HOOYO SOMALIYED OO XABSIGA AY DHIGEEN DUMAR SOMALIYEED 😭

  Рет қаралды 33,570

Yaasiin Halyeey

Yaasiin Halyeey

2 жыл бұрын

Пікірлер: 171
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAH HABARYAR ILAHAYOW IL NACAB IYO ILJINIBA HA KU TUSIN YASINO SOMALIDA U SHEEG TA QALADKODEE KUWII KU WANO QATO ALAHA KADHIGO BAL QABIL WA KII MEESHAN NA KEENAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤✅✅✅👏🇸🇴🇸🇴
@ayanhussein2245
@ayanhussein2245 2 жыл бұрын
Wallahi waayaab maxaa kagalay dadka qaar qofkeey taageerto war dadka fikirkooda udaaya Allah ha ugargaaro mamadaan maskiinta
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 жыл бұрын
Cawa mesha ma anaa ugu horeeyo soo dhawada rer Yasin halyeey
@faizacabdi4280
@faizacabdi4280 2 жыл бұрын
Ilaahey qabyaaladaan ha inaga reebo somali qalbiyadoda allaha isku duwo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Alaaaah hau Soo hanuuniyo gabadhada ya alaaah asaga awoda iska leh aamiin ya raaaaabi 😭😭
@rnuura334
@rnuura334 2 жыл бұрын
Wey KhayRaysaa Hooyadaasi Rabi Ayaa Garabtaagan Sida Lamoodaayo Manoqoneyso Wey Farxidoontaa Insha Allaahu☝️Aaaaaaaaamiiiin Yaaaa Raxmaan🤲🤲🤲 KHAYR INSHA,ALLAAH☝️
@saadibrahim3350
@saadibrahim3350 2 жыл бұрын
Yassinow somali wa yaab walahii allah haa ugargaro mamada inchallah way sobixii 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 жыл бұрын
Walaal madax looma xirine ,wax kale baa jiraa Allaha ka dulqaadee.Birta lugta ku xiran waa dambi weyn ee please sifiican runta noogu sheega
@fardowsojama9878
@fardowsojama9878 2 жыл бұрын
Gabarteda xubinka taranka kagubtey
@duniaali6691
@duniaali6691 2 жыл бұрын
Quraan ayaan usoo aqreeynaa rabi qabiil umada haka koriyo allaahu muaamiin 😭😭
@somcana
@somcana 2 жыл бұрын
Waa dhib nahaysta.
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
SubxaanAllah.... Wlhi umadan soomaaliyeed waxbaa ka qaldan. Ilaahoow umadaada ugargaar. Yaasiin runtii waxaad tahay halyey dhab ah....
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Allow Dhibaatada Dadkeena heysata ka dulqaad Allow Cadowga Ka Badbaadi Yaa Rabi Soomaaliyey Isku Naxariista Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir
@mounahersi9142
@mounahersi9142 2 жыл бұрын
The way you speak you, Hodan online and Asad Hagio is very good with tenderness It should be nice if most of KZbinrs are like You 3! Bro! Wish all the best to You 3🤲🤲🤲 Love from Djibout🇩🇯💖🇩🇯💖🇩🇯💖
@awm221
@awm221 2 жыл бұрын
Ilahay ha gargaro Somali Ilahay xaqa ha tuso Amiin Amiin Amiin Amiin yaa Allah ♥
@khadarasad9999
@khadarasad9999 2 жыл бұрын
Allah yaxfidak sxb yaasiin ilaahay dumarkeena oo dhan ha ilaaliyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@fartunmohamed5936
@fartunmohamed5936 2 жыл бұрын
Ilhee dib ha isugu kulmiyo maamada ayda iyo ciylkeda asagaa qaahir ahee😪🤲
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 жыл бұрын
Soomaaliyoo dhan baa 10 milyan ah , cajaaib, ha is raacdo diidayee ha is raamsatee daa, waan ka baxay soomaalinimo. Qashin. Ilaahay safiya iyo kuli intii dhiban Allah ha u gargaaro
@duniaali6691
@duniaali6691 2 жыл бұрын
Walaal rabi hakasoo daayo xadawga ayadoo nabada iyo ilmaheeda rabi heesu wada keeno allaahu muaaamiin 😭😭😭😭😭
@duniaali6691
@duniaali6691 2 жыл бұрын
Cadawga allaah hakasoo daayo xadawga amaan 😭😭😭😭
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Jzklh kheiran jaza Xajji Yasin, Baarakallaahu Fiikum 🌿
@bartamahasomaliya6239
@bartamahasomaliya6239 2 жыл бұрын
aamiin amiina allaha ha kusaqiro insaallaha wa kasobaxe hooyo xaqed ale aya kaqabanayo xasidinata u shirena allaha ha kaxureyo inshaallaha
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
it's amazes me someone somali who is muslim do this to somali family. cibaaroo allah kaa soo saar qofka waxas kaa shaaqayay
@munacali3853
@munacali3853 2 жыл бұрын
Wllo yaasinow horta somalidii waxa kadhamatay naxariistii wayo qofkasta oo iinsan oo alle abuuray iin wuu leyay wayo adunkan qofa dhamystiran majogo hadii aya qaldantay oo aya qabiil caday sidan maqalay waa mamo qalbiga ka gubaneysa wayo waa mamo beerked laga qatay oo alwadedii cadow gacantisa galen alle waxan kabaryay mamdan inuu cadowga kasodayo oo alwadena uga sofurfuro ayadan alle waxan uga baryay inu qalbiga u qabojiyo mamadan waxan idin leyay somaliyay aynu mamoyinken garb istagno mata maha markii ladhahay maxad qabiil waxa iga shegtay iyo siyasiyiin siyasiyiin wakuwa somali halka dhigay marka plz inta mela lajogat iyo inta kalaba aynu garab istaagno mamdan
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Asc yaasiin halyeey. Allah hooyada ha ugargaaro
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Jizakallaah
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
Safiyo waa gabar naag nool ah oo karti iyo calool adeeg badan somalida waxeey tiraahdaa calool adeeg waa ciirsi Ilahay xabsiga weey kasoo bixi InshaAllahu caruurteeda waala soo celin InshaAllahu
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Good point thank you
@AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA
@AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA 2 жыл бұрын
Waa run mashallah jazakallah kheir
@musbaahmusbaah7435
@musbaahmusbaah7435 2 жыл бұрын
Asc abowe yaasiin keep going 💪👏🙌👍♥👌Aamiin
@bashirabdullaahi881
@bashirabdullaahi881 2 жыл бұрын
Ilaahay hawgargaaro hooyadaas dhibtu hausato Allah haka sulqaado
@qadrabashir4381
@qadrabashir4381 2 жыл бұрын
Masha Allha ......wilkan ducadisa wn iska jeclahay intii dhiban Allha u karkaaro
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
asc allah ha xifdiyo safia hooyadaa dhibaatadana Allah ha ka korqaado
@armes4189
@armes4189 2 жыл бұрын
Dumarka qabiilka naga daaya. Somali nimo aan isku caawino ayaa fiican. Walahi gabartii awal damiinantay waa walaal fiican, hadana waxaa loo baahanyahay qofkaloo xilkaa qaado. Dadow gabartii hore ucaawisay haloo duceeyo amaana hala siiyo. Walasheena Illahay xabsiga haka soo saaro insha Allah.
@idirisali928
@idirisali928 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabii
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallah khayr wla
@ladnadaauud7051
@ladnadaauud7051 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Thank you brother
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
Illaahay hacawiyo hooyadaa wixii dhibaya allawhakaga tegen jaahiliintan daalimiinta ee ilkaha kudagaalamaysa xagee lagasoodaayay manaxayaasha illaahoow qofkastoo muslims caawi
@dekaali9686
@dekaali9686 2 жыл бұрын
How long are we saying qabiil she is a mama and that's enough people ya Rahman my people let's think first before qabiil come on known this is to much for the love of God bless you yassin halyeey brother ❤️🇸🇴💙
@sahraahmed5784
@sahraahmed5784 2 жыл бұрын
Subxan alaah ilaahay hakajaseyo kuwii dhibay miskiintaa
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Lama yiraahda allow caruur isii waxaa la dhahaa allow caruur baahir ah isii
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 2 жыл бұрын
Amiin yarab
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 2 жыл бұрын
Allahumaa aamiin
@libanwacdi6540
@libanwacdi6540 2 жыл бұрын
Keep going bro
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaah mami xafidulaaahi aamiin ya raaaaaaaabi
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Allah kuxifdiyo brother
@bashirabdullaahi881
@bashirabdullaahi881 2 жыл бұрын
Adana jasaakalal khayr
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 2 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون safiya waa so baxaysaa
@leylamohamud8542
@leylamohamud8542 2 жыл бұрын
Madaxweyne wax wey ka sheegi kartaa ma Allah bey ceeysey mise diinteey ka baxdey
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
Ameen ya rab
@khadroali5247
@khadroali5247 2 жыл бұрын
Amin yaa Rabi 😭😭😭
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj 2 жыл бұрын
Wllhi wan daremi kara hoyan ahay dhul qurbo ah na wan joga waxan daremi kara nanunka ay leday ilahay haw gargaro isaga kaga filan galada awoda u sheganaysa yaa rabi itaxanka adunyo iyo ka akhiraba allow no fudude
@ambiyomuhumed3061
@ambiyomuhumed3061 2 жыл бұрын
Amin amin ya rabbi
@kdsburneraccount1171
@kdsburneraccount1171 2 жыл бұрын
man this is heartbreaking!
@sahraahmed5784
@sahraahmed5784 2 жыл бұрын
ilaahay cadaabtisa cayaar uma samaysan waciyaada bilaah
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Mashallaah
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 Ай бұрын
Waa run
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
Miskiina illahay ha ugargaaro illahay ha isku xidho mamadasi hadii dadkoo dhan katagan oo rabiga awooda badan jabaar alqawi uu la jiro walahi rabi baa kufilan
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Waa biyo kama dhibcaan hadalkaagu.
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
ilaahay waxa gabadha daba galay masiibo ha daba gasho
@intifaacxaashi6756
@intifaacxaashi6756 2 жыл бұрын
Masha allah our king xafidullah
@ayanatteyeh2938
@ayanatteyeh2938 2 жыл бұрын
Mashallh huno maccan K Dieu vous protéger pr tjrs inchallah c est triste Walahi
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 2 жыл бұрын
YASIN VIVA GUUL DADKAN WAXASID SOMALINA WA CASHARA NAQ
@naimahamid6840
@naimahamid6840 2 жыл бұрын
War inleen somalida waxay wayeen meel ay kuso bandhigan qabyaladood alxmdulilh
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 2 жыл бұрын
Yaa rabi Ilaahay hasoo badbaadiyo rabi ha u gargaaro waa xanuun taagan maalin walba
@suadmohamed8239
@suadmohamed8239 2 жыл бұрын
Ilaah farad kher leh ha u furo insha allah 🥺😭
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
MAAMO SAAFIYO MARKII HOREBA WAXAA DHIIBTAN GALIYEEY NAAG SOMALIYED OO AAY DARIIS AHAYEEN
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 2 жыл бұрын
Horta walashen wey qaldantay lakin wa hilib keyna wana hoyo somaliyed walahi walayabi jiray hadal keda hada wan la gubanaya calosha aya i xanuntay
@aminaawaberi3985
@aminaawaberi3985 2 жыл бұрын
Amin amin amin
@faizacabdi4280
@faizacabdi4280 2 жыл бұрын
Wcs wrwbt aamiin yaa rabi
@faizamohamud2363
@faizamohamud2363 2 жыл бұрын
Ilaahayow u gargaar
@aminafarah1457
@aminafarah1457 2 жыл бұрын
hooyo qabiil ma leh Somalina hal Abbo bay ka yimaadeen Safiyo Omar reer North America " The people of the world don't know as tribes, but they call us SOMALI REFUGEES, I love my people but when it comes to tribes they worship it other than god which I don't mean all Somalis. Please let's Help Sofia and her children they're our OWN blood.😭😭😭😭😭🙁
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
😭😭😭
@basrahassan5058
@basrahassan5058 2 жыл бұрын
Waxan maqli jiray.axmaar ferenji waw Xaaji. Ma rer yurub baa America ka cawdi bilaysanaysa? Waxan hubaa hooyadan in ayna nagu qaadanay week soo daynteeda insha Allah. Caawimaadna Allah keliya ayaan ka rabnaa. We are the United State. Need no help from any one ☝️ Thanks 😊
@Maryan22766
@Maryan22766 2 жыл бұрын
Subxanaallaah ilaahayow caawi
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 жыл бұрын
subxanalaah subxanalaah Inaa lilaahi wa inaa ILeyhi raajicuun qabiilkii mahalkaa buumarayaa in hooyo dhiban xabsi loo diro
@saharalsharif123
@saharalsharif123 2 жыл бұрын
الله ينصرها
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Subxallah
@laylasabaray9441
@laylasabaray9441 2 жыл бұрын
Alle haka sofurto wll
@fadsacada5136
@fadsacada5136 2 жыл бұрын
Horta ilaahay ha uu gargaaro anogu umalayn maayo in dad somali ahi xidheen bilaa sobob Alaska somali wax yar oo is jecel ayaa ku nool ban maqlay.
@Maryan22766
@Maryan22766 2 жыл бұрын
Wallaahi somali dad buka ayaa naagu jiira ee cilaash ubahaan dharna qaaba
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 2 жыл бұрын
Belaah caleek ha idhafin adigo sabscaripe iisaarin
@ubaadroble1829
@ubaadroble1829 2 жыл бұрын
Hooyo somali yeed iallah ha ufudeeyo maxakamada allah ha ufudeeyo khayrka allah og allah ha natuso yadoo faraxsan
@faatimaabdifatah1491
@faatimaabdifatah1491 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@chinachina830
@chinachina830 2 жыл бұрын
Islaantaan wax kheer ma soo wado waana arki doontaana
@asliabshir2678
@asliabshir2678 2 жыл бұрын
Wlhi soomaali xaasinimada iska daaya qof bilaadanka xiliga ku jiro fiiriya iska daaya qabiilka waa walaashey waa hooyada wlhi xaley marka fiiriye caloosha ihurtey
@halimamohamed4412
@halimamohamed4412 2 жыл бұрын
Yes a lot of snow in Alaska 24/7
@laylasabaray9441
@laylasabaray9441 2 жыл бұрын
😭😭😭
@shumiyecade8556
@shumiyecade8556 2 жыл бұрын
Halyaygeena✌️✌️✌️✅
@malyuunmaxamed7145
@malyuunmaxamed7145 2 жыл бұрын
Hala cawiyo mamdas qofkey cayday asaga cafinkare adinka haku danbabina qabil wax mataro waka halka nadhigay
@najmawehlie6281
@najmawehlie6281 2 жыл бұрын
Alaska waa Mel cunsiriyo badan
@lulxussen9520
@lulxussen9520 2 жыл бұрын
Walaal waxad tahay wiil dacada alaha kuu siyadsho duca dada ad u jeclahay
@farhiaabdisaid3456
@farhiaabdisaid3456 2 жыл бұрын
Iyada bes maa Cayneysay siyaasiinta somali OO dhan baa Caayeysay siyaasiinta qofku doono ha ahaado
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 жыл бұрын
Yaaa Allah ilahow cawaga kasida
@siradabdinur5542
@siradabdinur5542 2 жыл бұрын
Halyey
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Gabadhaa ma intaas ayaa jailka loogu celiyey Soomaali oo dhan baa iswada haysata oo baraha bulshada isku xagxaganaya’e Teeda kale ma Maraykanka kaliya ayaa dhibaatadu kasocotaa meel walba dhibku waa inagu haystaa Ilaahay ha inoosahlo. Hooyadaas iyo ilmaheedana Rabi weyne faraj khayr qaba ha ufuro.
@umusajdamuhammad7723
@umusajdamuhammad7723 2 жыл бұрын
Maskin safia ilahay haka badbadiyo galadhan... amiin wa haben jimco ilahay an ubarino
@osmandaud2481
@osmandaud2481 2 жыл бұрын
Wllhi yassinow Sxb Hadiii Hoyada Madama Ay mucaraday amaba caayday Rer Ama Madax weyne Yashii Hore Darteda Damanadii Logala Laabtay waa Ceeb Ceeb Ceeb weyn wye Wllhi Allaah Dambigena Hadhaafee somaliyey Miyeydaan ilbaxey SubxaanAllaah Billaahi caleymkum xishooda Wllhi wanka xumahay Aad Ayan uga Xumahay Hoyada Faraha ka Qaada Xayada Allah idinka Qadye Hadaydan Caawini karin imisaa Cayda dad AMA rero War waxan Maxaay Ahayen sxbow Yassinow wan Amini la Ahay
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
Hooyooyinka Guryahooda iyo nimankooda sida sunnada gaws danbeedka ha ugu qabsadaan u fiirsada hoooyooyinka ilmaha laga qaato ama siyaasad ayay duuliyaan ama aroosyo ayay duuliyaan kuwa kale dad Africa joogo oo ilmahoodi haysto gaala iyo qurbana aana joogin ayay biilaan ilmahan aakharo waa la is waydiin gaalada qaadanayso wax yar iyo wax badan wixii ragiina idin siiyaan iimaansada oo ilmihiina dartood candhuufta u liqa
@faizacabdi4280
@faizacabdi4280 2 жыл бұрын
Muslim qaalisa aan qabyaalad ku jirin oo ka so furto allaha u keeno
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
Allah wuxu dulisanaa oo dadnimo xumaa Allah maxaa somali iga dhigay cadaw cadaw dhalay weeye Allow hanoo jabin haday ceyday se way mutaysteen inla caayo madax iskusheega
@yasminkhalif2307
@yasminkhalif2307 2 жыл бұрын
Wall somali waa dhimatay walhi subxanalah qabyalad ayaa qalbi kaga buuxdo gorme kheyrkena gareynaa faceen waxa naga reebay qabyaalad
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 2 жыл бұрын
ilmaha an hooydod garab qabtan waya maxa gal u racayan xabsga ka sariya waa hooyo somalia maskiin
@sacdiyobilan1387
@sacdiyobilan1387 2 жыл бұрын
Yaa allaah ugar gaar maskinta
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 115 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 36 М.
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 193 М.
KARBAASH SIXIROOLE BUSKUD DHIIQ 😂😂
8:16
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 15 М.
Guurkii Xaaskii Laqawey Part2 #qiso
35:50
HIGSI NO.1
Рет қаралды 16 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 115 МЛН