Xubbigiyo jecaylkii Xoodaamiskeennii Xagguu...! 😐 Digfeer, fannaan aan fankiisa aad u jecelahay weeyi ee AHUN. Reer Balwo mahadsannidiin saaxiibayaal.✌
@hanadmacalin18404 жыл бұрын
"Ii gogoshay xannaano". Sidaasi in loo dhigo sax ma aha. Eraygu waa "xanan". Waa geed qodxa leh oo inta badan ka baxa Dhulka Somali galbeed gaar ahaan Gobolka Doollo. Marka waa " Ii gogoshay xananoo". Hadi kale waxey noqonaysa 'Xanaano' oo lamoda Daryeel, mana aha sida heesta laga garan karo. Mahadsanid.
@bashirmxmd32504 жыл бұрын
sax, geedkana dhulka somalida oo dhan ayuu ka baxaa
@gashan.4 жыл бұрын
Wll geed qudha lama dhaho xanan balse tiri gedada ku midaysan magacan sida cadada qansaxa iyo bilcilka
@fardowsonuur87304 жыл бұрын
Xanan geedkastoo qodax leh marka la jaro oodiisa xanan la dhahaa melkastuuna ka baxaa xeradA xoolaha loogu ootaa bari ilaa galbed wu ka baxa mel walba
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
@@fardowsonuur8730 Sax 💯
@hanaloulahanadjama42852 жыл бұрын
mashaAllah mahadsanid walaal . Aaad baan U jeclahay Fanaan kan Abee digfer axmed yasin goox digfer Allah yarxamuk
@ademdowlet39074 жыл бұрын
Mid kamida heesahan ugu jeclahay ee uu digfeer qaado Mahadsanid balwo lyrics
@araphath123k94 жыл бұрын
Waaw wAryaa digfeer ah.u.n tan maan maqalbee balwo adigana waan kugu darsaday liiska macnaha leh salaan gudoomiye
@bishaaragahmedia4 жыл бұрын
Cajiib ! Lyrics-ka Heestu way Is Yeesheen 100💯 Waayo Waayo Thanks Balwo Lyrics Team
@dhoolhaaji25343 жыл бұрын
Sixid: Ii gogogshay xananoo (ii gogogshay qodaxoo baa laga wadaa) Heesta inta kale wan qaatay A.U.N digfeer
@gurxangohe49053 жыл бұрын
Xanan waa ged xolaha lagu odo
@hana8824 Жыл бұрын
Qodaxdu waa qayb xananka kamida xanankuna waa quraca yar
@Laasodaar6 ай бұрын
waad saxsan tahay Xanan, waa qodaxda yar ee biixida adag lehm sida cadaadda iyo wixii la mid ah, qoladani waxa ay qoreen XANNAANO oo gabi ahaanba ka duwan ujeedkii heeska
@maxameddeeq83643 күн бұрын
@@Laasodaarwaad saxsan tahay bro way qaldeen xanan bay xanaanno ka dhigeen
@hanaloulahanadjama428511 ай бұрын
Allah Yarxamuh ! Aad U jecla Fanaankan Ilahow Janada iskukeen tusi❤️💔🇩🇯
@khabiirharnandez56644 жыл бұрын
mid kamida heesaha aan ugu jeclahay Axmed yaasiin digfeer Aun
@cosoblecade76684 жыл бұрын
Balwo lyrics nin.lawaayay Sxb soo rogaal celis wacan
@mohameddayib28942 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto marxumka.
@khaalidcigale85824 жыл бұрын
Ku soco ayaan ku leenahay Balwo Lyrics.
@axmedwacaysproduction53294 жыл бұрын
waa yaasiin axmed ibraahin goox waa kuwa kale
@haaaahaaaa57754 жыл бұрын
Asxaabta balwo lyrics waa chanelka kaliya ee 100% waxay soo galiyaan sax yihiin idina noo si dar-darle usii wada hayaanka
@saaxibulqaraam58484 жыл бұрын
Waar balwo waad mahadsantihiin lkn hees uu digfeer qado oo tidhaa #Ileen salaantuba Marbay sed noqotaye See tahay ma wacantahy Saaxibaday iyo deriskaba Su,aalo waydii sidan ahy# Heesta zhp bal kuso dedaala
@abdirizakh49334 жыл бұрын
Rageedi channel baad kahelaysaa
@abdullahiyare73343 жыл бұрын
War sagal baa layidhaa taa
@cabdiciisecajuun23174 жыл бұрын
Balwo lyrics waalaydiin bahaayey hore usocda sxbyaal well done
@kedkayare53033 жыл бұрын
Wow nin iku weeyn digfiir a.u.n heesti canshaqu ma xog ba
iii waan ka xuumahay ahaaaa ii waan ka kaxumahaay xiriirkii dhexdenii xam kii habeenkii xoodamiistinii xakumaraay xabiibtii caku ahmed yasiin digfar Allah uunaxariista iyo dhamaan inta kalaba asxabta galab wanagsan waa sxbkiin xuseenibrahim217@gmali.com like isar