HEESTII XAMAR CADOW AN AHAYN MALIHIN IYO FANAANINTA REER SOMALILAND

  Рет қаралды 88,340

Caaqil media

Caaqil media

29 күн бұрын

#caaqil #media #subscribe #like

Пікірлер: 299
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 25 күн бұрын
Anooo Reer Hargeisa matag baa iga qabanayo waxan lagu heesayo..... Anaa walalahay Xamar jecele miyaa lay waalayaa.....Muuse aaan isku qabano reer Somalilandow... Xamar iyo xabashi iyo xagtoonna innooma wado...xabaal iyo xiqddi buuu inta udhaxayso ayuu innoo wadaaa..
@habibaibrahim2248
@habibaibrahim2248 27 күн бұрын
Walaalaheyga rerwaqooyi Waxaan idin maleynayey in aad tihiin dadka Somali ugu aqoonta badan noogu Aqlibadan laakiin hada Waxaan ogaadey in aad tihiin Ziiro
@KodirAbdy-qx4sn
@KodirAbdy-qx4sn 26 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴
@Shamsa-p3e
@Shamsa-p3e 18 күн бұрын
Inuu axmaar markale idin gumeysto miya u xiisa qabtaan
@abdulkadirmaalim875
@abdulkadirmaalim875 27 күн бұрын
Soomaali nimada isma qariso waxaan aad ugu fiirsaday dadka xaflada ka soo qeeyb galay dhamaan dumarka xaflada fadhiyay waxaa ka muuqatay xishood iyo yaxyax eey dareema yeen waxaan hubaa ineeyan raali ka aheeyn heestaa caruurta loo soo dhiibay waxgarad kii xafalada joogay halkaa markeey joogto waxaan leeyahay dhamaan dadkii soomaaliyeed ee xafalada joogay raali ahaada wax ma garataa hadashay heestana sheegatay magacii abwaaniitii soomaaliyeed ku ciyaartay xalay waxa idinku dhacay nabar xaq daro alaha idinkaga dhigo ceebta waxeey saaran tahay heesta nin kii sameeyay ee faniinta qaaday ma saara mana ku ee deeysana waxas qof kii xigmad ka dhigay dad kuu caayay ee waxba ma sheegin
@Cubtanabdi-z9d
@Cubtanabdi-z9d 22 күн бұрын
Maasuq Maasuq Biixi Watching and Laughing Louder 😅😂😂
@hania9627
@hania9627 24 күн бұрын
Saan mey gaareeen Amxaar jeceyl Aqliga wa dhamaday
@aishamuuse202
@aishamuuse202 26 күн бұрын
Kaadhkii somalinimada eed xoqon jirteen dhammaa waar dantiin raacda haku habsaamina dad tashaday haddaad somalinimo jeceshay xagxagashada iyo nacaybkay joojin laayeen kuwa somaliya isu bixiyay siday somali oo dhan dhabarka ku sitaan iyagoo haddana is cunaya waxaan hadalkaygii kusoo gaabshay somaliland way tashatay ee intiina halkan ka qaylinayaa kolayba hadal Wax kuma yeeli kartaan dantaada raaco guul iyo gobonimo Somaliland mashallah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 27 күн бұрын
Jabkii goojacade idinkaga dhacay wuxu sababay in aad xabashi u gashid😢😢😢😢😢😢😮😢😢
@Mahadali-yy7qh
@Mahadali-yy7qh 25 күн бұрын
Isaaq aqli leh wan waye wllhi😂😂😂😊
@XamdiCabdinasir
@XamdiCabdinasir 25 күн бұрын
Isaaqu ileen waa xolo😅😅
@abdulyareali3241
@abdulyareali3241 14 күн бұрын
Mamoyinka waa yaban yiin😂😂😂😂
@MandeqBile
@MandeqBile 11 күн бұрын
Wax garad😮
@macalinka552
@macalinka552 17 күн бұрын
Uf war islayaaba akhas jawaabtaan sugaynaa wax dhintay baatihiin waad urteen nacalaa idinku taalee waad kaxuntihiin hormarkooda waad gaadhi laadihiin waadaalaysaan waligiinuf uf uf uf uf shiirkiina isoo gaadhaya ahkas😢 akhas😮😊 jawaabta haka ooyina 😏😏😏😏😏
@ramrun6328
@ramrun6328 26 күн бұрын
Hhhhhhhh, Xanaaq majiro ictiraf ma anaga aragnay aaa xanaqne ama iska dhaafne .wx natusa kow se cml mx fudeedka horta heesta ictirafka in lahelo kahoresay.
@ramrun6328
@ramrun6328 26 күн бұрын
Muse bixi maku riyoday ictirafka xalay markas dadka isku wacay kalay hesa xalay ictiraaf anago helna kuriyode 😂😂😂😂😂😂
@Tiktoklivevideos-w5c
@Tiktoklivevideos-w5c 26 күн бұрын
Walle wa is cebeysen Cadowgina wasa Xaranyahy😂😂😂😂
@iftin2024
@iftin2024 26 күн бұрын
Ma runtay isku ceebeeyeen, cadow xun oo yuhuuda ka xun baa tihiin oo diinta, somalinimada iyo walaalnimada ku dhuumanaya, sidii aad meelwalba uga soo xidhilahaydeen baad sidii rajiimkii hore orod ugu jirtaan adigoo aan xamar gudeheeda aan xukumin lagugu dhex ilaalinayo waxaana tihiin dad isku wada mida markaa Somaliland kaa socotaya iska ilow and STOP CRYING 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Tiktoklivevideos-w5c
@Tiktoklivevideos-w5c 23 күн бұрын
@@iftin2024 Ohinta badan jooji Somalida Cadow kuma ahan Subxanallah waxyabaha Qaar aad ku hadhleysan kafirsada sidee Yahuda ay oga xun yihin Somali soo dad dhigaga ma ahan waxa tihin dad ay Cuqdad dishay Cuqdada ilahay haidinka saro waxan idin daho ma aqan 🙄
@bashirali4887
@bashirali4887 26 күн бұрын
Subxah alahy sharka waxan ilahy Somali kawaqanto
@AbdiwasacIbrahim
@AbdiwasacIbrahim 19 күн бұрын
Iska daaya afka soomaaliga kuhadla af xabashi noo daaya af la idin layaab waad iska cideen abwaan daaha gaas laguma arkikaro magaalo soomaaliyeed kuuma baahno xamar
@hunabuggy9712
@hunabuggy9712 22 күн бұрын
Walahi this is an embrassment to Somaliland. And I'm from there. Nothing good will come from this and the president is a fool for allowing this to happen in his house. To the rest of world we are Somalis
@AweesAbdulaahi
@AweesAbdulaahi 22 күн бұрын
Wacalo 😂😂😂 meel lisugu keene😅😅
@hannahyusuf215
@hannahyusuf215 26 күн бұрын
Ma banaadirbaa rabi baa boqree cid ubaahataba
@saciid_iid
@saciid_iid 26 күн бұрын
Xaa ugu dhagantahay hadaadan ubaahneyn
@hannahyusuf215
@hannahyusuf215 26 күн бұрын
@@saciid_iid xamar qofna uma bahna ayada lahoos imada ogow taa state kastana halkas looka taliya ayada waxay ogolana socon mayane waxba ha isxiijina ilmo amxaaro
@Rudwaanaxmedismaaciil
@Rudwaanaxmedismaaciil 25 күн бұрын
guulaa fananta ❤❤❤❤❤❤ geesiyaashaqarnak noolaada
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 26 күн бұрын
Somalia over 30yrs. Ma heshiin is mana cafin. Idinkaa Cuqdad walaahi qaba. Daarood Hawiye ma cafin mana aamini karo!.. waa xaqiiq. Hawiye na maamul & Somalino waxba ka garanmaayo. Markaa amaan aan idinka helno Qadaad wayney. 😢
@alidahir8352
@alidahir8352 26 күн бұрын
ciyaal xamar o jwab deg deg kasoo tuuray ma adoo bukaa soo baaqayoo bejada amxar badigobayoo rabibaa boqraye ma banaadirbaa cid ubaahatabaaaaaa
@user-sl3fv8qx3w
@user-sl3fv8qx3w 8 күн бұрын
Uf wax idinka xun samali wallhi Kuma arag dad idinka cuqdad badan laabdaad ka xanuun san tihiin waligiina ictiraaf hili meysaan insha Allah xaasid haduu jiro waa idinka
@abdirahmanibrahin6437
@abdirahmanibrahin6437 22 күн бұрын
Karbaash Xalaaal Ah oh
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj 25 күн бұрын
Hargeeysa wexeey kamidtahay somalia
@user-hy4di5zk4e
@user-hy4di5zk4e 24 күн бұрын
Muuse Biixi Anaa waso adinkana adaan iwaso😂😂😂😂
@AbuukarCusmaan-lj9ny
@AbuukarCusmaan-lj9ny 20 күн бұрын
M.a soomaaliland inolawaada waa kuhaysiin lkn ictiraaf waad helidontii waqtigiina baa wax kadhiman
@AyaanWaano
@AyaanWaano 25 күн бұрын
Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤
@KhaalidCawaale-pl5zx
@KhaalidCawaale-pl5zx 22 күн бұрын
Sorry waxan dhaho waan garan laa ay waxan xasuustat gabaygii ahaa ina walanwal wiilkuu dhalaa wiilkiisu galaduu weheshan doonaa anagu hadaan ree awdal nahay heestaa raali galin ayaan ka bixinaynaa kumana raacsanin😊😊😊 4:33
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 күн бұрын
COOY MUSUC DEEQA AFRO
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 26 күн бұрын
Markuu amxaar. Qabsado hargaysa Haku calaacalin soomaalidii meeday
@sharmadiinho160
@sharmadiinho160 26 күн бұрын
Xamar waa mesha laga duulo yurub laga aado ee amiin madax bararow anaga cadiyaa dadka udilnaa meshaa ka xirtaan garac yeheey qurunkaa
@jayman609
@jayman609 25 күн бұрын
Amanagaa nakala qeybiseeed ood naga dorateen xabashi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 25 күн бұрын
Yeah dadka cuqdada badnaa hees miye naguso garacen beswaaye walaalheen ayanu dhahnaa anagu ayagana sidaas bay u fekerayaan doqon walalkeed ku maqan iga dheh
@aadanmaxamed9368
@aadanmaxamed9368 24 күн бұрын
Dariska aa 4.5 ah ma dowladnimo ayan sugeyna somaliland way ku saxan yihiin inay dowlad gooni ah noqoto
@CamooMaxamadxasan
@CamooMaxamadxasan 16 күн бұрын
Somali❤❤❤❤
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 25 күн бұрын
hhhh. hes danbe ey qadan yaa dhagey sana Sher comment dhaha xamar cid wax ka badali karto malaha American iyo Ethiopia ka carartay😂😂
@Sowdo99
@Sowdo99 26 күн бұрын
Si fiican u ooya😂😂😂😂😂😂😂
@monerahashi2970
@monerahashi2970 26 күн бұрын
Soamliland ha nolaato qadaadweyntu hadhacdo😂
@user-bl7wk2qu3f
@user-bl7wk2qu3f 24 күн бұрын
Markey diinta kugu yartahay waa iska sidaan
@RukiyaCabdiNasir
@RukiyaCabdiNasir 25 күн бұрын
Midnimada dhulka somaliyeed wa muqaddas..❤
@Kamacgure-ex2sb
@Kamacgure-ex2sb 26 күн бұрын
Abwaan abwaan kadambeeyaa ba,ay waxa buuqa wada waayo😂😂😂😂😂
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 24 күн бұрын
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤
@NadieraMaxamutt123
@NadieraMaxamutt123 25 күн бұрын
Soomaalinad ❤❤❤❤
@user-sf2bc6pl2y
@user-sf2bc6pl2y 24 күн бұрын
Subaxana laah
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 26 күн бұрын
Report dhaha walaalyaal hawada kucuna 👎🏼🤧💩🇪🇹🇮🇱🇰🇪🤢🤮👎🏼👎🏼👎🏼 From Hargeysa ima matalaan kuwani waa Oromadii uraysay Hargeysa tuugsiga noogu yimid walahi
@Cubtanabdi-z9d
@Cubtanabdi-z9d 22 күн бұрын
Beesha Caalamkana... Wax ku dara Walaalayal 😅😂😂😂
@really_queen3
@really_queen3 19 күн бұрын
Buuq uma bahna😂😂
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t 26 күн бұрын
Kuwan fananita caruurta isku shegayo waay is cebeyeen maxamed mama waa Nin caqli leh Waka jakiray wlhi
@IfraaxMusse
@IfraaxMusse 11 күн бұрын
Kkkkkkk maxd hayisata somal lin😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 25 күн бұрын
Viiva viiva somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiqafaar5599
@cabdiqafaar5599 24 күн бұрын
Soomliland waliged Xor nonoq meyso ,ama ooyo ama biiba😂😂😂 from muqdisho cadeey❤❤
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 23 күн бұрын
Xornimo ninka 9 dal codankeedi jogan ba u bahan😅😊
@choukriali1710
@choukriali1710 26 күн бұрын
Waaw
@Editzzforlife8293
@Editzzforlife8293 13 күн бұрын
We love you guys
@amiinaar14l77
@amiinaar14l77 24 күн бұрын
Allah yahdiik
@ikraancabdiraxmaan5596
@ikraancabdiraxmaan5596 24 күн бұрын
Guul guul somaliland🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CMC760
@CMC760 27 күн бұрын
Show waanu waalanay
@FihiimaMaxamuud-q2s
@FihiimaMaxamuud-q2s 26 күн бұрын
Waxaso kale waa doqonimo runtii manta hoos aya ino dhigten somalilndh waa gaar somaliyana waa gaar waa laba wadan oo jaara wll hadii lays fahmi waayo nin walba mishisa ha fadhiyo se hayna galinina xabishi iyo oromo somalino ayaa ka dhaw😢
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 25 күн бұрын
Guulaysta
@KhadarFarah-qi9fi
@KhadarFarah-qi9fi 27 күн бұрын
Banger fucking banger 🔥 🙌
@user-og1yy4cz9n
@user-og1yy4cz9n 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ Somali lads guul
@MaryanKobi
@MaryanKobi 7 күн бұрын
❤❤❤❤
@MohamedAbdikhadir-ks5ze
@MohamedAbdikhadir-ks5ze 24 күн бұрын
Aamin yabalamiye hoyadis wasahan
@YahyaOsman-j3n
@YahyaOsman-j3n 17 күн бұрын
Heestu wa dislike siyey 😂 viva awdal-land ma rabno oromo-land
@HeyHey-yq1vm
@HeyHey-yq1vm 26 күн бұрын
Cuqdadaas walaahi maba nagujirto somaliland waa ku fauna walaahi laakiin this is sad man
@PeacefulAgilityPuppy-je6gp
@PeacefulAgilityPuppy-je6gp 23 күн бұрын
Tan 😢😢😂😂😢😂hees maaha
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 25 күн бұрын
Yaaaaa😮
@NIMCONIMCO-f6r
@NIMCONIMCO-f6r 25 күн бұрын
Khayrad
@SafiyaQurux-lh9gn
@SafiyaQurux-lh9gn 20 күн бұрын
Hanii wasto xamar dhilaaa idin dhashee xamar dad uma baahno ee iyda loobahsnyhy😅😅😅😅
@UgbaadJaamacxuseen
@UgbaadJaamacxuseen 24 күн бұрын
Garowe iyo kuwa xintama wax iga xiga amxaar kuwa heesta dhalishani walky hadu wax ila jecel yahay wax kasto wangsan wa ila garab istagi laha lkn hadu wllky intad xun iyo dhibatadu u tahay farxad angun wllky ma naqonyo wlltinmdu wa ka kula damqad xiligad dhibtad ku jirto markad badhadhah ku jirtan kula farxsan lkn somalid konfured intaso dhanba waxay kaliya ku faraxda dhibkega..
@sihamSiham-qu8yc
@sihamSiham-qu8yc 26 күн бұрын
adkatey😂😂😂😂😂
@Maryam-o9q
@Maryam-o9q 25 күн бұрын
Waxaa rabtiin shega cirka idinkaga dhow ictiraaf😂😂
@user-ui3jh5bh2v
@user-ui3jh5bh2v 25 күн бұрын
Wlhy isaaqa aqligaa ku yar
@AhmedMohamed-wi2vb
@AhmedMohamed-wi2vb 25 күн бұрын
Wn kaa Aqlibadanahey kana horeynee syster isku si umeynan fekerin isku Aragtina weynu ku kala dhimaneyna
@mooral_media
@mooral_media 25 күн бұрын
Waayo sidee ugu yaryahay
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 25 күн бұрын
Qofki somaliland diudan aduunkan u necebahay
@mooral_media
@mooral_media 25 күн бұрын
@@exberberaaadani5790 thanks
@mohamed8481
@mohamed8481 19 күн бұрын
Daptii waxan kusuganahay dalka Kenya imakala baxasana dadka somaliyada iyo dalkedaba waxan uhaysti degan walba Somali dagtaa inay somalidu ugalabaxsanen blse waxan arka hadaa qomiyad iskala fogenesa War qabel iyo mithib takor waqtiii hora uaha ea iskadaya qabilaka iyo wixi lamit ahhh ooo somalinimadaa ujostoo daqalaha iyo amnitari ithin haysataa ea maxay uqduda iskuberesan wardalayarow iskadaya waxan maficna ea
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 25 күн бұрын
Geesiyaal fanaaniin qaali ah noolaada
@AbasSalah-ej7tr
@AbasSalah-ej7tr 25 күн бұрын
Inta qalbiga ka jiran alle ha caafiyo 😅
@sosoabtidoon8710
@sosoabtidoon8710 23 күн бұрын
Sual inta heesesa passport ka ey Watan waa kii ha la ii weydiyo ilahay umada xaqa ha fahamsiyo
@AshwaaqmaxamedMaxamedmaxko
@AshwaaqmaxamedMaxamedmaxko 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariyecabdule-hq7sc
@zakariyecabdule-hq7sc 26 күн бұрын
Somaliland ka tag mesha heesta caadi maahin lkn somalia is one
@user-lt7oy8qx7k
@user-lt7oy8qx7k 25 күн бұрын
HoodayiiN caqLi xumada kawasa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 25 күн бұрын
Jun 26 1960 ❤❤❤❤❤❤ somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamaahmed9129
@jamaahmed9129 25 күн бұрын
Uff xaaq tuu
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 26 күн бұрын
Xamasta ayay noo hayeen shalay somalina caruurta ayay xasuuqaysay yaa isbarbar dhigi kara
@ZheymaUpdirahmaanismail
@ZheymaUpdirahmaanismail 25 күн бұрын
Akhry😂😊😢
@YoussoufYoussef-x2j
@YoussoufYoussef-x2j 26 күн бұрын
Walee siyad waxbu ooga. Allow siyad barre soo celi
@abdifatahshiinees3104
@abdifatahshiinees3104 21 күн бұрын
Uf😂
@DhemanZamzam
@DhemanZamzam 26 күн бұрын
Vive xamar😂😂😂😂
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g 24 күн бұрын
Asc from Mogdisho👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 26 күн бұрын
Kunjeer xabashaa karoon
@user-ym7zw3rz3s
@user-ym7zw3rz3s 24 күн бұрын
Xasid an iidor ahynba miya jira😂😂😂
@user-sl3fv8qx3w
@user-sl3fv8qx3w 8 күн бұрын
No ictiraaf n aqoonsi no basaboor no free no horu mar no dollar no wax walbo
@MohomedHassan-l2s
@MohomedHassan-l2s 17 күн бұрын
Maxaa kadam beyey canooleey
@Alidiriye-j9l
@Alidiriye-j9l 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂calizakiwalawasaa😂😂😂😂
@sahruja5777
@sahruja5777 26 күн бұрын
Isaaqow hanoqanina Falastiinta Africa.
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 25 күн бұрын
isaqa inta hadhay halaga gadho muse somaliyey
@Asadcabdi-mm7zm
@Asadcabdi-mm7zm 24 күн бұрын
xaasidka somaliyeed waa hargaysa
@nadiraabdirahman7293
@nadiraabdirahman7293 22 күн бұрын
Nacaanimada umada kala dhaqaaq
@kobciyekabofficial3482
@kobciyekabofficial3482 24 күн бұрын
allow maxaa xabasho socoto laga dhigay hargeyso alle ha idin tuso xaqa somalia waligiin magaareeysaan gaar ahaan xamar cadeey ee horta yeesha baasa boor aad ku dhoofi kartaan hal hal aa xamar leeydinkuugu ceejaa hadaa isku timaadaan ogaada taas wasaqyeheey
@RahmaAbdirahman-vx2yu
@RahmaAbdirahman-vx2yu 24 күн бұрын
Ninka aqoonsiga somalilnd neceb heestani way shidi doonta 😂
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 24 күн бұрын
Wllhi waabay shiday oo wayba gubanayaan 😂😂😂😂😂
@user-uf1mt7ol1x
@user-uf1mt7ol1x 19 күн бұрын
❤❤❤❤ somaliland viva
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 25 күн бұрын
Somaliyey deg deg ha logurmado somali diidki waxay marayan halki udambaeysay
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 20 күн бұрын
tani waa hees gumeed waxaanu idiin sheegeynaa in dalku yahay dal soomasliyeed waana laydinka xoraynayaa dhaqso idin faney amxaarow in jir baa dooneysaa
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,8 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 23 МЛН