Xaliimo Muuse Milaano Heesta | Muhasho | Astaan Music Lyrics 2020

  Рет қаралды 522,858

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 2 ай бұрын
Rabbi ha u naxariisto Xaliimo Muuse Milaano... waxay ka mid ahayd fannaaniinta qalb run ah ku heesa oo si dhab ah u soo gudbiya dareenka heesta ay qaadayaan.
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
01/01/2023 wuxuu noo dhashey iyadoo in 7bilood iyo 15 maalmood ay Dowlada Soomaaliya xureysey inta u dhaxeysa Mogadishu,Beledweyne iyo Galcad shabaabna ay naf lacaari yihiin usbuuca danbena Xarardheere lagu balan sanyahey in sha allah.
@yaasiincabdulqadir4735
@yaasiincabdulqadir4735 5 ай бұрын
Duli wye diin io dadnimo io soomalinimo an aqn marta waxan ahy diin kuma laha 17/8:2024 😎
@HodanAbdi-q9k
@HodanAbdi-q9k 3 ай бұрын
😂
@iqraali8188
@iqraali8188 2 ай бұрын
🎉❤ 2:49
@A.A.E93
@A.A.E93 2 ай бұрын
​@@iqraali8188walal qaliya wali waa noolahay xasuus baad i galisay.
@cabdilaahiciise4266
@cabdilaahiciise4266 2 ай бұрын
Alle ha idin guleeyo wllyaal
@anisadheman8098
@anisadheman8098 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto xaliimo muuse milaano waxay shil gaari ku gashay doolow Somalia iyadoo jigjiga ka timid
@luuqganaaneofficial2632
@luuqganaaneofficial2632 2 жыл бұрын
Aan ku saxee shil ka waxay ku gashay degmada luuq buurta kureed ee magaalada u dhow
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Aamiin wlaal naxariis waarta alaha siiyo aamiin yaarabi
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Жыл бұрын
allah yaa raxma rer waberi isla ahayn
@anisadheman8098
@anisadheman8098 Жыл бұрын
@@mkhmahamud2394 Maasha Allah meeq jir baad tahay wallo hada
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 2 жыл бұрын
Ereyadii abwaan shube cimriga alle ha u barakeeyo Codkana waxaa lahaa alle ha u naxariistoi xalimo milaanoo
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 2 жыл бұрын
Ereyafmdu waa cabdiqaadir shube
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 9 ай бұрын
Abwaanka sameeye maha midka hadda jooga waamid dhintay cabdulqadir cabdi shube
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 7 ай бұрын
@@HasanAli-nj9wq nio indha adeega iska daa waresigiisa soo dawo cumar serbiya ka qaday kadip hadal
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 5 ай бұрын
​@@HasanAli-nj9wqwaa kan nool oo aad magaciisa so qoratay ee ahaa kooxdii Horseed. Aun Abdulaahi Cabdi Shube ayaa ladhahaa kan dhintay waxuuna ka tirsanaa Waabari. Ee saas waaye iska jaale
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 5 ай бұрын
@@yusufsaid2730 aad iyo aad u mahdsantay ugaas
@ifraxibrahim9811
@ifraxibrahim9811 Жыл бұрын
Raga inuu muhiim yahay madow igama saarno waxaan marag kaga ahy cabdi qasaaro idinma weyno ❤
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 11 ай бұрын
Idin jecelay xaliimo❤😂
@yaasiincabdulqadir4735
@yaasiincabdulqadir4735 2 ай бұрын
@@khalid_Abdirahman4846 adoo wayÑ🫡
@XusanXaashi
@XusanXaashi 2 ай бұрын
P😊p😊0😊
@khadarcarab632
@khadarcarab632 Ай бұрын
ragu inuu muhiim yahay meelo badan daawo u yahay madaw kaama saarnoo waxaad iiga tahay marag inaad muuska jeceshahay oo misana la.aantii aanad maalin ladi karin
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@muhumedadenahmed
@muhumedadenahmed 3 ай бұрын
Fankii hore waxuu mid wax laga fahmi karo ilahay ha unaxaristo mamo xalimo milano shil gadhi Ayay kudhimatay wa shahid Qabriga ilahay haku Nuriyo mamo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 8 ай бұрын
Markan sina ma joogtee Yuun hadalku kula marin Meel aan looga baahnayn《ha dhiiqanin oo cad》 Miro aadan guran karin Haku meehanaabine Muhashada iska ilow Rag kii maarmo weeye🤦‍♂️ Hees ka xanuun iyo xigmad badan wali ma arag, cajiib!! Allah yarxam fanaanad an jeclahay xaliimo Muse Milaano❤
@amirahmed5003
@amirahmed5003 Жыл бұрын
Xaliimo meese shiekh (milaano) a.h.n waxay ahayd gabar degen afgaaban dabeecad leh dadka xushmaysa markii arageedii igu danbaysay degmada shibis ayaan baabuur kasoo saaray iyadoo u socotay gobolada iyada iyo xaajigeedii bashiir cabdi ibraahin a.u.n waxay ahaayeen dad macquul ah xaliimo hooyadeed eedo maryan waa dad aan caadi ahyn😢😢😢😢
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
Eebbe haunaxariisto cod gaar ah bay lahayd milaano, shil gaadhi ayey ku geeriyootay, duleedka jigjiga
@anisadheman8098
@anisadheman8098 2 жыл бұрын
Jijiga ayeey ka timid waxay ku geeryotay dolow Somalia ilaahay ha unaxariisto
@abdulaahiabduqaadir272
@abdulaahiabduqaadir272 Жыл бұрын
Godka eebe ha u qaboojiyo Xaliimo muuse milaano shil gaari bay ku geeriyootay Erayadii Abwaan Abduqaadir Cabdi shube
@burhanyusuf8746
@burhanyusuf8746 10 ай бұрын
Erayadaaadi Baan sugaynaa abwaan.
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 9 ай бұрын
WHO LISTENING 2024 HEESKAN KUSAAQAYA ☝️
@mafahow67
@mafahow67 Ай бұрын
Sannad ka cusub ee 2025 ku wuxuu iigu dhalanaya anigoo sanad kii iigu faqriga badnaa ee iigu adkaa uu iisoo dhamaanayo ilahay kan albaabka irsaaqada inuu ii furo faataxada ii mara wllayaal.
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 20 күн бұрын
Amin
@muhaadaayo9467
@muhaadaayo9467 2 жыл бұрын
Inta TikTok ka imaate like please 🙏
@ShaaficiMaxamuud-rn6zn
@ShaaficiMaxamuud-rn6zn Жыл бұрын
Waahwaah. Waa cookie Sharfanaa ee xaliimo milaano.
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
CIIID WNGSN ALL MUSLIMIN❤❤❤
@aminhussein578
@aminhussein578 Жыл бұрын
Allah yarhamuha cod macanaydaa
@amjad_boss
@amjad_boss Жыл бұрын
ereyadii shube ala muxu xikmad lahaa qaramigu / codkii alaha unaxaristee🤲 xaLIIMO MUUSE MILAANO
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 Жыл бұрын
Axsan hees xaliimo milaano❤❤AHUN
@mustafecismaan1170
@mustafecismaan1170 11 күн бұрын
❤❤ ni
@abdishakuurmohamedducale1914
@abdishakuurmohamedducale1914 Жыл бұрын
Dusha kaama saaraan Adiga danbiyadee Maxaa aniga igu diray Dadka waa caajaa,ibe
@MaxamedSheikhAlli
@MaxamedSheikhAlli Жыл бұрын
Allow ku naxariiso ilama ahan in dib lo arki doono fanki hore oo kaleento lkin ayagaba no kaydsan
@JamaalNuuradiin
@JamaalNuuradiin 7 ай бұрын
Ana ma ihi aragtida dadku sidey imodan
@cabdiqaniKhadar-ze7tp
@cabdiqaniKhadar-ze7tp Жыл бұрын
Hestii ugu macanayd een maqlo iga dheh ❤
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
My Journey of Miles💔❤💔❤💔❤🤏🤲🤲🤲July2023
@muhumedadenahmed
@muhumedadenahmed 3 ай бұрын
Axyaa cod muhasha iska iloow Rag kii marma weyeee
@xaashixirsiadeer1371
@xaashixirsiadeer1371 Жыл бұрын
Erayadaan waxaa leh Abwaan c/qaadir cabdi shube
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 Жыл бұрын
Mirihii CBB-gi weynaa Abwaaan shube 😂
@abdifitahabdulaahimohamed4260
@abdifitahabdulaahimohamed4260 Жыл бұрын
Aun Xaliimo qaliif milaan Allah unaxaristo
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 Жыл бұрын
Xamiilp qaliif ma aha wa xaliimo muuse milaano wll
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 3 ай бұрын
Aammiin
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 20 күн бұрын
War musow is deji isma lahan😂
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Allah unaxristo mamo xalimo
@cabdisalaanmaxamedrooble3190
@cabdisalaanmaxamedrooble3190 2 жыл бұрын
Axyaa cod allow ku naxariiso.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wa heesti donyaha iyo simanada
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Fiitaanto waa moterka walakom mostaqaron الفتن الفلك دنيا waamo teerka hogaamiya ولكم مستقر
@khadarbulshaawi4030
@khadarbulshaawi4030 2 жыл бұрын
Astaan waxaaa heessaha soo raacisaan abwaanka sameeyey io laxanka cida leh waxaba waa lasoo xariiqaa Mahadsanid 17/5/2022
@naafacboi2753
@naafacboi2753 2 жыл бұрын
Zhube ba iska laha
@heyg8163
@heyg8163 Жыл бұрын
Waa erayadii abwaan shube
@guuleedmawliid6800
@guuleedmawliid6800 2 жыл бұрын
Xayaa hees runtiise markii igu horeyse ee aan maqlo 19/12/2022
@Booskayar777
@Booskayar777 14 күн бұрын
1/3/2025 cunto waxaa ugu macaanbadan taad kumuudsataa nabad 👍
@aqiilabdimaxamd3723
@aqiilabdimaxamd3723 7 ай бұрын
Alleha ku raxiisato
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Aun Cod waku dhamaa jiririco iqaadeysaa
@iqraahmed555
@iqraahmed555 Жыл бұрын
yuuu hadlku kula marin meelan loga baqhneyn
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Eraydii abwaan maxamed cumar huryo
@zakariaismail4812
@zakariaismail4812 2 жыл бұрын
aan ku saxee heesta erayadeeda waxaa leh abwaan abduqadir shube ee malaha huryo
@zakariaismail4812
@zakariaismail4812 2 жыл бұрын
laxankana waxaa saaray xasan ismail uurcade oo hada ku nool hargeysa
@mohammedh1120
@mohammedh1120 Жыл бұрын
Abwaan Cabdulqaadir cabdi shube ayaa leh Erayada oo ay kooxda Horseed ka wada tirsanaayeen hadaadan aqoon luguma deg dego
@geediwarfaa6931
@geediwarfaa6931 Жыл бұрын
Abwaan cabdiqadir cabdi shube ayaa leh ee kuwo huryo waa badan yihin, wuxuusan lahayn ha sii😅😅😅
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 2 жыл бұрын
Axyaa sawt AUN MILANO
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
abwaan huryo ayaa leh
@zakariaismail4812
@zakariaismail4812 2 жыл бұрын
abwaan huryo malahan sxb heesta erayadeeda waxaa leh abwaan shube
@xaashixirsiadeer1371
@xaashixirsiadeer1371 Жыл бұрын
Huryo beel ee waxaa iskaleh erayadaan abwaan c/qaadir cabdi shube
@mohomedaxmed9995
@mohomedaxmed9995 Жыл бұрын
Hees Xambaarsan murti Fara Badan Axzan Hees❤
@mohamedsomali944
@mohamedsomali944 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@suldaan9579
@suldaan9579 Жыл бұрын
Waxan Kaaaaga ahay marag
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi Жыл бұрын
Aun top song 🎧
@abdiazizfarahdaud
@abdiazizfarahdaud 2 жыл бұрын
Masha allah old is gold
@AxmedTowane
@AxmedTowane Жыл бұрын
Yes i❤❤
@5hanl3
@5hanl3 9 ай бұрын
Milaano moowhibada codka 😮 2024-April-10
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Astaan so noleeyaha fanka
@SalimoSiman10
@SalimoSiman10 5 ай бұрын
Miro aadan guran karin Haku meehanaabinee Muhashada iska ilaw Rag kii maarma weeye
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834 2 жыл бұрын
Gabiyo
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
❤❤❤
@OmarIsmael-n5z
@OmarIsmael-n5z Жыл бұрын
3:18
@hodanmaxamedxasan3345
@hodanmaxamedxasan3345 Жыл бұрын
0:24
@cismaanbiixi2679
@cismaanbiixi2679 2 жыл бұрын
Maxamed aamiin
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834 2 жыл бұрын
Farax
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834 2 жыл бұрын
Farax
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834
@maxamadcamooymaxamadcamooy6834 2 жыл бұрын
Farax
@cilmidiirane-eq6wo
@cilmidiirane-eq6wo Жыл бұрын
cilmidiirane
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 2 жыл бұрын
Ereyada Waxa leh Maxamed Cumar Huryo
@mahir6410
@mahir6410 2 жыл бұрын
Ma lahayn iska hubi
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 2 жыл бұрын
Erayada Waxa iskale Allah unaxariista yuusuf maradoona
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 2 жыл бұрын
Waxa iskale erayada yuusuf maaradoona allaha u naxariisto
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 2 жыл бұрын
@@mahir6410 sow sidaa maha
@mahir6410
@mahir6410 2 жыл бұрын
@@cabdiqaadir4232 may wll waxa iska leh abwan shube oo imika nool wagana aha gidomiyaha kooxdi horseed oo ay aun xaliimo Milano ka tirsanayd
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
قال فا نا قد تنا قو مك من بعد ى
@toosanecali
@toosanecali 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@Iid-i4n
@Iid-i4n 4 күн бұрын
❤❤
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 182 М.
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1,2 МЛН
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 112 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 265 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 2,4 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37