Haweeney Mareykan Ah Iyo Nin Mexican Ah - Ismay Lahayn Halkaas Ayey Kula Gaareysaa !!

  Рет қаралды 72,212

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax Жыл бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤
@fordowsahassan3540
@fordowsahassan3540 Жыл бұрын
😂😂😂 dadka cunsuriga ah waa dad dicif ah awod asan lahayn ayay dadka tusaan mahadsanid❤
@xashicali9633
@xashicali9633 Жыл бұрын
Xanuun baa ihaya mudo afar sanaa ilahy inuu igaqaado iisoo duceeya🥺🥺🥺🥺
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Ilahay ha ka dulqaado walaal insha allaah bi idnilaah Amiiin yaa rabbi Amiiin🤲🤲🤲
@faarax1965
@faarax1965 Жыл бұрын
alle haka caafiyo
@sheymaibar7677
@sheymaibar7677 Жыл бұрын
Caafimaad sariica oo xanuun ka dambeen illahay haku siiyo wall
@luuleyali5171
@luuleyali5171 Жыл бұрын
Allaha swt ku caafiyo
@Nahyaan_002
@Nahyaan_002 Жыл бұрын
Iilahy ha kaa dul qaado o cafimad sariica ha ku siiyo
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
inkastoo isbuucii hore cadaan ka daawadey lkn hosow waa youtuber aad ufiican oo ixtiraamo sidaas darteed mar kale udaawadey oo like horey uga saaraa markasta
@Maxamaad
@Maxamaad Жыл бұрын
Mahadsanid sxb nin update ah baa tahy waan kula soconaa waana kaga mahad naqinaa dadaalkaga horay usoco wllka weyn ❤❤
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Walal ka yar maajiro 😅
@m.abdi_jubo_prolong7449
@m.abdi_jubo_prolong7449 Жыл бұрын
Somalia Dad sidan iskugu duubsn laga heli lahaa dulmigalagu hayo umada wuuyaraan llahaa
@IsmaciilShiine
@IsmaciilShiine Жыл бұрын
From South Africa 🇿🇦
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Жыл бұрын
Wanse kugu hanbalyaynaya inaad dadka somaaalida ah u soo ban dhigto nacayibka iyo cunsuri nimada reer galbeedka thnks haday ku wan toobayan
@yahyeHeenaa
@yahyeHeenaa Жыл бұрын
Nabika kusaliya s.c.w
@The_president9
@The_president9 Жыл бұрын
Hosow pro keep going legend❤
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 Жыл бұрын
Ilbiriqsi kasta ayay kadhacdaa somalia waxaan ookale
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Habar waalan cunsuriyad ah ay ahayd,Mudankeeda la marsiiyay,
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 Жыл бұрын
Waxaan kuu balan qaadayaa hadii aad channelkeyga soo booqataan in aad wax wanaagsan ka faaidan ❤🎉
@RiyadaaRiyadhkl
@RiyadaaRiyadhkl Жыл бұрын
Wallaal wat mahadsantahay madaama aad soo gudbiso waxyaabo macquulgal ah
@luuleyali5171
@luuleyali5171 Жыл бұрын
Dadkan cadanka leh amerikan ban ahay Waa Europa maxiskankas ba uga dhow meesha
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Qof wlbo saan hadii loogali lahaa wlh cunsuriyad danbo ma jiri lahyn 😊meshan fikrad kla iga soo baxde oo ah camerada isku ilaali qofkii juuq kuu dhaho ba soo gali mediaha😂 wlhi sax wye wx mar hadee mediaha galaan awoodada way ka baxyaan waji klana way yeelanyaan
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
Waa rasiiste cadanka jiran😮🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲☝️💪🇵🇸
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel Жыл бұрын
Mareyka 100/90 waa cunsuri yaal
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@ibrahimhajibare4308
@ibrahimhajibare4308 Жыл бұрын
Lagend sharma maila firsanoya muqalkan
@Ubahcadey1993
@Ubahcadey1993 Жыл бұрын
Mashallah brother❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASLM😢
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
Marekan qof sheega kara maba jirto dhaman qaxootiya lagu yahy, europianka weeba is la heesiyen mesha😂
@MohamedhusseinMohaaan
@MohamedhusseinMohaaan Жыл бұрын
Hosow pro
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
Mashallah 👍
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Alla yaa i geeyo galbeedka ayagan ba cunsuriyeyn laha 🗣️sanbab uga bilaabi lahaa😁
@ayannitta
@ayannitta Жыл бұрын
Subxanallah😢😢😢😢
@yahyeHeenaa
@yahyeHeenaa Жыл бұрын
Wakutaageraa hoso brw❤
@salmaanahmad4686
@salmaanahmad4686 Жыл бұрын
Sheekoyinkii soceli lph
@SalmanMhd-e9y
@SalmanMhd-e9y Жыл бұрын
Arinta elo musk kasoo hadal ustaad
@laki75-o
@laki75-o Жыл бұрын
Sxb hosow asc❤
@yahyeHeenaa
@yahyeHeenaa Жыл бұрын
Asc
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 Жыл бұрын
Cusirnimada dadka qaar waalniyaba ugu dhex jirto
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Wcs dumaash
@Hasan45390
@Hasan45390 Жыл бұрын
Dumarkan qaawan Cowradooda blure maxaad u saari waysay sxb,music-ga[intro]na iska daa. Muqaalkaana iska saar.
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
Adigu indho dheeridaa
@Hasan45390
@Hasan45390 Жыл бұрын
@@Fandhaal1 Micnaha Adiga haweeneydaas ma arkeynin miyaa in cowradeeda badanaantahay.Indhaha alle hakuu caafiyo ,Aamiin.
@hamzahassanibraahin1484
@hamzahassanibraahin1484 Жыл бұрын
Hooska❤
@SamiiroAbdi-i1t
@SamiiroAbdi-i1t 11 ай бұрын
Wlal isnin iyo internet mxaa ma iska dhaaftay😢😢😢
@lakifarah4545
@lakifarah4545 Жыл бұрын
Hosow pro🫡
@MrGaleydh
@MrGaleydh Жыл бұрын
Firit😂😊
@abdi7932
@abdi7932 Жыл бұрын
casharbaa loo dhigay islaantii yarayd
@Nuh-v4t
@Nuh-v4t Жыл бұрын
😂ja
@ummumahir7551
@ummumahir7551 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wlh ninkas meshan aa jogo kenya gar ahan northesten jidadki aa rob naga jexe garza walo hagjiye ilen ogaden ka weisku duban yihin🤣halka meshan jogo wajer dagodia aa na xukumo wuba na cuna qabatena🤣ilah amarkis wlh ninkan hano hadlo hanola keno
@Raasey
@Raasey Жыл бұрын
Doofaarkan hadaaba la xeray 🎉
@ahmed-abdirahman
@ahmed-abdirahman Жыл бұрын
Bis milah 😂
@Abdullah11407
@Abdullah11407 Жыл бұрын
Gabadha hadalkeeda u sii daa dadku ha maqlaane. Sidaas ayaa ila fiican.
@ANTAAY_GEMAR
@ANTAAY_GEMAR Жыл бұрын
ʜᴏsᴏᴡ ᴘʀᴏ
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Somalidah kah daran cunsurinimadah
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
@reactions1434
@reactions1434 Жыл бұрын
wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta wll ka soo hadal ronnie coleman waxa ku dhacay iyo sbbta
Tahriibka Nimankaan Dunida Ayaa AFKA Gacanta Saaratay.
10:20
Hosow Pro
Рет қаралды 89 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Ma Aamineysid DILAAGA Ku Dhex Nool QOYSKAAN !!
12:29
Hosow Pro
Рет қаралды 128 М.
LAYAAB ! Aabaha Ugu Nasiibka Darran - Sheeko Calool Xumo leh
18:29
Dhagartaan Dhagar Kalaa Fashilisey - Sheeko Yaab Leh.
9:46
Hosow Pro
Рет қаралды 75 М.
DILAA Gabar Caqli Badan Ayuu AFDUUBTAY - Wayna SIRSIRATAY
12:49