Hobalada waaberi 2013 Dalkeenu waa hodan

  Рет қаралды 154,305

xusuusonline

xusuusonline

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@drshawasheikh6753
@drshawasheikh6753 Жыл бұрын
Heesta waba jclhy dhagesigeda kma daalo❤❤❤
@ummohammed9590
@ummohammed9590 4 жыл бұрын
Guul noolada allaah ha idin xafido wadka baxsaten 👍💕fanaaninta ow ugu horeyo ustaadka fanaanka caanka ah xeebow iyo saciid Daa’uud Cali masxaf iyo gabdhaha iyo wiilka kale oo aan kadhicin
@Abdihaleim-A
@Abdihaleim-A 5 жыл бұрын
Badoo duragsan leenahay Kaluunkana durdura yahay Duba oooo duba ooo kadharag yahay ❣❣❣❣💗💗❣❣❣❣✋✋✋
@elmnycollin1508
@elmnycollin1508 8 жыл бұрын
Dalka Ilaahay nabad ha nooga dhigo. KHayraad iyo duurjoog aan maanta ku faanno ma jirto, duurjoogtii mar hore ayay qaxday dadkii iskaba daaye!
@farhiaismail6665
@farhiaismail6665 4 жыл бұрын
Amiin
@nasracabdi1553
@nasracabdi1553 5 жыл бұрын
Allow dalka no hagaaji
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 5 жыл бұрын
Since 2013 still watching
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
Heeso badan oo wadaniya ood comment ka dhiibatay ayaan arkay waxaan inoo rajeeynayaa dalkeena inuu Allah nabad inooga dhigo caawa kaliya dhowr hees oo wadaniya ayaan isku maray Maanta ayuu imtixaankii jaamacada ii soo dhamaaday iyagaa ku damaashadayaa from Muqdisho
@shuucadey2877
@shuucadey2877 10 жыл бұрын
Thnks wlhi waa sax waa heese wadani ah best wadani
@nimcosaleban584
@nimcosaleban584 5 жыл бұрын
Woooow
@alihadjiisse8692
@alihadjiisse8692 7 жыл бұрын
Ilaahow dadkeena oo dhan wadani ka dhig qabiilkana ka madoobeey aamin yaarabi
@saadawaaw7368
@saadawaaw7368 8 жыл бұрын
waaáaaaaaaw waa hees wadani ah nolada wallheen qali
@diirsheyare
@diirsheyare 11 жыл бұрын
Qof waliboo soomaliya ah wax ayay u shegeen fanaaniinta
@calixarago6249
@calixarago6249 8 ай бұрын
Waa Dersku xaqbuu leeyahay dhuma yaqaaneh abgaal af soomaaliga si fiican uma yaqaaniin ha soo bartaan af soomaalig.
@mohamedmubarak9415
@mohamedmubarak9415 11 жыл бұрын
mashaalh .Hees cajab ah warbixina xambaarsantahay.
@calixarago6249
@calixarago6249 10 ай бұрын
Fanaan fanaan dhaafay
@afiarte8318
@afiarte8318 3 жыл бұрын
waa hees wadani ah topp ah
@abdiyusuf5640
@abdiyusuf5640 2 жыл бұрын
mansha alah alhaydin xiftiyo
@khadra4385
@khadra4385 7 жыл бұрын
Dad wadani ah inaa nahay Isku duubni hadaf yahay Dowladnimada jecelnahay La dilaali karin nahay 🇸🇴💯
@siidcaliyuusufyare618
@siidcaliyuusufyare618 6 жыл бұрын
Waaaaw masha alah ilahy hani xafido 💕
@jannatulfirdous8805
@jannatulfirdous8805 5 жыл бұрын
Come on somali guul qaad 🤩👉🏽🇸🇴
@dalmarmaxamuud2336
@dalmarmaxamuud2336 10 жыл бұрын
the best somali song walaahi
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 11 жыл бұрын
Salaan sharaf gabadheena aan jeclahay Amina Cabdulle Macow,Muraayo Axmed Aden iyo fanaanada yar Nasro Baasharax codad kala daran, waaaaaaaaaaaaaw.
@calixarago6249
@calixarago6249 8 ай бұрын
Waa hees wadani ah.
@amranabdullahi325
@amranabdullahi325 9 жыл бұрын
in dalkeno hodon yahy masha allah thanks hobolad qaranka
@darrrahshs7602
@darrrahshs7602 7 жыл бұрын
alooo wadankena cadawga nago qabo
@najmamohamed290
@najmamohamed290 11 жыл бұрын
masha allaah fanaaninteena adbaad umahasantihiin allaha idnika ilaalsho cadwga
@dhaysicabdiyow3607
@dhaysicabdiyow3607 8 жыл бұрын
wadani dhab ah
@somsusj8868
@somsusj8868 7 жыл бұрын
najma mohamed aad iyo aad
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Kooxdi dhalaalkoda baxaayo m.allaaah is bedelka ila arka ilahow u siyadi
@momodidi7808
@momodidi7808 3 жыл бұрын
Gudoomiye Cabdi xaanshi ayaan kasoo maqlay heesta
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Walle sacid da.ud cli masxf qurux ilaah wa siiyay m.allaah
@umasabirhassan868
@umasabirhassan868 11 жыл бұрын
mansha alah wa hobalada waabari
@dangerman1613
@dangerman1613 5 жыл бұрын
Hees ujeedada lagalahaa fogaa. Inaytahay daraadood miyaydan dareemin kuwadaraadood lasheegayo waa madaxda soomaalida markaa u ahayd oo sidiiladoono lagayeelayay
@sirmaqabeallaaumaqan5706
@sirmaqabeallaaumaqan5706 8 жыл бұрын
ilaahiyow wadanka dowlad nasii aamiin
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Waan heelnaye aalaha noo siixoojiyo dowladaa
@kowsarmohamed2841
@kowsarmohamed2841 11 жыл бұрын
waaw masha allah waa heese macaan via Dalkeenu waa hodan
@alihadjiisse8692
@alihadjiisse8692 7 жыл бұрын
dalka dad fican allaha usahlo kuwan hada jogo qashin waye allaha ukeeno wadaniyaal qabilka aan aqaanin yaarabi qashinland. qurunland.xaasidland.wax iskumaogololand.musuqmaasuqland. allaw somaali ugar gaar.yaarabi
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 6 жыл бұрын
kuwa wax ka dagi layihiin MA ayagaa dhageysanaayo tilmaamah wanaagsan
@mohamudbaasto2454
@mohamudbaasto2454 9 жыл бұрын
woow best somali song ever tlhi
@dangerman1613
@dangerman1613 4 жыл бұрын
Woow
@cabdulacumarmaxamud8527
@cabdulacumarmaxamud8527 5 жыл бұрын
allahayoow dalkena nabad kadhig
@umasabirhassan868
@umasabirhassan868 11 жыл бұрын
war hees watana walee siidan ba la dhaha fananin kuwa qurbaha kunol oo hada sobaxay talo mahayan manta dhan hal beej ayey igu ceel ceelinayan hees watana ama haleeska dayo afkiina cano lagu qabay cadawgiinan alah qabto mansha alah fananinta muqdiishow nolada sas kusii wada dadal kiina
@mateko72
@mateko72 11 жыл бұрын
mm.baroow wa fanaan daacad ah
@guuledali2694
@guuledali2694 4 жыл бұрын
Sahra axmed
@MrGareen
@MrGareen 10 жыл бұрын
Thanks for all comments. Frankly speaking we should be proud of our country, and encourage to each other to work for it as most honest as we can!
@siidcaliyuusufyare618
@siidcaliyuusufyare618 6 жыл бұрын
Masha alah waaadani soomali🖒❤
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 6 жыл бұрын
Siidcali Yuusufyare After 2 days kulaso boqday
@xamdi2aadam122
@xamdi2aadam122 9 жыл бұрын
inaan dunyo lenahay
@abdinormohamed5994
@abdinormohamed5994 10 жыл бұрын
Amazing
@calixarago6249
@calixarago6249 8 ай бұрын
Deriskana.xaq dhowr leeyahay.dheh abgaal Af soomaaliga ka xun iskuul may galaan oo may bartaan.
@محمدعبدالله-ح1و1خ
@محمدعبدالله-ح1و1خ 11 жыл бұрын
wlhi abaal marin ayay istaahilaan
@محمدعبدالله-ح1و1خ
@محمدعبدالله-ح1و1خ 11 жыл бұрын
fanaaniin iga dheh oo muwadiniin ah
@khalidcade2673
@khalidcade2673 11 жыл бұрын
nice waaberi
@ahmedabdiyusuf
@ahmedabdiyusuf 8 жыл бұрын
dad wadaniya in aanahy isku duubni hadaf yahy doow ladnimada jeclhay abidkeen digtoonahy ladalaaalin karin aaananhy dunidu wey ogsoonathy
@raashbucul1498
@raashbucul1498 4 жыл бұрын
😭😭😭
@xamdi2aadam122
@xamdi2aadam122 9 жыл бұрын
mansha Allah
@calixarago6249
@calixarago6249 8 ай бұрын
War waxaad Tiraahdaa deriska xaq dhoor buu leeyahsy
@abdifatahhashi3635
@abdifatahhashi3635 8 жыл бұрын
dadka inu mid qura yahay af iyo diin wadar yahay oo dorsamayn adib ladamaaci karin yahay walle ben aha ee somaalay fahamsiin intaa nagu filan
@farhiaismail6665
@farhiaismail6665 4 жыл бұрын
Sax ma aho
@saafimaxamedyuusuf2028
@saafimaxamedyuusuf2028 8 жыл бұрын
kaluun kane dardar yahay duboo.ka dharag yahay
@hamdilove1620
@hamdilove1620 11 жыл бұрын
fananiite qurbaha ku nool yaa meel seexdo dhahao wax ee meesha ku hayaan ayaba jirin waa heeseena ee dhahayeen inee hadlayeen aad umaleesa murti mesha kuma hayeen kuwa wadanka joga fananka ah iyo bararujin iyaga ku leh heeso qiiro leh ee qadaan
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
hamdi love sax wlhi 😘
@mrhamza2410
@mrhamza2410 3 жыл бұрын
Farah
@mateko72
@mateko72 11 жыл бұрын
waax waax duco naga gudoma dhamantin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Dad barwaqo heysto hadane bahan ba nahay
@amaleey606
@amaleey606 11 жыл бұрын
dhul daaqu dharag yahay ciidu kala haboontahay bado duruksan leenahay kaluunkana durduro yahay dubo oooo kadharag yahay ,,,,,,,, yaa salaam walahi waa hees ku taabaneysa qofkii fahmaya u jeedada iyo micnaha ku jira qabiil haduu wax tarayo dadka ayaan ugu wacnaan laheyn maanta anaga ayaa ugu liidana waliba muslim ah maxaa inoo diiday inaan ka gudubno qabiil qof walboo ogow ilmahaaga waxay rabaan nolol wanaagsan caafimaad wax barasho guri qurux badan nabadgalyo
@dangerman1613
@dangerman1613 4 жыл бұрын
Ciidu dalag haboontahay
@calixarago6249
@calixarago6249 8 ай бұрын
Diinta islaamka maad barataan Gabdhahaana jalbaabkii ilaahay quraankiosu lagu sheegay may qaataan may iska dhaafaan heesahaan munkarka ah
@abdillahihussein3544
@abdillahihussein3544 2 жыл бұрын
Wayan codsanaya in fanaaniinta ilkaha loo Sameer si shroud la'aan ah sababtu waxay that way u qalmaan. Abdillahi
@sahrahussain8385
@sahrahussain8385 7 жыл бұрын
maybe
@dangerman1613
@dangerman1613 4 жыл бұрын
.
@midnimadasoomaali-weynwaam9264
@midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 жыл бұрын
Waxaa dagalkeenna dabka looga shidayaa faragelinta dibeddaa nalooga dayneyn inay tahay daraadood miyeydan dareemayn,ax soomaali dhoy laaydhulkiinna hodankaa ee barwaaqadu kabuuxdo ilaashada oo kudheefsada kheyraadkiisa dihin intaad lasoobaxdaan.
HOBALADA WAABERI HEESTA CALANKA SOOMAALIYA
9:44
xusuusonline
Рет қаралды 875 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 60 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 20 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 12 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 22 МЛН
HEESTA DOWLADNIMO HOBOLDA WABERI 2011
11:10
SomaliSwiss
Рет қаралды 72 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 5 МЛН
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 18 М.
KOOXDA DEEGAAN HEESTA DUUFAANADA (OFFICIAL VIDEO)
4:29
xusuusonline
Рет қаралды 1 МЛН
HOBALADA WAABERI HEESTA NINKII DILA NIN KALE NEW SONG
5:55
xusuusonline
Рет қаралды 477 М.
HOBOLLADA WAABERI SEYLAC WAA DALKEENNII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:47
Riwayad hobolada waaberi
5:31
LEEGO TV
Рет қаралды 455 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 60 МЛН