No video

hees daalo lyrics hibo nuura , hiba nuuro heesta hayga tagine ii tali , hibo maxamed heestii daalo

  Рет қаралды 103,476

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA: Hayga Tagine Ii Tali
ERAYADA: Cabdi Xandule Shanle (AFWEYNE)
CODKA: Hibo maxamed (Hiba nuuro)
LYRICS : Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS )
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Daaloo tus helayoo
mayaay tumay arooryoo
ooy cad ceedu taamiyo
ay u timi nin joogii
tilmaan kaan ku raacshee
indhuhu tabanayeeynow
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
mid uunbaa tukubiyee
...............................
Tabcoo ubax ka baxayoo
tigaadina hadheysay
teel teel daruurina
tima sare ka fuushay
ama Toggag biyo ahoo
Tacab la'i u soconoo
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
mid uunbaa tukubiyee
................................
kama tagine caadoo
inta xays ku taagsaday
todobaad cagaarkiyo
maadhii is tiigsaday
sidaa tahay nafteydii
kugu tudhatay adigee
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
mid uunbaa tukubiyee
...................................
taaggii masaaroo
Tarantoo tumaatiday
dayrina ku tumatay
dhirtu kala tilmaamanee
Madheedhkii u baxay taag
tabtii igu ahaatayee
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
mid uunbaa tukubiyee
#dhugmaal_lyrics

Пікірлер: 12
@abdullahimohamednoor6383
@abdullahimohamednoor6383 24 күн бұрын
My fv hooyo macaan hibo nuura Illahy cimrii dheer haku siiyo ❤
@axmedthree4118
@axmedthree4118 2 ай бұрын
Qoraalka uun sax wllo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 4 ай бұрын
Daaloo tus helayoo xasuus 😢xfdeda madiina gar ahaan dharkenley suqbucley maxaa u xiisay/9/5/2024/
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
Gabar qaraami maa tahay meelo badan wan kugu arkay 🥺
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii cabdi xandule laxankii bashiir xadi codka hibo nuura
@abdiwaliali7095
@abdiwaliali7095 Жыл бұрын
Wadajir ba wax lgu yahey iskaashadu ma jabto waligeed xuumana leysgu raaci maayo❤ liiban shalookhis
@Inagaadsan
@Inagaadsan 3 ай бұрын
Sdaytahay waxgarashadu 2ruux midbaa tukubiyee❤💥💥💥💥💥💥💥💥💯💯
@adnankafi4035
@adnankafi4035 10 ай бұрын
Daallo green region in sanaag, somaliland💚⚪❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Timan kan ku race indhuhu tabayen hayga tagine I tali ❤❤❤ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤Great song
@Xirkayoome
@Xirkayoome 2 жыл бұрын
haigatagine iitali
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heestii in,jacaylku halis,yahay   Hibo nuura iyo bacal,waan
11:17
Sahardiid Ahmed
Рет қаралды 8 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,4 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН