HEESTII HAJABIN HADHICIN SOMALILAND OFFICIAL VIDEO DIRECTED LIBANSHOW

  Рет қаралды 863,107

LIBAN SHOW

LIBAN SHOW

7 жыл бұрын

HEESTII HAJABIN HADHICIN SOMALILAND OFFICIAL VIDEO DIRECTED LIBANSHOW

Пікірлер: 707
@cawoyasin9152
@cawoyasin9152 7 жыл бұрын
mnsha allh farxd ilmeynayaaa wllhi Somaliland Ha noolaaato like iigu qabta inta somaliland jecel
@hassanali-sr8mw
@hassanali-sr8mw 7 жыл бұрын
alla ya cizak noolaada dhamaantiin dalmar f kabayare ku soo dhowaada somaliland meelkasta
@mohayarre6211
@mohayarre6211 7 жыл бұрын
Cawo Yasin calankaan qabiil baa leh adiguna dulmi baad la ooyday
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
Cawo Yasin al
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
Mohamud Abdullahi qabiil ma leh wadanka somaliland ba leh
@awilhassan8567
@awilhassan8567 7 жыл бұрын
Cawo Yasin kabayar Somaliland ayay iska Soo dhiibtay Farah ka dhiga oo qalax u transfer kkkkkkk kk kaftan .com lkn show ayay hargeisaka diyaarstay anyway we'll come queen kabayare and rijaal dalmar
@xafsabare5007
@xafsabare5007 Жыл бұрын
2023 yaa dawanaya heesta qaranku macaana somaliland Allow dhow jiroo cadowga hajabo from burco 20 mar kabadan intaan kusoo ceshaday Allow daaa 💚💚💬💬❤❤😍😍
@cabdixaliim8364
@cabdixaliim8364 5 жыл бұрын
😍😍😍😍 hajabin waliga hadhicin jirow cadawggaaa hajabo viva walalahena somalind from muqdisho
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 7 жыл бұрын
gabdhaha iyo wiilasha meesha Ku jira waxa tihiin habaryarhey iyo abtiyashey marka inoolada wan idin jeclhay dhamantiin I love you all people Somaliland iwish you long life
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 7 жыл бұрын
hodan camdi way xanagsan teyyy hhhhhhhhh sorey wan kaxumhy in lagsarey xiisigaa
@omarali7115
@omarali7115 7 жыл бұрын
soo dhawow abti noolow waliga abti
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 жыл бұрын
Nagmo Baale abti thanks , noolow
@niciimashaxshax5192
@niciimashaxshax5192 6 жыл бұрын
Iinoolow habàryaro qaali
@ayaanaxmed7493
@ayaanaxmed7493 5 жыл бұрын
masha allah my dadkaygi idin jecliya
@apdikariinjapjcyl7575
@apdikariinjapjcyl7575 3 жыл бұрын
Music furinle ayaa idilay ax yaa macalin magacaa hajir0 abwaanin qiim0 le iyo macalin ciil tire ayaa igu tagey somaliland hanoolato from hargeisa somaliland ❤❤❤💋✔
@mohamedmuktar23
@mohamedmuktar23 5 жыл бұрын
Im from Puntlander and i love somalilland Sanad guro wacan rer abtiyashey one love to all somalia
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 7 жыл бұрын
Somaliland 💚 💬 ❤ Markan Arko Herkay Marayso Wan Oya Wllhy Ilahyow Cadwgygaya Jabin Somaliland 💚 💬 ❤ Dhuxiyo Lafaha From Burco Caday Hoyada Somaliland 💚 💬 ❤
@Hejhej_hej
@Hejhej_hej 7 жыл бұрын
Asiya Diamond We Love Burco❤️❤️laakiin asiya hassan ma lagu dhaha 😂😏 ?
@rudwaanmohanad4404
@rudwaanmohanad4404 7 жыл бұрын
Asiya Diamond Asia yaree nolow inbti
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Asiya Diamond Guul Habar Younis Iyo Habar Jeclo mashallah. Guul Dadka Reer Burco
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Asiya Diamond xaaskeyga way ka timid Burco
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan You are not from Hargeisa you freaking liar. Why do always lie on KZbin comments. You are from Burco warya.
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 7 жыл бұрын
my blood Somaliland reer abtigay inoolada hambalyo wan idin jeclahay dhamantiin I love you Somaliland for ever my mother happy 18maamo macan
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
Nagmo Baale ale kuma qaado abti qli
@smooth2477
@smooth2477 7 жыл бұрын
Nagmo Baale nolow abti thnx
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 7 жыл бұрын
Nagmo Baale nolow abti
@RY-tn5yd
@RY-tn5yd 6 жыл бұрын
Nagmo baale m
@innalibaax512
@innalibaax512 6 жыл бұрын
my blood metoo kujecley imissyou
@ayaanbadel7048
@ayaanbadel7048 6 жыл бұрын
Dad dhiiglehl dheh noolaada iskuu doobnaada meeshad joogtan ba soomaaliland lab ta ka owaada😢😢😢😘😘😘😘😘 farxad dheh
@faysaz7maxanuud164
@faysaz7maxanuud164 6 жыл бұрын
Ayaan Badel 😶😎😍😆🤔😥🎺🎼🎙🎼🎹🎺🎤🎛🎛🎛🎚🎺🎺🎚🎚🎚🔕🎼🎼🔮🗡🔪🛡🗿🛢💊💊💊💊💊💊💊💊💊💊💊💊💊
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 7 жыл бұрын
ha jabin weligaa ha dhicin jir oo cadowgaa ha jabo Somaliland guul ❤♥️
@susuumahamed2452
@susuumahamed2452 7 жыл бұрын
Faysal Sugaal Wllo uga qaaliy
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 7 жыл бұрын
susuu mahamed 😍😍😍😍 sharaf ku waar wll
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Faysal Sugaal Hamblyo sxb guulaysta reer Somaliland Wd horumarteen
@salmomohamedkhalifa2419
@salmomohamedkhalifa2419 7 жыл бұрын
viva Somaliland rer abtigay gob &nasab kamila idin jecliyaa my somaliland from moqdisho nabad igu war fananinta saomaliyed tnx idinkana ladabal daga Somaliland
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 7 жыл бұрын
Salmo Mohamed Khalifa nolow huuno mahadsanid
@ifraaxcabdiyuusuf6340
@ifraaxcabdiyuusuf6340 7 жыл бұрын
Salmo Mohamed Khalifa abti nollw somo adigana alle hno ka dayo
@ayaanahmed6664
@ayaanahmed6664 7 жыл бұрын
salmo maxamed khaliif Habo quruxeey thnkz alle haku dhawro sharaf yeelo habo Viv somaliland
@mahamedaidid6232
@mahamedaidid6232 7 жыл бұрын
Salmo Mohamed Khalifa anguna waan kuhjeclnahy abtiyo from hargeisa somalilnd
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
Salmo Mohamed Khalifa ale kuma qaado abti qli
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 7 жыл бұрын
ax ax ax waar heestu macanaa ma Ana sameeyay thanks fananta somaliyeed nolaada meel kasta ood joogtaan 😍😍😍😍😍😘😘😘😘
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
maxaa qadi karta w
@halacbay4442
@halacbay4442 3 жыл бұрын
reer somaliland
@xabibac.raxman6061
@xabibac.raxman6061 2 жыл бұрын
🤣
@mohamedyare6759
@mohamedyare6759 6 жыл бұрын
Axyaaa cod hodan abdirahman wlhi ilaah cod waa siiyy masha Allah guuleyso markasta walashey Somaliland hoodoo wacan Habeen ciida xuseynaa ❤❤
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Wah wah wah 💝💞💝💞👑 mashaAllah soomaliland hajabin waligaa hadhicin 💝💞unoolaada cadowgiina hajabo kujabiya hormarkiina 💝💜💛guuleystaa walaalayaal xasidnimo wax matartee u ogolaada hormarkey dunida ku raacday video viva smllnd from puntland Somalia 💝 💞💞😂😂💝😄😄😄😄👑👑👑👑
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Kkkkkkkk qofkii ugu horeeyey oo comments Ka bixiyaa Wan idin jeclahay walle anoo ahayn muwadin smllnd puntland ayan kasoo jeeda jecaylku ma guurin guushiina kama xumaan abid ee Wan usoo dawasho iyo farxad tagaa 💞💞💞💞💝💝💝💝💛💜💛💜💛👏👏👏👏👏👏👏
@wiilkacaanahageelashuba4487
@wiilkacaanahageelashuba4487 7 жыл бұрын
Ismail Hussein Madaxdii Somalia Allah yacizak we love you puntland
@adamgurhan2724
@adamgurhan2724 7 жыл бұрын
Ismail Hussein thanks abowe
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 7 жыл бұрын
Ismail Hussein alaya cisak wllkay we love putland
@mahamedaidid6232
@mahamedaidid6232 7 жыл бұрын
Ismail Hussein thank you sxb we love dadka puntland
@sakariyemediaproduction5460
@sakariyemediaproduction5460 4 жыл бұрын
Inta jecel somaliland ee dawaysa 2019 laki isaara Hanolato somaliland
@fariido2023
@fariido2023 7 жыл бұрын
I love somaliland from muqdidsho jiro cadawgaa hajabo nolaada waligiin nabadane allaha idiin siyaadiyo
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
aamina omar aamiin walaalo thank you.
@a.a.ca.a.c886
@a.a.ca.a.c886 6 жыл бұрын
aamina omar wll waa idin jecelnay if iyo aakhiro ilahay nabad warta haydin siiyo
@hodandaahir4386
@hodandaahir4386 2 жыл бұрын
@@dhuuxo5547 . AAAaZZZZSSZZzzzdzzzzzZzzzzzzz,sdsdaa,Zzz
@hamdaamuze1319
@hamdaamuze1319 7 жыл бұрын
somaliland wlhi meel aan kaa jclhy Alle ima tusin hooyo iyo Aabad ii thy ❤❤❤ha jabin waligaa ha dhicin jiroo cadowgaa ha jabo 😗😍😘
@abdirashidmustaphe5701
@abdirashidmustaphe5701 7 жыл бұрын
HaMda A Muze wlhi anba sdoo kle meel aan ka jeclay somaliland ima tusin viva my motherland from hargeisa cadeey
@MJama-wu7vm
@MJama-wu7vm 6 жыл бұрын
HaMda A Muze
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 жыл бұрын
Somalilander All like halkan saaar saaar wlyall hore uu sacoda ❤👈
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 7 жыл бұрын
thank you Abti intaa iyo in ka badan xaq aya igu leedihiin waayo hadaysan mamo macan dunida ikeenin aniga kaligay maan imadeen Alx dunida ilaahay ka sakow Hooyo macan aya ikeentay my blood Somaliland mamaday from hargaysa
@hamseahmed768
@hamseahmed768 6 жыл бұрын
ileen dhiigi isaaq ayaa kugu jira noolow wax nool ayaanu abti nahe oo identity somaliland qaado
@a.a.ca.a.c886
@a.a.ca.a.c886 6 жыл бұрын
Nagmo baale abti ale haku dayo anaguun baad noo dhaxaysaa wllashay qali
@aadangaas7130
@aadangaas7130 5 жыл бұрын
P.S.MarshaSax
@aadangaas7130
@aadangaas7130 5 жыл бұрын
HgMarsha
@saalixichannel8028
@saalixichannel8028 5 жыл бұрын
2019 Qofka Daawanayo Like Isaar z
@SomalilyricsApdirahman2020
@SomalilyricsApdirahman2020 5 жыл бұрын
Me zxp
@roodamaxamed9849
@roodamaxamed9849 4 жыл бұрын
Mnsha alh soomalian alow dhowr amiiin
@nuurdiinmaxamad2496
@nuurdiinmaxamad2496 4 жыл бұрын
Soomalin wata socotay bal sooqabo wawa
@hanamohamed9959
@hanamohamed9959 4 жыл бұрын
Soomaaliland
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 3 жыл бұрын
20 kawaran
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 6 жыл бұрын
So proud my brother wrote this song and organised the party.the love for somaliland in ma family is unconditional. First in this world it is la illahy illallah second is family somaliland is close sadexad.
@nuuranuur9138
@nuuranuur9138 5 жыл бұрын
masha allah jiro codwga hajabo soomaalilnad guul
@queenintheclash7690
@queenintheclash7690 7 жыл бұрын
Aniga hadaaba Somaliland sheekadu gasho Lafta waan dhigaa dhuuxay raacdee miyaan ka tirikaraa walee 💕💕💯😍😍😭
@updyrahmanashraf58
@updyrahmanashraf58 2 жыл бұрын
Siil hooydiin
@muhammadg2913
@muhammadg2913 7 жыл бұрын
waxan ku jclhy kala danbeenta iyo dood wadaga aan lagu kala tagiin siiba asxaabta mucaaridka ah iyo ku muxafida ilahay ha ini barageeyo viva somaliland
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 5 жыл бұрын
Muhammad G aamin wllo
@najuuquruxwanaga3815
@najuuquruxwanaga3815 3 жыл бұрын
Tasaan been ahayn inder 💚💭♥️
@asmalove1910
@asmalove1910 7 жыл бұрын
MaSha allah Somalilan love wlhi waliga jir joog 💚💬❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdi4713
@aliabdi4713 5 жыл бұрын
yaah
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
@@aliabdi4713 Viva hooyga napada S/land hajabin weliga hadhicin jiroo cadowga ha jabo hooyga nabada😍😍❤💓💪💪💪💪💪💪
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
@@aliabdi4713 Viva soomalinad hajibin weligaa hadhicin jiroo cadowgaa ha jabo❤❤💓💪💪💪
@isranuuraawed3331
@isranuuraawed3331 6 жыл бұрын
Somaliland guul inzhalah cadowga ha jabo like isara inti mudan Somaliland ee iga danbeysa shucurteyda ma qiyasi kartan
@roodaabukarroodaabukar5033
@roodaabukarroodaabukar5033 5 жыл бұрын
😘😘😘😘
@khadarsacad9608
@khadarsacad9608 4 жыл бұрын
Somalilnd l love people Somalilnd guul guul
@hamduch2221
@hamduch2221 4 жыл бұрын
Happy 18may 💚💭❤reer soomaliland allah sanadkan zanadkiisah iyo sanada kalo badan haynagu gaadhsiyoh bash bash iyo barwaaqo incho allah iyo citiraafki buuxa💚💭❤🤲
@somalcade2924
@somalcade2924 3 жыл бұрын
Cidii JCL jiritanka SOMALILAND anaguna wan jclahay SO DHAWADA FANANINTA SOWTH AMERICA
@halimamohamed2987
@halimamohamed2987 7 жыл бұрын
Insha allah maalin baa imandoonta wixii somali weyn lagu waayey 3 dowlad somaliyeed laga heli doono iga haya taas VIVA SOMALI meel kastow joogto Very proud to be somali VIVA SOMALILAND
@Rakia-xq5ec
@Rakia-xq5ec 5 жыл бұрын
Hadhiicin waliga hajbiin jiro cadwaga ha jobo somlilnd nolol wartaa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹my dalkYga love you for every OnE to somlilnd😍😍😍😍
@Rakia-xq5ec
@Rakia-xq5ec 5 жыл бұрын
maryama mohmud kanaxo nafta waa miYaad kaxuntay haku makhruqiin wllo astanta calnka somliland weYe 🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 7 жыл бұрын
Gobta rer moqdisho idin jeclinaa hdanu nahay rer hargeisa qiimo iyo qadarinbad naga mudantihiin walalahayo
@umushaakiraumushayma1354
@umushaakiraumushayma1354 6 жыл бұрын
Somalian dhulkayga hooyo jecliyaaa allow idhowr
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 6 жыл бұрын
Rer muqdisho waxad tihin walalahayo xushmad bn ini haynaa peace in xamar ilahay nabad galyo hasiyoinsh allah ❤💘🌷🌷🌷
@queenrayan8450
@queenrayan8450 4 жыл бұрын
somaalilan wan jecelahay hada nahay rer somaali wa walaheena somaalilan hormarkina wan jecelahay runtii ❤❤💔
@shirhaanmahad1199
@shirhaanmahad1199 4 жыл бұрын
😡😡
@Jeylani72
@Jeylani72 3 жыл бұрын
horamar iyo guul
@hodenjama3246
@hodenjama3246 7 жыл бұрын
Hajabin waligaa hadhicin Jiroow cadowgaga hajabo👏👏👏✌💚💭❤
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Somaliland hooda wacan like ta reer somaliland ficilkinii muujiya
@Last_King2023
@Last_King2023 5 жыл бұрын
*_Vⁱᵛᵃ Sᵒᵐᵃˡⁱˡᵃⁿᵈ❤❤ ˡᵘᵛ ᶠʳᵒᵐ Mogadishu🇸🇴_*
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
War xamar Somaliland majecle benta jooji
@muhammad7m783
@muhammad7m783 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 somali lee isla nahne
@diiriyediirieshanbogsiiye6600
@diiriyediirieshanbogsiiye6600 5 жыл бұрын
Zxp calanka ayunbad kadeyn lahayd sida kale maxumide Viva somaliland
@ayaanahmed8153
@ayaanahmed8153 4 жыл бұрын
Jacliyaa somaliland rer abtiyaaashy allow ikiin daaa from bosaao
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Waxan dawanaya iyado 2cisho ka hadhay 18.MAY.2019 ALLAH MXAYNU HEES UQAADNAY CALANKENA ITO DALKENA
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
walalahayga sharafta leh aad ayaad u mahadsantihiin fanaaniinta dowlada jaarka somaliland ha jabin waligaaa ha dhicin jiroo cadowgaa ha dhaco viva dalkayga ❤❤❤❤
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 5 жыл бұрын
kaba yare wali inay dalmar jeceshahay inta rumeysan liketa ha iga baqiilina
@najuuquruxwanaga3815
@najuuquruxwanaga3815 3 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo habalyo may 18 cawa waxaay itahay hbn farxad leeh hbn xusiid mudan habalyo reer somaliland hajabin waliga hadhiciin jiro cadwga hajabo 💚💭♥️ waxaan ku dabladagay burco caday
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
Dhamaan bulshada somaliyeed ee ku kala nool SOMALIYA, DDSI, JABUTI IYO NFD waad ku mahadsantihiin hambalyadiina walaalayaal.
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 5 жыл бұрын
Mashallah Dhashiii Irir Samale Aya mesha Isku Heshay Somalilandh guuul wan Jacelnhay Somalida Konfur dagan""" Gul Inshalahu
@voiceofsomalilanders
@voiceofsomalilanders 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya like ku booba shacabkayga reer Somaliland Happy 18may Somalilanders.🎉👏🤗🎆
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
caawa waa 18 may 2019 like saara
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
ina Cumar dhuule ayn ka helay codkeeda 😄😍
@mohamedfaisal7587
@mohamedfaisal7587 3 жыл бұрын
Such an inspirational song man 👌
@kawzarahmed8844
@kawzarahmed8844 2 жыл бұрын
Khjh
@anzalmohamoud3820
@anzalmohamoud3820 5 жыл бұрын
Ha jabin waligaa ha dhicin geeska u iftiinsanoow somaliland dad tashtay nabadna ka shaqeystay dalkooda. Majeerteen baan ahay lkn waliba waliba puntanland ku dhashay xitaa isaaaq meelna waxba iigama aha lkn dhawr jeer aan safar u tagay ama ku maray baan u bogay sidaad dalka iyo dawladnimada uga shaqeysateen waxa yaree idiin aharay allaha idiin fududeeyo somalilland❤️
@abdihakiinmohamed5357
@abdihakiinmohamed5357 5 жыл бұрын
Aamiin wall aadbaad u mahadsanthy
@mohedxabashi5315
@mohedxabashi5315 6 жыл бұрын
Hhhh sadex nin ee heesta samey waa reer somaliland wlhi Eraydi: abdiqani haji octobar Laxanka: daaha cabdi gaas Musica: Axmed wali furinle Dhamantin noolada sxbiyal
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 4 жыл бұрын
Waalaysla helay walee jiib, jaaan cos
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 2 ай бұрын
Somalilnd Cadawgaa ha jabo heestan waxan dhagaysanayaa 19/may/2024 Allaw ku barakee wadankay waxan ahay 23jir waligay hbena meel aan Somaliland ahayn maan seexan. nabad baan ku dhashay nabadna waan ku koray AlxamdulilaaH💚🤍❤️💪
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 Ай бұрын
ALXMDULILAH
@rahulg9842
@rahulg9842 6 жыл бұрын
viva Farxiya kabayare fananad qaaliya viva Somaliland 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 5 жыл бұрын
4:48 hodan updirahman (somaliland hoodo wacan hapeen ciidaan xuseynaah) hodaney hno inaad muwaadinad tahay gopolkii aad Ka dhalataa qirey ee noo noolaw Isha nacapkuna kaa naaran viva Somaliland 💚💭❤️
@randaamin8616
@randaamin8616 5 жыл бұрын
Masha Allah reer somaliland loooma kala hadhin meesha alle haydin daayo
@hoodoabdilahimoxadi7210
@hoodoabdilahimoxadi7210 7 жыл бұрын
somaliland dalkayga jecliyaaa walahi
@xamsexamse9186
@xamsexamse9186 4 жыл бұрын
🤙😡
@iidbatalaale9517
@iidbatalaale9517 6 жыл бұрын
{Hajapin waligaa hadhicin jiroo Cadawgaa Hajapin} Laynila Hayaa Dhamantiin We love Somaliland
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 6 жыл бұрын
Hajabin waligaaa ha dhicin jir o cadawga ha jabooo viva Somaliland 💚🗯💖
@naciimaqaali3092
@naciimaqaali3092 5 жыл бұрын
Ha jabin waliga ha dhicin Jiro cadowga ha jabo❤
@kowthermohammed9310
@kowthermohammed9310 4 жыл бұрын
Hajabin waliga hadhicin jiro cadawga hajabo samaliland guul❤️🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 5 жыл бұрын
Hajabin waliga hajabin viva my hometown somaliland
@najahxargo2996
@najahxargo2996 7 жыл бұрын
waaw wlhi Mel ba I xanuntaay Somaliland' ha nolto wliged
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 5 жыл бұрын
18 maY Somaliland💪🌍💯💋
@moahmed9729
@moahmed9729 4 жыл бұрын
Mansha Allah! When I watch this Song, I'm really so proud of My country Somaliland. We started from bottom and we are Here Today. We have to thank for God, Alhamdulillah May Allah bless republic of Somaliland 💚💬❤👊🏾💪🏿☝🏾
@xamsedheere9829
@xamsedheere9829 6 жыл бұрын
Guul jamuuriyada islaamiga ah ee Somaliland
@sakariyefinland2235
@sakariyefinland2235 6 жыл бұрын
Mnsha allah allow Daa dalkayga hodanka ah ilxun kuma arag
@wiilkaxidigahageeskawllkoo4061
@wiilkaxidigahageeskawllkoo4061 7 жыл бұрын
dadka amrica jooga wayka ilbaxsanyihiin kuwa jooga yurupta maxaa yeelay qof ma koraayo masraxa way is ixtiraamayaan wlhi viva jamuuriyada barakaysan
@mohamedyare6759
@mohamedyare6759 6 жыл бұрын
Hodan abdirahman masha Allah wlhi blhi cod keeda caadi maahan ❤❤😰❤💚👌
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 4 жыл бұрын
Whenever I listen to this song I feel like crying I love my country
@mohamedMohamed-wb4tf
@mohamedMohamed-wb4tf 2 жыл бұрын
Scmmkkllmmllllllllll
@abubakarabdi3739
@abubakarabdi3739 7 жыл бұрын
Viva somaliland independent 18may happy
@warsamemohamed1268
@warsamemohamed1268 6 жыл бұрын
hajabin waligaa ha dhicin jrooooooooooo cadowgaaaaaaaaa ha jaboooooooooo ereyo qaaliya maashalah
@abdikariinhassan8621
@abdikariinhassan8621 4 жыл бұрын
2010 yaa daawanaaaya like ii saara
@najmaabdi5280
@najmaabdi5280 2 жыл бұрын
Mash allh ehelkgii waan idjcelhy walhi soomlilaan noolow wadankgii
@stayblue759
@stayblue759 7 жыл бұрын
Ha jabin waliga ha dhicin jirooo cadowga hajabo aaamin Mnzha Allah makala dhacan xaga codka hadaad sidayda u qiirootay oo aad lander tahay like ta ha ila dhaafin 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💚💚💭💭❤️❤️GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL INZHA ALLAH
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 жыл бұрын
hajabin waliga hadhicin jiro cadawva hajabo aamiin
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 7 жыл бұрын
reer north America way iska jaren doorkan
@muntazissa6837
@muntazissa6837 7 жыл бұрын
gabadha codka macan ma ina cumar ddhule qof baa igu yidhi masha Allah ilahay ku daayo waxan maqlay in aabeheed somaliland aaminsana mana ahayn sidi tuubeec
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 7 жыл бұрын
farxiya kabayaraa ugu cod macaaaan waan taagrsanahy Somaliland oo mida
@amiraahmet5809
@amiraahmet5809 4 жыл бұрын
Manisha Allah somaliland ha noolaato
@frdossoso533
@frdossoso533 6 жыл бұрын
Farxiya kaba yare waban iska cafinaya haday calanka somaliland xidhatay o uhestay viva somaliland guuuuuul
@sonoschannel7971
@sonoschannel7971 5 жыл бұрын
Farxiyo kabayare waa fanaanda qaran ku xisaabtan taa sxb Somaliland iyo Somalia meel laga celin karo ma jirto waa dhaqaatirta aan xududka leheen
@asiyamoktarabdilahi7409
@asiyamoktarabdilahi7409 5 жыл бұрын
Hajabin waliga ha d hicin jiro cadawga ha hajabo
@Hejhej_hej
@Hejhej_hej 7 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️love from Soomaali weyn to Somaliland
@Bskvka
@Bskvka 6 жыл бұрын
Jamila 04 somaliweyn waa shanta somaliyeed ee waxd tidhaahdaa somalia ama konfurta
@mohamedabdilahiali968
@mohamedabdilahiali968 5 жыл бұрын
2019 io 18 May Guul Zomaliland My Country 😍😍😍👑👈
@ardomohamed5726
@ardomohamed5726 7 жыл бұрын
somaaliland dalkaygi guuuul😍😍😍😍😍😍❤❤❤
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 6 жыл бұрын
macha allah dadkaygii long life ii noolada cisi iyo sharaf
@4bdibased
@4bdibased 6 жыл бұрын
Fanku qabiil, qaran, qabyaalad, xad iyo xuduud maleh fanaaniinta North America ee ubadan somalida kale waxay tuseen umada Somaliland iyo dawlada ba inuu fanku yahay waxaan la xajiimayn karayn cidna lagu duri karin cidaasay uheestay dawladayda sharafta badan iyo maamulka hadaba waxaan kacodsanaynaa in fanku ahaado waxaan lasiyaasadayn kana dayano dadkan okal hajabin weligaa hadhicin jiroo cadawga ha jabo
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 5 жыл бұрын
Hodan updirahman muwaadinad dhapah 💖
@hoodoluckyabdi1848
@hoodoluckyabdi1848 7 жыл бұрын
maasha allah Somaliland guul iyo gobanimo alle ha dhawro calkayga cawaale allah uun baa ridi kara
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 5 жыл бұрын
Somali waa somali yaan wax ba la kala soocin somalay kaca oo aduun ka man ta waxa ay wax u dhiman yihiin waa somaaliya mar ka ilahoow somaliyaa nabad nooga dhig🙏🙏🇸🇴
@alexabdish3460
@alexabdish3460 7 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo abwaanada waa udub dhexaadka dalka. waxan ku bagadinaya abwaanada Somaliland sida hagarla'aanta ee ay u dhiiro geliyan shacan iyo xuukumad ba
@kediyedirie9918
@kediyedirie9918 7 жыл бұрын
mashalah ilaahay haidin barakeeyo my abti yaashey guul iyo gobonimo ayaan idin rajaynayaa viva sland
@hodansoomaliland8913
@hodansoomaliland8913 7 жыл бұрын
eesh cala hees ilove you wadankayga thnks faninta qaliga
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 7 жыл бұрын
heesta 18ka may ee sanadka weeyi dadkaygii sharaf ku noolaada
@safasagal3986
@safasagal3986 6 жыл бұрын
Somaliland is may country allah haydhawro ❤🗯💚 amiiiiiiin amiiiin jiro joog calanyaw 💚🗯❤ Dhiigba lo shubee dalku dhayal maaha Hppy 18 may all somalilanders
@fosiaismail4925
@fosiaismail4925 3 жыл бұрын
Maasha allh maasha allh Maasha allh maasha allh soomaaalilaand nooolaada waaan idin jeclehee Aaamiin
@ubahmahamoudegal9223
@ubahmahamoudegal9223 6 жыл бұрын
illhayoow soomalilnd noo dhawr dalkayga Hooyo nooloow
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 5 жыл бұрын
2:47 Been maaha intaasi somaliland guul 💞
@gaasiradalmar7628
@gaasiradalmar7628 7 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooooooooooow fanaaniinta north america waxan leenahay 18 may waxay aheyd maalintiinee xushmad baan idiin heynaa thnkz LIBANSHOW
@kawsarxasan1707
@kawsarxasan1707 4 жыл бұрын
Kama xiiso dhaco heestan💚🏳❤😍💞💋💋💋Jcliya SOMALILAND
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 жыл бұрын
hadaan looso hagamin 😨😨😨😨😨 halyayana loo sidqayn 😢😢😢
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 4 жыл бұрын
I love my country
@sumayajaamac9500
@sumayajaamac9500 7 жыл бұрын
masha Allah guuuul iyo gibonimo hajabin waliga hadhicin jiroo waliga cadawga hajabo❤❤❤❤❤❤somaliland
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 2 жыл бұрын
Wwwwwww viva somalilnd🇬🇲🇭🇺🇭🇺
@aminawadaniaminawadani3452
@aminawadaniaminawadani3452 5 жыл бұрын
Somaliland guul 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😘😘😘😘😘💋💋💋
@hayinmedia803
@hayinmedia803 7 жыл бұрын
sland noolow dalkgiii hoooy☺☺☺☺☺☺☺☺
@nadaabdi7745
@nadaabdi7745 5 жыл бұрын
Viva Somaliland 😍😍😍😘✌💪💘💘💘
@MushtaaqCismaan-xr5ip
@MushtaaqCismaan-xr5ip Жыл бұрын
2023/5/18 ayaa ila dawanayaH
@maadiiichannel8623
@maadiiichannel8623 3 жыл бұрын
Waxan daawanaya2021 May 11💚💭❤️hahabin waligaa hadhicin jiroo cadawgaa hajabo🥺💚💭❤️😭
Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa
8:51
somaliland247
Рет қаралды 517 М.
DAYAX BAND -  HEESTA Waaba Baryay 2021 .
5:04
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
HEESTA FOOCAAR
7:13
SLNTV SOMALILAND
Рет қаралды 64 М.
somaliland 2010 Heesta Cusub Duco Nimco Yaasiin Qaboojiye
5:18
Fuaad Ahmed
Рет қаралды 444 М.
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 144 М.
KOOXDA GAASHAAN | CIIDAN DHIIRAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:44
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
heesta calanka somaliland 09
10:01
Mohamed Wardi
Рет қаралды 2,9 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 30 МЛН
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 4,9 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40