Maryan Mursal | Waan Ku Daalay Raadiskigi

  Рет қаралды 232,572

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

8 жыл бұрын

FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar

Пікірлер: 110
@shaani7
@shaani7 8 ай бұрын
Caawa ayay fankii kaga fadhiisatay ilaahayow cimriga cibaadada iyo caafmaadkaba u barakee maamada ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@UgazShire-oy5su
@UgazShire-oy5su 8 ай бұрын
Fankii wey macsalameysay mama maryan mursal ciise cimri dheer mom❤️ (21/10/2023)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@dolabdihussein-de3kh
@dolabdihussein-de3kh 8 ай бұрын
Anaa kadambeyo❤
@hanadhassan4877
@hanadhassan4877 8 ай бұрын
Ax mam😢
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 жыл бұрын
Oh my aunt THE QUEEN OF CENTURY,My people madhibaan oh my HEART ❤️
@cadnanwalina2939
@cadnanwalina2939 5 ай бұрын
We listened her she sung a melodies music that are celebrated all over the world ❤ was she not a Somali where does madhiban came from?
@abbesson15
@abbesson15 3 жыл бұрын
Driving taxi, lorry, and giving us these songs 💓💓💓 I am proud
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
She is taf
@yonissayid6793
@yonissayid6793 3 жыл бұрын
Respect maryan mursal ciise bootaan Burcad faneedka ma dhagaysto hadii aysan ahayn xidigihii waabari
@muhiyadiinmohamed3415
@muhiyadiinmohamed3415 5 жыл бұрын
Taariikhdu wax bay hagtaa, dadkuna wuu haybsadaa, adduunkuna waa hayaan, heestan ereyadeeda waxa lahaa Aabihii fanka iyo suugaanta soomaaliyeed xaaji xuseen aw faarax dubad
@nastobido2849
@nastobido2849 2 жыл бұрын
Qalbigii ku raca raysan wayey awga mukhtaar Ali cilmi Noloshu kuma xumeyso 😭😭
@abdisalanadan6226
@abdisalanadan6226 8 ай бұрын
2006 ilaa manta maryan mursal cise❤❤❤❤❤ waanu ka dhageysanayey heesaheeda waa taan ugu jeclaa habeen hore ayey fanka macasalamaysey😢 21/10/2023 iyadoo xanuunsan cimrina joogta hadii geeri ku deyso bugto iyo gabaw ayaadan gafeyn maxay qalbigayaga u raaxeysey oo dejisey❤❤❤❤❤❤
@naciimanimca151
@naciimanimca151 Ай бұрын
Hestan adujeclahay ani keyga mustaqbalka uqad dirabaah 😂❤
@dhantisammuse1330
@dhantisammuse1330 4 жыл бұрын
Mashallah my moms favorite songs as a child now mine ❤️❤️❤️
@wllsalman2513
@wllsalman2513 2 ай бұрын
Who stiil watching 2024 😢😂
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 ай бұрын
Me 21/4/2024
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 ай бұрын
Rugta aad ku noshay ricidhahan ka jabay 🙄🥱🫠
@oio79
@oio79 2 ай бұрын
Waan ku daalay raadistaadi ​@@alhamdulilaahalluakbar595
@mohamedxuseen1220
@mohamedxuseen1220 Ай бұрын
Me
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 2 жыл бұрын
Dj music ma ahan. Dha-dhanka runtaa waa in koox kuu tuntaa. You are special Maryan for ever
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Muusiga sidan oo kale baa lay yidhaah muusig, kuwan synthesizers tuma dhadhan ma leh, way jireen qaar xooga fiican.
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 5 жыл бұрын
Qofka hestaleh marku qadayo sas ayay u ficantay wayo dabaqada codkisa iyo darenka hesta iyo Musik 🎶 aya wada socda
@abbesson15
@abbesson15 3 жыл бұрын
Gabar Soomaali waa tanaa.. strong funny free 💓💓💓
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 8 ай бұрын
Ilaahaw cimriga u barakee oo caafimaad taam ah sii maama Maryan Mursal walee soomaali dhaxal bay uga tagtay
@abbesson15
@abbesson15 3 жыл бұрын
Soomaali ha noolaato!! Maanta fannaaniiintii qaranka waxaa ka haray Maryan Mursal Ciise. Aan dhaqaaleysay MARYANEEY INTA AY NOOSHAHAY💓💓💓💓
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal iyo qaar kale oo badan
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 3 жыл бұрын
Hestan tiktok kasoracy . Ayadna io wilkeda 😅
@bagaaxyuusuf1111
@bagaaxyuusuf1111 4 жыл бұрын
MarYan Mursal HeesTan Waxan dhageesanayaa 2020 ✅🙋‍♂️
@cabdiraxmancali7354
@cabdiraxmancali7354 2 жыл бұрын
Hestaan aad baan u jeclahay maryan mursal legend
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 8 ай бұрын
Caaawa ayey fanka ka fadhiisatay boqorad maryan mursal $ Inan yahoow ruculiyoo Orod kugu raadshey adigoo , Nolal waarta mom ❤
@aadangamuur4246
@aadangamuur4246 4 жыл бұрын
Inan yahee rag iyo dumar rabbi baa isku umoo wixii uurka uu rabo qalbiga lagama reebe waan kugu riyoodaa ah hees iyo barkeed
@omane1054
@omane1054 2 жыл бұрын
Yes
@hannamahamoud203
@hannamahamoud203 2 жыл бұрын
Respect, maryam mursal
@maxamuudkhaalidboqole1393
@maxamuudkhaalidboqole1393 8 ай бұрын
Ilaa iyo hanaqaadkygih maryan mursal heeseheeda waa dhageysanayay Wana jeclhy 2beri ka horna fanka ayeey ka bxdy hooyo caafimaad Ayaan ku rajeynayaaa
@mahamedabdisomali1773
@mahamedabdisomali1773 2 ай бұрын
I am watching 5/5/2024❤❤❤❤. Maryan mursal cise botan alle haku danbi dhaafo sidey oga baxdeyna alle ha oga dhigo xaley dhalay ❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 5 жыл бұрын
Woof maryan Legend waabari USA mom Respect
@najiibboss7364
@najiibboss7364 5 ай бұрын
Mamo maryan mursal waa fankii oo cad Alle cibaado iyo cimri haku siiyo maxay soomaali wax ku soo kor dhisay waxay nooga tageysaa dhaxal.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@najiibboss7364
@najiibboss7364 5 ай бұрын
Maamo maryan mursal dhaxal baad uga tagtay bulshada iyo Qaranka soomaaliyeed cibaado iyo cimri dheer kuu rajeynayaa
@aragsangabarbari176
@aragsangabarbari176 8 ай бұрын
Maamo maryal mursal ilahay caafimad tama iyo cinri dheer ha ku siiyo maamo❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@quruxsanismail9801
@quruxsanismail9801 2 жыл бұрын
yadawanaya 2022 farta taga 💙🇸🇴💙🇸🇴❤
@Moha374m
@Moha374m 8 ай бұрын
Xaleto ayeey fanka kafadhisate Allah cimri dheer hasiyo mamo maryan mursal❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@jabirissack8964
@jabirissack8964 3 жыл бұрын
Heestan waan isjaeclaa love it wlhi
@ahmedkhalif6300
@ahmedkhalif6300 5 жыл бұрын
FanAnti wa fananinti hore heesuhu wa heesihi hore viva
@aminmohamed4896
@aminmohamed4896 3 жыл бұрын
HEES DAREEN TAABAD LEH MARKAN AYUU FANKU FAN AHHAA
@ibrahinkahin8849
@ibrahinkahin8849 Жыл бұрын
Maryan Mursal hobolada waabari waxay kaga jirtey group one l love so much there songs
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
She is a legend
@LibaanBaxdaawi
@LibaanBaxdaawi 8 ай бұрын
Hestaaan waxaan dhageysana maalin isniina oo aaan jamacad ka imaaday 23/10/2023 xasuuus
@hakeimjack9935
@hakeimjack9935 Ай бұрын
16 may 2024 caawaan soo xasuustay❤
@brownpeople2704
@brownpeople2704 4 жыл бұрын
Is that happy Khalif?
@yahyemorata7019
@yahyemorata7019 4 жыл бұрын
Hees legend aH weye
@nasiribrahim3372
@nasiribrahim3372 Жыл бұрын
Ever iconic ✨️ 🇸🇴
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 8 ай бұрын
Cawa ayay fanka soo gabo gabaysay alle hala raali hooyo Maryal Marsal 🙏 21/10/2023
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Yaa salaam, Mama Maryan...
@aliahassan3067
@aliahassan3067 8 ай бұрын
Mamo Maryann he been horey fankii kafariisata😢❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Mama maryan mursal ciise ❤
@mahdiiman
@mahdiiman 8 ай бұрын
Caaway soo gaba gabesay fankii maamo rabbi hakaa danbi dhaafo wixii hore janada na ha isku keen tuso ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@najiibboss7364
@najiibboss7364 5 ай бұрын
She was a legend.
@sacdiyayar6318
@sacdiyayar6318 8 ай бұрын
Waxy ahyd poqardii masraxa mom maryan nolol waaarta😢❤ we will miss you hooyo
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 8 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanyaa 23/10/23 maryan mursal oo iyna ka bxday fanka 20/10/2023 alle cafimad iyo cimri dheer hku siiyo maamo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@naimanaima3564
@naimanaima3564 9 ай бұрын
Masha allah ❤Jokarat🦋🦋🦋👈
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
Hestan Waxan dhageysanayaa 2022 Oo Gawangabo Ah Waliba xili galab ah Oo Arbaco ah Malin xasus ah bey ii ahan dondaa 21/12/ 2022 💔💔🥺🥺😢😢
@cabdisalaanaadan150
@cabdisalaanaadan150 4 жыл бұрын
waayo waayo dhagaysan jiray anoo yar jaceylkagii wayada ifka samo ku noolow 2020/5/15
@nimcoahmed138
@nimcoahmed138 3 жыл бұрын
Mansha Allah bees iyo badh
@salalxaashi-ix1ks
@salalxaashi-ix1ks Жыл бұрын
Heestaaan wxn dhagaaysty maalintii ay soo baxdey maalintii kuxigte 😂❤
@_wll____
@_wll____ 7 ай бұрын
Old is gold😘
@Mohamad65873
@Mohamad65873 7 ай бұрын
Golden
@thelostpeopleofme
@thelostpeopleofme 5 ай бұрын
Hooyo macaane. 😭😭😭😭🩷🩷🩷
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Waaaw maryan noolow qif wacan weeye hargaysa nala joogtaa hada
@Yahy2
@Yahy2 8 ай бұрын
Fankii❤
@kutubweyne
@kutubweyne 5 жыл бұрын
wwwwwwww waxasa heesa
@zamzam2173
@zamzam2173 8 ай бұрын
Cajiib cawa fankii ka fadhisatay alle cimriga inta ka hadhay cibaado iyo caafimad hakugu dhameeyo maamo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@cabdirashiidkaariye9257
@cabdirashiidkaariye9257 8 ай бұрын
Fankii Way ka baxdee Alle Jano fardowsa haku irsaaqo❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@user-mh8vd2pg4d
@user-mh8vd2pg4d 21 күн бұрын
Maryan mursal ciise
@ShuebDj
@ShuebDj 4 ай бұрын
Wan iska jaclahay heestan like iska taabo
@user-on2nn3ki2f
@user-on2nn3ki2f 5 ай бұрын
Wankutaa hesihi hurre🎉
@zuhuurupdirihmaan8521
@zuhuurupdirihmaan8521 8 ай бұрын
XaLy bey ka bxdey fanki 20/10/2023😊
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Heestan erayadeeda waxaa sameeyey abwaan Faarax Guuleed, oo lagu yaqaano heesta AWR DABAR LA’AAN DHACAY. Mahadsanid Walaal dalmar.
@yasenmohamed384
@yasenmohamed384 6 жыл бұрын
yeah
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Yasen Mohamed 👍🏻👍🏻
@khaalidahmed7341
@khaalidahmed7341 4 жыл бұрын
Walaal heesta maal waxa leh sida aan tariikhad ku hayo xuseen faraax
@S.I.R.D.I.C.K
@S.I.R.D.I.C.K 4 жыл бұрын
Kunjeer waan dageesan karaa adigana?
@Caanoole-lq7ep
@Caanoole-lq7ep 8 ай бұрын
Heestaan waxaa ku xasuustaa gaber igu qaali ah misana waalid wada noqonay iyo waa halka hees marayan ugu jeclhy heesaheeda walow fankii hore lov ku ahay maamada fanka waa ka baxday allaha dhaafo dinbi geeda iyo anaga Keena amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 8 ай бұрын
❤❤❤
@saynabmaxamedcali549
@saynabmaxamedcali549 2 жыл бұрын
Qalpigii ku raaca rayzan waayey awga😒
@user-wn9el1pe5n
@user-wn9el1pe5n 8 ай бұрын
Mama maryan ilaahow kunaxriiso
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 2 жыл бұрын
Iron lady
@KayArna-su9hl
@KayArna-su9hl 8 ай бұрын
Lyrics please 🙏 ❤🎉
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
It’s too late to put lyrics.
@mounidahiradar5002
@mounidahiradar5002 8 ай бұрын
Nice song
@mohammedibrahim-hs2cc
@mohammedibrahim-hs2cc 8 ай бұрын
Heestan Ayaan jeclaa maryan mursal hesaheeda oo aan xasuutey markii aan arkey iney fanki kabaxdey dayna maayo koleye ilahay haw denbi dhaafo waxay ahayd hoobalad caana oo aan jecla 😅 weliba xaga jacaylkana waxbey ka tawaney qofkastoo jacayl soo marana wan jecelahay waayo anaa la nool dhibatada jacaylka mar unba rejeynaya inan ka baxo
@maxamedyare4195
@maxamedyare4195 5 жыл бұрын
Kacabso heestan
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 3 жыл бұрын
cidi idinkama danbayn maryam mursal jir oo joog Maahmaah carabiya ayaa tiraahdaالا ليت الشباب يعود يوما لكي اخبره بما فعلت المشيبwaa maalin barqa ah iyo qurbaha 25/07/2021 8:30
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Isku xaafdbaanu ahayn baar ubax hawl wadaag
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Baar ubax meel caan ahayd sida isgoyska Dabka, lambar afar, afarta jardeeno iwm.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Haa bro
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Haa sxb aduunyo
**Maryan Mursal | Ragaygu
12:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 514 М.
Cumar Dhuule & Maryan Mursal | Buurba Kugu Gudban | Audio Only
12:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 85 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 7 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 116 МЛН
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
SHAADIYA SHARAF 2022 | WAAN KU DAALAY RAADISKAA | BEST SOMALI MASHUP
5:42
*Maryan Mursal l Heesta Waan ku Daalay Raadiskaagii
5:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 370 М.
Farxiya Fiska-Igadaa Rogrogashada
3:40
Taajir Studio
Рет қаралды 371 М.
MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN
5:35
Timacase Lyrics
Рет қаралды 126 М.
HABEENKII MARYAN MURSAL EE MINNESOTA. FULL SHOW
47:34
somali media of minnesota
Рет қаралды 175 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
**Maryan Mursal | Kun Jeer Aniga Ku Jecel
6:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 756 М.
Ахахах 👅
0:44
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,5 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
红尘为救闺蜜使出了浑身解数
0:39
侠客红尘
Рет қаралды 6 МЛН