HEESTII SADEX CADOW AYAA JIRA LIVE MUSIC BY MARYAN MURSAL

  Рет қаралды 277,343

somali media of minnesota

somali media of minnesota

8 жыл бұрын

SADEX CADOW AYAA JIRA LIVE MUSIC BY MARYAN MURSAL
FARSAMADII ZACHXAYGA UNIVERSAL TV N AMERICA

Пікірлер: 118
@claudiaklughardt1168
@claudiaklughardt1168 Жыл бұрын
Ilike maryam mursal 20 years . I had a friendship with a somali woman. The somalis are proud and true. Thank you so much.
@shucaac2
@shucaac2 6 ай бұрын
The creator Raggea music With Somalis 1940s and till 1990s Salute you Somalian peopelis of poets Nation
@aminomohamedali1637
@aminomohamedali1637 5 жыл бұрын
heestan wa sarbeb maxamad siyad bey kuwada allha u naxarste
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Heestan iyadaa leh original ahaa
@ceydiidxasan9108
@ceydiidxasan9108 8 жыл бұрын
msha allah mamadena mama maryan mursal
@Abdifatah_Kipar
@Abdifatah_Kipar Ай бұрын
What a golden time we missed😢
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Halah Maryan murzal way izku Laba rogtay Lkn Anigu Waxan odhan laha culimada aduunke caafimaadka baadhay cudurada la dabar gooyay qabyaalada halagu dara taasa daadka ragaadize qofkazta halaga daweeyo xite aniga😍
@burcaawiboy2948
@burcaawiboy2948 5 жыл бұрын
Heestan waa sarbeeb maanad fahmin caashaq meesha mayaalee siyaad barre ayaa loo jeeday
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
@@burcaawiboy2948 Kkkķk Haa Indr Waan ka Dhergzanay
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
@@burcaawiboy2948 Walah mad noshegtid oo heskah mah an famin sarbedisah 3,sadax cadow ee dadkah socadibijiray ociririh galjiray Bal nososheg ankafah ideysaneh waxan nah jehilin mel iskah fadhiyah oon waxabah fah men Boy bih
@jamanuradinjama7784
@jamanuradinjama7784 Жыл бұрын
Wll sadexda cadow ee la sheegayo waa jaahilnimadii iyo aqoon yaridii barigii siyaad barre jirtay iyo fakhrigii iyo sicir bararkii jiray oo ay barigaa noloshu coogaa yara adkayd, mida sadexadna waa isaga oo sarbeeb ahaan loogu soo daray madama an toos loo dhaliili karin loona caayi karin, jaahilnimadii iyo faqiirnimafii-xal baa loo helay ee siyaad bare xal looma ahayo weeye nuxurka heestu ka hadleyso. Laba waa la cirib tiray 1=Cilmigii wax laga baray Cirka waa taa loo kacay La caraabi gaajo 2=Cayr xoolo laga dhaqay 3= hayeshee colka u daran Wali caymo loo waa - oo ah siyaad barre. Heeska qofkii si’ wacan u dhageysta qaybta labaad buu ku fahmayaa. Salaamullaah. Waa intaan ka fahmay wixii aan qalday Allaha iga cafo 🙌
@Ha7a7i
@Ha7a7i 8 ай бұрын
​@@user-ds1oe2ei5j Labadda la cirib tiry waa England iyo Italy kan 3aadna wuxuu ahaay siyaad barre heesta sidas waye sarbeebteda
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.tukaale laxankii c.jiir codka maryan mursal ciise
@Somfox1
@Somfox1 7 жыл бұрын
waa heestii cajiibka ahayd ee Abwaankii qaran ee Maxamuud Tukaale Cismaan alow kuu naxariiso , abwankii sameyey Hablayahow hadmaad guursan doontaan iyo doob qalanjadii gabay , iyo wadaniga ahayd ee Ducaysane wiilkayow .. alow kuu naxariiso abwaan Tukaaale
@bashiiryare9502
@bashiiryare9502 7 жыл бұрын
kadir josef Aamiin
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Aamiin
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 2 жыл бұрын
Maya WAA erayadii Cali Faarax Maxamed
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
@@nasibuundomedia6957 Adeer ka daaya Bililiqaysiga cad ee Heesaha Abwaan Maxamuud Tukaale Sadex cadow isaga tiriyey kzbin.info/www/bejne/rqjOaphupbCLa5Y
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Baryahan Danbe waxa soo badanaya Caruur ku dhalatay Dagaalkii Sokeeye oon ogoyn Abwanadii Qaran, markasta soo qora dad kale oo ay la jecel yihiin heesaha , Maxamuud Tukaale wuxu ahaa abwaan wadani ah heesihiisa waxa ka mid ahaa 1. Sadex cadow ayaa jiray 2. Alla weyn ninki Aamina awood badan 1977 3. Ninka mooday somali baa tamar yar .. waar hooy Timir lafba ku jirta 4. Heesti Xamdi 5. dada is raaca oon kala raysan karin 6. Haadka Samada duuliyo diinkuba u siman calaf .8.Dhulkayagu Sabool maaha Somali hadan nahay Sinji baanu leenahay Masha ALLAH iyo Riwaayadihii Hablayahow hadmaad guursan doontaan , iyo doob qalanjadii gabay kzbin.info/www/bejne/rqjOaphupbCLa5Y
@user-qp5oz1mh5w
@user-qp5oz1mh5w 8 ай бұрын
Maryan mursal heseheda heso lamida lama arag wlhy cimri dher iyo cibado suban kunolow hoyo❤❤
@suejohnson4976
@suejohnson4976 3 жыл бұрын
A truly brave and wonderful woman
@updyrahmanchama9398
@updyrahmanchama9398 7 жыл бұрын
mashallah cod aan caadi ahayn
@sabirhussein6204
@sabirhussein6204 6 жыл бұрын
Updyrahman Chama kkkii
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Codkeedu wali waa isku mid noolow mryan💖💖💖💖
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Midka 3 xaad o qabiil ah ilaa hada o lataganyahay 2021 xaloma helin😭💔
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 2 жыл бұрын
Saddexda bal wAda fasir wll0
@abdiladiifayub6726
@abdiladiifayub6726 2 жыл бұрын
Midka sedaxad siyaad bare ayuu ahaa oo dadka cadibi jiray heestana asiga ayay kusockty
@qurba-diid8341
@qurba-diid8341 4 жыл бұрын
Waxan cod sanayaa macnaha ku jira heestaan Hana ilabinina waxan ahay jilkii burburka dhashay Sado cali allaha uxaristo Iyo hoyo maryan ayaa sifecan uqaday heestan Waxa kale an daremayaa hestan waa hes wadani ah Sida an kadaremayo miraha hesta 3 cadow labo waan gartay Mid waa talyanihii midna ingiristii Isticmarka 3 aad waa midkee An wax inka faidee Allow hobaladii wabari intii dhimatay unaxarisro Inta noolna allow barakee Alla Somalia waxay aheeyn dad sugan iyo murti badan oo qabkodu adag yahay Ilahay ayaa mahad leh oo Somali iga soo umkay
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
Kan 3aad wuxuu ahaa m.siyaad barre oo ay heestu ku socotay
@sahalcabdi6965
@sahalcabdi6965 2 жыл бұрын
SAS maaahan mid cilmiga oo dadkiii wax beeey barteeen midna waa kaaajadiii oo dadkiiii ceyrtiiii weeey ka baxeeen kan sadexaaad waa dowladiii markaaas jirday oo dadka cadaaaadin jirday maaanta waaaan ka shalaan haaaynaaaa 30 sano dowlad ma haaaysano
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
@@sahalcabdi6965 Walaley dadkah somaliyeed Makhanih waxeet raban oo dowladih siyaad nah iyagah ridey tih udhalatanah mucarad beykunokhonayan Markah makhan waxeey raban ragah somaliyed 31,man hesan dowlad dalkah iyo dadkabah dajisah oo waxa ukhabatah Markah iygoh sidas kujirah bah khiyamih kudhin amah Lagalah warigih donah dalkah somaliya oo wakun Isdhameynayah oo iskuh dilatah shabab nimoh iyo Cidankibah oo malintih waxa dhimaneysah 50,nin oo somali ah Markah shaley kaliyah bey kadelen 50,shabab ah oo Ah somali kaliyah Markah masibah kuh habsatey somaliya oo nimankibah isdilayah yah dafacayah birih dalkah somaliya markuh yimadoh Cadawgah rabah khayradkah kujirah somaliya Markah ilahaay hababadiyo dalkanah iyo nimankenah Shabab nah ilahaay hasoh hadeyo xakhanah ukuh layah dalkisanah ilahaay hatusoh ilahaay nah hakah dhigih shabab kuwih khatah wanagah iyo walalnimadah oo usojestah dafacah dadkisah iyo dalkisabah amiin yah alaah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hestan darteed bay Maryan mursal xabsi u gashey sidan maqley😊
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 7 ай бұрын
Mamo maryam mural cruise bootaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimahmohd3918
@naimahmohd3918 8 ай бұрын
Thanks Mama Maryan Mursal DICTATOR Siad Barre “😡AFWEYNE”
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Caruurbaan ahaa wakhtigaas
@maxamedgaboobe3781
@maxamedgaboobe3781 5 жыл бұрын
Heestan sadder cadow Maryan baa hore uqady Markii danbana saado cali oo wxay ku jirty rawaydii hablayahow hadmad gursan dontan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Riwaayada booska saado original ka waxaa ku jirtay Maryan heestana ayadaa lahayd mar dambe oo Djibouti lagu qabtay ayay saado booska gashay . Sidoo kale booska Bacalwaan original kii waxaa ku jiray Cabdinaasir Macalin Siciid .
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Heesta saado aya leeh aun
@wiilwaal389
@wiilwaal389 2 жыл бұрын
Heestaan siyad bare bay kumucaradaysay lkn hada ayaaba ka daran 32sano dawlad la aan ah😓😓
@maxamedgaboobe3781
@maxamedgaboobe3781 5 жыл бұрын
AHun abwaan tukale allh yarxamu file janah
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Nincadaanaa muusiga tumaya waaw
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Heestan oroginalka waxa lee maryan mursal heestan waxy kuu jirtey ruwayadi hablow hadmad gursan dontaan ay jilii rabeen fadumo nakruma(aun)iyo maryan mursal iyo kuwo kale waxa badalkodii galaay saado cali (aun),qamar harawa iyo fananiin kale
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Beautiful diamond skin black woman darod Don kentay wacal carbed maryan mursal cise botan gorgarte hawiye ah diden ya nasab ah darod iyo gorgarte hawiye Cigaal tacsi ka dhigten majerten
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 6 жыл бұрын
kkkk Maamada Waa bashaleee Cimri dheer hel maryaney
@lastking5705
@lastking5705 5 жыл бұрын
Dr_ Sihaam haay
@lastking5705
@lastking5705 5 жыл бұрын
Dr_ Sihaam heloo
@changename9475
@changename9475 5 жыл бұрын
Wooooooooow
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Good song💯
@xamdimohamed7381
@xamdimohamed7381 7 жыл бұрын
cali
@shueibabdiali3079
@shueibabdiali3079 6 жыл бұрын
Heeska waxa horay u qade Sado cali warsame sx
@usamahjrje7843
@usamahjrje7843 6 жыл бұрын
Lovely Shankar Cadde mya maryan mursal aa iska leh lkn saado wey ka danbeyse
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Saado ayaa qaday kadib oo riwayadoo markle lajilay ka qaaday Lkn original maryan leh
@suugaanmedia
@suugaanmedia 5 жыл бұрын
Maryan ayaa originalka qaada
@moh4127
@moh4127 4 жыл бұрын
Originalka maryan baa qaaday lkn saado way ka danbaysay alah haw naxariisto saado cali warsame
@shiinemalhotra2235
@shiinemalhotra2235 7 ай бұрын
Heestan isaaq ba sameyay isaaqu garacsana way u hoos dhigeen
@mohamedabdulakrim5052
@mohamedabdulakrim5052 4 жыл бұрын
sadexdiiba wa la ciribtiray hada wow
@leilajamac4033
@leilajamac4033 3 жыл бұрын
Wow
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 8 ай бұрын
Maamo Maryan Mursal waan kuu xiisi doonaa waad macsalaamaysay masraxyada fankee❤
@munohassan2268
@munohassan2268 5 жыл бұрын
Hes iyo bar
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Жыл бұрын
Woooooooooooooooow❤❤❤❤❤
@ayaandegan9617
@ayaandegan9617 6 жыл бұрын
Asalkeda maryan mursal aya leh heestan
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
ASALKEEDI WAXA leh Abwaankii Qaran ee heestan curiyey Maxamuud Tukaale Cismaan , Somalidu kaliya waxa ay xasuustaan qofka heesta qaaday , Laakin ma gartaan Miraha cida ama abwaanka CURIYEY kzbin.info/www/bejne/rqjOaphupbCLa5Y
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Asalkeeda waxa leeh saado cali warsame allah ha uu naxariste
@Maccaire
@Maccaire Жыл бұрын
@@deqsanmoha3091 maya. Mama maryan aya leh..1975 ayey qadhey
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 9 ай бұрын
Haa asalka wxa leh maryan qrx
@cadaniyare5761
@cadaniyare5761 4 жыл бұрын
Uusurriyad ba tahay wlhii
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Kacsiga ha lagu daro.
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 Жыл бұрын
Hhhhhh
@AhmedG36
@AhmedG36 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Yarkaa musicanka maleeyahy youtube ugu cawiya Fadlan yarka saado ka danbeeys
@ducaaleahmadqare4409
@ducaaleahmadqare4409 3 жыл бұрын
Heestan sarbeeb bay aheed
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Siyaad bare kuwa neceb iyo anaga waanoo dagaal
@hamdaidiris9215
@hamdaidiris9215 8 ай бұрын
Anoo isaaaq necep ayga aygu dhalay
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 5 жыл бұрын
Aduun maanta yaa u dhegeysiyo Abwaankii sameyay heestaan cimrigii dheray iyo cidankii badnay calankii adkaay intaba Manta waa heli la nahay aduun illahow isku fur qalbiyadeyna
@ibrahimj1398
@ibrahimj1398 Жыл бұрын
😢😢😢
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Heestaan gardada ah nagadaaya hi
@leylamacalin7414
@leylamacalin7414 6 жыл бұрын
mama maryan ayaa kow qaaaday kadib ayey sado qaaday ilahay u naxariisto
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Heestan waxa tiriyey miraha Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Tukaale Cisman oo laha Riwayadahii Hablayahow hadmaad guursan doontan , iyo Doob Qalanjadii Gabay , waa run Maryan Mursal iyo Saado caliba way qaadeen , laakin umada waxa ay iska Iloobaan Abwaanka ay miraha heestani ka soo Maxatay oo ahaa Abwaan Maxamuud Tukaale Alle ha u naxariisto dhamaan Abwaaniintii iyo Hoboladii inaga dhintay Aaamin
@hanadhaykal208
@hanadhaykal208 Жыл бұрын
Laagin sado gu cod mcn margey qadeso
@vanelmi6905
@vanelmi6905 2 жыл бұрын
Adeer waligen cala cala
@qurba-diid8341
@qurba-diid8341 4 жыл бұрын
Micnaha heestan waa maxay
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 2 жыл бұрын
Heestan waxeey ka hadaleysaa maxamed siyaad bare Allah ha u naxaristo markiii u dil 10 culimada Somaliayeed 1974 marko dhahay rag iyo Dumar waa isku wada mid ilaahey isku mid kama dhigan sheekada waa Sidaas eebow
@abgalowcade3775
@abgalowcade3775 5 жыл бұрын
Maryan mursal ida iska lahed orginal
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Saado aya leh aun
@xuseenmuuse1125
@xuseenmuuse1125 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@faadumomaxamuud1824
@faadumomaxamuud1824 Жыл бұрын
332
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
Aun saado Ali mamao maryan mursal abwaanki heeskan sameeyay aya idinka rayay kkk inkasdo saado Ali kaga cod macan dahay adna waa dadaashay maamo
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Maryan ayaa kaga leh oo horqaday saadona kama yaraysan
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
anzal qurux fanka aad waxba ka aqon Cod iyo quruxba waa lagu dilaya maryan mursal wana la soo shaqayeey ila hargaysa d Jabuuti labadooda wa aqana saado Ali maryan mursal ana waydiyay maray hargaysa nogu dimi khaldka abwan iska leh oo riwayad ku daray labadoodna isku qabil ma nihin sado Ali maryan lakin saado Ali mucjisa fanka so marday ahyd in kasdo inaga hor jeeda somaliland
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 codka heesta iyo suurada saado labo weye Saado anay ixigtaa qabil ahaan AU Lkn maryan mursal codkeeda masiisteen heestan waliba
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Heeestan AUN saado calina way qaadee yaa le asal ahaan?
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 6 жыл бұрын
Armed Zaki Boy saado cali baa lahayd waa heestii siyad bare kula coloobay
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
zaki mohamud oo hdaa nio say wax ujiraan maryana waxay tiraa waa heestii shaqada laygaga joojiyee oo xitaa ma sheegto inay saado lahayd
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 6 жыл бұрын
Armed Zaki Boy mooyi walahi waxaa uunbaa la ogyahay in heestani anti ahayd oo siyaasad ka hadlaysay
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
zaki mohamud sxb heesta marki hore waxa qaaday maryan mursal marki dambana saado dadka saado yay u yaqanan wayo vidio saada ku duubtay ruwayada hablayahow ba 2bo jer la dhigay marki hore lama dubin cabdinasir macalin iyo nakruma maryan iyo safiyo gabar la oran jiray ba dhigay ruwayada hada 1986 ba jabuti lagu dhigay booski maryan saada gashay
@dalsoore
@dalsoore 6 жыл бұрын
Originally Maryan Mursal. 1987/1988kii ku celis ayaa Saad Cali badashay Maryan Mursal Cabdinasir Macalinna waxaa bedelay Bacalwaa.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Abe maxamed siyad lo qaday he's wanted aheyd kacanka
Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato
20:17
Mascud Abdullahi
Рет қаралды 431 М.
Saado Cali Warsame Sadex Cadow Aya Jiray Lyrics
4:16
Aamin Aalto
Рет қаралды 848 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 126 М.
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
HABEENKII MARYAN MURSAL EE MINNESOTA. FULL SHOW
47:34
somali media of minnesota
Рет қаралды 175 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,6 МЛН
Maryan Mursal | Waan Ku Daalay Raadiskigi
5:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 232 М.
Ma la dhuubtay
11:01
Sahra Axmed
Рет қаралды 7 М.
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 821 М.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,5 МЛН
Maryan Mursal | Waxad La Bugtee
6:22
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 30 М.
小天使生病,去学校被嘲笑,最后太有爱了#short #angel #clown
0:56
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 3,2 МЛН
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 45 МЛН
i respect girl #respectshorts #respect
0:32
Movie Copy
Рет қаралды 25 МЛН