Hees: Riyo|| Maxamed S. Tubeec|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 218,134

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 87
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 2 ай бұрын
inta music sudaneska ka soo raacday ee soo baadhay like ii saara
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 2 ай бұрын
Gaajo😂😂 reaseacher tahey
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 5 ай бұрын
Riyadii Xalay taan rumeysto 😢allow u naxariiso 😭🤲 Alla muxuu fanaan ahaa oo cod mcn la tagay 😢 sanadka cusub 2024 yaa ila daawanaayo ❤
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
Ereyadii abwanki waynaa allaw unaxariso Xasan qawdhan Yusuf
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Riyo, waa heestii ruxi jirtay national-teaterka Xamar, 70 ilaa 80meeyadii. Waxayna ka mid tahay heesaha ugu adag ee uu qaaday Maxamed Saleebaan (A.h.u) ee aan laga daba qaadi karin; waaba siiqad gaara, somehow. Waxaase soo yara dhoweeyey fannaan aan u malaynayo inuu ahaa Kaskey.
@sacdiyoyuusuf9705
@sacdiyoyuusuf9705 4 жыл бұрын
Aan is aamaanee xoogaa anaa sidiisa uqaada markasta anoo jooga gurigeena fanaana ma ahi lkn reerkeena iyo asxaabta qaar wexey isku raaceen inaan keenay qaabka uu uqaaday lkn dumar baan ahay oo codkiisa ma lihi.
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 3 жыл бұрын
@@sacdiyoyuusuf9705 ila wadaag watsApp numberkaaga
@kabanle1211
@kabanle1211 3 жыл бұрын
Aniga ahaan ilama adka
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 3 жыл бұрын
Aad iyo aad kaskey ayaa halkeeda dhigay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@sacdiyoyuusuf9705 Nooqaad dee 😭😂😂
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
Erayadii abwan xasan qawdhan yuusuf luuqdii maxamed saleeban ruwaayadii anagoo waalan waagu noobari 1970
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 Жыл бұрын
Hadii uu fan sharaf leeyhy maxamed saleeban ayaa hantiyey haduu magac sharaf leeyhy maxamed saleban aya magac sameeyey sharaf iyo maqaam sare ka gaary xaqiiqatan meel maanta ayuu noo bahanyhy ee aan rabi u barino uwada ducayno allow qof akteena qaali ku ah ayuu ahaa ee janatul firdowsa ku abaal mari 🤲 🤲☝️🙏🙏🙏 aamiin inta iga dambysa like iisaara
@BaderCadhood
@BaderCadhood 4 жыл бұрын
Maxamed Saleeban Tubeec wuxuu ahaa mar la'arag fanka soo maray
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 Жыл бұрын
Ninka qoray erayda aan dhawaaaqa lahayn gacanbaa utaagay balwo
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
رحم الله الشاعرالمخضرم حسن قوطن يوسف ورحم الله المتألق محمد سليمان سيد الغناء والطرب الأصيل
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Riyadii xalaytaan rumaystoo raaxaan moodoo waan riyaaqee waah waah bilaash looma oran boqorka codka
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 2 жыл бұрын
ilaaheey ha u naxriisto alfanaaan maxed saleeymaan
@qordheeremohamed9770
@qordheeremohamed9770 Жыл бұрын
Heestaan riyo xiligaan dhagaysan jiray wax walbo riyo ayay i ahaayen wayna i rumobi waysay
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
ala cod macaanaayaa! maxamed s tubeec alle ha u naxariisto
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay Boqor Mohamed Saleebaan Tubeec HADUU ROOB SHUBO RAXMAANKU RAMAASKAA LA RAADSADAAYEE
@mosalamuni6211
@mosalamuni6211 4 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso adeerkay
@wayraxxasan3488
@wayraxxasan3488 Жыл бұрын
Boqorka codka iyo hees ka mida baarka sare ee fanka Soomaliga cajiib. Dortmund (07.july.2023)🤞
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 2 жыл бұрын
Luuqadii io laxankii max,ed saleban tubeec wuxuu ahaa hoobal afrika somarin buu ahaa
@yaasiincabdi7512
@yaasiincabdi7512 4 жыл бұрын
Hesaha tubcay odi fanka aad ugu dheeraynayaa ayuu ahaa 🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 жыл бұрын
Illahow u naxariso fanan qaali ah
@falisaadan6550
@falisaadan6550 3 жыл бұрын
Allow u naxariisto boqorki coodka maxamed saleban tubec😭
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Riyadi xalay tan rumeysto aun King voice tubec
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Sharafta fanku waa isaaq ❤ waan jeclahay
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Ай бұрын
Runtii raaxada aduunyada Adeey rako sare ku saartee😢🎉 20/6/2024 haben jimco so galeyso
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 19 күн бұрын
Ana cawan dhagaysanaya Jimco soo galaya
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Abwaan xasan qawdhan iyo tubeec ale haw naxariisto labadaba
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii x.qowdhan laxanka x.gareyd codka tubeec
@Taagsade123
@Taagsade123 22 күн бұрын
Illeen raadgurasho Malaha i reebtee.... weli ma la isma waafajin ereyada iyo lyrics-ka.
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 3 жыл бұрын
Riyadii xalaytaan rumaystoo Raaxaan moodoo waan riyaaqee Ileen raad gurasho malahee ireebtee Anigaa rafaadee Haduu reer guur yiraahdo Asuu rati dabar ka gooyo Rugtii waa lama huraanee Ireebtee anigaa rafaadayee Haduu roob shubo raxmaanku Ramaaskaa la raadsadaayee Raqdaydaad dhigatay raartaada Ireebtee anigaa rafaadaye Runtii raaxada aduunyadu Aday rako sare kusaartee Runtii raaxada aduunyada Adaa rako sare ka fuulee Anigaa raran moodayoo Rarayso aad reebtee Anigaa rafaadee
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 10 ай бұрын
Mahadsanid
@cabdicasiisaxmed6680
@cabdicasiisaxmed6680 2 жыл бұрын
Ax ax heezkan waxaan ku xazuustaa xukun cismaan naagtii dareenka ibartey 2013dhamadkiizii ayaa igu dambeyzay marwalbana niyadeyda kama baxdo waanan xazuusanahay. Habeen,habeenada ka mida ayaan ku riyoodey ka dibna zubaxdii ayaan heestan la zoo toosey. Walee waa aduunyo
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan xasan qawdhan
@jimcaalegacan8643
@jimcaalegacan8643 2 жыл бұрын
Heeskan Janeen dhaweyd ayaan Ku riyoodey jacaylkeyhii hore xukun po aan raadinayo midi 8sanno ah. Ka Donna heeztan ayaan kuzoo toozey anigoo qaadaya!! Tubec ilahay unxriso izaga iyo intake umada izlaamkahba ahba
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kariye Laxankii tubeec Kabankii xasan greet
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Wll xasan qawdhan baa lahaa heestan
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Heeskan wuxuu qeyb ka ahaa Riwaayadii Cadaw baan eryayaa ee caasha maan u jeedaa Waa Cajiib
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
Saxib Riwaayada xog iga sii? When,and where?mahadsanid
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Yonis Ali hhhh kaddaa taariikhda heesta beenta heestani waxay ku jirtay riwaayaddii anagoo waalan waagu noon beri waxaanay soo baxday 1970-kii ereyada heesta iyo riwaayadduba waa xasan qawdhan yuusuf, waxa kale oo riwaayadda heesaha ku jiray ka mid ahaa heesta uu axmed mooge qaado ee miidaamo adeer beenta fanka kala dhex bax? haddii aanad aqon ulahayna dadka weydii.
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 qoraalka keydka Redio muqdisho wixii u galay baan sheegay ee jeebkeyga maaha adeer Adina xiligaa maad dhalan baan filaa
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
@@yooniscaliafrax2251 weli wixii baad waddaa adeer anagoo waalan waagu noo beri ayay ku jirtay xasan qawdhan baana riwaayadda sameeyay. cajab
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 Saxib ka ilbax! Weji ka fiiqa iyo is mutaxida! Ninkani keydki Qaranka buu kaso weroyey; dee adna xujadada link geeda keen ama asyar u siibo!!😏😏
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
Allow alle. Tubeec ahaa AUN.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
AUN MARXUUM MOXAMED
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Cajiib
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
somali waqooyi misic
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaasiin.aburaas
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics Жыл бұрын
10th November 2022
@user-vd1lv8bn7v
@user-vd1lv8bn7v Ай бұрын
Yaa igu caawin kara heesta uu boqorka codka ku qaatay maxamed suleyman tubeec
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Waa cawa iyo ayaankuba calaf ebe weye
@aminhussein578
@aminhussein578 2 жыл бұрын
Aun tubeec
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto marxuumka, waayo waayo iyo beri samaadkii xamar cadeey 87 anigoo yar Ayaan jeclaa riyo ???
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 4 жыл бұрын
Yaasalaam waxaan soo xasuustay 20000 idaacadii hornafrik habeen qamiis jimco soo galayso 7 fiidnimo soo daysay waa marki iigu horaysay maqalkeeda aun tubeec
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Adeero aniga 83 ama 84kii anoo Xamar ku sucub heestan iyo Albamkeedi mar lasoo baxay igu cusbaayeen dhagaysigoodana aan cidiba ka go'ijirin.Dalnad bad ah oo barwaaqo ah Alle Swt haynagu soo celiyo.Illaa 7 heesood ayey ahaayeen ayaan filayaa oo isku cajalad ah ama isku Albam ah isku mar soo wada baxay.
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 amiin mudane nin wax badan og baa tahay
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
sxb aan kula kaftamee, haddiiba aad heestan maqashay 2000, sideebaad king of voice ku qaadatay, kkkk
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 kkk sxb sare waxaan ahay taageere buuxa ee fanaan tubeec sidaas baan ula baxay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@maxamedcabdiyare350
@maxamedcabdiyare350 3 жыл бұрын
Kusoco❤❤❤🙉🙉🙉🙉💚💚💚
@salmaancabdirisaaqismaacii2264
@salmaancabdirisaaqismaacii2264 4 жыл бұрын
Allow Alle.
@yasinhirsi
@yasinhirsi 4 жыл бұрын
23 dii oktoobar 1970 kii dheh...
@aminhussein578
@aminhussein578 Жыл бұрын
Aun boqorki codka maxamed saleban tubeec laxanki tubeec erayadi Aun xasan qawdhan waxay ku jirtay riwayadi anago waalan waagu noo bari
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIONS
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Riyo/iyo.2?ba.noqonkarta
@danorodezev88
@danorodezev88 Жыл бұрын
Heesta abbe ka ween 53 sano jir😮
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@abasjeylani9316
@abasjeylani9316 2 жыл бұрын
4fss
@ismailali3484
@ismailali3484 4 жыл бұрын
yaa copy yeen karo hee AUN
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Kaskey
@abdiqaniegal5668
@abdiqaniegal5668 4 жыл бұрын
NINKA AFSOMAALIGA KU QORAY HEESTANOW MAAHA SIDAAD U QORTAY EE HEESTU WAA ILEEN RAAD TUMASHO MALEH EE IREEBTEE ANIGAA RAFAADEE kzbin.info/www/bejne/hWnWqI2VjbV4btE
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
abdiqani egal qudhaadaa sixud u baahan maaha "ileen raad tumasho" waa (ileen raad gurasho) malehee irreebtee anigaa rafaadee.
@sir-jamalbootaan8616
@sir-jamalbootaan8616 3 жыл бұрын
Hhhhh adaa qaldan kwrn
@cabdiqaadir2838
@cabdiqaadir2838 3 жыл бұрын
⁰kk
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
Erayadii abwan xasan qawdhan yuusuf luuqdii maxamed saleeban ruwaayadii anagoo waalan waagu noobari 1970
Hees: Qaraam, Beerdillaacshe || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
7:42
HEES | Haweeyaay | Maxamed Saleemaan Tubeec | Original + lyrics
6:22
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
Heesta: Malyuun Hibo || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
5:27
Balwo Lyrics
Рет қаралды 131 М.
HEES | Ruun | Maxamed Suleebaan Tubeec | Lyrics
6:47
MAADEYS
Рет қаралды 358 М.
**Maxamed Saleeban Tubeec Ahun & Rooda Maash | Guryosamo
7:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 303 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii Riyo Lyrics Kaban Aun Maxamed S Tubeec
7:15
laylis channel
Рет қаралды 139 М.
CALOOLYOW | TUBEEC | DUBBAD | LYRICS
6:45
Qaraamyahan
Рет қаралды 26 М.
Xulka heesaha Aun maxamed saleeban tubeec
40:40
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 38 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 560 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.