No video

Heesta Warsan - Codka Hibo Samriye

  Рет қаралды 20,577

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 3 жыл бұрын
Weligay intaan jirey ee, Adigaan wanaagiyo, Warsan kuu akhrinayee, ............ Webiyada kalgacalkaan, Wadaan kuugu xirayoo, ............. Waranka igu dhacayee, Halistii waxyeelliyo, Jaceylkaan la weerahay, Welwelkiyo dhibaatada, Kuma waari doonee, ............. Waxyeelada I gaadhiyo, Adigu na wadeecada, Warba igama hayside, ............. Wanaagii dhexdeeniyo, Ama ila wad caashaqa, Ama aan ku waayee, Wejigaaga iga qari... .............. Sida maalin weynoo, Culimadu wardiga iyo, Wadduxaad akhrinayaan, ............... Waayo-araggu sheekada, Taariikhaha wadaagaan, Wakhtiyada salaaddaan, Farxad kuugu wajahayaa, ............... Naftaan weyraxaysee, Kaa daba wareegtaa, Wasiisiga habeenimo, Riyo weheshigaagii, Kuma waari doontee, ................ Wanaagii dhexdeeniyo, Ama ila wad caashaqa, Ama aan ku waayee, Wejigaaga iga qari... Hees: WAR-SAN. Ereyada: Xasan M. Maxamud ( Xasan Jaceyl). Laxanka iyo kabanka: AUN Daa'ud Cali Masxaf. Codka hore waxa u qaadey Binti Cumar Gacal.
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
Walluxaad akhrinayaan maxaa la dhaha sxb ???? Wadduxaa akhrinayaan. Suurattul wadduxaa baa laga wadaa
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Waaw Bal odayga *Violin ka Afuufaya eega* 🎷🎷 iyo wiilka 🎺 Tumaya Heestu dhan kasta waa ka dhisantahy👏👏👏👏 dhaliil uma hayo wllhi😘 Barakee Allow Xamar
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 3 жыл бұрын
Kooxdaan ka xamar ka dhisan looma dhawaan karo dhan kasta weey ka dhisan yihiin
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@abdirizakfarahahmed178 Haaa wllee Anuu iyaga uunbaan daawadaa wllhi Sababtoo ah Qalabka iyo sida ay music ga iskula helayaan baan layaabay Fannaaniinta Meesha ay keenaana waa kuwo macquul ah👏👏🎷🎺🎸🥁😘
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
Waxaasaa hees ah Live ma raabno waax leeysku soo jar jaray waa kan fankii la arki jiray musika live yaa salaam ❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@timocadehshow2942
@timocadehshow2942 3 жыл бұрын
Heestan adunkan ugu jclhy ah waxan umada celinya allh ino surta geliya khasatan intan heesta qada oo sida lobahan usoodhigata shugran wll iyo fananta kelaya dhamantin Wada ku khasatan tan
@hassanomarabdillahi1330
@hassanomarabdillahi1330 3 жыл бұрын
Xasuus Qaaliya Binti Cumar Gacal ayaa toos noogu qaaday Lafoole 1985 Nice song Astan good job
@historynothastorygeographi4779
@historynothastorygeographi4779 3 жыл бұрын
Ilahey cfimaad iyo cimri dherer ha ini siiiyo
@historynothastorygeographi4779
@historynothastorygeographi4779 3 жыл бұрын
Ilahey cfimaad iyo cimri dherer ha ini siiiyo
@saleebaanibraahim6772
@saleebaanibraahim6772 3 жыл бұрын
"Wanaagii dhexdeeniyo Ama ila wad caashaqa Ama aan ku waayee Wajigaaga iga wari". Heestan xaqqeedii waa la gutay.
@salmohussein7527
@salmohussein7527 3 жыл бұрын
Masha allha my sxbtey nolosha hibo afkaga Cano lagu qabay 💯❤️😘
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 жыл бұрын
Sida maalin wenoo culimadu wardiga iyo wa duxaa aqrinayaan waaya araga shekada tariikhaha wadagaan woow❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@garissapost8808
@garissapost8808 3 жыл бұрын
Manshallah codkedha wa dahabi
@IbrahimMohamed-sj4ov
@IbrahimMohamed-sj4ov 3 жыл бұрын
Waaaw my queen wan kawadta always you'r wonderful ❤️❤️
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Waaw waxaan u maleey ineey ((Binti Cumar Galal )) oo dib loo dhalin yareeyay caadi maahan gabadha hanbalyo ✌
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 3 жыл бұрын
Astaan Music Dib u soo nooleeyaha Fanka
@Taxo-xd2ui
@Taxo-xd2ui 3 жыл бұрын
Eesh calaa cod keep going sister
@ahmedbashirjama7818
@ahmedbashirjama7818 3 жыл бұрын
Wow astaaan music the best song waayo waayo
@mohamed789_5
@mohamed789_5 3 жыл бұрын
Masha allah Is cala Soot❤️❤️❤️❤️
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 ай бұрын
Hees mcn waye lama so dajin kato
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 3 жыл бұрын
Nice song and good voice
@hananahmedhassan4713
@hananahmedhassan4713 3 жыл бұрын
Wwww axsan barteedi bay dhigty👌👌
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 жыл бұрын
Inaba cadi ma ahan sidii filimbadii buu codkeda mcn igu socdaa
@DaaDirKaalmoy
@DaaDirKaalmoy 3 жыл бұрын
Good job
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 3 жыл бұрын
🙏❤
@cismaanxarbi6911
@cismaanxarbi6911 3 жыл бұрын
Axya music waligayo reer koonfurow idinku gaadhi mayno sikastoonu iskugu dayno ama ubarno ayy ila tahay xagaas musiga, xagaygan hargeysaba waxa jooga kooxo tuma musiga lknse waxa ay tumayaan waxad mooda inay (qoosh garacayan) isla qabsi la,aan iyo tababar la,aana way haysata inkasto macalimiin waawayni ku jiraan
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 3 жыл бұрын
Kooxdaan ka xamar ka dhisan looma dhawaan karo dhan kasta weey ka dhisan yihiin
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Taasi been maaha wllee Waan uqiray Anigu wllhi waan ku raaxeystaa markii Piyanada iyo Kabanka laga yimaaaddo 🎷🎷🎷 Violin ka iyo 🎺🎺📯🎸🎸 ayaa i cajab galiyay🥁🎺
@ina__kaare2820
@ina__kaare2820 3 жыл бұрын
🥰🥀
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 жыл бұрын
Quruxey
@music-underground35
@music-underground35 3 жыл бұрын
!
@abtiadeer5789
@abtiadeer5789 3 жыл бұрын
A
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 3 жыл бұрын
Astaan Music Dib u soo nooleeyaha Fanka
Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.
6:01
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 14 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 685 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 643 М.
Heesta Webiga i sita
8:11
Astaan
Рет қаралды 139 М.
Barnaamijka heello | Heesta Seylo | Maama Sacdiyo Xurmo 2020
10:12
Exkaaga iyo moohaan yaa fcnaa😳
8:05
Moohaan Official
Рет қаралды 56 М.
Binti Cumar Gacal iyo heestii Warsan | with lyrics
7:23
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН