Saado Cali Warsame Sadex Cadow Aya Jiray Lyrics

  Рет қаралды 854,031

Aamin Aalto

Aamin Aalto

4 жыл бұрын

NAGU SO BIIR TO watch previous scenes of Most Interesting Videos """": Add to on Sanap Chat
For Updates @ Lyrics ;;;;;;/
::::;;;;;;;;;;;""""":
--- ====;;::::@
EDITING_:::_ AAMIN AALTO _:_100%_/
@_ AAMIN AALTO __::::@
tap _the __symbol __SUBSCRIBE_ Or Like __Share __and __comment __Thanks @.......
SOCIAL MADIA
@==
........ Facebook / wiiz.aamiinyare
@"""".
,,,,,, ....... @ .WhatsApp...617836602 /
@....AAMIM AALTO
@__SOMALI___ SONG___ NEW

Пікірлер: 140
@user-jg2et6zd9v
@user-jg2et6zd9v Ай бұрын
Alla yarahma Seda cali Warsaw allaha unaxaristo 😢
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Fikradda Riwaayaddii Hablayahoow Hadmaad Guursan 1976 Iyo Ereyada Heestaba Waxaa Lahaaa Abwaan Maxamuud cismaan caraale Tukaale Laxamkii Mucjisadiii Laxamada Alaha noo caafiyee abwaan ustaad Cabdilkariim Faarax Qaareey Cabdikariim jiir waxaa kuwada luuqeeyay Maryan Iyo Saado Marar Kala Duwan 45Sano Kadib Ayaan Maantay idinla wadaagayaa Xogta Heeestaan Ismuujiya hadaadan Horey u ogayn
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise 9 ай бұрын
86 wye sxb
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Allh yaraxmu raaximiin WADANIYAD Geesiyad Qabrigeed allaha u waasiciyo 😭😭🤲🤲♥️
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto maamo saado iyo waalidken dhamaan heestan hooyadey iyo ayeeyday io wadankii beey i xasuusisa manta kuliigod weey dhinteen😭😭🤲🏻 the first jumca of 2024
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 6 ай бұрын
Alla yarhama walidinti o dhammi anaguna cafimad&cibado❤
@alijunior9882
@alijunior9882 3 жыл бұрын
Caashaqa,,,, mohamed siyad bare ayaa lagu wathay ee inta fahantay,,,farta taag☝️
@hassandhuntow6339
@hassandhuntow6339 3 жыл бұрын
Aniga kula fahmaay
@canabkheyre8834
@canabkheyre8834 2 жыл бұрын
Haahey xita xarig bey kumutesatay iyada iyo abwankuba sidan kumaqlay
@mumtaas3905
@mumtaas3905 2 жыл бұрын
Wadaniyad bay ahayd waligeedna mucaarad maysan noqon malaha dadka hada jira bay ka hadlaysa
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 9 ай бұрын
Heestan ayadu ma lahayne maryan mursalba lahayd siyad bare wu fahmay in isaga lo jeedo ka dibna maryan wa laga saaray fanaaninta muddo ayay taxi ku shaqaysan jirtay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
U Duceeya Saado In Illaahay Janada Geeyo Aamiin
@inaabdi7215
@inaabdi7215 3 жыл бұрын
Amiin ilahay ha cafiyo
@abdifatahhashi7866
@abdifatahhashi7866 3 жыл бұрын
Aaamiin
@mixedboy442
@mixedboy442 3 жыл бұрын
Amiin illhy haw naxaristo
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Waxa dawanaya 2021 markaleh markey somalida qabiil dib usocelisay💔😭
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Qabiil wax la dhaho ma jiro Dani iyo Axmed Madoobe Hawiye ma ahan waxaa la isku heesto waa Dictator ka ey Saado ka heestay oo raba inuu 1969 nagu celiyo.
@mohamedmohani2183
@mohamedmohani2183 6 ай бұрын
29/12/2023 Jimcihii ugu dambeyay 2023 Allaha u naxariisto Hooyo SAADO CALI Rabi umada somaliyed Janada hakula kulan siiyo Amiin yaa Rabi🤲🏼we love u mom❤❤❤
@khaaarahmed5138
@khaaarahmed5138 2 жыл бұрын
Allaw unaxariiso allaw suaalaha qabriga ufududee amiin
@ukhtimuslima3573
@ukhtimuslima3573 3 жыл бұрын
Allaha naxaristii jano ka warabiyo mama Saado, Somali oo dhan yey u so halgantey🤲🙏
@hamzemouse9298
@hamzemouse9298 2 жыл бұрын
Maxaad ku cadeynaysaa habo
@ciisaha
@ciisaha 7 күн бұрын
ALLAHA UNAXARISTO SADO CALI WARSAME
@user-qq6sj5kq1k
@user-qq6sj5kq1k 2 ай бұрын
22/5/24 mercredi wxn dhageysanya ano bus saaran français wxn ahy gbryar 20jir ah arkeyso dadkey kadhalato isneceb qolaba dhinac ugody ilahow somali 🇸🇴 isjecleysii 🥺
@idleali2459
@idleali2459 Жыл бұрын
I never seen true Somali nationalism, till this LADY 👍 love you my beloved sister
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto denbigeed ilaahay ha dhaafo marxuumada waxaan filayaa inay dhaxal ka uga tagtay somalida iyada hablihii qiimaha lahaa ee somaliyeed iyo abwaanadii fanka
@hamzaAli-vp3zc
@hamzaAli-vp3zc Жыл бұрын
بسم الله صلى الله عليه وسلم آمن بما أنزل عليه من ربه وكذلك المؤمنون. قالوا: الحمد لله ، ولربنا المجد
@Naagnool124
@Naagnool124 3 ай бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Saadooy
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 ай бұрын
Ilaahoow naxarista wafaaji amin
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Alle haku naxariisto saado cali warsame😢🥰
@barrekuraajo3438
@barrekuraajo3438 2 жыл бұрын
Heestaan iyo Heesa Kale Oo Dhoowr Ah Waxa eey Ku Jireen Riwaayaddii Hablayohow Hadmaad Guursan Heestu Jacayl Shaqa Kuma Lahan Waxaa Lagu Dhaliilayaa Kaligii Taliyihii MS Barre maadaama aan Toos Loola Hadli Karin Heesaha Jacayl kaa Ayaa Loosoo DHEX MARI JIRAY
@hipocase4183
@hipocase4183 2 жыл бұрын
waarun heestani sarbeeb ayay ahayd jacayl lagama wadin
@zuhraabdi1499
@zuhraabdi1499 2 жыл бұрын
Haa jacyl ma ahyn siyaad barre ayey ula jedy 😔
@Bikaac44
@Bikaac44 Жыл бұрын
Waa sax
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 жыл бұрын
Laxankii Cabdikariin Jiir alle ha unaxariisto bilo kahor ayuu geeriyooday Listening Tariikh: 01-05-2022
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Soomaali wali 2 cadaw ayaa haysta jahli iyo Gaajo
@hamzemouse9298
@hamzemouse9298 2 жыл бұрын
Waa siyaad bare iyo moorgan abti dhibaatada haysata ree koonfureedka
@theheba.0
@theheba.0 2 жыл бұрын
Always great people left first ilaahey ha kuu naxriisto hooyo saado cali warsame 😢
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
قمة الجمال والروعة ..... لك الرحمه والمغفره المبدعة ساذو علي ورسمه
@xaliye1902
@xaliye1902 2 жыл бұрын
Geesiyad alaha kunaxariisto Saado cali warsame
@firmino1082
@firmino1082 6 ай бұрын
04/1/2024😢😢❤❤ Bilbao Spain 🇪🇸 ku dhageesanooya ano jcl xad dhaaf ihaayo Alx Sida kale Happy Ahay ku ahay Nololsha...qof walbo murugsan Farxad u rajeenaa iyo muraadkiisa helo Aamin
@sadikabdurahman8259
@sadikabdurahman8259 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto qabrigana haw nuuriyo mamo saado cali
@user-go6db3yt9x
@user-go6db3yt9x 4 ай бұрын
Alha unaxaristo 😅😅😅 sado cali Warsme alshawab insha wan so afjara insha alha
@makahilmead4725
@makahilmead4725 11 ай бұрын
Alaha u naxariisto alahana janatul fardawsana ka waraabiyo aammiinn yaa rabi
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Laxanka abwaan c/kariin jiir qaarey macalinka macalimiinta ninkas muxuu heeso waa weyn oo qarxay laxan saaray alla yarxam 😢
@Coolguy-tb9mu
@Coolguy-tb9mu 2 жыл бұрын
Caleeek caleek waa ii habeen jimcaa iyo caafimaad caweys wanaagsan wallaalayaal.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Erayadii Mohamoud TukaaleAHN 1976 Laxankii Abdikariin Faarax Qaarey Jiir AHN
@saynabsalax1739
@saynabsalax1739 3 жыл бұрын
wa hees micno shegeysa Allah ha u naxariisto habo sado
@aaminaalto
@aaminaalto 3 жыл бұрын
Aad io Aad
@jusdgaf449
@jusdgaf449 3 жыл бұрын
😔
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel Жыл бұрын
Alleeh haa unaaxaristo saado caali warsame waaxan moodi jiirayy inaay qaadayy Maryan mursal
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 2 жыл бұрын
Allh ku nxrsto
@hamzaAli-vp3zc
@hamzaAli-vp3zc Жыл бұрын
In the name of God, may God bless him and grant him peace, he believes in what was revealed to him from his Lord, and so do the believers. They said: Praise be to God, and glory be to our Lord
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌧😍
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Alaha u Naxariisto Saado Cali warsame
@AnuuKeyf
@AnuuKeyf 5 ай бұрын
Illahay haku Naxaristo eedo
@user-mb5ch1zb7s
@user-mb5ch1zb7s 6 ай бұрын
2/1/2024/ inta so booqatay ☝️ Mahamed ahmed
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
Allah unaxariiso alow janiyo rahme sado cali ❤️❤️🤲🤲😥
@kayseduale1771
@kayseduale1771 3 жыл бұрын
Waxa laga cabanayey malaa siyaad barruu ahaa Hadii loo calaacalo ma yaqaano cabashoo taa waxaa cadaynkata intuu curad inaga dilay Waa cajiin kana caashaq maaha waayo isugu hal curad kaliya baa dilay waa boodhari
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 жыл бұрын
Isaga laga hdlayay
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.tukaale laxankii c.jiir codka saado cali warsame
@user-gl9cv1vb1n
@user-gl9cv1vb1n Жыл бұрын
Taas waa qabiilka
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Still listening 2022
@cabdulahi1235
@cabdulahi1235 2 жыл бұрын
Garbash xalal ah
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
Laxanka jiir ma leh ee xasan great. #cilmi li'i wax laga baray weeyi ee cilmigii maaha
@sayidcabdalla3680
@sayidcabdalla3680 3 жыл бұрын
mahubtaa? kkkk
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
@@sayidcabdalla3680 ma laxanka mise cilmi li'i hhhh cilmi la'aanta ayaa macnaha laga baxay oo wax laga bartay haa dee waan hubaa adba dhagayso
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
riwaayadda heesaheeda oo dhan waxaa laxameeyay, c/kariin jiir.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Riwayada heesaheda io laxan keedaba macalinkii macali miinta laxamiiste abwaan c/kariin jiir qaarey aya laha
@tayonajax5792
@tayonajax5792 Жыл бұрын
Illaahay hawnaxariisto hooyo saado Ali warsame
@Kabadal
@Kabadal Жыл бұрын
Heestan sow Maryan ugaba horeeyn 😊
@ahmedabdilah8597
@ahmedabdilah8597 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo abwanad samayn badan lehbay ahayd
@ayanfouad3994
@ayanfouad3994 2 жыл бұрын
Allah u naxaristo saado ali warsame
@user-gl9cv1vb1n
@user-gl9cv1vb1n Жыл бұрын
Allah yaa raxma hooyo Somalia
@user-ed9qb9mb1g
@user-ed9qb9mb1g Жыл бұрын
Allah unaxariisto
@Somfox1
@Somfox1 10 ай бұрын
ABWAAN QARAN .. Maxamuud Tukaale cismaan baa curiyey heestan wadaniga ah .. Saado cali warsame way qaaday .. Allow u naxariiso Abwaan Tukaale iyo Saado wadaniyiin dhab ah
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Mulxamkii weyna laxanka laha c/kariin jiir
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@kimrayaad6736
@kimrayaad6736 Жыл бұрын
Allah haunaxariisto
@zakmohamed8028
@zakmohamed8028 10 ай бұрын
Waxaan maqlay markee dhameesatay heesta inee ka carartay wadanka. Siyaad bare inee u sarbeebtay oo ogaaday! 😄 Geesi aheed Allah ha u naxariisto. Hooyadee dhihi jiray lyrics ii sheeg markaa yaraa . Waa mahadsantahay qofka lyrics diyaariyay videowga.
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise 9 ай бұрын
Jabuuuti ayayba ku qaaday waxay ku jirty riwaayaddiii hablayahow had maad guursan doontaan waliba waa heestii ugu dambaysay sidaan filaayo
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 2 жыл бұрын
Laxanka 🎧🎧🎧🍾
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Alle.raxmaan ha udambi dhaafo naxariistiisana ha siiyo amin ya rabi
@MohamedAli-yk5og
@MohamedAli-yk5og 10 ай бұрын
Alaha unaxaristo
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Allaw naxariiiiso sado
@fowziya71cadey48
@fowziya71cadey48 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo
@ciiloowkulmiye6481
@ciiloowkulmiye6481 2 жыл бұрын
Allah hau naxaristo
@mohakhader9913
@mohakhader9913 9 ай бұрын
Allow kuu naxariso❤
@abdinur3763
@abdinur3763 3 жыл бұрын
Heeste iyo coddkaba maryan mursal aya qaada
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 жыл бұрын
alle haw naxariisto
@mahamouddjama1795
@mahamouddjama1795 2 жыл бұрын
Ali Dhanto iyo Heesti warduun
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
Maryan mursal ayaa ku cod mcn heesta runtii
@bashka5382
@bashka5382 Жыл бұрын
3. Cadow. Waa. Gajo+jahli iyo jecel👊 gajo. Xola laga dhaqday. Jahligii. Wakii wax laga bartay. Jecelka dawo loo wayay❤️💊
@user-dv6ij4iq5k
@user-dv6ij4iq5k 10 ай бұрын
Siyaad bare bay ku waday heestu jacayl shaqo kuma laha
@umuhassan3881
@umuhassan3881 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@QOFWAREERSAN
@QOFWAREERSAN 2 жыл бұрын
2023
@villasomalia4802
@villasomalia4802 Жыл бұрын
Commntiga afcarbi ayaan ku arka maxa qaldan fanand carbed miya qofta wa yabeee
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 ай бұрын
Heestaan waxaa loo qaaday kaligii taliskii Siyaad Barre
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
saci cadana ee ordoka madna
@nimcanmahamud8336
@nimcanmahamud8336 Жыл бұрын
Siyaad bare si kata waa loola googay cidi fahmaysa
@yusufqalinle8956
@yusufqalinle8956 3 жыл бұрын
Hees qosol badan
@saadmad
@saadmad 2 жыл бұрын
Allah Ku naxaristo sado fanadada codkaga Macan l
@hamzaAli-vp3zc
@hamzaAli-vp3zc Жыл бұрын
منذ متى كنا نكذب سويًا وظل ثلاثة منا صامتين لفترة طويلة. في النهاية ، واحدًا تلو الآخر ، ميكانيكيًا تقريبًا ، دخلنا مرة أخرى إلى ملجأ
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 3 жыл бұрын
Heestiisaado..cali
@user-ix8sn1gj9q
@user-ix8sn1gj9q Жыл бұрын
Allhaha unaxriisto😢😢
@sabahhassan4529
@sabahhassan4529 3 жыл бұрын
Love Saada Ali, laakiin heestan faraha uga qaada Maryan Mursal, Listening May 31st/2021
@saaboc-raxmaan.5275
@saaboc-raxmaan.5275 3 жыл бұрын
Ma qof qabriga ku jira baad leedahay faraha uga qaad ?
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
@@saaboc-raxmaan.5275 oga qaada amu kawada oo uu dadka kale la hadlaya lkn suashu waxay tahay maryam ba hor qadey sadana vedio yayba ku qadey see maryan loogu dayna wa isugu kaya mid fananinta waberi
@abdulaahiwarsame6856
@abdulaahiwarsame6856 3 жыл бұрын
Yaa dhageesanaya 28/4/2020
@abul-fadli
@abul-fadli 3 жыл бұрын
29.4.2021
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
@@abul-fadli 4 7 2021
@abdinoormohamed210
@abdinoormohamed210 Жыл бұрын
Cilmigi❌ Cilmi li'i ✅
@cabdixakiincabdixakiin6966
@cabdixakiincabdixakiin6966 Жыл бұрын
Gabavwo Gabavawo
@mohammedibraahimnuur3757
@mohammedibraahimnuur3757 2 жыл бұрын
👌👌👌👌
@user-hp3en6ey6x
@user-hp3en6ey6x 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasiribrahim3372
@nasiribrahim3372 11 ай бұрын
Somali nationalist hero
@MoliddaudAbdule-ek8vh
@MoliddaudAbdule-ek8vh 8 ай бұрын
Sax 🎉
@ahmedyare6364
@ahmedyare6364 Жыл бұрын
Heesta Sababta Loo Qaaday Yaa Yaqaaan? Xiligii Kacaankii ( Hayeeeshee Colka u DaraN Maxay uLa Jeedaa )
@faraxxasan5757
@faraxxasan5757 Жыл бұрын
Wll hesta jcyl lagama wadin ee kaligii taliskii siyad bare ayaa sarbeb loga dhigay madama oo aan tos lola hadli karin oo laga baqayay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Heskan maryan mursal lehsiyad bare lo qarinayey marka kacanka tos logumahesi karin jacel iyo xoga kalaleysku lifaqi jiray
@jamalabdi5404
@jamalabdi5404 3 жыл бұрын
Saadi cali ayaaba 1980s riwaayad ka qaaday soo maaha
@hamzaAli-vp3zc
@hamzaAli-vp3zc Жыл бұрын
How long we lay there together, we three, speechless been for long. At length, one by one, and almost mechanically, we crawled back into the shelter of the bank
@maamecabdi6967
@maamecabdi6967 Жыл бұрын
Ditoor
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
😌😌😌😌
@seynabyasinsefdgdynab209
@seynabyasinsefdgdynab209 3 жыл бұрын
M.a
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
culumo.waaa.ayo??.cilmibaadh,eyaal.sheegayaaal.dhanbaaalsideyaal.soodhigayaaal.mufasirayaal¿?ogaaadayaal.kamidho.dhaliyaal??To BBC....&..NBC
@user-md7fu8bx1x
@user-md7fu8bx1x 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@zakecabdi5596
@zakecabdi5596 2 жыл бұрын
Sedex cadaw wa ingiris iyo talayani iyo siyad bare
@hamzemouse9298
@hamzemouse9298 2 жыл бұрын
Waa moorgan siyaad iyo ree koonfureedka wll
@sanaa8367
@sanaa8367 2 жыл бұрын
@@hamzemouse9298 Mayee waa maxamed kaahin iyo faysal waraabe
@cabdillahicabdi5756
@cabdillahicabdi5756 Жыл бұрын
Hhhhb
@abdinasir1815
@abdinasir1815 Жыл бұрын
8 hi jk no
@hersi6773
@hersi6773 2 жыл бұрын
Daarood weligood qabiil iskuma raacin, siyaad barre waxa heesaha qaadi jiray iyo kuwa lagagasoo horjeedaba tirin jiray wxy ahyeen daarood si gaara sangub iyo saado. Maantana waxa farmajo ku dhagan waa denni iyo madoobe. Daarood haduu is raaci lahaa, somali waligii wuu gumaysan lahaa wlhi.
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 2 жыл бұрын
Hhhh wlh waa iga qoslisay daarod hadusan qabil isku racin maxa qaxiyay qaxoti geyay odayga marku bxay maxey u raacen dani iyo madobe hadey farmajo la saftan markas ayeyba shekada macan lahayd mucaradnimadodana farmajo mesha kama kaxeyn karto hadey tagerana kuma heyn karan🤣
@hamidfarah9390
@hamidfarah9390 9 ай бұрын
@@umucafiifa2310 waad iska hadashay daarood Mayaaaga raacay mise shacabki aan wax gYsan baa la ugaadhsaday Anaa arkay maamo ogaaden ah oo tidhi gurigayaga siyaad waa laga necbaa marki ka riday waan faraxsanayn waxan isla Haa dawlad baa bedeli oo wan iska joignay 5 wiil ooy dhashay 3 baaa la joogay sadexdi labo gurigeedi ba lagu dhexdilay oo waliba habar wadeegeed Habryarteed dhashaa wadtay nimanka dilay ki sadexadna jidka sida loola dhaqmay markay ka shekaynayso way ooyaysay
@maxamedyaasiincabdullaahi5241
@maxamedyaasiincabdullaahi5241 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 262 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics
9:32
Rageedii™
Рет қаралды 582 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН