FAYSAL MUNIIR & SAFIYA TUSMO | HEES CUSUB IYO CAWAYSKA SANADKA CUSUB EE HCTV

  Рет қаралды 3,956,751

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 682
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha love saar ❤✍❤
@taambarkhad.848
@taambarkhad.848 10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaan
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 10 ай бұрын
SALALAAHU caleyhi wasalaam
@shankaronmaxamed7888
@shankaronmaxamed7888 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 9 күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@sahrayar2525
@sahrayar2525 4 жыл бұрын
Tusmo waa gabadh qaaliya runtii oo anshax iyo dhaqankii hore inay soo nolayso fanka ugu jirta waana gabadh aad u cod mcn, waa gabadha keliya ee aan si dhaba u taageero ❣️❣️❣️👌🏾✋sharaf baad leeday❤️❤️
@rahiimamohamed2900
@rahiimamohamed2900 3 жыл бұрын
Waa run
@liibaanhuseen3061
@liibaanhuseen3061 2 жыл бұрын
Cabdi cajuuna waa nin wacan
@nastehoaden8648
@nastehoaden8648 3 ай бұрын
​@@liibaanhuseen3061ha ku waso hee
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ereyada heestu xanuun badanaa😢 "Naagtii walalka shaley qabay ninkeed noqo kii oon dhiman oo nool..!!!!
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 2 жыл бұрын
Heestan Waxa Fahmi Kara UuN Qof Jeceelka Wax Ka Aqaan Ciyaalku Mafahmi karaan Soo Runtay Maaha Walalahy 😘
@Nimcaynoor
@Nimcaynoor Жыл бұрын
Warunta walahi
@katrahassan2752
@katrahassan2752 Жыл бұрын
Haa wlhi wa runtaa
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 2 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa 2020 ki mar aan safar ahaa oo aan kusii socday wajaale. Subax hore ayey ahayd subax daaas si wacan ayaan ula dhacay heestan 😍😍
@deeqocandinasir416
@deeqocandinasir416 Жыл бұрын
Jah waxaa saa hees llagaa dhahaa runtii qalbi gay taabanaysaa 😔😔😔😔❤❤❤
@jamayare4251
@jamayare4251 3 жыл бұрын
Safiya inkastoo aan heesaheeda dhagaysan hadana Heestaan Maadama Ay cusubtahay waxaan Ku Darsaday Liiska Heesihii Qaaciga ahaa ee Nuxurka Macaana. Miraha abwaanka soo Xulay,Laxanka iyo codka Ay Ku Luuqaynayso Qofkii dhagaystaa ma Qirayo inay Heestaan Cusubtahay Thanks Tusmaay Horumar wacan👏👏👏
@nezimz6794
@nezimz6794 3 жыл бұрын
heestani ma cusba wll wa heesihi hore waxa qaaday hibo nura iyo abdi qays
@abdiasishusseinali2809
@abdiasishusseinali2809 2 жыл бұрын
Heestaanu macusba wll lkn dibbaa loosoo update gareyey Hibo nuuro iyo Abdi Qeys baa horay u Qaaday
@somalilab8848
@somalilab8848 2 жыл бұрын
Heezta waxa ka turjumaysa laba wiil oo walalo ah oo gabadh kaliya intu midi furaay mid kale guursadaay inkasto oo u kii danbe diidaan yahay oo u leyay Meeel u walalkay maraay ma faba mari karo inkasto tilmaamtu iga xun tahay Lkn hees jacayl xanun badan leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@xasanahmedxasan
@xasanahmedxasan Жыл бұрын
Waa fahantay
@ahmedyousufhashi5851
@ahmedyousufhashi5851 Жыл бұрын
Heestan adna aadan ayaa lo sameyey 1969 marki cigaal la xidhey ayu guursadey nin h yonis kolkasu abdiqays heestan kula hadlayey qisadu sidaasey ku timid wll
@mrelyass38
@mrelyass38 7 ай бұрын
“Nac hadad falaysana, Nabad lagama jiirte, waa laysdaba nitiqiya..” Heartbreaking song weeye wlhi, dec 20 jigjiga Dds.
@farhanjr.6027
@farhanjr.6027 4 жыл бұрын
what a cod by feisal muniir and safia boqorka jigjiga keep going bruh 💪💪💪❤👈
@zaki71976
@zaki71976 2 жыл бұрын
Qq
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h 11 күн бұрын
Heestaan bari baan crush ku ahaa safiya io muniiir my favv singers
@hamdaabdullahi7616
@hamdaabdullahi7616 4 жыл бұрын
Fanaaniin buuxda faysal and safiya tusmo halkeeday dhigeen somali negative kolla qof wanag uma dhamisaan ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏💯
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
Cabdi,qeys iyo hiba,nuro iyadoo kaban ah yaa dhagestay hees waa heesihii hore inta kale ben dheh hadii ad igu racsanthy liketa igu muuji
@mustafedhoonge4854
@mustafedhoonge4854 4 жыл бұрын
Safiya tusmo mc codkeeda walhi waan kahelay codkeeda 🥰
@abdirahmanjamadualle1345
@abdirahmanjamadualle1345 4 жыл бұрын
1 Siciid Qalinle 2 Faysal Muniir 3 Mukhtaar daa'uus 4 Safiyo Tusmo iyo 4 Nadiira Nayruus Xidigaha fanka
@barwaaqoabdilaahi776
@barwaaqoabdilaahi776 4 жыл бұрын
Xawayaañ
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
@@barwaaqoabdilaahi776 xishoo nayaa .
@farhiyahashi4973
@farhiyahashi4973 4 жыл бұрын
@@barwaaqoabdilaahi776, źaa,,,Źa,,,,zzzzz,a,,,a,zźzzz,zźzzzzzzzz3000⁰AP rx zzzzzzz r?e-@@,-@@zZzzzzźźz zzz0@xxź‐‐⁰,,‐--@-÷az,@thenźźźźzźzzzzzzz---?,5‐zzzzz?,,,,szzzzzzzzz,zzz×---,,------,,,,,@,⁰⁰
@mohamedqare3202
@mohamedqare3202 4 жыл бұрын
Qamar sugani ninka ugu sareya fananinta hada nool
@samawade282
@samawade282 2 жыл бұрын
@@barwaaqoabdilaahi776 naa Ninka Maxad ku Maagtay
@abdirizakhaldor2604
@abdirizakhaldor2604 4 жыл бұрын
Hees Dareen Wayn Gudbinaysa Like Dhac Kusii Hadad ogthay Qisada Heesta
@mac-macaanka7479
@mac-macaanka7479 4 жыл бұрын
Waryaa abdurizak intana ma joogtaa
@mohamedIbrahim-rg5zx
@mohamedIbrahim-rg5zx 4 жыл бұрын
Qalinle
@mohamedIbrahim-rg5zx
@mohamedIbrahim-rg5zx 4 жыл бұрын
@@mac-macaanka7479 südaaa
@safiyamaxamed6500
@safiyamaxamed6500 4 жыл бұрын
Iga daba gee qisda heesta
@cumarcawke6539
@cumarcawke6539 4 жыл бұрын
Heesta qisadeedu waxay u dhaxaysay maxed cigaal iyo kornayl xasan kayd
@zakicumar7134
@zakicumar7134 4 жыл бұрын
heestan inaba caadi ma ahan wan kahelay wlhi Faysal muniir fanan jira waye keep going wll
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Faysal muniir fanaanka reer jigjiga walee qurux style iyo cod allah waa siiyey horay u soco walal mcn
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 khaniisyow amuuz
@rooblemohamed6189
@rooblemohamed6189 3 жыл бұрын
Heesta xaqeeda hala siiyo Xasuustii Hibo nuura iyo cabdi qays 🙏🙏🙏👏
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 жыл бұрын
Aad iyo aaad wlhi
@shukricumar8514
@shukricumar8514 4 жыл бұрын
Walhi waxn si dhaba u tagera safiya tusmo iyo faysal muniir cadi maha codkinu❤❤❤❤❤🖒
@diiniahmed6607
@diiniahmed6607 4 жыл бұрын
Safiyo Tusmo way keentay heeska qof qaali ah nolaaw mamo
@somalimanintheworld22
@somalimanintheworld22 2 жыл бұрын
"Heestan markii Hore waxaa si Talan taaliya u Qaaday *C/Qays & Hibo Nuura AUH. waxaanay Ka hadlaysaa Qisadii labadii Nin Ee wlaaala Ahaa Ee Naagta isku Qabsaday. Sida ka muuqata Tuducyda Qaar."Naruurooy Wlaalkey markaad Naag u Noqotaan Niyadana ka Quustee.😭🙌
@crashiidmaxamed4834
@crashiidmaxamed4834 2 жыл бұрын
waad dhadhawaysee waa qisadii aamina c/lahi iyo cabdi qays markii laxidhay
@lilmohaa7899
@lilmohaa7899 7 ай бұрын
Haa walipa Qisada C/qays iyo Hodhon C/Raxmaan. Hooyoded Dexarti
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 2 жыл бұрын
❤❤❤❤ yasalaam allaa yacizak abwanad actarad fanaanad qaaliya ilxuni kuma aragto Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid wan kujecelnahay allaha kuxafido qaali dumar ❤❤❤❤❤❤❤
@aliahmedabas577
@aliahmedabas577 3 жыл бұрын
qoftaas horay usoco mooyee dhib ma mudnayn , balse inta la jecelyahay xagge alle ba la imtixaana , oo nabiyadaa ugu adkaa wax la dhibay. safiyo meeshaay shalay ani ii joogtay meel ka saraysa ayeey hadda ii joogta
@umusadri2296
@umusadri2296 3 жыл бұрын
Ala run badanida
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 4 жыл бұрын
From burco we love you safiyo tusmo
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 5 ай бұрын
Wah wah caleek caleek Woov heesi waa tan ❤😢 Qiso dhaba
@CawoCayni-je3vc
@CawoCayni-je3vc 29 күн бұрын
Naya muniray😂😂
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 29 күн бұрын
@@CawoCayni-je3vc hee hbbi
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 4 жыл бұрын
Waaaf waaaf 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🌹🌹🌹 my 2 favourite fanan idin jecliyaa keep going
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 4 жыл бұрын
calankan ad dadka lahor ordeysid maxa meshan kenay ma safarad ba kaga furan halkan mise wadku tuugsan hmmm
@Goobawi
@Goobawi 3 жыл бұрын
Asc wllo
@ukashmohamud2417
@ukashmohamud2417 2 жыл бұрын
@@nashaadabdi8595 adiga ma calanka leedahay ayadaa iska leh halkay rabtee lagalaysaa kaada haku deeqo
@landaali6296
@landaali6296 4 жыл бұрын
Somalilnd Saylac Dalkii Quruxda badnaa Masha Allah
@ameennikke
@ameennikke 4 жыл бұрын
Ceel sheekh ilaa jazirada sacada diin
@hindaadan3442
@hindaadan3442 3 жыл бұрын
I love Safia Tusmo ❤❤💋💋
@kingburco
@kingburco 4 жыл бұрын
Sidaas bay sax Ku yahay 2020 ayaa lajoogaa ma waxaad rabteen in sidii 1960kii loo qaado. Anigu Sidan ayaan Ku haystaa subxaanaka yaa cadiim ka beedh
@nalkadesmartquen6188
@nalkadesmartquen6188 4 жыл бұрын
K
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Hees ninkii lahaay lee ku fiican sxb
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 3 жыл бұрын
Haiga nixin walalow naxariis hagooynine 😭😭💔😭dadka qaar qalbi adkaa
@adnanmoha1428
@adnanmoha1428 3 жыл бұрын
Waw tusmo
@maryanali4498
@maryanali4498 3 жыл бұрын
😢
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 3 жыл бұрын
Hees shidan cod mcn thnk you legend safia and fanaan munir
@b.bbillionsfamily4153
@b.bbillionsfamily4153 4 жыл бұрын
Waxaan ogaday markaan dhageystay heestan in aan afsomaliga saxda ah aan aqoon oo aan aqano afsomaliga jidadka 😂😂😂😂
@ayaanfaysal5337
@ayaanfaysal5337 4 жыл бұрын
Faysal muniir jaskisa wan kahelaa wlhi top❤👈
@Goobawi
@Goobawi 3 жыл бұрын
Asc wllo
@faatimatahliil2008
@faatimatahliil2008 4 жыл бұрын
Feysal muniir fanan aan tageero
@ilwaadcadey93
@ilwaadcadey93 4 жыл бұрын
Nasiiib daro waxeey tahay kala dhereeshaheena inta laga maqanyahay 😢😢😭😭😭
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 4 жыл бұрын
ilwaad cadey 😢 sido kale Allow sahal amuraha
@ilwaadcadey93
@ilwaadcadey93 4 жыл бұрын
@@zuhuurzafi809 sow maaha walal ameen😥😥
@nehaalabdi1396
@nehaalabdi1396 4 жыл бұрын
Sidookale 😥
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 3 жыл бұрын
😪
@user-ve6jf6vk3m
@user-ve6jf6vk3m Жыл бұрын
Nasiib daro waxeey tahay naruuroy wllkay markad naagunoqan diiyada kajaray
@timoibnumahad6126
@timoibnumahad6126 2 жыл бұрын
Heestan waxan nagastay anoo nin nag la wadah 2021 🙋🙋🙋🙋
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 3 жыл бұрын
safiyo tusmo dhulkii tolkeed bay ku baashaalaysaaaa saacadadiiin saylac awdal 😍😍😍 hno ku bashaal dhulkaaga
@ikranabdi9109
@ikranabdi9109 4 жыл бұрын
Safiyo tusmo 👑😘 wow 👍
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 4 жыл бұрын
Heestani ma cusba ee waa hees hore midhaheedana waxa leh Abwaan cabdi qays wuxuuna ka sameeyay qiso dhab ah oo dhex martay laba nin oo walaalo ah✍
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 2 жыл бұрын
"Naagtii walalkaa shalay qabay ninkeed noqo kiiyoo dhimaninoo nool." Waa tuduc ka mid ah heesta waana inta aan ugu jeclahay. Waxaan ka fahmay in labo walalo ah gabadh isku haystaan oo mid diidan yahay. 10/17/2021. Mogadishu, Somalia. Yaqshid.
@SadiqAbdixakin
@SadiqAbdixakin 2 жыл бұрын
Heeskan waa mid ka timid taariiq sax
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 Жыл бұрын
Ereyadaasi waxay kahadlayaan sida dhaqanka soomaalidu oogasoo horjeedo in ninku uusan haminkarin xaaski wllkis qabijiry❤
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Intii caajuun ka dabeysaay like igu qabo
@ameennikke
@ameennikke 4 жыл бұрын
Waa hambalyadii iyo diyaarintii HORN SAT erayadii abdi qays new voice tusmo iyo muniir......
@jab__u__joog
@jab__u__joog 4 жыл бұрын
Nugulgii haraadani Nabad kama ladaabtoo Lama noogo dacare Like isar
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 4 жыл бұрын
Xusuusti Abdi qays iyo Mama Hibo mahmed Hudoon Hiba nuura Alle haw naxariisto aakhiro iyo Aduunkaba
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Labaduba wey nool YIHIN taarikhda baro
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 naxariisto Alle ma aakhiro unbaa loo baahan yahy pro
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Wardadka naacda kala taga labaduba si fiican bay uqaadeene
@saleebaandarwiish526
@saleebaandarwiish526 4 жыл бұрын
axyaa hees hibo nuura iyo kuluc baa qaadi jiray lkn tusmo iyo muniir labaduba waa keeneen codadkii hoobaladii waabari waxaan la yaabay labadoodii baaba la moodaaa hore u socda
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 4 жыл бұрын
Caadi maaaha heestani heeso waaakuwii hore.
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 4 жыл бұрын
hibo nuura iyo cabdiqays weeye sxb
@saleebaandarwiish526
@saleebaandarwiish526 4 жыл бұрын
@@abdirahmanadam8869 sorry bro waa runtaa waa cabdiqays iyo hibo nuura halkaas waan khalday legend fanaaniin
@saleebaandarwiish526
@saleebaandarwiish526 4 жыл бұрын
@@mustaafinadiif4518 aad iyo aaad heeso iyo fanba waaa kuwii hore bro
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 4 жыл бұрын
Heesta original ka waxa wada qaada ahmed mooge allah haw naxariiste iyo hibo nuura Cabdi qaysna 1990 kii mar ay jarmalka wada jogeen ayay wada qaadeen
@modugsiiye6686
@modugsiiye6686 Жыл бұрын
Heestan way macntahy 🔥 Yaa qaad original keeda ii sheeg pls 🥰
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 10 ай бұрын
Hibo nuura&cabdi qeys
@user-bb6dx6qf5e
@user-bb6dx6qf5e 8 ай бұрын
Hibo nuurA cabdi qays
@safiyo8523
@safiyo8523 4 жыл бұрын
heestaan wlhi xanuun 😭💔dareenkeeda
@suhuurfaarax3508
@suhuurfaarax3508 3 жыл бұрын
Arweevvhhhjjj
@Goobawi
@Goobawi 3 жыл бұрын
Wllo xldd
@hamdamohamed6619
@hamdamohamed6619 3 жыл бұрын
Keep going faysal muniir iyo safiya tuzmo
@amiraosman9132
@amiraosman9132 4 жыл бұрын
horn cable xaquuqda heesta ilaaliya maaha hees cusub waaa inaad dhahdaan labada xusustii abdi qays iyo hiba nuura 👏🏼
@yaxyeyoonis1340
@yaxyeyoonis1340 4 жыл бұрын
kkkkkkkk welcom hamse mareye hore usoco mudane
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Haa wlhi dhoocishan yartaa ee wariyaha isku sheegaysa waxay Fan ka ogtahay ba iska yar hesstu inay horey u jirtay iyo inkle maba kala garanayso hees cusub bay moodaysaba hhhhhhhhh
@marian5607
@marian5607 4 жыл бұрын
Excellent song! Abdi qeys iyo hibo nuura heestoodii halkeedaad dhigteen 💖💖💖💖👍👍👍👍
@nuurafaysal5082
@nuurafaysal5082 2 жыл бұрын
Nuura nalka
@ubaxtufaaxmaxamedmaxamuud5098
@ubaxtufaaxmaxamedmaxamuud5098 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ahmedlamagalay1016
@ahmedlamagalay1016 11 ай бұрын
خع
@saidofarah9195
@saidofarah9195 4 жыл бұрын
Safiyo tusmo walhi cod la soo baxday well come quruxleyda😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Saido farah, Haa walaahi safiya si xowliya ayuu ku socodaa fankeedu, masha Allah safiya qurux qaali dumar.
@caliphmohamed7896
@caliphmohamed7896 4 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 🕺
@xamdaxazan3398
@xamdaxazan3398 4 жыл бұрын
Msha allah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘⚘
@caliphmohamed7896
@caliphmohamed7896 4 жыл бұрын
@@xamdaxazan3398 Iska adkee
@ksasa4126
@ksasa4126 3 жыл бұрын
Hees iga gadan❤️😍🙄
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 жыл бұрын
We love safiya tusmo please come to kenya
@cawalecaaqil2703
@cawalecaaqil2703 4 жыл бұрын
Fanaaniinta naacda kala taga, Hibo iyo Abdi qays ma aha kow waa Safia iyo faysal muhiimadu waa inay laxankii iyo erayadii heesta keenaan waana keeneen Weliba si qurux badan bay uqaadeen. Negative ku waa 100% soomaali shit👊
@nuurtoyuusuf1436
@nuurtoyuusuf1436 4 жыл бұрын
Hees iyo badh😍faysal munir iyo safiya tusmo 💯
@qabuulaali9436
@qabuulaali9436 3 жыл бұрын
P
@Goobawi
@Goobawi 3 жыл бұрын
Asc wllo
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 жыл бұрын
Hees qisa dhaba ahayd Erayadii abdi qays Codadkii abdi qays iyo hibo nuura Way ku mahadsan yihiin dhalintan dib inoo celisay 50 sano ka hor Waxaa qurux badan siday erayda u ilaaliyeen Faysal iyo tusmo
@abdullahimohmedaliali2282
@abdullahimohmedaliali2282 4 жыл бұрын
Heesta tariikhdeeda wax ma ka yara taaban kartaaa libaaax
@lovelyboyasad3245
@lovelyboyasad3245 4 жыл бұрын
Naasir Ibrahin saynab ali baxsan waaye
@cabdiraxmaandhoof8565
@cabdiraxmaandhoof8565 2 жыл бұрын
Fasal muniir waa wiil istelleh oo aad qurux baadan wiil somali oo qurux iyo istelleh cad iyo jas leh sikisbakleh majiiro fasal muniir waa wiil lagadhikarin manshallh ilahay hakudayo inaaderkay 💪💘💘💘❤❤❤❤
@madinahasen6058
@madinahasen6058 Жыл бұрын
M
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Waah waah waxaasaa heesa THANKS HORN CABLE 📺
@xaqaytagi
@xaqaytagi 2 жыл бұрын
Haddaad dhagaysanayso 24 Nov 2021 igu qayli✌
@sharmaarkecabdi1775
@sharmaarkecabdi1775 4 жыл бұрын
Fannaanadda ayaa labada heesta soo dhoweysay. Libaaxan se yari ma keenin codkii Cabdiqays. Any way wey dedaaleen.
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Siciid Qalinle ayaa keeni lahaa because Codkii xasan Aden ayuu leeyahay
@Abdulkga
@Abdulkga 4 жыл бұрын
Tusmo iyo Faisal biladda Hargeisa cid ku haysta ma jirto walaahay!
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
Hees cusub maahan alle idin rog oo masiibu idinku dhacday. Waxad ku samayseen tusmo walagawada naxay. Volcano Idinkuna dhacay alle umad kuu dhalay haka jaro. Xaqiiq wayku dhacaysa gooray ahataba. 😭😭😭😭😭☝️
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 4 жыл бұрын
Wooow waa halkan kudhashay jasiiradii sacadadiin👏❤❤❤❤
@xiiscismaan1737
@xiiscismaan1737 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😋😍😍
@abdiyare3617
@abdiyare3617 3 жыл бұрын
Hhhj
@abdiyare3617
@abdiyare3617 3 жыл бұрын
Hjhhj
@abdiyare3617
@abdiyare3617 3 жыл бұрын
Hhhh
@abdiyare3617
@abdiyare3617 3 жыл бұрын
Hhh
@anabmusa7112
@anabmusa7112 3 жыл бұрын
Cabdi qays abwaanka iyo hibo nuura waxaas ayaa fanaanin ahaaaa waya waayo
@user-il5mm7ni9k
@user-il5mm7ni9k 5 ай бұрын
Hadaad naaxday jiilaal qof itaalka liitiyo dadka laguma nuuxsado Nac hadaad falaysanah nabad lagama jiirtee waa lis daba nitiqiyaa intaas baa iga gadan heestaan😊
@salmamoha9091
@salmamoha9091 4 жыл бұрын
Safia tusma what a beautiful voice 🥰
@saciidocraxmaan9296
@saciidocraxmaan9296 Жыл бұрын
walihi tariqdan aniga ba weigudhcdi
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 3 жыл бұрын
Yaaa daaawanaya 2021👍👍👍👍
@Roda511
@Roda511 4 жыл бұрын
Somalida maxaa negative ka ugu wacan war ka leexda fanaaninta way dadaaleen meel wacana way dhigeen
@raxmaraxma2502
@raxmaraxma2502 3 жыл бұрын
9947
@dadiralihassanshakti5010
@dadiralihassanshakti5010 4 жыл бұрын
Feysal munir fanaan buuxo 👌❤️
@ayaanclahi4266
@ayaanclahi4266 4 жыл бұрын
Shagzyycqhg
@sahraahmednuur2580
@sahraahmednuur2580 4 жыл бұрын
heesti qatar 💯😍😘😙😍💯✔
@fardowsaali440
@fardowsaali440 4 жыл бұрын
Safiiyo caalaacalka daa sidaas rag looma gale
@fardowsaali440
@fardowsaali440 4 жыл бұрын
Waa markale ifrom Nairobi I am staying Sid of kalafooniya
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
2021 5 may
@hodandaud656
@hodandaud656 4 жыл бұрын
Barnamijkii 2020 ugu shidnaa
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
Hadad naaxdo jiilal Qof itaalka ka liitiYo dadka laguma nuuxsado🥲🥲🥲
@mohamedfarah6534
@mohamedfarah6534 4 жыл бұрын
Mshaallah
@christopheralvaro8706
@christopheralvaro8706 2 жыл бұрын
I guess Im asking randomly but does any of you know a trick to get back into an instagram account? I stupidly lost my account password. I appreciate any tips you can offer me
@user-yf9jm8gg3n
@user-yf9jm8gg3n 5 ай бұрын
She has Golden voice and she's also smile ❤❤❤❤
@jawahirinsuleiman6309
@jawahirinsuleiman6309 Ай бұрын
Hayga nixin walalo naxaris ha goynine maxa ii naruura ah😢😢
@shuaybdirie9709
@shuaybdirie9709 4 жыл бұрын
Naagtii Walaallkaa Shalay Qabay Ninkeed Noqo Kii Yoon Dhimanin Oo Nool Taariikh Iyo Murti waxay Kujirtaa Heesihii Horre
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 4 жыл бұрын
nuuur shueyb Beri horaa la qaaday bro.
@ayanfarah9601
@ayanfarah9601 3 жыл бұрын
jjkksrssrssrssts
@ifrahalimaxamuud1828
@ifrahalimaxamuud1828 3 жыл бұрын
@@kawaranhaddii4268 7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u77u7u7u7u7u7u7u777uu7u77u77u7u7u7u7u77u77u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u7u77u7u7u7u7u7u7u777uu7u77u77u7u7u7u7u77u77u7u7u7u77u7u777u77u77u777u
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Heskan ereyo xanuun badan kujira😔 "Ha iga nixin walalow naxariis ha goynine maxa ii naruura..?
@hamdaawiloffcail7195
@hamdaawiloffcail7195 3 жыл бұрын
Haaa walhy qofkiidareemayo
@NawaalAhmed-fo9sx
@NawaalAhmed-fo9sx 6 ай бұрын
🎉❤woow your voice is very good😅 but my is pretty much good ❤😎😏
@ddambeel3979
@ddambeel3979 Ай бұрын
Kudhex waalo aanka yeelo 😂😂😂😂
@cilmiyuusuf481
@cilmiyuusuf481 2 жыл бұрын
Waw wa shidn tahy cml
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 4 жыл бұрын
Top ten female artist safiya I love to listen this song but I don't know meaning
@rowlo6806
@rowlo6806 3 жыл бұрын
I will explain to you in private
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 2 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@zakiyare2488
@zakiyare2488 4 жыл бұрын
Nin ladily kafashadady wuxu shegy nur dhacy ❤
@marwanasir6469
@marwanasir6469 4 жыл бұрын
M.a meeshu qurxoonaa ma somallnd baa allha idiin kusiiwado casimada from jigjiha
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Saylac jasiirada sacaaladiin
@qadarcali5316
@qadarcali5316 2 жыл бұрын
Faisal hees bardeda ayoo keenay
@HaboonOsman-zf8ui
@HaboonOsman-zf8ui 2 ай бұрын
Ax hes iyo badh ale ha ku sharfo wll safiya ❤🎉😢
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks thanks
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 Жыл бұрын
Heestan xasuus ayay igu leedahay waliba qeybta safiyo tusmo oo ay kaligeed qaaday alx wanhaya kaygi 💕
@hagarhuzni2595
@hagarhuzni2595 3 жыл бұрын
Masha Allah alle ha idin xifdiyo Tusmo huunaday noolow gabbaad tahaye
@aminoahmed8030
@aminoahmed8030 3 жыл бұрын
My ina aderkey feysal muniir love you
@farduusyariiso6654
@farduusyariiso6654 4 жыл бұрын
labaduba halkeedey dhigeen 🇸🇴
@qamusqamuus2390
@qamusqamuus2390 4 жыл бұрын
Calnkan xunka ah e Aad meel kasta laa arodaysan waa maxya maa shaa maa safrad ayaad u argtaan horta mise caydha ayaa ladinku qaybinya
@ismailaden7
@ismailaden7 4 жыл бұрын
Ikraan Mahmed jamc walal Calankaan Waa kafac waynahay midkeena Somaliland ee xushmee
@sundusmohamed1545
@sundusmohamed1545 4 жыл бұрын
Feyzal munir libax ❤🧡💋🙋🏻‍♂legend
@Suusuumo
@Suusuumo 2 жыл бұрын
She has very beautiful voice
@zahrabare6838
@zahrabare6838 2 жыл бұрын
🥰
@jamalawl5535
@jamalawl5535 Жыл бұрын
We knew that is not something new,they copy from old song from Nuggal, but I'm Fishermen's from the land of Sanaag, Blessed 2023🙏💫🥤
@cutiyamuse2942
@cutiyamuse2942 3 жыл бұрын
Nacas liita mooyee nin rag ahi ma diidee labadaa midkeed noqon💔
@AliMohamed-zv1pu
@AliMohamed-zv1pu 3 жыл бұрын
Bartedii bey dhigen alley lehe❤
@shukriainamohamoud5987
@shukriainamohamoud5987 4 жыл бұрын
Axyaa hees shidan mi inadeerkay Numaar Feysal muniir 💕💯💞
@ahmednurshariif8974
@ahmednurshariif8974 4 жыл бұрын
Sister hesta waa hees hore
@fadumoxassan8167
@fadumoxassan8167 3 жыл бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔👍
@mojaamac123
@mojaamac123 3 жыл бұрын
@@ahmednurshariif8974 .
@nuruibrahim7448
@nuruibrahim7448 2 жыл бұрын
What is a classic music farhiya tusmo keep going
@ShukriAdem1
@ShukriAdem1 Жыл бұрын
Kug ze
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 8 ай бұрын
*waar gabadhu cod macaanaa Cajiiiib😮 masha allah*
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 3 жыл бұрын
Heestn si dhab ah ujecelahy runti safia tusmo kutageera one love
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,2 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
Cabdi Adam Qays 🔥Iyo Heesta "BAXSANOW HADRAAWOW"
12:50
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 79 М.
*Faysal Muniir iyo Heestii Shimbiryahow
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,7 МЛН
FEYSAL MUNIIR 2020 IYO SAFIYO TUSMO 2020 GEELUBA NAQ DOOG LIYO LYRICS
6:25
Deeq Darajo Media
Рет қаралды 139 М.
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 6 МЛН
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS
5:56
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН