fe2vz4dc4f 7 ай бұрын
2024 ya ila daawanaya 😂
@gulledhajiesaa6780
@gulledhajiesaa6780 2 жыл бұрын
2022 hees xasuuso leh
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Burmad BBC news 📰
@Hodan_yusuf.
@Hodan_yusuf. 2 жыл бұрын
2021
@Qathar113
@Qathar113 Жыл бұрын
2023 june 🔥🔥
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 11 ай бұрын
❤😊
@user-uh9ed3bg1c
@user-uh9ed3bg1c Жыл бұрын
13/07/2023 🎶🎼🎵🎹
@CABDIQANICALIMOHAMETT00
@CABDIQANICALIMOHAMETT00 Жыл бұрын
🙏💪
@libanabdi4978
@libanabdi4978 3 жыл бұрын
Hees iyo badhwaaye heestan
@MunaDeggan-br5dp
@MunaDeggan-br5dp 11 ай бұрын
27/9/2023💔
@dmohamed
@dmohamed 2 жыл бұрын
2022?
@bushaaromaxmuudkeefle6902
@bushaaromaxmuudkeefle6902 Жыл бұрын
🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈😥😥😥😥
@ridwanmahamud1289
@ridwanmahamud1289 Жыл бұрын
A
@theinvisiblegirl7504
@theinvisiblegirl7504 Жыл бұрын
2023❤️🫶🏾
@ashomohamed3075
@ashomohamed3075 Жыл бұрын
2023❤
Nimcaan Hilaac Hees Sucaad HD
6:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 286 М.
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 44 МЛН
NIMCAAN HILAAC ADAA I ROON ANIGA LIVE SHOW HAWRAAR HD
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 657 М.
NIMCAAN HILAAC (KALINIMO) 2013
8:30
The Asal films
Рет қаралды 268 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac Heesti ''Ayaan'' 2017
7:13
Shaxshax Pro
Рет қаралды 273 М.
Hees Cusub Alfanaan Nimcaan Hilaac Labac Labac HD
7:04
Hawraar Music Production
Рет қаралды 29 М.
Nimcaan Hilaac 2014 HD
6:27
Muuqaal
Рет қаралды 3,3 МЛН
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН