amaanada ilaahay by Mohamed saleban tubeec with lyrics

  Рет қаралды 1,325,679

MrCaalin1

MrCaalin1

Күн бұрын

Пікірлер: 869
@axmedgorod3795
@axmedgorod3795 2 жыл бұрын
Malahayga haddii la i oran lahaa heesaha Soomaalida tee ugu dun-adag, waxa aan oran lahaa Ammaanada Ilaahay. Heeskaan, hees uu qaado Cumar Nuur Cabdille oo Hannaan Socodka Laasfyaha ama Istar la yiraahdo iyo Webiyo Isu Oomman ayaan oran lahaa. Alla heesku weynaa! ❤ 15/Jannaayo/2023.
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
#XASUUS2012 Hestan wan la ilmeyn jiray markaston dhegesto wayo jaceyl xun aya waqtiga ihayay inkasto anan calfan gabadhan waqtiga jecla 2017 ayadoo xas ah oo mogdisho ku nool dhowr carurana heysta igu dambeysay alaha barakeyo 🥰🥰 Dhaman wllheyga iga dambeya ama aqrisan dono qoralkan salan gobed iga gudoma ❤❤💯💯 FROM NAIROBI 12TH STREET 25/JULY/2020
@yusufxasan1959
@yusufxasan1959 2 жыл бұрын
Heesaha hore
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Salama zhp
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 Жыл бұрын
@@nourhassan1524 mahadsanid sxp
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Waa kaa qaadnay wlle
@ashadhoore1324
@ashadhoore1324 Жыл бұрын
Allow guri xala iyo olad bariy kugu badal
@Geyre02
@Geyre02 4 жыл бұрын
Ilahayow Nasro meeshey Dunidaan kajoogto ku amaanso koley calaf iskumaanan yeelane Anigana badal Qeerqaba😭😭😭😭🤲🤲🤲
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 3 жыл бұрын
Sorry sxb
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 10 ай бұрын
💔
@mandeeqmohamud4029
@mandeeqmohamud4029 5 жыл бұрын
Wiilban waxaan wada soconay 2016 ilaa 2019 aad ban iskujecleen anigo waxkasta kuheshinay ayaa dad iskukeen direen inbadan ban isku dayey inan waxkadhaadhciyo wuu diiday anigana jacel aad udaran baa ihaaya isoo duceeya qofkii qoraalkeyga arko inan iska ilaawo
@kadirmahamed932
@kadirmahamed932 5 жыл бұрын
Incha allah wad iloobi
@abdinasirk5405
@abdinasirk5405 5 жыл бұрын
Sorry sidii khayrku kugu jiro allaha ku waafajiyo
@calaaalbahlawi7338
@calaaalbahlawi7338 4 жыл бұрын
Wll xalaal calayk dheh qof aankurabin laiskuma dhajiyo....qofkafiican baad heli ....allabari
@MohamedOsman-xk3xe
@MohamedOsman-xk3xe 4 жыл бұрын
Jaceelkaaga ilaah ha kuu sahlo
@nuraaden3653
@nuraaden3653 4 жыл бұрын
Wlll qisadan oo kle hda ayey ihaytaah wiil ayaan xoog izku jeclayn ilaa yaraantydii mudo aha 5 sno xidhiidh cdiyah nagah dhexeyey hda isgih jamcd ayuu dhameyey dalalkaah qurbo naczkah ana waxan jogaj somlnd markaaz uu yimaady lkn anigah waan ka yrah waxbarshadii dugzi zare ayaan ahy hdadan anooo kooh iz jecel ayuuu arima guuryo waaxz keeny ana ma jecli inan wax barashda ka tgo waxan talo waydizty wlzhy oo na ogyd inkztoo dad bdan na ogaaayeeen hdana dadki kle waan ka qariyey wllzhy tlo iziizy izka cydhi qofka 😢lkn kamaan caqli rooran ana wAn cydhiyey anooo jecel😭anooh wlzhy igah zugyzo msg aan aku Ama bixiyey uu igah tagy lkn 2 cisho ayuuh ibarAyey izgah iyo azxptii kle ragyo duamrpale lkn wali goaankii wllzhy maan ziidayn 😢wiiilkii uuu izka tgy lkn wN CIDLOOBY waaan fakaray anoon waligy fakarin cuno ma cunin walow ay ramdaan ahyd hda a wllhy afurkii waan cabi kariwyey sharap 😢xfdii way yaaptu wany arkaan in isbadal iguh yimi 😢lkn se wiilkii ayaan cod u duupy waxan dhahay waaan kuu soh laapty lkn waaxa uu iguh jawaaapy ma wA ncze ka xaarpyzo ayaah lguh yidhi mardanbe hyal zooh hdlin 😭😭 walipa dhawaan ayey iguh dhaacdy ramdaantan kawdiidi markaaz wlll izooh duceeyah in illhy nbziga igah duwo izaganah wax khyrke ziiyo ana wax khyrle inkzto anan kuwpa talo galin xidhidh danbe ilaaah aan jamdcda dhameeyoh inshllh wll isooh duceeyah zi aa aaan u ilaaaapo😭😭😭
@tonikross2725
@tonikross2725 6 жыл бұрын
Yasmiin qof aan u jeclaa bay ahayd walaashay waan ka so dhaweysan jiray Lkn calaf xumo maan kasban iyada, iyaduna hada waa qof xaas ah oo Degan Germany. Ilahay reerkiina reerki roon ka dhig. 😘😘
@djkafidjkafi5008
@djkafidjkafi5008 5 жыл бұрын
Dunidan sideedaba labada qof ee is jecel isma hesho pro markas samir waxay kudhanto majirto
@yuusufcarab4271
@yuusufcarab4271 9 ай бұрын
Wllalow, sas ha dhihin qar ishelaa laga yaaba inay jiraan, rajo beel hanagu ridin
@cafaafapdale9016
@cafaafapdale9016 5 жыл бұрын
Yaab saw dhalintiiba jaceyl baa laayey waxa umad ooyeysa aaba calooshi I hurtey allihi idin abuurey iyo rasuulkeena scw jecladaa markaas wax idin jecel waayi maysaan😘😍
@wararcusubchanel1835
@wararcusubchanel1835 Жыл бұрын
Scw
@ayaanmaxamed6927
@ayaanmaxamed6927 Жыл бұрын
Jcylka allah waa wajib io rasuulka qof walbo muslimana wuu jecelyahay lkn jcylka lamanaha wa dreen gooniya lamana xakameyn karo qof walbuna ku dhici kara asxaabtii inaga khayr badned aya jcyl ku dhici jiray rasuulka scw dumarkiisa caaisha ayuu u jeclaa jcylka io dinta isma diidayan wllo
@maxamedcabdimuuse5876
@maxamedcabdimuuse5876 6 жыл бұрын
Heestan wlhi xusuus gaara ayay ii leedahay waxaan nafta ku sasabi jiray markaan kali ahay 2012/2013 qofkaan jeclaa oo iga tagay labada igu dhalasho xiga oo shil gaadhi galay cidlo ayaan guriga ku noqday ala xanuun badana markaan xasuusto waqtigaa illahayaw mar danbe ha isoo marin inta ku jirta hadana uga miciin caawa oo ay tahay 30/11/2018 wuxuu illahay iigu badalay qof ka dabeecad fiican ka dhaqan wangsan ka naxariis badan ka jacayl macaan ka qurux badan ka nasabsan kana qabaw beentu waa xaaraane iyadana illahay waxaan uga baryayaa in aanu nasigaygu ku dhicin qof dulqaad iyo dadnimo lehna alle calaf uugu daro viva my love samiira ahmed
@djkafidjkafi5008
@djkafidjkafi5008 5 жыл бұрын
Aamin pro
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 5 жыл бұрын
Walee dhib waad soomarty
@aalkafilms5898
@aalkafilms5898 5 жыл бұрын
Heeskan waxa dhageysan jiray 2009 waxan ahay fasalka 5aad ee dugsi hoose waxan jeclaa gabar iga weyn oo dugsiga sare dhigato markay xiisada dhamaato anoo ayada arkin sooma tagi jirin hada waxan joogaa Europe taariikhda 12/12/2019 gabadhas hada meel ay ku nooshahay ma aqaan balse waxan leeyahy noloshu kuma dhibto ❤
@cafaafapdale9016
@cafaafapdale9016 5 жыл бұрын
Cajiib
@muhammadabuukarry5414
@muhammadabuukarry5414 4 жыл бұрын
Aalka FILMS hhhh ayada meqo Sano aye jirtay
@nuraaden3653
@nuraaden3653 4 жыл бұрын
Wlll waykan iwrn ana caawan dhagyzne😢
@yackopak4860
@yackopak4860 4 жыл бұрын
2020 Waxay aheed 2012 waxan joganay gobalka doollo waxa ayeyday uqodaynay god qashin aniga iyo wallky iga weyin Wan xasuusta hestan baa idacad an dhageysanynay soo gashay wallkey wuu iga shekyey heestan qisadeda waxana aheen carur an sas uweynen Wuxu igu dhahy heestan ninaka qaday wuxuu ahaa balashle kadib wuxu atkay gabar silicsan wuu so kexeyey malinkii wuu soo shaqen jiray ayada ayuu bili jiray kadib markey wayntay ayuu jecelday ayana way ku gacan seyrtay xasuus wlalkeyg xigmad alle ha ikaa dayo wall
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
Waa Ereyadi Abwaankii weynaa ee wadaniga iyo mullaxanka ahaa ee Xuseen Aw-faarax Dubad.
@faysalbakaal
@faysalbakaal 5 жыл бұрын
January 2020 hadaad dhageysaneysid like saar sxb, Bartamaha koonfur Asia ayaan idinka soo salaamaya saxibyaal
@mohamedalimohamud3572
@mohamedalimohamud3572 7 жыл бұрын
waqtigu waa cadow ilaahow sacdiya meshad geysay ku amaanso rabiyow akhirana jano ifkana naruuro ana bedel qer leh isii
@nuralastitanic1110
@nuralastitanic1110 6 жыл бұрын
MOHAMED ALI MOHAMUD nin wax badan og
@shekoanimated
@shekoanimated 6 жыл бұрын
MOHAMED ALI MOHAMUD amiin wll qofbo qofku jacl yahay mahelo
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 6 жыл бұрын
aamiin ax wllo qof wngsn bd thy hadad weli xasuusatid qofa kla lunteen Somali waan idiinjclhy wiilal iyo gabdhba ilhw iida dadkyga
@farhiyafoodrecipes2243
@farhiyafoodrecipes2243 6 жыл бұрын
Aamiin walal wiil qalbi wanaagsan baad tahay ilahay qof wanaga kula fahma
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 6 жыл бұрын
Masha allh xafidahullh aamii
@munadhali1691
@munadhali1691 4 жыл бұрын
Habeen habeenada kamida ayuu iyri waxaad igu abuurtaan la adkaysan waayay wlahi markii hore waan qoslay kadib maalmo ooyay 😢😢😢😢aad ayuu ii jecel yahay wlahi ilahy ha ikaa daayo my love 😭😭😭😭😭
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
2020 who's watching😏
@najmaaadam74
@najmaaadam74 4 жыл бұрын
Me
@zamzammohammed6724
@zamzammohammed6724 4 жыл бұрын
☝️
@habibaabdullahi9238
@habibaabdullahi9238 4 жыл бұрын
🖕
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
@@habibaabdullahi9238 mx kawadaa🤔farta saan dhihi karte✌☝️👈
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 4 жыл бұрын
Me 16/5/2020
@aydarusali1452
@aydarusali1452 6 жыл бұрын
Heestan ima xasuusiso qof aan is weynay balse wxy igu beerta naxariis aan ugu danqado in badan oo quluubtooda ay dhawaceen shakhsiyaad ay aamineen
@mohamedabdisalam8437
@mohamedabdisalam8437 3 жыл бұрын
Weligay qof majeclaan lkn markan heestan dhagaysto waa iska ooya😭😭😭
@maxamedirbad9190
@maxamedirbad9190 7 жыл бұрын
Ma Ogtahay Sidii Roob Onkod iyo Hilaac badan Oo Arooryadii Da'a ama Oogta Waaberi Eedaanka Subaxdii waad ii iftiintaa Waxaad igu abuurtaan La'adkeysan waayee Amaanada Ilaahay Noqo Kuma Ilaabine Ma Ogtahay Afkeygii Inuu Aamus Diidoo Aayado quraaniyo Amaantaada mooyee Arrin Kale inuu Fulo Ogolaani waayaan waxaad igu abuurtaan La Adkeysan Waayee Amaanada Ilaahay noqo kuma ilaabine Heestan iyo Midhaheedu aniga waxay igu leeyihiin Xusuus dheeri ah waayo muddo haatan laga joogo 10sano Ayaan Heestan Midhaheeda U Qoray dhawr jeer Gabadh aan aad u jeclaa laakiin wakhtiga iyo calafku nakal kaxeeyey run ahaantii heestan markaan maqlo aad baan u xanuunsadaa una murugoodaa waayo waxaan xasuustaa qofkaan jeclaa waxa run ah in jaceylka dhabta ahi aanu kaa maydhimin, waayo ilaa hadda waxaan ogahay inaan gabadhaas aan aad u jeclahay xataa magalaadii ay degenayd waan ka soo guuray anigoo u adkaysan waayey is araga lama filaanka ah ee aan ku arkayo iyo qalbigayga sii gubanaya ilaa hadana weli xusuusteedii baan weheshadaa marka dhaawaceygu damqado. waxaan leeyahay gabadhaas inkastooy hadda nin kale xaaskii tahay ubadna u dhashay Amaanada Ilaahay Noqo Kumaan Ilaabine
@Saidabaashi
@Saidabaashi 6 жыл бұрын
Iska sabar aboowe calafkaa waa halidonta inshallah
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed
@cnajiibcumar887
@cnajiibcumar887 6 жыл бұрын
Iisha Q Mahal said abaayo
@nimcanmohet2334
@nimcanmohet2334 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed 8
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed ma.ogthy
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 3 ай бұрын
Hestaan waxaan soo xasuustay 2009 wiil aan sxpo nahay ayaa gabar jeclaa oo mar kaste dhegaysan jiray nasiib daro calaf ayey isku wayeen😊😊
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 жыл бұрын
Nin aad saaxiib ahayn oon wada tagnay boorma maraan ku jirnay jamacada camuud oon markas bilow ahyn ayuu iiga sheekeeyay qisada heestan Nin aad ugu dhuun daloolay fanka iyo suugaanta somalida ayu aha lkin hda ma wada joogno, yurubu galay alle haku amansado sxp ninkas sheekoyin badan oo somalidu lahayd ayn ka reebay
@nimcoladan7372
@nimcoladan7372 4 жыл бұрын
Qissada inaad nala wadaagtaaa ayaan jeclaan lahayn
@faisohassan9812
@faisohassan9812 4 жыл бұрын
2020 jecl xun isoo doonthy 😭😭💔ilahoow u naxariiso tubec legend somali buu ahaay 😩
@mohamudhassanchannel5488
@mohamudhassanchannel5488 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه ووسع مدخله واحشره مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن اولئك رفيقا أغنية 🎶 حلوة
@legendruuzi
@legendruuzi Жыл бұрын
Ereyadii abwan Xuseen aw faarax dubad Qisada heesta waa gabar uu soo korsaday
@AhmetMaaNkaH-qj9wd
@AhmetMaaNkaH-qj9wd 5 ай бұрын
Sasa maqle ma runbaa ma gabadhu jacayl u qaaday
@SuperKahin
@SuperKahin 5 ай бұрын
Jacayl uma qaadin waa gabadh yar oo ambad ah isaga moyane qofkale aqon marka aabo ayay dhihi jirtay way ooyi jirtay waa ta uu leyhy malinti aad ooyaysay ilahay ba igu kaa amaansaday gabadhi wuu koriyay wayna waynatay wala gursaday mardambe amanada lagu manaystay ka hadlaysa​@@AhmetMaaNkaH-qj9wd
@hangol999nur7
@hangol999nur7 5 жыл бұрын
Suugaanta, heesaha iyo gabayadu wa hantida gaarka ah ee ummadda Somliyeed dhamaanteed meel ay joogtaba wada leedahay oo Cid la yeelan kartaa anay jirin iyaguna aanay Kala lahayn, wàa hanti qaran oo run ah qabil gaar u sheegan karana ma jiro waxaan ku faraxsanahay sida ay jiilasha soo kacayaa u xiisayanayaan suugaantooda iyo afkooda hooyo wàa ilaahay mahadii Somali Ka dhigtay dad and kaliya ku wada hadla oo is fahmaysa meel Ka yimaadaan ba.
@Somalia-1991
@Somalia-1991 4 жыл бұрын
29.11.2020 Maalin axad ah 1:11 duhurnimo Cidii iga dambaysa like ha igu xasuusiso. Wanaag ban idin rajeynayaa Xasuus.
@Zantoz34
@Zantoz34 3 ай бұрын
Anyone watching 2024 ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
اغنيه رايعه كلمه لحنآ واداء.... يالمناسبه الأغنيه من كلمات الشاعر حسين اوفارح ألا يرحمه،علمآ بأن الأغنيه هي من اجمل الأغاني التي إستمع الفنان محمد سليمان اللهم إرحمه واغفرله
@cabdifataaxxasan7544
@cabdifataaxxasan7544 4 жыл бұрын
اللهم ارحمه ويغفر له ووسع مدخله
@aaminoibrahim4246
@aaminoibrahim4246 5 жыл бұрын
Waxaad iguu abuurtey la adkeysan waaye 😭😭😭😭 qofkii jeceyl xanuunkisa so arkey unbaa fahmi keraa walahi wiilkaan dunida ugu jeclaa ku xasuustaa heestaan inkaso hore lo yiri jeceylka haasid mawaayo😢😢😢😢 amiiin Allahyow waa amaanadadyee 😂😭😭oohin iiga cadahay walhi inkastoo calafka nakala geeyey waan xasuustaa waqtiyadii wacnaa aanso wada qaadanahy qalbiga kamaa baxeysidee waxaa tahy barkeyga Ahmed Abdi weli wan kujeclhy asxaabta iisoo duceeya inuu ilaah niyada iiga bixiyo maanta taarikhda thy 25 8 2019 😂😂😂😢😢😢😢😢
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 5 жыл бұрын
4hours ago ba so qorty ani xitaa xususu u dhagysnya wll😑
@AbdullahiAddawe02
@AbdullahiAddawe02 7 жыл бұрын
Allah u naxariisto heestaan waxa ku xasuustaa jaceelkeygii igu horeeyay allah u naxariisto hada way dhimatay balsa ma ilaawo qofti ugu horeesay an ka maqlo bee aheyd message ahaan bee iguso qortay 😢😢😔😢😔
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 5 жыл бұрын
😢😢😢😢 oh omg Allayaraxma
@AbdullahiAddawe02
@AbdullahiAddawe02 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🤣
@AbdullahiAddawe02
@AbdullahiAddawe02 4 жыл бұрын
@@CayuuniAhlaam Amiin abaaYo 😭
@DannyEnzo2025
@DannyEnzo2025 Жыл бұрын
@@AbdullahiAddawe02 mxa ku dhacay gabadha Dr
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
waxan ku xasuusta gabadh aan aad ujeclaa ayaa uqori jiray 1996kii hada berbera ayay degan tay maan calfan lkn xusuus by igu haysaa ilaa imika kadibna calafkaygii ayaa helay maasha allah geesh caruura ii leh waxaad igu abuurtaa la adkaysan waa yee aamanada ilaahay noqo kuma ilaawine ma ogtay inuu afkay aamus diidoo aayada quraankiyo arinkale inuu fulo ogolaan ba waayee
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 4 жыл бұрын
Abahay macaan baa heestan iqaadi jiraay Alhamdulilah
@kingahmedmohamed9008
@kingahmedmohamed9008 4 жыл бұрын
Adgba nasib leh. Aniga xasus kale ayan gala markan dhagesto. Jcl wa wax xun..
@mohamettmowlitt4704
@mohamettmowlitt4704 2 жыл бұрын
Muddo ku dhow dhowr bilood Ayaan is jeceleen dhoolacadeyn iyo farxad badan kadib gabdhii waa isku dhacnay Markay iga tagty Jacaylka uqapay ayaa igu zii kordhay in badan waa isku dayay inaa la hadlo ilaa wxn ahay qof wx jecel lkn sida doonayy wxba may noqon ila hda wxy igu abuurtay ayaa la adkeysan wayay Mana Awoodo inaa zoo ceshto Miss u😩💔
@DannyEnzo2025
@DannyEnzo2025 Жыл бұрын
Haka fakarin in ad so celiso ee ka fakar sidii aad ku ilaabi laheyd hadey kugu adagthy aila soo xiriir 1 conversation ayaad uga nasan doontaaa please ila soo xidhiidh mahadsanid boqor
@ciseeyehassankoriye4242
@ciseeyehassankoriye4242 6 жыл бұрын
Jecelow xanuun badninda anaa manta lajiifa oo heesta naf bidaya qof aad jeceshay oo aan ku ogryn asana saad ku ilowdana adagtahay wale wa aduun 😭😭😭😭😭😭
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 5 жыл бұрын
Allha kaa bogsiiyo
@THESHABEELO
@THESHABEELO 4 жыл бұрын
waxaad igu abuurtaan La Adkeysan Waayee Amaanada Ilaahay noqo kuma ilaabine..... 12:56am 13 jan 2021 ilaahey hakuu naxariisto legend tubeec
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 3 жыл бұрын
Gabadh aan jeclaa baan so xasuusta markaan heestan maqlo lakin ilaa iyo hada cid majec laan iyadiiba markaan gabadh arkoba igusoo dhacda😥😭
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 8 ай бұрын
Ma ogtahay afkaygii inuu aaamus diiidoo ayadaha quraankiyo amankaaagi mooyee 😢😢axyaaa jacyl allow qalbiga noo qabooji intiii waxjecel heestaN marwalba dageestaa 😪😭03/5/2024 from mogadisho 🥺
@kareycamir3019
@kareycamir3019 6 жыл бұрын
Waa mirihii abwaankii weynaa ee AUN xuseen aw faarax dubad iyo luqadii AUN maxamed suleymaan tubeec allow unaxariiso labaduba
@bilqiis9099
@bilqiis9099 2 жыл бұрын
My late dad's favourite song I miss him so much 😢 😔. May Allah s.w forgive his sins and grant him a lofty place in Jannatul firdaus. Amiin
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 2 жыл бұрын
Aameen walal😢
@bilqiis9099
@bilqiis9099 2 жыл бұрын
@@Abdiasisfahad Thank you walaalo
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 2 жыл бұрын
@@bilqiis9099 welcome wll
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 2 ай бұрын
Amiin layarhamo
@Mahamoudnajah
@Mahamoudnajah 6 ай бұрын
Heestan waxan dhagysanya 22/jun/2024 diredawa university compus life center library Isninta ayan u Fadhisan doonq Exam applied maths Y1 ❤️ilahy Hano Fududeyo dhaman ardayda somaliyeed waxbarashada meel kastoy jogan🤲
@ayanlesaed7521
@ayanlesaed7521 7 жыл бұрын
It hurts me a lot whenever I listen such a song weeyna adagtahy in aad farxad Ku Noolatid markii aad wadnhaga qof siiso qofkiina uusan Ku daryeelin....jaceylkeyga wuxuu uga duwan yahay kuwo kale ma jirto cid murugga iyo dhibta ila qeeybsatay.....
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 7 жыл бұрын
Ayanle Saed SORRY wll ilah un arimahaaga udhiibo asiga kuxalinaya Insha Allah farxad kurajaynaya walalo
@ayanlesaed7521
@ayanlesaed7521 7 жыл бұрын
Huda Abdiqani thanks huda walal shukran Jazakallah
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 7 жыл бұрын
Ayanle Saed waiyaka wllky Insha Allah khyr iyo guul kurajeena
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 5 жыл бұрын
Ayanle saed axxx illah qalbiga haku qawojiiyo wll adunka saan iska ah markasta qofka nolosha macanteda yaqana naxriis qalbiigisa buxiisay unba dhawac so garo 😢😢
@muuminhaaji
@muuminhaaji 5 жыл бұрын
@@CayuuniAhlaam taaas aan been aheen abaayo Badal fcn iyo samir wanagsan to my bro iyo qofkastoo qalbijabka xanuinkiisa soo arkay
@indhayare11
@indhayare11 Жыл бұрын
Qisada heestaan waxay ku saabsanayd inan yar oo baadi aheyd oo uu abwaanku helay. abwaankuna heesta wuxuu ka alifay ama uu ka sameeyay dareenka ah inanta aan cidkale garaneyn oo isaga un dad ka aamintay ee anan dadkedi hayn abwaaka aya waxay indhihiisu qabteen sida ay inantu u egeyso iyo cidlada ehel la'aanta ah ee inanta ka muuqata ayuu heestaan sameeyay isagooo ku bilaabay " Ma ogtahay ayaantii ilamdu kaa da'aysee". kolkii ay soo luntay oo ay isheleen "waxaad igu abuurtaa" kolka uu leyahay wuxuu kala jeeday dareenka iyo ilmada inanta ka muuqatay ayuu la damqaday oo uu la adkaysan wayay heestana sidaas buu "Amaana ilaahay" ugu bixiyay, Amaanaduna waa inanta
@tasniimhussian8409
@tasniimhussian8409 8 жыл бұрын
amaanada ilaahay noqo kumaan ilaawine alle haku naxariisto amiin amiin
@deeqosomaali2886
@deeqosomaali2886 5 жыл бұрын
Qof kasta wuxuu soo qorayaa xasuustii uu beri hore la wadaagay jecelkiisa please iga daaya wlh hdii aan qisadryda idin soo qoro ama an awood u lahaan lahaa inan idin soo duubo aduunka oo dhan ayaa laga ooynalaa 😭😭😭😭😭😭😭😭wali wn ku jeclahay abwe macn
@cabdidhuuxcali7345
@cabdidhuuxcali7345 5 жыл бұрын
sheeko hindi miyaad nooga sheekayn lahayd heedhee
@صوماليةوافتخر-و5و
@صوماليةوافتخر-و5و 5 жыл бұрын
Xooga noso qor abyo
@abdulkadirmohamed3567
@abdulkadirmohamed3567 5 жыл бұрын
Deeqo Somaali: walaal way wacnaan lahayd inaad nala wadaagto, hadday kugu adagtahayna please ii ogolow inaan si gooniya kuula soo xariiro. Mahadsanid
@Samatar4
@Samatar4 3 жыл бұрын
Anba waliwaan kujeclahay Lkn calaf baa nakalawaday
@engwehlie5964
@engwehlie5964 2 жыл бұрын
2years kadib nala wadaag baayo
@saladgeesood5083
@saladgeesood5083 3 жыл бұрын
Ma ogtahay ayaantii ilmadu kaa da’eeysee indhahaaga qooysaan inanyaheey xasuustoo alle ha unaxariisto Aamiin
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 4 жыл бұрын
Abdullahi waligey kuma ilawi dono xas wngsan dhib iyo dhef kula darento Allah kusiyo ana niyada Allah iqabojiyo kalatageni sanad aya kaso waregtay walina qalbigeyga wuu ku taba asxabta iso ducoya inu Allah qalbiga idajiyo😭😭😭😢😢😢😢
@Abunabil121
@Abunabil121 3 жыл бұрын
Soyyr wll
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 3 жыл бұрын
@@Abunabil121 Thanks wllky mcn
@NimcoAbdihamiid-v2e
@NimcoAbdihamiid-v2e Жыл бұрын
Heestan xasuus gaara illedahay waxaan isbaranay bilowgii 2020 wiil waxaan uqaaday jaceyl xad dhaaf ah heer aan garay xasuustiisa inay wax walbo ino qto isugu imusan jeclayn lknse xushmad uu famligeyga u hyo unbu i muujin jiray markastana niyada igu dhisi jiray inu ijecel yhy heer waxan garay telephonkiisa isogo dansan malinki aan in kabada 100 jer aan waco si aan umaqlo codkiisa wayo waxan ahaa qof wax jecel ilaa hada ma ilaawin maxamed abdi wali qisada jacylkeyga way dhertahay 😢😢😢😢😢😢😢 maxamed waxa igu abuurtan la adkaysan waye amaanada illahay noqo kuman ilaawine noqo kumaan ilaawine 😢😢😢😢😢😢😢😢29/12/2023
@WiiLMuDuG-f7c
@WiiLMuDuG-f7c 11 ай бұрын
Abaayo xageh jogta
@AscmashAllaahsheikhmustafexism
@AscmashAllaahsheikhmustafexism 7 жыл бұрын
asc Allaah u naxaristo isha Allaah saleban max'med tubec Akhyrta f.fboga u soo duceyey Ameen Ameen Ameen
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Ax ilahay lamanaha isjecel ilahay hamideyo ❤️
@sanbriinaqalbiwanag8204
@sanbriinaqalbiwanag8204 5 жыл бұрын
heestan si gaar ayaa itawaneysa runtii marka aa maqlana waa ilmeyaa 😢😢 wa daremi karo qofka xanunka jacelka arkay
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 3 жыл бұрын
Hada maka bogsatay quruxeey xanuubka waa liisla soo wada arkayee
@hunter-lh6fg
@hunter-lh6fg 3 жыл бұрын
Waqtiga cajib badnaa Allow hibaq hadan aduun kuwayay aakhira haiseejin😥
@suldanwaayoarag5688
@suldanwaayoarag5688 3 жыл бұрын
2021/9/9 Greece heestan waxan Ku xasuusta labo dhacdo (1)inantii ugu horaysay ee aan lasheekaysto iyo mobelkii ugu horeeyay ee Gacantayda soogala labaduba hada meelay Ku danbeeyan ma Aqaan
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 6 жыл бұрын
Greatest Somali musician in all times .... Along many others ... Always life in our hearts ... Great hit ....
@abdifatahherzi5431
@abdifatahherzi5431 2 жыл бұрын
4 years letter! Hdii aad nooshahy zaalam wll hdii aad dhimatyna Naxariis jano
@adenkeyow
@adenkeyow Жыл бұрын
Wlh xasus back in form3,,,2013 Apk the city of the style,,,I used listen like nothing else 😊😊😊
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 10 ай бұрын
Waxaad igu abuurtaa la adkeeysan waayee.. Amaanada ilaaheey noqo kuman ilaawine😔
@faisaali3203
@faisaali3203 5 жыл бұрын
Maxay xasuusto qalbıyada holac ku shıdaa😭ısla caawa 26-aug-19 dıb ayan u dhegeystay balse waxay ı xasuusısay hal wııl kalıya oon jeclaa waqtına soo wada qadanay ınaan welı jecelahay go’aana waxan ku gaadhay wıılka aan wada socono ınan runta u sheego ısla caawa 😭😭 Ilaahyow ı cafı khaldse kuma lıhı ınaan hal wııl kalıya qalbıgayga ka dhex arko ❤️ waxaad ıgu abuurtan la adkaysan waaye amanada ılaahay noqo kuma ılaawıne💔❤️
@Layliga143
@Layliga143 4 жыл бұрын
Waxaad igu abuurtaa la adkeysan waayee amiin ilaahayoow wa Aamanadadee Maxamed saleebaan boqorka codka❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯
@nuunamula3546
@nuunamula3546 6 жыл бұрын
Illahayow u naxariso wlhi heesi waa tii hore dadna waa dadkii hore
@AbdiGuledG
@AbdiGuledG 6 жыл бұрын
Cajiib. Hees cajiib ah oo qalbiga kudhaqaajineysa. AUN boqorki codka Soomaaliyed MS Tubeec qabrigiisana alle hau waasiciyo.
@nimconuura1029
@nimconuura1029 4 жыл бұрын
Heees aaan caadi ahayn jaceyl iga dheh qofkii qof jeclaadey umbaa dareemi kara
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Amiin alahayow waa amaanadaadee 😌
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 5 жыл бұрын
Maxamed saleebaan tubeec alla yar arxamu raaximiin. Heestan waan kugaraadsaday kamana xiisa dhaco.
@jiijo1436
@jiijo1436 7 жыл бұрын
koleey heestu macno bey laheyd lkn cid qisadii haysaa ma jirto dabcan almuhim amiin allhayoow waaa aamandaadee
@mocowbarre13
@mocowbarre13 7 жыл бұрын
jiijo 143 waa la haayaa abaayo waa qiso ku dhacday abwaanka sameeyay xuseen dubad qisadan waxay kadhacday barba waa sheeko dheer lama dhamayn karo
@leeylomaxamed3778
@leeylomaxamed3778 Жыл бұрын
@@mocowbarre13 waxa kumaqla gabdha korsaday jecladey
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Heestan waxaan ka dhagaysan jiray radio hargysa .wakhtigi aan yaraa 2007 anigoo 10 jir ah alxmadulilaah ilaahii isoo gaadhsiiyay 2018 Like saara heestan
@budakodo4787
@budakodo4787 6 жыл бұрын
Aamin alahayow waa amaanaadaadee alla ku naxariista tubeec
@ahmedmohamed7468
@ahmedmohamed7468 3 жыл бұрын
1/9/2021 waa Galaab asiir. Goobtu waa Garissa CADEY. Amaanada illahey kuu dageeyso cafimad iyo codkada mcn ee ...........Tubeec.farxaduu waaxa ii deer inna somali ahaay. Amaanada illahey waaa igu xaasuus
@yusufidirischannel9331
@yusufidirischannel9331 3 жыл бұрын
Gabar ban jeclahay isku school nahay wali uma shaagan malin xasuus leh 23 nov 2021 time somalia 14: 43 malin talado school ka imaady 😭☑️👍
@DannyEnzo2025
@DannyEnzo2025 Жыл бұрын
Ha usheegan ee Hana Deg degin mse marhoraaad usheegtay laguguna daadshay
@abdisalan7454
@abdisalan7454 4 жыл бұрын
Warr nagadayo qabyalad dad ana u guqurxoon🔥💙🔥🏅
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 5 жыл бұрын
Xuseen aw faarax ilaaHoow kuu Naxariisay....
@nuurhubane
@nuurhubane 10 ай бұрын
Xuseen ow farax dubad baa lahaa ugaas
@MohamedHassan-zr7xt
@MohamedHassan-zr7xt 3 жыл бұрын
Heestan xiligii igu horeysay aan dhageysto waxey aheyd 2014 xili aniga iyo jaceylkeyga aan is waaynay Gabar aan isku school aheyn waliba classmate ayn is jecleyn Nasib daro calaf ka inakala weeciyay wan kala lunay Markas ayn hestan shitay Oraahyada waxa ka mid aha Waxad igu aburtaan la adkeesan waayee Hada Gabadhaas ma ogi mesha ey ku nooshahay lkn wxn u rajeynaa nolol farxd leh
@sakariyeaadan6214
@sakariyeaadan6214 4 жыл бұрын
Rag waaweynba laso qufay wixii caloolaha iyo uurka ugu jiray Qof wlpa ilhyy noloshiisa ha uhagaajiyo
@mohamedmohamud3539
@mohamedmohamud3539 3 жыл бұрын
Hestan waa hesta kaliya ee qado markaa soxasusto ani iyo ismahan asxabta inta ila mida like yaa leeyga baqiilin
@abdirahmansaed8544
@abdirahmansaed8544 6 жыл бұрын
Waa hees xasuus mudan markaan kalinimo dareemo baan dhagaystaa.....
@adnaanali129
@adnaanali129 5 жыл бұрын
Hestan. Gabar an jecla aan ku soo xasuusta oo wiil ajnabi iga raacde lol nasiib wacan Khadijo 🙏
@ruwaydacali3588
@ruwaydacali3588 4 жыл бұрын
Waad ii udgoontoo Iimaanka deeqdee😩😩♥️♥️💯🥰👌 my kaldeeqe allow iikaa daa🤲
@mustafaanouriye6793
@mustafaanouriye6793 6 жыл бұрын
codkii boqorka allah ha u naxaristo janatul firdowsa ha ka warabiyo allaah amiiin 😇😇😇😇😇amiiin
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Ameen
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
Who's listening 10 April 2018 old is best waxaan xasuustaa 2011 ayaan jeclaa heestan
@sahalsahal7509
@sahalsahal7509 6 жыл бұрын
ayaanle ahmed wax qiso ah maku xusuusataa heestan mudane hhhhhhh allow cimriga noo barakee waqtigu waa socdaa
@ikkypharah2664
@ikkypharah2664 5 жыл бұрын
Me 24 April 2019 old is gold
@Oroowmagan13
@Oroowmagan13 Ай бұрын
Xasuus dheer 2006 ❤. Anoo Wiil yar oo innocent ah.
@moeali2281
@moeali2281 5 жыл бұрын
2020 Australia is listening!2
@fahmaaden7238
@fahmaaden7238 7 жыл бұрын
May Allah Grant u jannah
@Ruuxullah
@Ruuxullah 15 жыл бұрын
Ninkani waa boqorka codka ee qaranka somalied, M,s,t nooloow 4ever Love
@qalinlexikmaawi9667
@qalinlexikmaawi9667 6 жыл бұрын
Yaasiin Alli
@qalinlexikmaawi9667
@qalinlexikmaawi9667 6 жыл бұрын
zxp inteee
@theluckyone5718
@theluckyone5718 6 жыл бұрын
+qalinle xikmaawi wll qofkan 10 years ago ayu commentiga qore
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
Ninkan 10 sano kahore soo qorey comege ma dhintey tlow hhh
@xamaraaweshow6797
@xamaraaweshow6797 5 жыл бұрын
@@theluckyone5718 kkkkkk
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Boqorkii codka Ilaahay naxaris janatul culya Amiin
@abdirisaaqadanbarre1727
@abdirisaaqadanbarre1727 6 жыл бұрын
allaha unaxariiso suleeban
@amirsheikh691
@amirsheikh691 4 жыл бұрын
Xasuus 2002 from idacadii darban b.weyne allaylehe aduun wuu soconayaa
@awilmurtiilemedia1279
@awilmurtiilemedia1279 6 жыл бұрын
mahaan dad jaceyl Ku soo halaabaa Ku fardamaya I'm free waxaas Ku majiro I have been listening since 2004 Wit out love I'm feeling emotional.
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk Sannadkan Gudihiisa ayaan ku hallaabay jacaylkaas, aniga oo toban sanno dhegaysanaayey iyadoo wax aan ka ahayn dareenkayga in ay kiciso mooye saameyn igu lahayn.
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 7 жыл бұрын
heestan wa hees qaliya anaa yar an maqli jiray dhalin geel jira oo ku luqaynaya tubeec alla yarxamuk abaha fanka somaliyeed
@Galaalmedia1
@Galaalmedia1 4 жыл бұрын
Raga halkaan joogo wa wada bukaan socod😭 Jaceylka 1aad marnaba lama hilmaamo😭 Kaaga sii darane isma calfadaan😭 Ugu danbeyne halkaan bey so galaan si ay xasuus uun isaga jiraan😭 Dumaroow maxaan idinka bi'inay😭 2020✋
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 жыл бұрын
😋😋😋😋😋idinkaba mayareeysatan meqa hablod meshan calaacalaya hhh mxan idinka cunay😔
@abdullahiibrahim8730
@abdullahiibrahim8730 3 жыл бұрын
15/9/2017 waa maalin inta Nolosheyda ka dhiman aan ilaabi karaynin weeye markan Heestan maqlo ayaa soo xasuusta jaceyl xanuun badanaa😭😭
@samiirsawarbadan5167
@samiirsawarbadan5167 6 жыл бұрын
heestaan waa hees walee markaan dhagesto waxaa soo xasuusana cabdi qaadir macalin love oo ku ahaa marka shaqada ku jurno oo noo daari jiray 💚💛💜
@fuaadmohumed3678
@fuaadmohumed3678 7 жыл бұрын
heestan amaano waa erayadii abwaan Xuseen aw faarax Dubad ilaahay ha u naxariisto isaga iyo tubeec 1966 Reedyow Hargeysa muusigii walaalo hargeysa
@amiinbishar1401
@amiinbishar1401 5 жыл бұрын
Who is Watching October 2019 like
@baashiofficiall
@baashiofficiall 5 жыл бұрын
Me just 11/october/2019 Friday night 7:18 pm😂
@Last_King2023
@Last_King2023 5 жыл бұрын
*_Me too_*
@hassanmatan5077
@hassanmatan5077 5 жыл бұрын
I do walhi bro
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 4 жыл бұрын
Boqorki codka ayuu ahaa Allah ha unaxaristo Mohamed salebaan tubeec
@nurnur7459
@nurnur7459 4 жыл бұрын
Aduunyo 1994ti iigu horaysay maqalkeeda waaba ilmayn jiray markaan maqlo walaalkeey igawayn oo hada Switzerland kunool baa inoo keeni jiray radio iyo canjalado baadiyaha ceelbuur maxamed Saleebaan tubeec nin aan jeclaa buu ahaa qaas ahaa 7 heesood oo albumkaan kujirta
@Abunabil121
@Abunabil121 Жыл бұрын
Heeskan markan dhegaysanayo waxaan so xasustaa jcyl iigu horeeyay dhalinyaradaydii noloshuba waa xusuus ku nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adanahmed1684
@adanahmed1684 5 жыл бұрын
2020 Xasus ayaan caawa Angola ku dhagaysanooyaa heestaan qiimaha bdn😍🔥🔥🔥🔥🔥
@Layliga143
@Layliga143 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan codkii dahabiga ahaa Aamanada ilaahay Allah yaa raxma
@fatumasheikh1094
@fatumasheikh1094 7 жыл бұрын
walee waa xasuus ana iga go oyn intaan noolahay xasuus nin ba maliintis caku aduunyo
@abdiasisahmedoday9476
@abdiasisahmedoday9476 5 жыл бұрын
Aniga
@mahamoudadan2234
@mahamoudadan2234 5 жыл бұрын
Mcha allah alle janadii hakaz warabiyo kuu naxariiso mxmad saleban tubec
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 4 жыл бұрын
Wxaad igu Abuurtaa la adkeysn waayee😭 2020
@Ismail-somali
@Ismail-somali 6 жыл бұрын
😥 2008 / 2018 maanta si kedis ah Ku arkaY ma hadho xasuus iyo xikmad👏🌹❤
@mohazadem3031
@mohazadem3031 6 жыл бұрын
Heestaan aniga mRki iigu horeeyse waxan ku maqlay idaacada horn africk markey cusbeed kalmaha sugaanta an ku dhageeste tubec boqorka codka allaha u naxariisto
@miskidahir2707
@miskidahir2707 7 жыл бұрын
old is Gold👌
@maalinhimmaalinhim9368
@maalinhimmaalinhim9368 7 жыл бұрын
Miski Dahir old is gold
@maalinhimmaalinhim9368
@maalinhimmaalinhim9368 7 жыл бұрын
🎵🎶
@aminmudey2904
@aminmudey2904 7 жыл бұрын
runta waye walal
@xpclick5924
@xpclick5924 7 жыл бұрын
❤❤
@mobillionblack
@mobillionblack 6 жыл бұрын
Last King
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 5 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🙏🏻Heestan tariikh gooni ah ayay ii leedahay 🙏🏻🙏🏻🍎🍎🍎
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 554 М.
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 424 М.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4 МЛН
Maxamed saleebaan tubeec hees cusub
6:53
caaqilka
Рет қаралды 112 М.
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maxamed Sulaymaan Tubeec (Amaanada ilaahay) With Lyrics
10:54
Fankii Hore ee Soomaaliyeed
Рет қаралды 29 М.
Jabaq - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:11
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 677 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 467 М.
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН