No video

SAYNAB X. CALI BAXSAN & XASSAN ADAN SAMATAR IYO HEESTII " REERKIINAN HODANKAA, MA HESHIIN KAREEYNAA.

  Рет қаралды 140,550

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

MAMMO SAYNAB X. CALI BAXSAN & XASSAN ADAN SAMATAR IYO HEESTII " REERKIINAN HODANKAA, MA HESHIIN KAREEYNAA..TOP CLASSIC SONG MUSIC 1986
HEESTAN " REERKIINAN HODANKAA MA HESHIIN KAREEYNAA" WAXA AY KA MID TAHEY HEESIHII RIWAAYADII DHUMUCDA WEEYNEEYD EE " GAR CADAAWIYO CAASHAQ"
RIWAAYADAN WAXA AY AHEEYN RIWAAYADII UGU HOREEYSAY EE XASSAN ADAN SAMATAR JILO AMA MATALO 1973dii, XASSAN ADAN ISAGA OO MARKAA YAR OO FANKA KU CUSUB AYUU U BADHEEDHAY INUU LA HEESO FANAANADA SAYNAB XAAJI CALI BAXSAN OO MARKAA AHEEYD FANAANAD WEEYN OO ILLAA HORAANTII LIXDAMADII SOO HEESEYSAY. XASSAN SI FIICAN OO QURUX BADAN AYUU RIWAAYADAA UGA SOO BAXEY.
RIWAAYADAN WAXAA HAL-ABUURKEEDA LAHAA AUN ABWAAN YUSUF ADAN
LAXANKA HEESTAN WAXAA SAMEEYEY AUN ISMAACIIL CABI GERI " ISMAACIIL YARE"
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 106
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Hadaan dhagaysanayaa anigoo joogo Nairobi dalka Kenya 🇰🇪
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 Жыл бұрын
Erayadii yusuf haji adan ruwaayadii gar iyo caashaq iyo hobalada waaberi. Waxan ku galay magaalada baydhaba . Waxba ka dhacay , the new generation way ku fan beeleen. Waxay ku warereen heeso raap oy somaliyeed , fan khasaaray iga dheh.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
27/12/2021 ayaan dhegaysanayaa anoo jooga galbeedka london (hillingdon/hayes).
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Cawa 14,10 2022 ayaa ku dhageysan hargeysa sacadun waa 12 haben nimo
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 4 жыл бұрын
Isla maanta oo isniin ah 22/06/2020 oo heestaan KZbin ka la soo galay qofkii geeskiisa igala daawanayo waan salamaaya iyo qofkii gadaashay daawada. Waa markii igu horeysay heestaan video aan ku arko.Maxaase jecelaan jiray heestaan caruurnimadayda reerkiina hodanka ah ma heshiin karayna😍😍
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Aniga somali music heestii laga soogeliyo fresh ayaan kudaawadaa oo kama daaho waayo dookheyga ayaa aad loosoo geliyaaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali Aad iyo Aad walaal. Mahadsanid walaal
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE walaal adigaa mudan hawl weeyn baad bulshada uhaysaa ee horey uwad
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali....Mahadsanid walaal
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 жыл бұрын
Waxey ku jirey riwaayadii iigu horeyse riwaad aan galo anoo yar
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Codku maaha inaad isku dhibtee waa inaad ku xaragootaa sida labadan fanaan
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Riwaayadii garcadaawe oyo caashaq 1973.Erayadii Yuusuf Adan Xuseen(Allaaleh)heestan laxanka waxaa leh Ismaacii Cabdi Guuleed(Ismaaciil yare).waa riwaayadii ugu horaysay ee Xasan Adan jilo.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
AHUN yusuuf Aden Allale waxey walol Aheyen cismaan Askari waxey Aheyen laba Abwan
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Alla,waa yaab waa,ruwaayad i,g,ar,c,adaawe, igo caashaq,,xasuus muqaal cajiib baxsan. Anoo yar baan, daawaday. Thanks
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Allah janatul fardawsa ha ugu deeqo saynab x. Cali baxsan iyo abwaankii ruwaayad sameeyay yusuf adan xuseen alaale, xasan adan cimri dheer iyo cubaado suuban
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 жыл бұрын
Aun abwaan yuusuf aadan ayaa sameyey heestaan waxayna qayb ka aheed riwaayadii garcadaawo iyo caashaq waana riwaayadii ugu horeysey ee xasan aadan uu masrax kujilay
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
Xasan Aadan waa mucjisadii fanka ee 70-meeyadii.
@samriyegeedi4989
@samriyegeedi4989 2 жыл бұрын
00000
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
@@samriyegeedi4989 ???
@imanadan3984
@imanadan3984 3 жыл бұрын
Allaha naxariiso Saynab baxsan waxy ahayd fananad qaran qalbiyadeena ayeyna ku noolaan doontaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 Жыл бұрын
Heestu waxay ka mid ahayd ruwaayadii gar- cadaawe iyo caashaq 1973 waxaa iska lahaa riwaayada Abwaankii waynaa ee yuusuf aadan xuseen ALAALE abwaanku hayb ayaan waxa uu kasoo jeedaa ISAAQ/ AYUUB/REER.MAXAMED/ REER MUUSE
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Waxey walalo yihiin AHUN cismaan Aadan xuseen (cismaan Askari)
@abdiqaniadan9360
@abdiqaniadan9360 3 жыл бұрын
Maantay dhimatay ilahay haw naxariisto marxuumada 😪
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@arfahdaud2180
@arfahdaud2180 3 жыл бұрын
Amiin
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 3 жыл бұрын
Alle haku naxariisto" Saynab Xaji baxsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@dawladchannel485
@dawladchannel485 3 жыл бұрын
Allah ga u naxariisto Baxsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mahadgeyrte4463
@mahadgeyrte4463 4 жыл бұрын
Legends Hoog Iyo Dhibaataba Waa Kala Harkeenee Fan Waagaan Ayuu Fan Ahaa Seynab Cqli Baxsan Iyo Xasan Adan Samatar
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Masha Allah SOMALI MUSIC & CULTURE dib ayaad icelisay iyo waayihi wacna walaal waad mahadsantahay, horey u soco.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Mohamed Somalian Mahadsanid walaal sidoo kale.. Thanks
@axmedcige5313
@axmedcige5313 3 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto baxsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 3 жыл бұрын
Allah yarxamah baxsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 4 жыл бұрын
Pageka kowaad Xasan Aadan: Warku haba yaraadee Hugunku ha dhamaadee Waxaad ku hindisootiyo Gartu hadimo weeyee Hadaad hoos u eegtana kala haabo weeye Aaaaaaaaaaaaa... Reerkiinan hodanka ah ma heshiin karaynaa Saynab Baxsan: Hadalku ha yaraadee Hugunku ha dhamaadee Hod iyo barwaaqaba waa guur hagaagee Waxaad ku hamiyeeysana waan heli karaynaa Aaaaaaa aaaaaaa aaaaa Hog iyo dhibaataba waan kala hakaynee Hadalku ha yaraadee Horta hawsha ila qabo waan heshiin karaynaa Pageka labaad Xasan Aadan: Hadalku ha yaraadee Hugunku ha dhamaadee Haween waa qiyaamo La iskuma halleeyee Waxaad ii hollaayaa halbowlaha ku gooyee Aaaa aaaa aaaaa Hadda waxaam ka baqayaa hoodaddaamadiinee Warku haba yaraadee Hugunku ha dhamaade Reerkiinan hodanka ma heshiin kareynaa Saynab Baxsan: Hadalku ha yaraadee Hugunku ha dhamaadee Waan hubaa rag oo idil Adaan kuu hanwaynee Habeen iyo dharaar baan kusoo hiloobaa Aaaaaaaaaaa... Jana hanqar la'aneed Yaan kuu horkacayaa Hadalku ha yaraadee Hugunku ha dhamaadee Horta hawsha ila qabo waan heshiin karaynaa Erayada kujira Heesta: 1.Hugun: Shanqar xoog leh 2.Hindiso: wax inaad helayso ku rajo wayn tahay 3.Hadimo: dhibaato weyn oo qiyaamo ku dheehan tahay 4.Haabo: wax in yar ka fog oo gacanta ku qabatid 5.Hod: Taag ama god ay biyaha fariistaan 6.Hog:God 7.Hakaynee: asalka eragya waa Haki oo ah intaas ku jooji 8.Hollaaya: asalka erayga waa Holli oo ah wax tijaabin 9.Hoodaddaamo: qof danihiisa laga jeediyo 10.Hanqar: Biriq , Gugac , Qarax , Onkod ✏✏✏ WQ:Saacid Faarax Siciid
@abdihakinabdullahimuse7723
@abdihakinabdullahimuse7723 3 жыл бұрын
Saacid murti maal ayd thy 😊
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
Sxb wax kale aya tahay wllhi marshallah....
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
war dadkaan markeey heesi jireen inaan ku soo gaaro ayeey aheed inba caadi maaha miraha iyo codka waxan ahay 22 jir hadana heesihii hore uun ayaan daawada oon jeclahay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Muse Muse Fan iyo Fanaaniin waa kuwii hore, Fan waa ina soo marey!
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE abti inaba caadi maahan heestan maanta oo dhan waan dhageysanaya
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@@musemuse6648 Maasha allah anba waan dhageeystaa walee heestan iyo heesta wali gabadh ma sheekeeysateen...Sarbeeb iyo xikmad badan ayaa laga faa,iidayaa
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Nasiibka ayaa kaa hiiliyey balse noolow adeer hees waa heesihii hore
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Bxsan Au xasn cimri iyo cafimad suban Walee idinkoo kle dib looma arki doono ❤❤❤❤❤🎸🎸🎸🎸🎹🎹🎹🎹🎹🎹
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 3 жыл бұрын
Ilahay baxsan naxariisti jano haka waraabiyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Baxsan alow caafi waxay ahayd mid kamid ha tiirarkii fanka. iyada iyo maandeeq heesahooda dhadhan gooni ah ayeey leeyihiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali . Aamiin aamiin ya rab. Aad iyo Aad walaal waa runtaa waxeey ahaayeen tiirarka Fanka Soomaaliyeed uu ku tiirsanaa. waxeey ka mid ahaayeen hablihii ugu horeeyey Fanka iyo heelada Soomaaliyeed
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
AUN MAMA BAXSAN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@mohammedhassan6933
@mohammedhassan6933 2 жыл бұрын
Anigoo cunug yar ah ayaan dhageeysan jiraay heesta
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
AUN baxsan
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Ruwaayada heestan ku jirtay waxa sameeyey Yusuf Aadan oo la dhashay Cusmaan Askari,abwaankii u dhiibay Baxasan heestay ku soo caan baxday ee aheyd
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Greshkayagow guuleysta.
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 2 жыл бұрын
Baxsan heestan kumay caan xbixin waligeed bay heesaysay ilaa 1956 waxaqaday 1964 marking somalidu iyo xabashidu islayeen heestii guulaystay geeshkayagow guulaysata kontonakii waxay lahesyasay cimaan gacalow md yuusuf
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
@@afrahhussein3136 idaacadii u horeysay Radio Hargeysa waxa la furay 1954 kii,wakhtigaa ka hor cid heesta iyo meel laga heeso midna ma jirin.
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 2 жыл бұрын
@@ismailjama178 idaacada hargaysa waxaa la asaasay 1943 wakhtigaa waxa hee jiray guduud carwo iyo guronjire oo yamani ahaa maxamed saleban tubec
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
@@afrahhussein3136 adaa Iga saxsan BBCda ayaan ku khalday.Laakiin waxaan jeclahahay in baxsan aanay 1969gii heesi jirin, waxay ahaan jirtay reer Diridhabe sidaan aabahay ka maqlay,dadkii maandeeq ku soo qamaamay bay ka mid aheyd ee moodayey in xoriyadu xoolo wado.
@haldoor820
@haldoor820 3 жыл бұрын
Cusboonisiis iyo xasuus. 1982
@izabellaizabella9390
@izabellaizabella9390 2 жыл бұрын
Hubaal dad ayaga cml iyo dowald ayaga cml somaliya masoo mari donto😭😭
@ipraahonda3890
@ipraahonda3890 4 жыл бұрын
Wwww aaaaaaaa reerkiina hodanka ah maheshiinkareynaa wwwwwww yaasalaammm waa 23/7/2020 galab qamiis ah saacadu 4:46pm
@abdirahmanomar1748
@abdirahmanomar1748 4 жыл бұрын
ALEYLAHEY fankaan oo kale dib loo arkimaayo waa galbadey
@maxamedcalibulaybulay2705
@maxamedcalibulaybulay2705 4 жыл бұрын
good the best songs of somali
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
Ruwaayadii Ugu Horeysay Xasan Aadan Samatar Uu Lasameeyo Baxsan AUN
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Waaw asal iyo wayo wayo iyo mel angaranaya kudhegeysan jiray
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha aallah waa xasuus qaaliya
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Yaa salaam waaya waayo
@gsgdghhshsh3966
@gsgdghhshsh3966 3 жыл бұрын
Ilaahay hakuunaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 4 жыл бұрын
Maashaa Allah wxaanaa hees ah allow idin xafid
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Hadalku ha yaraado.
@mayomoi6777
@mayomoi6777 4 жыл бұрын
Waa xasuus aad qaali u ah waa riwaayadii gar cadaawe iyo caashaq 1973 riwaayadii ugu horreysey xasan aadan samatar,waxaa jilayey xasan, baxsan, faaduma khasim, sooraan heesaha ku jiray diidey ha i maqashiin, reerkinan hodanka ah,silcayeey, hilbaheennaa isku yaal, caashaqiiba waxaa diley ninkiisana ciil baday, qandhadii jacaylkaaga qalbigey ku abuurmay mahadsanidiin, suugaan caqiiba leh iyo xusuus wacan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Mayo Moi Waad ku mahadsan tahay commentka taariikhda eed nala wadaagtay Waa xasuus qaaliya iyo waayo waayo
@mayomoi6777
@mayomoi6777 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin halkaa ka sii wada
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Mayo Moi Thanks a lot👍
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 4 жыл бұрын
Heestaan waxeey Ka Mid Eheed Riwaayadii Garcadawo iyo caashaq
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa sidaa @abdirizak farax waa xog sugan
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Madhinte Eebe. Allow intii kalinimada kuu qirtay iska cafi naxariistaadana tiimbi.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw anigu waxaan ku qaldi lahaa inay ku jirtay riwaayadii Wad iyo Wacad adaa saxan walaal. Mahadsanid SM&C
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Cawale Geedi Wad iyo Wacad baxsan iyo Cumar xassan rooraaye ayeey ahaayeen Actors wadey Riwaayada. Weey isku wakhti dhawaayeen laba Nin oo walaalo ahaana weey kala sameeyeen aun Yusuf Adan iyo Cismaan Adan Riwaayadan Xassan wuxuu mataaley wiil danyar ah oo lowska iibiya Riwaayad aad u xiiso badan ayeey aheeyd sidaan ka dhageystay cajalada anigu nasiib umaan Helin riwaayada inaan galo Mahadsanid walaal
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waad saxan tahay. Adaa mudan walaal. Emailkaaga isoosii ileen marmar dadkan channel kaaga ku taxaluqaa meelo aybsibgaaravfariimomkuugu soo diraan baybu baahan yihiine. Waa uun iga xasuusin iuo codsi. Mahadsanid
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Cawale Geedi E-mailkaygu wuu ku qoran yahay walaal meesha hoose ee Channelka bayjka hore, waa runta walaal waa kaa emailkaygu Aden_mm@hotmail.com. Adaa Mudan wll
@abdimusa895
@abdimusa895 3 жыл бұрын
Yaa salam
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Hadalku ha yaraade hugunkku ka dhamaade haween waa qiyaame layskuma haleeye
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Warku haba yaraade hugunku ha dhamaade reerkiina hodanka masheen kareynaa
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 жыл бұрын
WAA HEES AAN JECLAHAY RUNTII EE LIKE HODAN IGAGA DHIGA SOOMAALI MAXAMED
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@mohamed omar waa hees aad u macaan waa run bro
@abdalaa.aligreen6251
@abdalaa.aligreen6251 4 жыл бұрын
ku darso ,waxa heesaha riwaayadaas o dhan laximey aun ismaaciil yare
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdala A.aligreen Ok Ustaad waa laxano aad u macaan laxanada Riwaayadaa ku jireey. Aun Cabdillaahi Diiriye Sooraan ayaan filayaa isna inuu ku jireey uu qayb qaatay Riwaayadan. Mahadsanid Ustaad
@hamse341gmail.comabdi9
@hamse341gmail.comabdi9 4 жыл бұрын
abwaan kii riwayada sameeyay yu ahaa talaw
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aun Abwaan Yusuf Adan
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 жыл бұрын
YAA SALAAM
@Hurre43
@Hurre43 3 жыл бұрын
Horta howsha ila qabo!
@jundimohamed6604
@jundimohamed6604 3 жыл бұрын
Waaw
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xaqiiqda ka hadlaysa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aad iyo aad bro waa hees culus
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Hhhh Ruwayadihii.hore Waxy.. Ahaayeen.wacyi.galin. Dhaliyarada.khusaysaa Imika.waxay.kahelaan Qosol.ayay.usamaynayaaan. Iyo.dhaqan.xumo.gar.ahaan.soraan.iyo.jawaan
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
GARRRR CADAAWE IYO CAASHAQ. QISADU WEEEYI TIN YAANU IDIN DHAQAAQIN GODOBAHA AAD GASHEENA CIDDI INAY IDIIN YEEDHISO HASUGINA JAWAAABAHA BAXAYA KA GARTA AMUURAHAA. SIDA KALE BEERLAXAWSI HOROO JIRAY YAAN LAYDINKA DAREEMIN SIDA IDIIIIN WACANNA WAA SIDA HADAAD LABADA ISU DARTAAN DOUBLE BAAD QAADANAYSAAN ME AND MY CHILDEREN + SEVEN SISTERS AANU SIDAA MAR HORE KU BALANAY ISU DAYDAYANAY DABADEED GOAANKAN GAADHNAY TAAAHA YARAYSTA BESSS LAYSMA BARYO LAMA QAYLIYO NAJALA QABTA IYO WA LAYSUGU KAAYA TAGAYAA CABANAAAAN OO DHAN YARAYSTA. BESSSSS.
KALA HARI MAYNEE | SAMATAR & BAXSAN
6:04
HOYGA XASUUSTA🎸
Рет қаралды 6 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 216 М.
Saynab xaaji cali baxsan
2:26
JUUNGAL SOONA KUWATARO
Рет қаралды 32 М.
HEES | WAX GARAD | Saynab X. Cali Baxsan | Original + lyrics
9:27
Xasan Adam Samatar Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥Iyo Heeta "HADALKU HA YARAADEE"
6:01
Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "FEJIGNOOW"
5:27
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 45 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00