Hadaa heestan daawaneyso 2022 likta ha ila dhinac maran👍
@farxaanaadan42372 жыл бұрын
Best song 2016. Watching 2022 waa xasuus
@HodanOsman-op9reАй бұрын
November 2024 🫡
@Sacdiyohassanapdi9 ай бұрын
Qalpiga raad bada igu tagtay😭 xanunakeygiH cida an u sheekado malahn ila illahay moya aniga oga inan agtadaa ka liito ayan hadan waqti kasto la hadalkaga ku qancsna maxaan kaga heli lahaya naxriisa io daryaal😢 maxaa sida dhaan iga si foganysa aniga ma cadowgaga ahya mise aniga qof xauna ah oo ku qalmina Mohamettow😢😭💔wlhi xanunka aad igu raptayyy illahay u sheekada lkn malin waxa dhici donto laptada aniga ku jiro xanunaka so marayyyy kaga sheekani dono 😢ilahey malinta I rumey hadu xalse yahya xita Mohamett nolashas wan ku qancsnahy😢😭💔
@Hazzanadde Жыл бұрын
6/12/2023 subax Arboco Ah 11:11 waqti Aad igu Adag iguna gadaamanyihiin Duruufo Nololed Aan garaneyn Sida Aan kaga bixi lahaa lkn insha allh mar un waa ka bixi Doona Hadaad Aragto qormadeyda like iisaar si aan halkaan uso booqdo mr kale ❤️🙏🏻
@SahraOmarhussein-pd2rk8 ай бұрын
Wll sidee bad dareemeysa 😊
@abdilazizabdilahi20687 ай бұрын
2024 dawanayaa🎉❤😢
@mohameda81068 жыл бұрын
nimcan fanaanka keiya aan taayeero waaye waa wiil aqlaaq badan ka muuqato waaye oo codmacan well done nimcaan
@saxarlaxaaji92408 жыл бұрын
waa wiil dadaal badan oo arday na ah misna sport sameeya ee xanuun alaah kuma rido .amiin
@maxamedcabdiyare31475 жыл бұрын
Asc
@mudey91564 жыл бұрын
Masha’Allah, Music and food is all about life. Nimcaan waa xidig bulshada Somaliyeed. Stop hate and let freedom and love drives the world. May God protect you bro.
@micraajhassanxirsi33204 жыл бұрын
hhhhh macaaaaac
@hamdixaaji56972 жыл бұрын
Qalbiga Raad buu kaga tagay💔😰
@mukhtaarapdi8075 Жыл бұрын
heestan caawa anoo shqo ka imaday ayey iga soo horbaxday ilaa intaan xaafada ka imanayeyna iyadaan dhageysanayey😊 wakhti hore ayaa igu dnbeysey anoo dhulkeygii hooyo jooga 😊alla wakhtiyow 😊caawana xamar miyaan ku dhageysanayaa 😊noloshu wllhi wajiyo badan ayey leedahay isma odhan waligey xamar ayaad noloshaada tagi doonta waanan ku noolaneysaa 😊 ilahay wajiga nolosha hanaga xumeyn adaa weyne imss you dhulkygii 😢
@liibaanwardheere81342 жыл бұрын
*2022* *Rafiiiqaaan doortayeeey* *Naftaydani hadaaadan rawin* *Anaaa kaa raaliyoooo* *Naxar haraaad ku da’ay* *Rajjo wali ka qabaaa💍* *Ruuuxdaydaaaa ku weyntohooo* *💔Jacaylkeeeeniiii ribaday🖤😭* *🔓Raadbuuuuu kaga tagay Qalbiga❤️* *🙏Qalbiga Raadbuuuuu kaga tagay💋* 💋💔❤️💍😻 Heestaaan 2015 baa dhagesigeda bilaabay 7 sano ka hor, sanad aaaan dhageeesan Malahan, 2015 2016 2017 2018 2019 2020 2021 Iyo hadooo ah 2022 Sandwalba cuseyb bey itahy💔❤️ *2014 kiii wa xilliga uuu nimcaan_hilaaac ukala kacsanaaaa fanka xidigaha geyska iyo dhamaaan Somali oo idil melwalba ay jogto xiiseen jirty* Hesstaaan waa hees eraya badan oo micna leh ka hadleso, Wana hees dareen qaaaas ah wadata✅ Aniga markaa iska hadlo Xaqiiqatan ma aqan sababta an heeSaha kale oga doortay lkn qofwalb oo erayada fahmi karo Runtiii wuuu dareemi karaaa micnaha weyn ee ay ledahau❤️💔💍 *🖤Qalbiga rogroga talada💔* *😭wixiiii dhacay raali galin🙏* *💍Rogaaal celin Kaga baxshay runtii💕* *Runtiii Rogaaal celin Kaga baxshay Runtiii* 😰😭🔐🤍🖤❤️✈️
wow mansha allha viiiiiiiva nimcaan hilaac nice song
@Ehel_Caashaq12 жыл бұрын
Adaa ii roon aniga Anaa kuu roon adiga ❤-2022- 🙌
@ubahfarah67028 жыл бұрын
nimcaan fanaan qaaliya iga dheh
@KaldeqaupdirisakXirsi10 ай бұрын
Heestan xasuus aad u wayn ayay igu leedahay waxan ku xasuusta o I geeyn jiray mar walba qofkaygi o an aduunka ugu jecla ila hadana an jeclhy waxan rajaynaya inaan malin un isku so laban donaan doono waliba anako inti hore iskaaga dhow o u yahay sowjkaygi calafna igu dhaco idaam alle😢xiliga January'26 1 2024 sacada 3:58 habeenimo qalbi jaan xanuun murug ilin💔😭🥹
@nasrahaldhaa63542 жыл бұрын
2022 yaa dawanya🥰
@ugbaad7733 Жыл бұрын
Rajaan wali kaa qabaa noloshaydiyoow ❤️
@susuppe29942 жыл бұрын
👏Ax Rafiq an Durtaye 🥰🔐
@mohametthanshi60602 жыл бұрын
Rajuu wali kaaqabaa 😊
@susuppe29942 жыл бұрын
@@mohametthanshi6060 walahay Raju ma wali IGA qabta 🥰
@mohametthanshi60602 жыл бұрын
@@susuppe2994 haa 😍
@susuppe29942 жыл бұрын
@@mohametthanshi6060 sidokal 🥰🥰🔐
@mohametthanshi60602 жыл бұрын
@@susuppe2994 lkin meel aan iskala soo xiriirno malaha 🥰😭
Waligeey meel ka tagay kama qadan raali ahaw qof ku fahmi wayey wanagada maalinta diyar ka u aheeyd, hawada ku cuna ah cawin maalintuu liito doqon laga adeegto noqonee 😂😂😂😂😂
@qn269 Жыл бұрын
Waligey ma arkin wax qalpi jap la dhahyo lkn waxan daremy 13.july.2023 18:00 m. Khamiis 💔😭 rajo wali ka qabaa mohamed 😭💔 Ma ii so laban dontaa mise sidaan xasusahaga ugu xanunsadaa ugu daciifsananah 🥺naftann ku rapto kly dhay 🥺qalpigeyga adi kaliya ayuu ku rapaa xitaa aniga 🥺waligey kuma nici doono si walpo aad ii dhawacdyy 😭💔😰😞
xidagaha geeska wey ku dag dageen in ey ka saraan kooxda nimcaan hilaac waayo wuxu ahaa laf dhabarkii xidagaha geeska ilaaa hada ma jiro qof so buuxiyay booskiisaa sidoo kale mohamed bk wuxuu ahaa laf dhabarkii kooxda aaway xidagaha geeska meeyay xidagaha geska
@Yahyedalmar10 Жыл бұрын
2029Yaa dawanaya 😰😰😭
@Daadir968 Жыл бұрын
😂😂😂
@marishcabdi7378 Жыл бұрын
2023 baan dawanaya
@faayiahmed58165 жыл бұрын
😍😍👍
@Caliabdirahmaan11 ай бұрын
02/01/2024❤🥹
@abdiaziz40012 жыл бұрын
Rajo wali kaqapa🙄😍
@hodanibrahim2058 жыл бұрын
ma gabadhaad ka caraaraysada gadal ka jeclatay alla nin somaliyeed muxuu jacayl ka yaqaan alle magane