HEES | Rako | Hibo Nuura || Original + lyrics

  Рет қаралды 335,596

MAADEYS

MAADEYS

4 жыл бұрын

Ereyadii : Maxamed Cali kaariye
Laxanka : C/ kariin Faarax Qaareey Jiir
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 160
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Heestaan Waxay iledahy xasuus gaar ah dhWr sano kahor anigo 20sano an garin o wiil an isjclyn khilfkenu bty mrksn uqoray heestan on udiry on go,ansday Inn aman isa siino blse madhicin mnta xaaskisi ayan ahay caruurna wan udhalay alxamdulilah.
@user-vy8zv7rk8r
@user-vy8zv7rk8r 3 ай бұрын
MAzha allah ha waaro jacaylku
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan maxamed cali kaariye oo ku magac dheeraa dhakhtarka jacaylka Heestan iyo heesta kale ee sabab kale ha moodine waa 2 heesood oo uu abwaanku u hibeeyey sxbkii mulaxamaystaha weyn ee laga daba dhacay cabdikariin faarax qaaray oo cabdikariin jiir loo yaqaan waana laxankiisii Mar uu jacayl asiibay mulaxamaystaha waxaana uga horeeyey ku luuqaynta 2da heesoodba maxamed mooge liibaan Hase yeeshee umuu duubin radioga iyada ayaana codka ugu qabatay radio muqdisho sidaasaana loogu aqoonsaday hibo nuura
@footballerboy4000
@footballerboy4000 3 жыл бұрын
Mahamed mooge tiisibi wey Ku jirtaa wll
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@footballerboy4000 waad mahadsan tahay wll
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 2 жыл бұрын
Ayaanlow bal ku darso heesaha Rako, Laalays waxay ahaayeen kuwii ugu horeeyey ee uu codeeyey Mulaxamiiste JIIR.
@Buurmadow
@Buurmadow 2 жыл бұрын
@@abdurahmanrooti4328 wuu iska dhaafay markii isaga oo tima jare fadhiya ay kasoo gashay heesaha mid ka mid ah uu C.kariin luqeeyey, dabadeed ninkii lahaa tima jaraha ayaa yiri war wuxu cod xumaa! Radio muqdisho qof walba may iska soo daynayaan? Cabdikariin oo meesha fadhiyey ( AHN) ayaa yiri naga damiya waxa. Halkaas ayaan la ogaaday inaana cod hayn kuna joojiyey ayuu yiri. Laxammada ayaan billabay oo meel ka gaaray ayuu yiri.
@abdisamadmohemad8432
@abdisamadmohemad8432 2 жыл бұрын
Maanta ayuu dhintay ninkii heestan laxameeyay illhaow Ku naxariiso this one of my best favourite songs.
@idontknowmyname2754
@idontknowmyname2754 4 жыл бұрын
Daqiiqadii ugu horeysay oo aan sawirka iyo heesta arkay waxaan galay riyo dheer oo aan jeclaan laan lahaa maruun in ey ii rumowdo insha allah riyadi sidaan eyey u dhacday: anigoo dagay dhulkii HOOYO ee udgoonaa iyo meel aan geed mooyee aan sar iyo dhagax leheen misna ganbar ku fadhiyo oo heestaan iska shiday misna hawadaa iyo noloshaa ku jiro oo ey ALSHABAAB I qabsatay misna meel aan ku noolahay ama aan ku dhintay la’arag. Ilaaahow dalkii nabad nooga dhig alshabaabna inaga qabo.
@iraadartshalabuurmedia3940
@iraadartshalabuurmedia3940 3 жыл бұрын
I know your name
@deeqowahmed887
@deeqowahmed887 3 жыл бұрын
Salaan qaaliya dhamaan asxaabta.. maanta taariikh du waa 19 kii March 2021 ka. Heestan aan maanta dhageysanayo waxaan ku xasuustaa 1988 dii anigoo jooga muqdisho maalin maalmaha ka mida aniga iyo dhalin yaro aan sxbo ahayn oo Turub cayaareyno oo xaafada joogto ayaa wiil kamida dhalinta waxaa jeclayd gabadh markaa xaafada nala joogtay.. gabadhii iyo wiilkii ayaa kala xanaaq sanaa.. gabadhii ayaa wexey qaadeysay heeskan... adoon soo rogaal celin raar tane kasoo degen ra’yigayga sidaan qabo kalaraagi doonee... hoos Ayaan ka qoslaynay oo iska eegeynay ... xasuus gaara.. wiilkii noolal ayaan ku ogaa laakiin gabadhii wax sheegi ma maqal. Inta nool cimri dheer iyo cibaada Suuban , intii dhimatay na naxariistii jano Allaha kawarabiyo Dhamaan waan idin salaami
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Waaw waa xasuus qaali ah Iyo waqti wacan aad asxabtada isla soo qadateen wayaha Aaamiin dhamantooda
@aliabdiraxmaan9644
@aliabdiraxmaan9644 10 ай бұрын
❤waa xasuud qurux badan cimriga allaha kuu barakeeyo
@akonlineb
@akonlineb 4 жыл бұрын
Yaa LA I dhagaysanaya 2020
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 3 жыл бұрын
2020 Oct 14
@aniitahabdi5254
@aniitahabdi5254 3 жыл бұрын
2020 November 30😂
@MohamedOmar-vh5ur
@MohamedOmar-vh5ur 3 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Mohamed' cali kaaariye heesihiisa waa. Jacayl dhab ah
@shoombe2148
@shoombe2148 4 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha soomalida mudaana raadinayey iyadoo fasiix ah waad ku mahadsantahay
@dharqaale
@dharqaale 4 жыл бұрын
Aad io aad wlah aniguna sida u radinayay
@shafieabdi9728
@shafieabdi9728 3 жыл бұрын
Waaw waa hees aad u macaan hibo nuura fanaanad qaran
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 4 жыл бұрын
Laxanka waxa saaray boqrka laxanka cabdikariim jiir, erayada waxa leh boqorka abwaanada dhaqtarki jaceylka kaariye. Wa hees mcn sxb adna mahadsanid
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss 4 жыл бұрын
MADEYS wllhi caaawan ku soo biiray cajiiib wxaaan umalaynayaa 1saac waan ku dhex jiray heestaanaa itaabatay😥 kala raagi doonee keep going gacalayaal🥰
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
U fiirso dadka heesta isugu tagay, waa Kaariye oo curinta ereyada leh, Jiir oo laxanka heesta u jilba dhigtay iyo maama Hibo oo hadde codkeedii aan naqiinnay ku qaadaysa! Waa hees ay intaas oo legends ah isugu tagtaye, maxaanay u macaanaanin. Cajiib!
@abuubakarsaid7531
@abuubakarsaid7531 4 ай бұрын
Aad iyo aad sxb foolaadkii waaberi
@guuleedpogba5210
@guuleedpogba5210 3 жыл бұрын
Rayigayga sidaan qabo kala raagi doone Abti heesaha soo badi rubadkay daweeyaane. Axyaa qaraami👏❤👏
@marshal1542
@marshal1542 Жыл бұрын
Hibo Maxamed Guddoon Hibo Nuura alla cimriga haw barakeeyo waa gabadha kaliya fanka Soomaaliyeed codkasta ba ku heesi jirtay mid dheer, ku dhexe iyo ku gaaban ba fanaan kastana la heesi karaysay ❤
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
HUDOOON
@marshal1542
@marshal1542 18 сағат бұрын
​@@cawilyare6432Mahadsanid wll❤
@ubaxaxmed586
@ubaxaxmed586 Жыл бұрын
Markuu ixumeyey wiilkii aan rag dhan ka calmaday ayaan sxb ka dhigtay heestan
@dahirabdihassan3031
@dahirabdihassan3031 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa laxanka saarey mulaxan allaha unaxaristo Daraad ayuu Geeriyoodey mulaxameyste Abdikarim faarax qaarey (jiir) 😭
@nuurhubane
@nuurhubane 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@afmaalchanel8469
@afmaalchanel8469 2 жыл бұрын
Laxamiistihiii heestaan maanta ayuuu dhintay jiir😭 AUN
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
😭🥱
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Adoono sobrogal celin raakan ka so degin rayigag saan qabo alle coodka iyo caqliga ba haw barkeeyo mamo hibo
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 жыл бұрын
Alaha unaxriisti cabdi kariin faarax qaarey 'jiir'
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 жыл бұрын
Rafaad noqotay buurtaad rakadeeda fuushee😢😢😢😢😢 mama hibo wn jclhy codkeeda maanta bal aan ku ciidaysto❤
@cadnaanlegacy3046
@cadnaanlegacy3046 4 жыл бұрын
Ciis wngsan
@xuseenbuuni8924
@xuseenbuuni8924 3 жыл бұрын
Naxariistii Jano Allaha siiyo Apwaan Mahamed Ali kaariye
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 4 жыл бұрын
Heestan waxaa loo sameeye jacaylkii mulaxan c/kariin qaarey jiir waxaana sameeye HUN maxamed cali kaariye
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
xaaji suuriyaan AHUN ABWAAN MCK
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 3 жыл бұрын
Waaw woof woof waxaas ayaa kaa cod ah Hibo Nuura Alloow cimriga kuu barakeey, eryadu waa dhaqtarkii jaceylka AUN Maxamed Cali Kaariye iyo laxankii macalinka laxamada Cabdikariin Qaareey Jiir. Waa hees iyo bar.
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 10 ай бұрын
Inkaston ku rabayo Kuu riyaaqay malmahan Rafaad noqoty buurtad Rakadeeda fuushe adon So rogol celin raartana Kaso dagin rayi gayga San qabo Kala raagi doone😢💔 xasuus bay igu ledahy mid bn maalin intas u qoray aan aad u jeclaa cashar buu ii dhigay wlhi ma iloobo 🫣🙈Alhmd ka cafimady
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Ax ax wlh waan qiirooday heestan xasuusbay ii leedahay, anakoo tahriib ku marayna wadanka Eritrea 2007-kii oo aan meel buuro dhaadheer ah marayno ayuu habeenkii markaan sii seexanayno noo qaadi jiray nin aan saaxiib ahayn oo ree Hargeisa ah,
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 3 жыл бұрын
wlhi heestan habeen habeenada ka mida 2020 anoo marqamaya oo samaleysan ayaa dhagyztayoosaa,id ayaaban uzii marqaamey viva fanka zoomaaliyeed
@MaxamedSheikhAlli
@MaxamedSheikhAlli Жыл бұрын
Ragii eryada iyo laxankaba u sameey allaha u naxariisto maamo hibo nurana cumrigeda allaha no raajiyo amin
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 4 жыл бұрын
Axsan cod aan dhegeysto Hibo Hudoon alle cimri dheer ha ku siiyo waa cod aan marnaba laga xiiso dhicin
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Alaah ha u naxaristo abwaan maxamed cali kaariye laxanka cabdikarin jiir heestan waxa hore u qaaday macalinkii caanka aha maxamed mooge baban 1968 waxa dib u soo qaaday hibo nuura waa hees taarikh cajiiba leh
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 4 жыл бұрын
rayigayga saan qabo kala raagi doonee 😭
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
QUEEN OF VOICE MAMMA HIBO NUURA CIMRIGAAGA ALLAH DHEEREEYO AAMIIN AAMIIN.
@abdisalamhaybefarah7029
@abdisalamhaybefarah7029 2 жыл бұрын
Hibo aaaaaa beutiful.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa hees cajiib ah oo dareen weyn xambaaraan Hiba nuura wa fanaanad weyn Allow Cimri dheer iyo caafimaad sii ❤❤❤
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
Hees macaan oo kamid heesaha aan ujeclahay ee ay hiba maxamad qaaddo.
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 4 жыл бұрын
Hees , wax maxamed Cali kaariye sameeyay wey u egtahay... Sidey jaceykka uga hadkeysoo
@nuurhubane
@nuurhubane 2 ай бұрын
Ax ax ninkii heestaan laxanka cajiibka ah saaray waa naga hoosee yaa maanta aan u wada ducayno in ale u naxariisto c kariin farax qaarey jiir😢
@camircali3025
@camircali3025 7 ай бұрын
ALLE ha unaxariiso abwanki ereyada lahaayeen Dhaqtarki jaceylka maxamed cali kariye mulaxalimistihi weeyna abdikarin farax qaareey samoow abdikadir ayaa siinadeeyo abawanki weeyna yaasin xaaji inuu ahaay aya jecelahay
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 2 жыл бұрын
Ilhy codka iyo cimrigaba kuu barakee rafad noqotay buurtad raka deeda fuushe intasa kugu filan hadal iyo heesba 💑😔
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 9 ай бұрын
Hees dareen gaar ah leh
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Alle hau naxariisto maxamed cali kaariye .
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
/20/6/2022/ waa ilmeyaa haddaa heestana dhageesto 😢💔
@derowmohamedadan3433
@derowmohamedadan3433 3 жыл бұрын
Ilaaah hakunabad yeelo hooyo hibo Mohamed Hudoon hibo nuura NOLOW
@Shiikhdoon143
@Shiikhdoon143 2 жыл бұрын
Murti iyo fun madadaalo hees waxay ladumeen qarankii hibo run ahaantii qof kasta oo dhagaysta wiki noqnoqondona heestaan o jacayl dhab ah Malin somaray codkii hibo Mohame iyo abwanka miraha murti uyelay iyo musiga dabacsan ee loguhagarbaxay
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 Жыл бұрын
Waa heesta kaliyaata aan anigo yar ku dhagaystaa jiray anigoo joogay itoopiya siiba lanqayrta meesha la dhaho ayaan xoolo ku raaci jiray yarantiii 2001 qiyaastii waanan jeclaa heesta teeda kale
@shinefanda449
@shinefanda449 4 жыл бұрын
Hooyo mcn Hibo nura ❤❤❤👏
@dharqaale
@dharqaale 4 жыл бұрын
Inaba caadi mha sxb hore usoco heesa xul wlabo fasiix ah soo galisaa
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Maaadeys thanks allfa mabruuk Haquusan jiilka soosocdaa utahay marjic
@maxmednuur4994
@maxmednuur4994 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagaysaty
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 Жыл бұрын
Masha alah Mama Hibo Nuura Axsan Hees
@maxamedxasan7393
@maxamedxasan7393 2 жыл бұрын
Hees mcn hibo nuur Alla cimriga haraajo
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 2 жыл бұрын
Caweyska Maadeys Axyaa Fanaanad Hibo Maxa.ed Cudoon Hibo Nuura Cod Bilaa Turxaana Cimriga Ilhy Hawbarakeeyo
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 3 жыл бұрын
Best love song ever Hibo nuura
@geeseypogba8778
@geeseypogba8778 2 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Abwaan maxamed cali kaariye
@shinefanda449
@shinefanda449 4 жыл бұрын
Wlhi waaa hees an jeclahay
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
Halku dhiga heesku waa RAKO Mirihu waa abwaan maxamed cali kaariye Naxiyadu waa c kariin jiir Oginkeda waxa qaaday mxamed mooge o hido dib ayayka qaaday Raafad noqotay buurtaa rakadeeeda fuushay buurtaasi waa buurta degmada boon dheere Waana heeski labaad ee uu ca kariin jiir laxameeyo o waxaa uga horeysay heeska kakale e uu isna abwaan kariye tiriyay SABAB KALE HAMODINE waana isku qiso labada heesood o waxa labadaba codsaday c kariin jiir
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 3 жыл бұрын
Waa sax sxb waana sidaas u sheegtay Cabdi kariin Jiir ayaana sidaas xaqiijiyay oo ka sheekeeyay. Buurta heesta ku jirto waa xaafadda Buur Hindi ee degmada Wardhiigleey.
@Buurmadow
@Buurmadow 2 жыл бұрын
Sababta Hibo loogu qoray iyada Radio Muqdishu ayaa ka qabtay.
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Axx alaaya raxma abwaan kariyo laxanka jiir vodka mamada hibo
@maqalmediatv3468
@maqalmediatv3468 Жыл бұрын
Axsan cod long life .mama hibo
@zaaraali1660
@zaaraali1660 10 ай бұрын
heestasi wa hees an xoog ujecely
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
axyaa maalmo tegay fan iyo suugaan gedmaday abwaan mulaxam iyo fanaan aan dib loo helaynin
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 2 жыл бұрын
Allow idin naxariso 14 2 2022 weeye Maalin kahor waxaa dhintey ninki qisada iyo laxanka lahaa abwaan abdikarin jiir
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Erayadii Abwaankii jacaylka Mahamed cali kaariye AUN
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Qadaad waynu waa ninka kaliya ee ay fanka ku leeyihin mulaxamaystaha wayn qaaray jiir
@abiibyare7947
@abiibyare7947 3 жыл бұрын
Qadaad wayn waxaan moodi jiray inaad reer koonfurka dhahdaane isaqow qof kasta ma qadaad wayn baad dhahdaan?
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Cawa waa habeenkii ugu danbeeyey 2022 sanadka cusubaw nabad iyo barwaaqo noogu bilaabo inshaallah
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 2 жыл бұрын
esh cala hees ninki fahmayunba garanaya darenkay wadato
@CabdisamedabiibAwsiciid
@CabdisamedabiibAwsiciid 3 ай бұрын
Ax ax xasuus igu qalya walahi
@AhmedMohamed-hh2hm
@AhmedMohamed-hh2hm 3 жыл бұрын
Odayga Alle haw naxariistee jacayl Waaliya oo Ka daacada ayaa helay
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 11 ай бұрын
Inkaasto ku raabayo ku riyaaqay malmahan tolay o tolay
@NimcoHassan-mw7hr
@NimcoHassan-mw7hr 10 ай бұрын
Best song 🎵 hipO noura Hees dareen gooniya igU Leh😢😮❤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Erayada abihii jacaylka maxamad cali kaariye Laxanka mulxamiistihii ugu weynaa somalida c/kariin jiir qaarey Codka hibo nuura
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 4 жыл бұрын
Aaax hibo cudoon waxAn radiyay ba Wan helay caawa mhdsnid libaax cawa ma aqaan waxaan ku dhaho guuleyso waligaa Bro Codsi hadii aan kuu daba dhigto mahad celin kadib sxb waxaan kaloo radiyay in muda ah hees uu qaado axmad nuur jangoo heestu waa ma indhihii aarkaad igu eegeeydaa oo lyrics 🙏 🙏 🙏 sxb Wan u bhnhy lyrics keeda please
@SleepyLightning-nq5kn
@SleepyLightning-nq5kn 7 күн бұрын
Hees man ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shuriali485
@shuriali485 3 ай бұрын
Ciid wanagsan soomaaliyeey
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Cabdkarin farax qaarey jiir baa laxanka saray , asagayna ku saabsaned hestu waxaana sameeyay maxamed cali kariye.
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Жыл бұрын
19. 11 2022. Haben sabtid ah. Jawiguna deggan yahay hooyana agtayda joogto.
@farahsalad7378
@farahsalad7378 2 жыл бұрын
mid kamida heesaha jacaylka ee ilmada shuba murti iyo muusig iyo cod intaba heestani waa ka dhisantahay
@omarazhari7948
@omarazhari7948 2 жыл бұрын
maama hiba caafimad ayaan ku rajenayaa
@zaimahassan1183
@zaimahassan1183 2 жыл бұрын
Ra'yigeyga sidaan qabo, Kala reysan doonee hhhh.
@apdilaahimaxamuud2521
@apdilaahimaxamuud2521 2 жыл бұрын
Mama alle cimriga hakudhereeyo
@ahmedharpi6738
@ahmedharpi6738 2 жыл бұрын
jimce 17/22 ❤️❤️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes in kasto ku rabay ku riyaqay aniga rafad noqotay burta rakadeda fushay 😅😅😅
@abdiyare8516
@abdiyare8516 4 жыл бұрын
Rip abwaan Maxamad Ali kaariye 😢
@mustaphaali9381
@mustaphaali9381 4 жыл бұрын
Hibo nura hoyada fanka somaliyeed
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
eesh calaa hees
@mohamudmohamed5929
@mohamudmohamed5929 4 жыл бұрын
Allow kuu danbi dhaaf cod macaana m.a
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Yes yes yes yes noolaaw
@isaachagimohammed5713
@isaachagimohammed5713 4 жыл бұрын
Abaal baad mudan yihiin Balwo Lyrica inteen idiin kala soo xiriiraa.
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Maadeys baad joogtaa wllo
@ugbaddeman6900
@ugbaddeman6900 2 жыл бұрын
Heestan wn iska jeclahay ma aqaan sababta ay qirada ii geliso?😭❤
@jamiilaahmed3621
@jamiilaahmed3621 3 жыл бұрын
Sida reer abaariyo o mooskaba kuriqdeen Sahankana rogalcelis hadba meel u rarayooo
@jamiilaahmed3621
@jamiilaahmed3621 3 жыл бұрын
i like heestan kama daalo
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 2 жыл бұрын
Jamiila waan kugusidkanahay
@munomohamedali8809
@munomohamedali8809 2 жыл бұрын
Heesta maxeey kahadleey
@tacabmedia534
@tacabmedia534 4 жыл бұрын
Heestan ereyadeeda maad ku qorin description
@music-underground35
@music-underground35 4 жыл бұрын
Inshallah you get more views
@maahiozaden8283
@maahiozaden8283 3 жыл бұрын
𝚊𝚣𝚌
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
🎸❤🥰 Hiba Nuura
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 3 жыл бұрын
Sawka maxamed mooge qaado caadi ahaanteeda
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxanka c.jiir codka hibo nuuro
@jarulejaja6427
@jarulejaja6427 4 жыл бұрын
Thnx mate lovely one
@shinefanda449
@shinefanda449 4 жыл бұрын
💝💘💖❤👏
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@jamabashiir4478
@jamabashiir4478 3 жыл бұрын
2021 🥰🥰
@awiladen1736
@awiladen1736 3 жыл бұрын
Sida. Labo. Rafiqo Wow
@omarazhari7948
@omarazhari7948 2 жыл бұрын
waxaan kaa cudsanayaa qisada heesta so gali
@user-vo4ku9dj1u
@user-vo4ku9dj1u Жыл бұрын
Alle AHU
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 2 жыл бұрын
2015 ayaa sifiicn u dhageesan jiray runtii duruuf io nolol hooseeyso wax lasoo maraba hada waa la weeynaaday 😪😭balse u xiisay xasuusahii hore run ahaantii
@abdiwahabhujaale
@abdiwahabhujaale 3 жыл бұрын
Listening 2021/07/10
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
HEES | SIRMAQABE | SAHRA AXMED | ORIGINAL | LYRICS
4:49
MAADEYS
Рет қаралды 9 М.
Hibo Nuuro Heesta | Rako | Astaan Music 2020
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 10 М.
Hibo Nuura Heestii Ha Fikirin Naftaydaay
6:46
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 332 М.
Faysal Cumar Mushteeg
6:51
LBchannel
Рет қаралды 278 М.
Heestii:- Labbiyahow.// Hibo-Nuura.// lyrics.
6:45
Hal Abuur channel
Рет қаралды 31 М.
Sida Jaawa Geel || Maxamed Saleebaan Tubeec AHUN || HD +Lyrics
7:16
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
HIBA NUURA 2014 HEESTA SEERMAWEYDO ORIGINAL
3:40
Xusuus media
Рет қаралды 360 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,9 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН