Somalia AS Ayey Iska Xorayn Lahayd Haday Naf Leeday'' Qaar Kamida Shacabka Hargaysa

  Рет қаралды 40,629

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 198
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 18 күн бұрын
Waa loo midaysan yahay calanka iyo jiritaanka dalka jamuuriyada somaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano 18 күн бұрын
Viiva somaliland viiva somaliland viiva
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 18 күн бұрын
soomaaliand guul guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo kanaxow nafta
@awiladen7814
@awiladen7814 18 күн бұрын
Hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 19 күн бұрын
😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ maansha ALLAAH waarun cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii 👍👍👍👍👏👏👏👏👏❣️❣️❣️❣️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanleayaanle7169
@ayaanleayaanle7169 18 күн бұрын
rabitaanka shacabkaagu markuu go,aan kala gaadho kuuma suuro galeyso wax walba ood ku meeraysato ma suuroobeyso waanAD ku daalaysaa soomalilaland
@hiddowacan811
@hiddowacan811 18 күн бұрын
Xasan xabaalo qote naf bixi waydaybaa kujirta waanu kudhimandoonaa insha allaah
@user-dt3ou4qw3q
@user-dt3ou4qw3q 18 күн бұрын
Ale ayuunba wax yeeli kara somalilan xasan gurguurtow hadaalin
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 18 күн бұрын
Reer isaaqow. Alshabaab idinkaa. Sameeyey oo hubeeya. Haday taasi run tahay. Nabsi ayaa. Idin labadibleeyey
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 18 күн бұрын
beenaale
@macalincadaawe8249
@macalincadaawe8249 18 күн бұрын
Isaaqu laba dowlad ayuu leeyahay sida uu sheegay been madow
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 18 күн бұрын
Naguriyooda hooyadiin wase inidkaa laçag kuqaata 😂😂😂😂
@alijama3401
@alijama3401 18 күн бұрын
MARKA LAGUU SANAYNAAYO ADUU MA XOOLAAN AHAY AYAAD LEEDAHAY. KKKK. MOORYAAN WAA MOORYAAN TAADA RAACO WARAAQO LA BADALO MAXAY KUU QABANAYAAN. DHULKIINII TURKI. ETHOPIAN. MASAR. BALAAYOO DHAN AYAAD KA IIBISEEN SOMALILAND. DADKII LAHAA AYAA HAYSTA ISAAQ HADAAD TIDHAA ADNA HAWIYAAD TAHAY AMA DAAROOD AMA QOLO KALE. UGU DANBAYN TAADA KU MASHQUUUUL
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 18 күн бұрын
Ok Hadi aan tada kuraco, ana sameyey sidad shegtay, ee away awoodi aad iskaga sari lahayd ama aad issaq iskaga celi lahayd, simple.
@xasannuux5275
@xasannuux5275 18 күн бұрын
Mansha allah
@MuxssinCabdi-rf9uj
@MuxssinCabdi-rf9uj 18 күн бұрын
ssc khaatumo taliyeyaasha gobolada waqooyi❤
@fardusali5547
@fardusali5547 18 күн бұрын
Bariga sool mamuul maah xassan ku soo eeryay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 19 күн бұрын
Shabaab waxa ka xun ninka isagoo 80jir ah idhi Xabashi afqadhmuun baan bad siinaya, muuse biixi waa cadowga kowaad ee somali oo dhan halka Ethiopia ka tahay cadowga labaad
@FaadumoMaxamed-hf7nd
@FaadumoMaxamed-hf7nd 18 күн бұрын
Yeah actually from burao
@RoobleAbdi-p2f
@RoobleAbdi-p2f 18 күн бұрын
Ha sheegan burco😂​@@FaadumoMaxamed-hf7nd
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 18 күн бұрын
Good people
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 19 күн бұрын
Kkkkkk walahi dunyo iska daye hadan adunka qof nagaga hadheyn inanan hostegeyn konfurta somalia xagu haysta maxkamada calamiga ah banu isla tegeyna tegi mayo muse
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 19 күн бұрын
Adiga oo ayo ah anagaa reer Somaliland ah oo rabna in Somaliya la hoos tago intii xabashi afqadhmuun nagu maamuli lahaa Somaliland
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 18 күн бұрын
Madaxda somalia wamaxay walidani masidaasa lagu midooba waaba siikala fogada
@somajr5700
@somajr5700 6 сағат бұрын
War isaaq cidan fulayiin bay haysatan lascano ban ku arkay
@MegaSacad
@MegaSacad 18 күн бұрын
Guul insha allah Somaliland ❤❤❤❤❤
@fardusali5547
@fardusali5547 18 күн бұрын
Guul waad midaysan Somaliland
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 19 күн бұрын
WAAR MUUSE WAY KA ADKAATAY SOMAALIYA CIIDAN AHAAN IYO SIYAASAD AHAANBA MARKAA KUWAN MUUSE U JIBEYSANOW AYNU BADALNO MUUSE HADDII KALE INAGU KALA KAXEEYA DAL MA WADA YEELAN KARNEE
@said1498ify
@said1498ify 18 күн бұрын
Muuse Waa nin la hubo in wadankan lexejeclo ka leeyahay. Goaanadiisa baana sababaya in bur iyo biyo loo kala baxo. Wadani Xidhiidh buu la leeyahay Somalia Hamze abdi bare baa cadeeyay.
@axmedaden1655
@axmedaden1655 19 күн бұрын
Somaliyaay alle ha ina siiyo tuugsigii caalamku ma anaga ayuu nagusoo af go,ay
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 19 күн бұрын
❤❤❤❤ soomaliya edeb eyeshadow walida joojiya riyaad ku jirataan
@AxmedSaalax-p2p
@AxmedSaalax-p2p 18 күн бұрын
Waa runtii
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 күн бұрын
Reer Sland boqortooyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 18 күн бұрын
Guul shacabka geesiyaasha dalkoda u taagan dufaacada af iyo gacanta
@SuldaanAhmeth
@SuldaanAhmeth 18 күн бұрын
Ciyaal meelja hadlaa waxba tari maayaane siyaasad macquula lankaalaya oo caruurta ha wareerina oo cid.cayda gudageena joojiya
@user-qt3gt3tm7g
@user-qt3gt3tm7g 18 күн бұрын
Xaqiiqda lama dafiro somaalibaynu wada nahay meeshee bahasha kaqaldan halaga toosiya waad mahdsanthin
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 18 күн бұрын
Quraan is saara
@CabdiraxmanNour
@CabdiraxmanNour 18 күн бұрын
Guul Somaliland Insha Allah
@caishaali1555
@caishaali1555 18 күн бұрын
Qaraxa iyo shabaabkaba adinkuu idinka yimaadaa si aad aqoonsi u heshaan.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 18 күн бұрын
XASID MAYA ANFAC ADI U ANFACO MANYO AFLAX SOMALI WAD NAGU WALA TAY LAKIN WAX BA KA HALI MAY SID SOMALILAND WAY TAG TAY VIVA SOMALILAND NOT EASY
@Ahmed-t2c
@Ahmed-t2c 18 күн бұрын
War dadkan khiyaliga ku wad nol maxey ahayen Hal guto ku filan ku laha😂😂😂😂
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 18 күн бұрын
Habar awal iyo intay ku adeegataa intay wadani ku eedaynayaan soomaaliya ayuu xidhiidh laleeyihiin dhimayay wadajirka soomaalilaan ee dadka hakaladilina
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 18 күн бұрын
Subeer awal ma hooyada ayu garacyo kudafiray
@soraya.a7956
@soraya.a7956 18 күн бұрын
War waa yaab! Ethopia iyo Emirate ayaa heshiis idinka dhaxeyaa maxaad ayaga u qabsan weyseen markey badaleen Application kii diyaaradahooda ??
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 18 күн бұрын
anagu shirkado aqoonsi maanaan waydiin ee dawlado ayaan aqooni kasugaynaa
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 18 күн бұрын
Xukuumada Villa Soomaaliya xitaa ma tegi karaan Puntland, Xalane oo Xamar ku yaal cid madax iyo maamulba looma ogola. Xildhibaan sheegay inuu joogo madaxa sare ee nabad sugida Itoobiya Xalane
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 18 күн бұрын
WAAR MUUSAA ISHAA U YEELAY SOMALILAND EEDA KUWA U QAYBINAAYA MUCAARAD AANAY XIL U DHIIBAN IYO MUUSE OO XILKII IYO AWOODDII DALKA GACANTA KU HAYAY
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 18 күн бұрын
Wa dad Warner san micnaha mayba fahmin
@YoullRyan-l7h
@YoullRyan-l7h 10 күн бұрын
Wilson Barbara Perez Patricia Perez Jose
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 18 күн бұрын
Somalididow oyiinta daaya naxaristi dawlada somaliya nisameynayeen baad iskuqadaten waax ba lagaqadin kareen ee adeeg kaste oo kunoleydeen dawlede somaliya lahayd weyna lanoqontay mata marka badiiyihi geeleshini kulabta beenti calancasta snm mata dhadhamiya amba oromadi utaaga
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 18 күн бұрын
Siyasi cade qata ah sida muse bixi oo somali did ah ha racina
@hamdaabdirahim6750
@hamdaabdirahim6750 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hadeey leey haaysiine soo bilaaba hahah
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 18 күн бұрын
soomaaliand malihin cadow xamar ka daran😮😮😮
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 18 күн бұрын
NIDAM IYO AWOOD LABO AY KALA TAHAY CIDII DIIDAN HADII prank kuma jireyno Walala yaal somaliland waa somalia 🇸🇴💙 waxba yaan siyaasi kursi rabaa idin qaldin
@RoobleAbdi-p2f
@RoobleAbdi-p2f 18 күн бұрын
😂😂your dream
@alitani5045
@alitani5045 18 күн бұрын
Xisbigi wadani way cadaata in uu le sheqeeyo soomali oo cadowdllgeena ah.
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 18 күн бұрын
Intaad habarawLay wadani ku eedaynaysaan inuu soomaalilaan xamat kuwadaan dhimatay midnimo wadankiina gacantiina kuburburiseen difaacna waxkatarimaysaan ee waxaa layidhi doqontu 12 indhood ayay leedahay 1 cadawga ayay ku eegtaa 11 kalana walaalkeed
@wabaxa
@wabaxa 18 күн бұрын
NOLASHEEDA ISMA LAHEEN REER DHAN OO GEDIGOOD SIDAAN U BEEN BADAN YARKODA IYO WEYNKODA HADA DHAMANTOON AAD ARKI DULI FOQOL DULI REER ISXAAQ WAA IN ISBITAALKA WAALIDA LAGEEYO
@Yairlapid-jz9qt
@Yairlapid-jz9qt 18 күн бұрын
Hal guuto somaliland ayaa ku filan aaa ayagaa oog soo dhaafi la' ma dhuuseeysaaa war waxaan beenta iyo qiyaaliga ma ka koraan miyaaa😮😮😂
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 18 күн бұрын
Cidanka somaliland ku filan kulaha 😂😂😂maxaa isku hysaa bootada iskadaa somaalia kamid tihin waxaa tihin majirto somaalia abood kuma gaartiin caqliga hashaqayo warya
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 18 күн бұрын
WARWIILASHAN YARYARI SI WEYN BAALOO QALDEY BAL MA SIYAAS BUU ARKEY WAA BEENLOO AQRIYEE WAR GOORMAAD QARAN NOQONEYSAAN BASABORKA AAD KU SAFARTI WAA SOMALIYE XATAA KENYA SOMALI BAAD KU TIMADAN SHAHADADA MUQDISHAA LAGUUGU TASDIIQIYAAYE BEEN HA ISKU SHEEGINEE WALAALAYAAL RAALI AHAADA QARAHA NAGA DAAYA MUSLIM WALAALO AHBANU NAHAYE MEELNA KU.A TEGEYNEE ALAHIINA XUSA OO XASUUSTA SHEYDAANKANA ISKA DHAARA CARUURTEENA QAARBAA HABARJECLAA OO REER CEEL AFWEYN AH IDINKANA SIDOO KALE MUUSE IYO INTA LA MIDA YEY IDIN AAKHIRO SEEJIN
@KhanTena-t8z
@KhanTena-t8z 14 күн бұрын
Anderson Kenneth Martinez Linda Jones Patricia
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 18 күн бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuul insha allah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 18 күн бұрын
Fariido labada nin ee midna leeyahay wana cawrideen midna leyahay isir tirirkii soo bilabmay 1970 ayaa kadhiigantahay waad asiibteen hadalka 😂😂😂😂 Ninka kalana waa runtii xukumad walaba dorashay ka hadasha waxa kale ma garanyaan anigu waxan amiinsanahay xata marka somalilanmd la aqoonsado ma hadhayaan dadkani ilaa aan dhiigooda ku dabalano 😂😂😂
@user-ht8gc4hv4p
@user-ht8gc4hv4p 18 күн бұрын
Somaliland❤❤❤ Guul
@guleit89
@guleit89 18 күн бұрын
Somalia sidii hore maha ee runta halesku shego
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 17 күн бұрын
Kan yar marqansan kulahaa Hal guuto oo somaliland ah ayaa qabankarta soomaali oo dhan Hal qabiil ayaa dhulka idinku jiidey Hayey dhulbahanta rer marqaan 😅😅😅😅
@Saajac2024
@Saajac2024 18 күн бұрын
ADUUNKUU WAA ELEKTRONIIK YAA REER MII . Waarqaadu waxaay ahaayd 1988 iyoo 1992
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 18 күн бұрын
alshabaab waa iidoor waxa naqarxina waa iidoor ina godane uu ahaa iidoor hadalkooda dhagaysta war hurdada kakaca iidoor waqaashka kufriga wacad alle
@abdullahimohamedyaroow9763
@abdullahimohamedyaroow9763 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 baroortu waydinka dhamaan somalidiid baad tihiine
@soraya.a7956
@soraya.a7956 18 күн бұрын
Fikradahaan dad weynaha maaha kuwa cusub maalin walba ayaan ka maqalnaa Social media!!
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 19 күн бұрын
soomaaliland waa dal jirey xaguu ka jirey diyaaradihii waannu ku khasabnay in ay bedelaan shirkadahaasina waa ku khasban yihiin waana arki doontaan
@BarbaraLee-x9l
@BarbaraLee-x9l 15 күн бұрын
Lee Maria Jones Kimberly Allen Cynthia
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 18 күн бұрын
Ashabaab hgsa maal gelisa tani waa xayiraad dhaqaalihiina.taasina tab lagaalka shabaab taageeradiina hawadaan ka saareynaa weliba kuu qarinmayee ujeedka waa dahabshiil maxaad u tari kartaan gooja cade hortiis awood baan idinmooji jirnay
@youmanmohamed8253
@youmanmohamed8253 18 күн бұрын
Somaliya aan meel saraa kulahaa Dhulbahante ayaad meel sarila, dihin Somalia intee jogtaa m
@AhmedNoor-qz7hb
@AhmedNoor-qz7hb 18 күн бұрын
Kkkkkkk away gutada aad haysataan 300 gari ayaa 2 saac laga qabsaday
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 18 күн бұрын
Warta waxaan layaabanahay. Marka geelaloo heeso ayaay goroyada u heestaa
@LudwigStolzmann
@LudwigStolzmann 18 күн бұрын
Wali Xasan irirnimu xayrinaa. Ee sida Kurdistaan aya runta soo taaban lahaydeen.
@SuratMaidah
@SuratMaidah 18 күн бұрын
Cadawga Gudaha (Waddani)
@GwenStephens-e4m
@GwenStephens-e4m 11 күн бұрын
Martinez David Williams Betty Thompson Karen
@Feeedomlove
@Feeedomlove 18 күн бұрын
Hargesa somalia
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 18 күн бұрын
Waxa kaliya oo idin hadhsana masskiin ogow tani wa waxa midaynaya reer Somaliland
@Feeedomlove
@Feeedomlove 18 күн бұрын
@@maryamdirie6842 viva somalia 🇸🇴 somali way is raacday maanta wa malin ween oo. Taariikhda ku qoran God bless America God bless somalia God bless PALESTINE
@Khayr120
@Khayr120 18 күн бұрын
Doqmayahaw hadalka gafkaa iska daa kuna cibra qaata jabkii idinku dhacay sidaad somaliya ugu tiganayseen maanta halka aynu joogno aynu kucibro qaadano ilaahay kafga majecla
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 18 күн бұрын
Somaliland guul
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 18 күн бұрын
WAA SAX SOMALILAND WAA WALAALAHEENA WAA LA QALDEE HA KA NQDEEN
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 16 күн бұрын
Ma awooda aan leenahey ayaad taqaanaan naagayahow sida naagaha u sheekeeya muqdisho waa adinka u soo shaqa doonta ciyaal marqaan caadi iska dhiga dhulbahante ayaa laf ceeyr ah ku soo dareeynaa
@Siciid22
@Siciid22 18 күн бұрын
Somaliland ❤gull
@Hurshe
@Hurshe 18 күн бұрын
Kkkkkkkkk Musse dhul Isaaq meel aan ahayn ma tagi karyaaa waliba anaga oo og in uusan dhulka Isaaq dago in uusan wada tagi karin
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 18 күн бұрын
GUUL GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND... The failed State of Somalia wax ma qabaan karto...
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 18 күн бұрын
Alshabab idinka keeney waliba sheeq sunni waana xakiina inad na leysan baad nooku tala kasheenee sheeq sunni waa xakiina marka hadalka naka yareeya ninkiana naka qabsada sheeq sunni waa xakiina
@SuldaanAhmeth
@SuldaanAhmeth 18 күн бұрын
Hadal ciyaal loo soo dhiibay waxuu keening karaa burbur dad eedi waxaan leeyahay xukumadu ha joojiso hadal xumida aad gudaheena ja dhexwadaan cid xamar la socotaa ma jirtee ha abuurina radical wasaare xamse xaguu ka yidhi bal cadeeya kan yar citaalja ah ee kala hadlaya waa dadka hadlka loo soo dhiibey yarkoow ha iska odhania hadal dadka kala fogeenaya
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 18 күн бұрын
Riyada ka toosa aad ku jirtaan SLAND way tagtaye. Nin daad qaaday xunbo cuskay
@anshurAden
@anshurAden 18 күн бұрын
Madkaan sheegaayo soomaaliya halguuto oo soomalen ma ilooba gooja cade Mase hadoow dhashay
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 18 күн бұрын
War dad ayaa dhulkiina iibsaday maxaa somalia ku maagtay
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 18 күн бұрын
Guul somaliland
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 18 күн бұрын
Alshababka xage naga so galen
@NadiaNounou-r2y
@NadiaNounou-r2y 19 күн бұрын
Dhee isak aa alchabab
@soraya.a7956
@soraya.a7956 18 күн бұрын
Yaa fara giliyey ganacsigooda 😅 shirkado isticmaalaayo Aplication qalad ah ayaa laga hadlay
@Hurshe
@Hurshe 18 күн бұрын
Kkkkkkk sxb jaamac siyaad oo ah laf dhulbahante kamid ah baa idin jabiyay somalinimadiina idinka saaray saraakiisha la idinka haysto ka soo barya jaamac siyaad
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 18 күн бұрын
😂😂😂😂 jamac jabay in habar jeclo laydin ku fasaxo walee garawe ayaad ka Quracanaysan ee jooga
@abdikadir255
@abdikadir255 18 күн бұрын
Nacasnimada iskadaaya anaalaan dheereah mouse waa digteytar
@zakariapoi2514
@zakariapoi2514 18 күн бұрын
Horta Somaliland io SSC khaatumo Yaa awood badan
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 18 күн бұрын
Ssc
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 18 күн бұрын
Barqo ayeey kabaha ka cararen.
@NimcoFf
@NimcoFf 18 күн бұрын
​@@HalimoJusufaduun tuuladadi baad ka joogta car tuulo aan leeyabay bal kaalay anigu taadi waan soo dumiyee
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 18 күн бұрын
@@NimcoFf sowtad kabaha ka carstay.
@hiddowacan811
@hiddowacan811 18 күн бұрын
Guul soomaalilaan cadawgeena ilaahay hajebiyo aaamiiin❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 18 күн бұрын
War faanbadanaa
@MahamoudSougueh
@MahamoudSougueh 19 күн бұрын
ma hada awodle dahayi gojacde maxd ugaso yacden
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 19 күн бұрын
Gojacade waa Somaliland.
@axmedaden1655
@axmedaden1655 19 күн бұрын
Hadalka iga adkee adeer raga waad istaqaanane waa kuwii iyagoo dagaal kugula jira arooska ku dhiganaayey gooja cade, mida kale arimahan dawlado aya kawada hadlayee falastiini ka ahow dee
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 18 күн бұрын
Qaranki maxa helay heer muse bixi prank naga daya no ciidanka awey kuwi ow firdhiye hubki ka furtay kabihina ka cararen waxan idin dhihi laha shirka so socda mamul gobaleydyada ka so qeb gala abey & muse wala so af jara dowlada ha isku dhererin musow masajidka cayarta ka daaw
@xasannuux5275
@xasannuux5275 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 19 күн бұрын
❤wadanibaalashaqeeyaxamar
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 18 күн бұрын
Nacas cadowkaaga ayaa ku farxaya kala qaybinta bulshadaada mucaarad iyo muxaafad waa mid dheh waxay ka midaysan dalkan dheh ee dalkan kala qaybinta ka daa cida ka hortag qabyaalada ka hortag sidaa ayaan cadow iskaga dhicin karnaa
@zakariyajama9195
@zakariyajama9195 18 күн бұрын
Khatumo ma nuclear power lkn somalia waa iska cabsi
@SiadDaud
@SiadDaud 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 19 күн бұрын
Adeerow waxa hadlayo waa oromo soomaali baratay
@GF-fk4is
@GF-fk4is 19 күн бұрын
😂😂😂 soamli hadaad tahay maxaa ku daba dhigay dadkan aad oromad ku shegayso Jahil yahaw Somaliland shacabkeda waydinkaa kamaarmi la 😂 lkn shacabka somaliland way idinka marmeen
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 waar Anigu nin sacad muuse ah Ayaan ahay waar shicibow balaayada inagu soo socota ee uu muuse biixi la soo hishiiyay xasan shiikh iyo ina geele ilaahay haynaga nabad galiyo
@SportsWithZiZI
@SportsWithZiZI 19 күн бұрын
Muuse haduu cadaw yahay 1991 dalka oomu soo halgameen qanaaco wayna dalka ayaa u haya isku dirkuna mafiicna
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 18 күн бұрын
Wax aan caye iyo booto ahayn mahayan
@abdiharman7451
@abdiharman7451 19 күн бұрын
AS adikaa aasaasay isaaq ayaa iska lehaa bilow iyo dhamaad ilaa hadda adinkaa u taliyo argagixasadaas dadkeenii baabi"isay.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 19 күн бұрын
Ceyrow iyo Sh, Shariif ama indhacade iyo Sh Daahir Caweys usheeg, Ina dhilo jabtiiley
@SportsWithZiZI
@SportsWithZiZI 19 күн бұрын
Waa sax maad iskasoo saartid fulayaw hooyadi iyo wlladii lalaynayo kuleh waa isaaq😂
@mahdiaadan
@mahdiaadan 18 күн бұрын
Soomaaliya.waxa.noojebiyey.kuwa.xamar.jooga.ee.naagalaytayaasha.ah.xildhibaan.iyo.qudhinsheegatada.ah.xor.bay.ismoodayaan.gawracsugayaashu.raga.xamar.joogoow.maleedihiin.nin.abti.adeer.walaal.inaadeer.aabe.intaa.midna.aan.xasuuqkuwaayin
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 18 күн бұрын
Laascaanood maxaa kasameyseen , filimkii xasuuqa beenta ahaa waa leydin kadiiday, hadii leydin xasuuqay maxaa dad uxasuuqdeen , runtu waa in soomaali iswada dishay , runtuu waa in dadka reer waqooyiga xamar joogaa soomaali dhab ah yihiin, runtu waa in shicibka reer waqooyiga Somaliland joogaa 35 sano been loosheegaayay
@Kokobulle-i3u
@Kokobulle-i3u 18 күн бұрын
Hal suaal Al shawab yaa sameyay ? Yaaa madax ka aha ? Yaa asasay? Yaa xasuqaya dhilnta somaliyeed ee ku nool badiyaha iyo xamar ani waan aqana dadkaas ruxa sameyay ama asasay 😂😂 Alshawab from somaliland
@user-fd5fi7rh2l
@user-fd5fi7rh2l 18 күн бұрын
Warbeen
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 19 күн бұрын
Dahabshiil way isticmaashaa soomaliland
Ganacsade Muuse Dalab Oo Bulsho Kala Duwan Xoolo Nool Ugu Deeqay
11:35
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,7 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 32 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 137 М.
Jabhaddii Balli-gubadle oo heshiis qaadatay.
12:51
Galaydh Media
Рет қаралды 42 М.
Why is Ukraine the West's Fault? Featuring John Mearsheimer
1:14:16
The University of Chicago
Рет қаралды 29 МЛН
Waraysi Boqor Buurmadow Oo Xamar Eedeeyay, Doorashada Somaliland iyo SSC ka hadlay
34:03
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН