No video

Hobolada Waaberi Oo Isku Duuban Iyo Heestii Colaad Iyo Abaar Koow Dhee Music Live

  Рет қаралды 76,880

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Hobolada Waaberi Oo Isku Duuban Iyo Heestii Colaad Iyo Abaar Koow Dhee Music Live

Пікірлер: 33
@saadaqmohiadin1571
@saadaqmohiadin1571 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso intooda dhimatay . Cali Sugulle wuxuu kamid ahaa abwaanadii ugu caansanaa Somalia
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah. Illaahay Qabriga ha u waasiciyo Abwaan Cali Sugule Cigaal " Duncarbeed" Abwaan Qaran ayuu ahaa
@maxamedcali4363
@maxamedcali4363 4 жыл бұрын
Waa aamino camaari axmed rabsho cabdinuur xamari faadumo qaasim hibo nuura iyo hanuuniye Abwaan cali sugule iyo faadumo qaasim alle ha u naxariisto 2 / 1 / 2020 ka yaa ila daawanaya jimco wanaagsan
@kenedyboy8627
@kenedyboy8627 4 жыл бұрын
Mom aamina camaari so cute quruxdi fanka somalida 😍
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 4 жыл бұрын
Soomaalidii is jecleyd iyo soomaalida maanta kalamaan aduunyo😥
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 4 жыл бұрын
Apwaan Ali sugule oo ku magac dheeraa DUNCARBEED wxn ku xasuustaa aqooni af-qalaad miyaa.. alaha kuu naxariisto aape😥
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 4 жыл бұрын
Wll mnsha Allah ayaad tahay. O dhaahfiican ayaad abwaan ka ka qabataye. Fadlan. Xarafka( P) afsomali GA ku ma jiro haysticmaalin wll adiga oo mahadsan
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
Fawzi Hadji Ahmed rare n gone Would he ever come back to the Somali mind YaaAllah
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 3 жыл бұрын
Into dhamatayna alaha u naxariisto,inta noolna sharaf iyo sumcad ayaan idiin heynaa.
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 Жыл бұрын
Caawa waxaan joogaa hrgs 19/01/2023 alle hawnaxariisto intii dhamatay
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 4 жыл бұрын
Abwaan cali sugulle waa abwaan caan ah sida aan la wada socono
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa Run @Cali Maxamud Aun Cali Sugule Abwaan Weeyn ayuu ahaa
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Somalipuplic health
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Dawa waa Dambar IYCF TOT clts odf human and none human mobilization covid 19 pandemic awerness Asia and Africa illaahay baan ka magan galney amiin from fayadhowre cimilo jubba gedo
@dayaxari322
@dayaxari322 Жыл бұрын
Taariikhda la duubay soo raadi soona raaci sxb
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
1995 UAE 🇦🇪 Dubai
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Hibo nura cabdala yusuf hanuniye Aun Fadumo Qasim hilowle iyo Aun Ahmed rabshe ka gartay dadka abwanka somaliyed E hesta curiyana Qabrigana Allah u nuuro
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 4 жыл бұрын
aamina camaarina ku dar
@omaryare1741
@omaryare1741 4 жыл бұрын
Masha allah hobaladi wa beri nolada jiro joga
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Wacygalinta nabada galmudug state somalia iinsha allahu nabad waarta dhamaan Somalia amiin guul iyo gobanimo cafi iyo musaabax amiin from fayadhowre somalipuplic health without a borders gedo health center
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 4 жыл бұрын
Rag waa kii calool adayga rag liiki cadaab kardooray qofkii fahmaya fahmaya somali peace ✌️ and love ❤️
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
Maanta waxan joogaa IMATRA xadka dalalka Ruushka & Finland!
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Cali Sugulle wuxuu yiri, cakku nacabkay ma u jabay, col ma mooday gacalkay, nafla caarigaygani ciirsila maxay dhigay, cajiib, Waa u jabnay cadawna waa iska dhiganay.
@omarabdi3332
@omarabdi3332 6 күн бұрын
1993/4
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Horumarinta nadaafada degmada beletxawo gedo health center
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Жыл бұрын
XASUUS IYO QIIRO WADANI IYO CIIDA SOOMAALIYEED TUSAALE IYO TUSMO ADUUNYO KA IDINKA TAGTEEY LOOMA OOYO NASIIBKA AYAA SAAS NOQDEEY A.M.SALIM SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA MUQDISHO
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Clts odf OTP SFP water supply mobilizers district belet xawo gedo health center
@ibraahinbashi4887
@ibraahinbashi4887 2 жыл бұрын
U
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 4 жыл бұрын
Rag waa kii ciil, cadaab ka doortay, waa markii siyaad bare dadka laynaayay, ku ducayso somaliland, idinkuna ku ducaysta halkiinaa xamar iwm
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Akhas waa cuqdad qabayaashii Tigreega
Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
10:46
Qaranimo QOL
Рет қаралды 716 М.
Hoballadii Waaberi @ Festac77 Part 1
10:12
Mohamed Aden
Рет қаралды 129 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 250 М.
dad wadaaje qurbaw maxaad duul isu
42:11
Aar Mahamoud
Рет қаралды 107 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 39 М.
Xulka Heesihii hore #5
28:57
LBchannel
Рет қаралды 247 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka  (pt-1)
27:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 38 М.
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 364 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН