@@ciirocabdikariinsahal Heestaan wiil Daris keena ahaa ku xasuustaa aad buu u jeclaa isagoo raadio wato Galabtii xafadeena imaan jiray 2009 anigoo aad u yar hada ma aqaan meel uu ku dambeeyo qaxii kadib waqtigii Xmr lagu Soo laabanayay inagu Xmr ayaan kusoo laabanay marka ma aqaan si bay xasuus iigu leedahay oo aan u jeclhy heestaan 🥺
@abdirahimhassanmohamed36782 жыл бұрын
Tarikhda manta wa 25 12 2022 waxan joga dalka Austrea khasatan gubalka Graaz iso duceya waxan ahay sharci suge inow illah iga so qaado
@abdiibrahim30347 ай бұрын
2024 l hope inaa heshay 🫡😁
@hawomohamed1236 ай бұрын
Jawaab aad kufaraxdo waad helee inshalh
@debjaceel78420 күн бұрын
sharciga Ma Heshay Waakuusoo Duceeye Lacagna Waa Ii Muhiin 😆
@abdirahimhassanmohamed367820 күн бұрын
Sxb wan helay waad mahad santahay adiga iyo inta iso duceysay inta sugeysana allha ugu so qaado@@abdiibrahim3034
@abdirahimhassanmohamed367820 күн бұрын
@@debjaceel784hhhhh
@aliaweyssuufi2062 Жыл бұрын
old is gold heestaan markaan dhageeysan jirey 2005 ayeey aheeyd anigoo aan aqoon qiimaha u leeyahay jaceeylku maantana 2023 Ayaan dhageeysanaayaa anigoo qof nolosha ila fahmo heeysto Alx 💖
@FardowsoRuun-zz4sb Жыл бұрын
Masha allha ❤❤😊
@abdulkadiromar9202 Жыл бұрын
Allah ku barakeeyo
@KSS_341_Official_ Жыл бұрын
Masha Allah Respekt alx
@OmarAadn7 ай бұрын
Mash alh
@abdiaziz6994 жыл бұрын
Like ii saara bro Waa ma My favourite songs
@hassankaafiqoryooley63634 жыл бұрын
2021 yaa dhageysanoyo like hadad 2021 tahay
@hassankaafiqoryooley63634 жыл бұрын
2021
@mohamedsalahsheq2293 жыл бұрын
@@hassankaafiqoryooley6363 2021
@ahmedkaafi8504 Жыл бұрын
2013 ki ayaa iigu dambeyse heestaan waagaa maan aqoon caashaq waxa ow yahay Balse caawa oo ey tahay taariiqdo 23/05/2023 anigoo og dhibta ow leeyahay caashaqo Ayaan halkaan xasuus u imaaday Inti Iga dambeyseey 👍🏾
@abdirahmanmohamed56636 жыл бұрын
Waxan ahay reer burco Wll waan dareemay hadal ka ninkan runbuu sheegayaa alle haku sharfo
@geelleofficialchannelgeell65545 жыл бұрын
wuu dhintey alle u naxariisto
@fartuuncali23245 жыл бұрын
Aamiin
@axmedsahal72683 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto.wlhi waan kula Hayaa
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sanadahan adunyada sakin weye cashaqa sag hadu ku siyana sedehu ku goya socdalka dunida kuso maray samiyo sidada o kale indhaha manan sarin suradada o kale hadi an sir qado hadalka Waxa ila siman tahay saxan saxada robkiyo subaxi eid dadka isasa salaman San dhabey darada inan salalo lelki inan sacada ega o maxan segay sexashada axsan hes alxamdulilah masha Allah xifdulah xasusteyda OK ku farxay hada heska saxay labatan years ago
@geelleofficialchannelgeell65546 жыл бұрын
Maxamuud jeeri alle ha u naxariistee rabi naxariistii jannah ha siiyo
@mustafa-bo2dh3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah
@mohamedsalahsheq2293 жыл бұрын
Amiin
@AHMEDOSMAN-hp3kx Жыл бұрын
1994. Qof dhageysty. Ma jira. Marka video 📼 la dubayi. ❤. Waqti iyo wayo kala fog ahaa 🎉
bro aduuunyo xaaalkeeda waaaye iska sabar alllaah kuu sahlo amurahaaaga🤲🤲🤲🤲
@KhalidSaid222 Жыл бұрын
Sorry Ana Kula Mid Ba Ahay Qoftaydi Malin taa wayay aa Nolal iyo Farxad Wayay
@FardowsoRuun-zz4sb Жыл бұрын
Aamiin ❤
@FardowsoRuun-zz4sb Жыл бұрын
@@KhalidSaid222 sorry 😢😢
@libaanbarre6564 Жыл бұрын
17/3/2023 9:09 baan kudhagesaa uk Birmingham ano shaqo la.aan iheeso oo wayoho ixireen soon baa so dhaw waxaan filaa in waayoho ii furmi donaan Nasteexo waa gabar aan jeclaa lkn la iga guursaday 6 sano kahor lkn wali waan jeclahay nolosho koma ciisho waliga farxad igo nolaw 😇😇😇😇😇
Alle ha unaxariiso Maxamuud jeeri Heestani waxwygu leedahay xasuus gaar ah
@alijama103 Жыл бұрын
Maaha jeeri waa maxamuud maxamed aweys Toooox.
@zak_Ninweyn4 жыл бұрын
Qoftayda anigoo la hadlaya ayuu sanadka cusub noo dhashay 2021 heestaana TV hortayda yaalla ayay ka daarantahay si mcn buu jacaylku iigu laba dhacaya qoftana saa'id u jeclahay Lkn niyadaydu waxay ii sheegaysaa qoftaas inaynaan calaf isku yeelanayn ma aqaan sababto ilahow been ka dhig
@عبداللطيفمحمدمحمود3 жыл бұрын
Sxb daqso guurso gabaro
@xafsaali36513 жыл бұрын
Alaha isku kiin calfo adiga iyo gabadha ubad khayr leh alaha idin ku irsaaqo bi idnilaah ku duceyso inuu calaf alle kuugu daro guurkana guurkana dedejiya sheekada yeyna idinku dheeraanin niyada khayr u sheeg
@asiamoon81926 жыл бұрын
Saxiix sanadahan adunyada sakii waye canshqa heestan waa xalada hada aan ku suganhy aawey hee qalbiga ma kula tashanaa waayo qalbiga qof ma xanuuneen jacelka qaarkiisa nacala tula calek
Masha'Allah Tabarakallah ilaahay Cod aad umacaan badan ayuu ugu Nicmeeyay Fanaanka Arinka uu ka hadlaayana Dad badan wuu saameeyay Alle Jaceyl iyo Xanuunkiisa muxuu Dad badan Ciil baday
@superlula26744 жыл бұрын
ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo amiin
@axmedsahal72683 жыл бұрын
Madhintay maxa'ed jeeri.2003 aya iigu dambeysay. Caawuu igu soo dhacay..
Tariikhdu cawa 16-12-2024 sanadka 2024 dhamaadkii ayaan heesta aniga iyo xaaskauga si waxa jir u dhagaysanayna, wxy no ahayd xasuus gaar ah mar aan xirir jacayl isla wadnay 2018 ban hestqn dhagaysin jiray. Xasuustu ma lunto. Inta iga dambaysa love ii saar❤
@mohazdekusaw25442 жыл бұрын
2022 yaa ila dhagysnyo ane
@xusenxabashi5957 Жыл бұрын
Walee barisamad waabadnaa mana hilmaamidono xasuustan kasoomaray
@nevergiveup85155 жыл бұрын
Big legend R_I_P
@alfaoumar5191 Жыл бұрын
Old is gold,i use to listen 1995
@huraadonline734 Жыл бұрын
2023 april yaila dhageysanooyo?
@ibrahimelmi937411 ай бұрын
Cajiib! 1996 ayaan caawa toos u xasuustay. Halkii habeen oo dhagaysatay ayaan ku xifdiyay sidan xasuusto.