ummadaas la dabarjaray ma muslimiin ayay ahaayeen? sababta ugu weyn ee dabarjarkoodu maxay ahayd? maxaa iyagaba loo addoonsan waayay intii madawga laga raranayay Afrika? weydiimahaas ayaynu jawaabo u raadinaynaa.
Пікірлер
@abdallaahmed90325 жыл бұрын
Jazakallah ustaad wa barnaamij aad uqiimo badan
@alcamaarifardo73345 жыл бұрын
Ilaahayaw aan sidaan noqonin waaba soconaaye somali u gargaar waala sitaaye warbal noo duceeya walaalayaal ducadu waa hubka Muslimiintee.
Muslimiinta ayeey argagaxiso ku tilmaamaayaan 😡😡😡Argagaxisada dhabti ah waa iyaga gaalo nacalad ah Mahadsanid walaal Adam sahan
@thabitabdallaali79175 жыл бұрын
*_MASHA ALLAH SXB MAHAD SANID_* *_RUNTII WAA ARIN AAD LOGA XUMAADO DHIBAATADA DADKAA LOO GEYSTAY_*
@asmaibrahim1224 жыл бұрын
Asc wll haa waa run waay nagusosocotaa 40 sanoayay naley ayeen waa ayar ayaar waa dagal qabow iyo mid badheedhbaa allah ayaa nalajiridonaa inshaa allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@yahyashueb28545 жыл бұрын
wll hadaad tahay wllkey muslim ah allaha aakhiro iyo aduunba hakuu dembi dhaafo amiiiiiin
@abdikadirmukhtar56174 жыл бұрын
Walaalkee waxan kugu mahadceliyo ayan garan la,ahay wlhi, waayo suaalo badan oo nafteyda i weydin jirtay aya jawabahoodi kaa helay runtii😢😢
@zeeraarofficial72075 жыл бұрын
Dhowr jeerna waan idnka codsaday hadii aad daawadayaashiina codsiyadooda tixgalinysaaan raysal wasaaraha dlka malaysia barnaamij ka soo sameeeya Ragooow👑👑👑😎😎
@MohamedHassan-df1hb5 жыл бұрын
Mahatir mohamed wa nin hogaamiye xaqiiqiya ah Malaysia 🇲🇾 o faqri dartiis qashinka dhaxal ayuu ka dhigay dalalka aduunka ugu dhaqaalaha badan dhan kastana ka hormaraan ciidanka, waxbarashada, dhaqaalaha, siyaasada. Somalian asaga oo kle ayey u baahan yhy marka waan sugayna inay barnaamij kaso diyariyan insha alllaah
@allaboutfootball75265 жыл бұрын
First one please liketa haila dhaafin
@zalmiita56235 жыл бұрын
WalaL waxaan donaya inaad tarikhdii pop Marley inaad noo keento haadaad keeni karto plz.......
@accounting1885 жыл бұрын
Hindida sacsac waxa laga wariya in ay aminsanayen waxay kumaga caaban (ruuxdi Aloohaa) , wana mid ku xusan heeso dhaqmeed kooda , waxan ay nay u eeg tahay ( allah) .
@niciimamaxamuud58913 жыл бұрын
الله يحفظك يا اخي الكريم
@samirahsamir69305 жыл бұрын
WAllahi intaan Video gan dhagaysanayay Xaadbaa iga kacday SubxanAllah waaba Dad islam ah oo xataa carabigaba yaqaanay waxay u gumaadeen 😭😭 Allah haw Naxariisto
@mahs1235 жыл бұрын
Sxb adam aad baan kuu salaamay marka hore marka xigtana aad baan kaaga mahadnaqayaa barjaaminyadada quruxda badan aadna waan u daawadaa waxaana kaa codsanayaa in aad xalaqaad ka sameyso dagaalkii tataarka. Mahadsanid
@hooyo51545 жыл бұрын
Masha Allah Zxpka qli sahan
@azlmcl1985 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle ha u naxariisto aamiin
@kordhiye14chanel564 жыл бұрын
Allaha ku sharfo wlle
@mursalsayed19815 жыл бұрын
Walal sida ugu fudud ee loo baran karo luuqada carabida noo soo diyaari
@samirahsamir69305 жыл бұрын
Mursal Sayed Waa Runtaa wllo wan rabnaa WAllahi
@maxamed-karamaa.xasan.36575 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal Aadan Sahan.
@zulthanzakimuuse87025 жыл бұрын
Wlhy aadanow aad ayan uga xumaday dabar goyntaasi allow naga badbaadi anaga
@awilisse78705 жыл бұрын
Alle ha ku siiyadiyo cilmi kaga sxb adan Waxana kugu hambalyeynaya horumarkaga iyo cilmiga badan aad heshay ❤❤
@c.naasirkaad19835 жыл бұрын
Masha alh😍😍😍😘
@hooyo51545 жыл бұрын
Aleh haku xifdiyo
@MACQUUL_MEDIA.5 жыл бұрын
Alle dartiis ma idinak heli karaa 100 qof oo subscribe iisaara soomalidan ku faano.
@musbaaroffial8025 жыл бұрын
Click news World adna saar
@mursalsayed19815 жыл бұрын
Ilaahay ha ku sharfo wll Aad baad u mahadsan tahay
@alideeqabdi25225 жыл бұрын
Adam sahan sxb allaah haku siyaadiyo caqliga iyo imaamka way jirtaa inay dabar gooyeen yuhuudu dadkaakaa
@abdinaasirmuhyadiinhassan65822 жыл бұрын
Muxiyidiin Biirii Alla muxuu aqonyahan ahaa Dhul yaqaan ah
@Mustafe_Odey5 жыл бұрын
Wabei ficntahei hdiba ay Muslim ku dhinten wxnba modeyey cawaan bilaa diin ah balse wllkei adan aya no cdeyey WAZALAAMA caLaykum😎
@mubashirmahamud4 жыл бұрын
ilaahay ha ku sharfo wll
@mohamedabdulle3584 жыл бұрын
weligaa qof ha isku dhul dhigin wax alaale iyo wixii uu kuu geysto in la mid ah u geyso waxbuu kuu qeybayaa balse hadii aad is dhul dhigtaa waa uu ku jiirayaa
@ahmeddanan46185 жыл бұрын
Geesi mar hore ayaan ku iri zxp nin adag oo karti leh
@ismaaciilomar19085 жыл бұрын
mahadsanid mucalim
@tamaam21555 жыл бұрын
Masha allah
@hodanshirechannel34185 жыл бұрын
Maanshaallaah eeddo
@owlaadjacayl42905 жыл бұрын
Alle ha dabar gooyo yahuud iyo american , wuxu xasid sanah bisinke😢😢😢
@abdallaahmed90325 жыл бұрын
Hindi maaha DNA ba laga qaaday south east Asia bey kaso jeedaan Philippines and Indonesia
@cakequeen96314 жыл бұрын
Iskolka hindi ee noshegeen lkn si hada lofiriyo waxe u eghihin indho yar oo lkn madow eh DNA koda waa wax isku darsan
@sayedfarhan58594 жыл бұрын
Ninki tagay ee cadaanka ahaa baa hindiye u socday inuu so laayo lkn kuwaan buu helay kadib na red indian buu ugu yeereey wuuna laayay
@ahmedabdalle53465 жыл бұрын
YouTuBeRka quDhe aan marwaLba la jeclahay in uu horimar gaadho waliba dhanka subscribeTa guuul
@ahmedak55775 жыл бұрын
Walaahi bilaahi talaahi hadii hada aynu hurdada ka kici wayno hindida cascas maahee wax ka daran ayaa nagu dhici
@princessaymanmohamud81153 жыл бұрын
Allaah ha unaxaristo hdey Muslim ahaayeen
@alteso105 жыл бұрын
masha alaah waad mahadsantahay
@maxkoinanuuraani345 жыл бұрын
adan sahan nin adag keep going pro
@cabdinasirxassan82155 жыл бұрын
Ilhay danbigiina hadhaafee iisaara subscriber
@kaletmoge91955 жыл бұрын
alle haku barakeyo wllo
@bilexaajixaaji15845 жыл бұрын
Somaliyey maan kutusaalo qaadano Yuhud naclad haku dhacde in ey raban dabar Goa Muslim ka ayraban mida kale anagana cadawkale ayan lenahay oo dhulka io dhiigeene ukulul
@Galoolfxtrading Жыл бұрын
2024 ninkaan ayay leeyihiin waa waalan yahay😂😂😂😂
@hanad60075 жыл бұрын
Inta iga horeysa ha iska maqnato Lkn inta iga danbeysa like: ha ila dhaafin
@khaalidabdiqadir79185 жыл бұрын
mashalah mahadsanid adam
@malaqdooy51385 жыл бұрын
Walal wax adiga hubin haku xadlin India asas ama india native American ma aheeyn muslim taariikh sax soo gali brother thanks
@suldaanhakiim7655 жыл бұрын
hhh adigu cadddyn ma mhubta comment ka bixisuune
@raadshow68345 жыл бұрын
maraykan cadaalad ha noo sheegaan wale waayaab
@ilabogochannel35675 жыл бұрын
mhadsanid 👍
@hamsemohamed66645 жыл бұрын
Zxp hadey muslimiin ahaayeen inta tirada yar ee hadey maxey Islam ugu dhaqmi wayeen
Wan kugu raac sanahay Waxay ahayen dad haqan leh lkn maha ahayn muslim
@cabdulahiibrahim88355 жыл бұрын
@@AhmedOmar-xr9qc Ina adeer dhaqankeenaba islaam ahaa Marka laga reebo waxyaabo yar Oon isagana lidi Ku eheyn islaamka balse kabadbadis ahyd
@ninweynqansax13835 жыл бұрын
Masaajido iyo raadad waa weyn ayaa laga heli laha, laga yaaba in muslimiin tagtay ka hor columbus
@thabitabdallaali79175 жыл бұрын
@@ninweynqansax1383 SXB HORTA MA OGTAHAY DADKAAN IN LAXASUUQAY MIDA KALE MALA SOCOTAA IN AY MAREEYKANKA GUDIHIISA MAM NUUC KATAHAY IN LABAAR BAARO DADKAA TARIIQDOODA AMA XITAA LAFAHOODA SIDAASI DARTEED WAA DAD XATAA AASARTOODI IYO DHISMAYAASHODI LABUR BURIYAY SABABTOO AH LOMA BAHNA
@maxamedxasan74845 жыл бұрын
Xaqoodu maalin dhaw ayuu dilaacayaa ilaahay waa cadaali Aduunyaduna waa maalmo dadka loo kala badbadalo
@ahmeddaadevlogfation7815 жыл бұрын
300,000,000 qof ina lilahi wa inaa ilayhi rajacun
@horseedreportagency51385 жыл бұрын
BRAZIL IO CHILE DADKA JOOGA CADAAN UMA EKA EE WAA DAD AAD MOODA INAY KA DUWAN YHIIN CADAANKI TAGAY HLKAS
@cumaraxmed31075 жыл бұрын
Aadan sahan
@ezudinismail38433 жыл бұрын
Erayga buuri ayaaba ah ladhahaaa waa Hindi iyo waa carabi
@yasminfarah9655 жыл бұрын
Boqortooyaaa tahY sxb halkaa wad
@ahmednasir53295 жыл бұрын
Sxb waan ku tagera hirey u soco
@hassanabdi8395 Жыл бұрын
Masha alah❤❤❤❤❤
@أبومحيسني Жыл бұрын
Juquraafiga ayaan ku dhiganjirnay waayhii dugsiga sare sida aad usoo aroorisayna wx wayn kuma kala duwana aadanow sxb
waxaa uu ingriishka inuu kubeero dad maraykan lagu beero
@ROPERTOBAGIO5 жыл бұрын
WAA SU,AAL DA, WEYNEE DALKA YAA ISKA LEH.
@billebagebillebage83115 жыл бұрын
Innaga waaddaa ayaa kusoconaa allha ina waa fajiyo towfiqda
@omerhassan30412 жыл бұрын
sheekadii ugu xumayd een abid maqlo weeyi tani!!malaha kuwani bani,aadmi caadiya ma ahayn waayo bani,aadmigu markuu dhibaatoodo wuxuu u istaagaa isdifaacid laakiin umad unugul xasuuq intaas leh iyagoo wax iska dhicin kara waxaan umalaynayaa xitaa cadadka aad sheegayso iyo wax u dhow toona inaanay ahayn hadaanay ahayn waxaan wax la nooca xoolaha.
@abdifatahawil55155 жыл бұрын
Lama odhan karo muslimiin waayo gumaysyaashi reer yurub may gumaadi jirin mana bahdili jirn musliminta waxaaan kuu cadaynaysa dhulalkii islamka ahaa ee carabta' boqortoyooyinka mulimita ee hinida muslimintii waqooyiga afrika iyo badhtamaha misliminti bershiyaanka iyo kuwi turkida' wa ay xusuuqi lahaayene lakin diinta caqab ku ahayd.
@safiyaabdi94425 жыл бұрын
@@masdeeq6365 asc garadka allaha ku barakeyo waxad aragtey inyer moye intakale waxba ma arkan dadka qaar gaaladu wexey modan awliyo hindidacascas wexey ku nolayen qarad kagoan qaradaha kale sida Afrika iyo Asiya islamkana intas by jogeyn qarada yurbna watii laga dabar hayey rer andalus
@Somalipes-ko4ph5 жыл бұрын
War somalaay taariikhda wax bey Ku bartaa ee wax ka barta qabyaalada iyo qurunka iska daaya mise mustaqbalka waxaad rabtiin sidaan oo kale la idinku sheekeeyo taariikhdiina waxaa idinku hareeresan Kenya iyo Ethiopia
@thegloriousquran12085 жыл бұрын
Cadaalada ILAAHAY way iman
@mohamedaxmedcabdulle24965 жыл бұрын
Sxb badi qisada talyaniga iyo xabashida
@miitohdheeg94875 жыл бұрын
Wallkey buugga xagen ka heli karnaa eed ka so qortey xogta😊
@abdixakinfaarax6575 жыл бұрын
Ilaahow islamka ugargaar allow galada jabi
@billebagebillebage83115 жыл бұрын
Yurb allaha cadaabo
@sarajimale47345 жыл бұрын
Somalia wa dad muslim ah qafka muslinka lama dhameykaro. hindiya cas waxa u badnay dad hahil ah wax yar aya muslim ahy
@samirahsamir69305 жыл бұрын
Sara Jimale Sax weeye Muslim haday wada ahaan lahayeen Ilahayba ma usoo direen hadikale way iska celin lahayeen waayo Jihaadkuba waa inaad Naftada difaacdo Muslim kastana wuu yaqaan midaas
@maxamedali1635 жыл бұрын
Hhhh. Waxan layaabaa muslim lama layn karo oo dadka baarma gaala miyaa waa kuwaan la laaynayee
@xamseibraahim67174 жыл бұрын
Wxazi wa wxa hlkaa ina dhigay inan dhahno uun Islam nahay....lkin dhqdhq smee
@ibh74654 жыл бұрын
@@xamseibraahim6717 Good brother
@ibh74654 жыл бұрын
@@samirahsamir6930 Wlshy haddaba maad ciraaq falastiin yemen boorma iyo turkistan ka xoreysaan waxa haysta Dadkaas 100%99 Muslim iney ahaayeen ayey ubadanta markaan cadeymo badan fiiriyay
@franklinrosevelt7585 жыл бұрын
zxp aadan dadkan muslim may aheyn ee cadceeda ayey caabudo jireen
@sahanka975 жыл бұрын
Wll ummad ballaadhan ayay ahaayeen oo laba qaaradood kala dega qasabna ma ahayn in ay isku hal diin uun ahaadaan lkn islaamka ayaa xoigga ku lahaa wll sida uu sooyaalku warinayo
@franklinrosevelt7585 жыл бұрын
Sahanka Xogaha waad mahadsan tahy macalim aadan lakn waa runtaa oo amba kitaab u qoray shaacit dhalinyar ah oo reer falastiina waan arkey jihad turbani la dhaho waana sidaa ad nagu afahnsiisay ktaabkisu dhowrka aqoon yahn ee caalamka ayuu soo xigtey isba
@abdulfatah43595 жыл бұрын
Haa sxb adan waxkasta filo inaga badwaynta India u baa laynagu daadin doonaa labo malinkabadan inagu qaadan mayaan saa tiradeena ayaaba iska yar
@qamarcali9745 жыл бұрын
Dadkan muslimiin sidaa looma gali karoda haya miyaysan dhagaysan tataarkii inta uu laayay magaalooyin dhan oo intuu hareereyay dab qabadsiiyay ama iskuwada hor gawracay tirada Honda cas laga laayay kama yara tirada muslimiinta tataarku laayeen
@wiilbari61245 жыл бұрын
Boowe tataarku guud ahaan dadka muslimiinta ay dileen 50 milyan kama badna Halakana 300 oo milyan baa la sheegay
@samirahsamir69305 жыл бұрын
Ina Cabdiraxmaan Sababtoo ah Muslim kii Tataarku layay at least dad diinta yaqaana oo qaarkood isdifaacayay ahayeen hadan 50 miyal laga layay marka kuwan 3000 milyan laga layay waxay haysteen malahan dee wllo Diina iskaba dhaaf qaarkoodba kolay Muslim uun ahaaye