The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️
@MahamedKuro7 ай бұрын
😢
@amira_somalia7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw 🕋❤️👍🏻
@Ismacilxasan-f1k7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@Heba-mm2nf7 ай бұрын
Scw
@deeqaaliibrahim7027 ай бұрын
Scw scw
@MahmoudMohamed-rw6ue7 ай бұрын
ALLAHUM masala calaa Sayidina Muxamad wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@SafaMuuse-cj5pn7 ай бұрын
Nabigaa nuurleh❤
@siradm2 ай бұрын
Ninkan isbuucan ayay Soomaali iyo dad kaleba hadal hayaan, halka aan dhawr bilood kahor halkan ka daawannay, mahadsanid
@fardowsosahal64907 ай бұрын
Daily Uganda iyo xaaskiisa kasoo hadal, Mida kale Barnaamijyadii Shukaansiga wadan ka wadanka ahaa soo celi
@Sarreye7 ай бұрын
Soomalida agtooda wax iska caadiya ayay ka tahay waliba kuwo dad nolasha ju gubay ayaa loo doodaa ilaahay damiirka ha inoo soo nooleeyo
@najmaaxmed27367 ай бұрын
Aaaaamiin yaaa rabi
@nabihailyass64957 ай бұрын
Muuqaallada hosow pro waa high qality really ❤
@User-wrg23se47 ай бұрын
Thnks bro ❤!
@abdullahirashid4957 ай бұрын
Legend brother 🎉❤
@GoatAkmaahuu2 ай бұрын
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ رب أوزعني أن أشكر نعمتك التي أنعمت علي وعلى والدي وأن أعمل صالحا ترضاه وأصلح لي في ذريتي إني تبت إليك وإني من المسلمين ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
@abdiqadirjubbo75557 ай бұрын
Waad mahadsantahay Saaxiib Hosow, Howshan meeshay ku danbayso Nala Soo socodsii Saaxiib adoo raaliya 🙏
@GoatAkmaahuu2 ай бұрын
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ رب أوزعني أن أشكر نعمتك التي أنعمت علي وعلى والدي وأن أعمل صالحا ترضاه وأصلح لي في ذريتي إني تبت إليك وإني من المسلمين Aamiin 🤲 ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
@fcy-jo7pn7 ай бұрын
Dadka caanka wa 2face la yaal subxanalaah camirada horteeda qof fiican gadasheedana qof xun waji maleh
@you...2527 ай бұрын
Dadka caanka bis maha zxp:mid igadhageso saxib waligaa qof muu qaalkis ama sidaad u aragto hakuu qiimen ilaa aad sofican ubarato"waayo buugaba bogiisa kore laguma xugmiyo!!!
sxbow barnamijka toos u gal hadalkan afka hore a keneysid naga cun
@shidantareersool51997 ай бұрын
Muqaalka like gareeya 😢
@Deamay23237 ай бұрын
Asc wll
@adandiiriye43332 ай бұрын
Hosooow halkee kabaxday
@fushkaxmahamed73157 ай бұрын
Mar horaan ka dalbaday shekadan Shukrn
@mssasma40257 ай бұрын
First 🎉
@Amranmaxamud27222 ай бұрын
Oo kufsiga lagu edeyneyeyna❤
@sbofficial31402 ай бұрын
Sheydaan weeye
@hibosahal18627 ай бұрын
Hasow waxad kaso hadasha R Kelly
@maxamedclnaasir7 ай бұрын
ustaad hoosow maad joojisay course dii
@adeerocumar43897 ай бұрын
Gaalkan waan sugayaa jabkiisa
@deeqdacad99017 ай бұрын
Qof walbo oo awood isbaday mar un buu dhulka soo dhacayaa
@XaawoAbdisalaam-g7l7 ай бұрын
wad isku egtihiin nikan iyo cusman hosow😁🫶
@izraa-u1w2 ай бұрын
puff Daddy dulmigiisii wuu soo gababoobay🎉
@aminaabshir14952 ай бұрын
It's so sad the way he acted towards this lady 😢 😞 💔
@FataleYare7 ай бұрын
DIDDEY WAa Qaniis just waa Qaniis Ashur waa Qaniis Kuligood Narta ku Waryaan😂😂😂
@AbrahamMocalim7 ай бұрын
Aawey casharadii ustaad?
@nazra101-o7 ай бұрын
Ilaahow cadaalad sii gabaadh kastoo la dulmiyo ama tacadii loo gèsto
@wagadhabarwaa88247 ай бұрын
Asc sxb waxaad warbixin ka soo diyaarisaa gabadhii muslimada ahay ee ugaadha ku gursatay ninkii faqiirnimada jilayay ee gabadha silciyay plz
@najmaaxmed27367 ай бұрын
Wcs
@44297 ай бұрын
@@najmaaxmed2736 sethy
@ismailhusienaliruicosta7 ай бұрын
Puff Didddy Raabkiisa waa ka heli jiray gaar Ahaan heesihii I need A girl o kale
@AishaAli-p5v2 ай бұрын
Dameer
@abdirahmandahirhussen28127 ай бұрын
Ka so hadal ninka wariyaa ah ee india 🇮🇳 heysta dhruv rathee wariyaha ee ka sameyay madaxweynaha india 🇮🇳 muqaalka ku sabsanay naceybka hindia iyo muslimiinta oo madaxweynaha ku eedeyay
@Xxxtentacion_121347 ай бұрын
Wll Waxaad Ka Soo Hadashaa Dagaalka Drake iyo Kendrick Lamar 🙏
@abdikanimohamed94477 ай бұрын
❤❤❤
@Zikomiilo7 ай бұрын
Asc
@Aliinaliiban17807 ай бұрын
Raga africanka waa u daranyihiin dumar somali iyo madowba waa kala daranyihiin bàl maxaa ku sabab inay dilan dumarka yaab 😮
@IkranSalax7 ай бұрын
Waa rag dumarka keliya xoog u leh waana Laga gobsan yahay africanta iyo somalidaba awood aan dumar ahayn ma leh nacala ku yaal🔪🙄
@luckymohamed30187 ай бұрын
@@IkranSalaxsomalidu african maha miyaa maxa u kala guri wah war africanba nahay ee aqbala wah waxasi wa adaciifnimo😂 inad sinjiyadaada ka cararto
@IkranSalax7 ай бұрын
@@luckymohamed3018 adiga kuma sheegayo hadaa African tahay africanta lama hadlaayo Somalida la hadlaya ok iyo rageena somaliyed
maxaa neega galay diddy xitaa ma garanayo in aad jirtaan. maxaa diiday in dhamaantiin xooga la saaro somalia inna la dhiso wadan leh dawlad dimuqraadi ah
@Casee07 ай бұрын
Tageerayashayda Iso Raaca Followe Iso Dhaha
@Echoessomlimusic7 ай бұрын
Say no to diddy😂😂
@marshalmahama7 ай бұрын
jaaahiilkan wan ku qosla wuxu social media ka arko bu run moodaya war waxan wa video ben abur ah wa video editen ah yaa jaaahil adna hosow jaahilow beenti baad si faafinaysa walahi dadka nocan ah wan ku qosla
@luckymohamed30187 ай бұрын
Asaba qirto soo fadhista ka sheke maxad u dufaci gaalkan waxealba ka surtowan ada jahil ah labadine
@marshalmahama7 ай бұрын
@@luckymohamed3018 video been abur ah baa araktay oo editen tan ah ee wax u qirtay ma jirto waxaas wa been iyo quraafaad jaahilinta ado kaale lagu siiro
@fosiyaabiib93807 ай бұрын
Sasx
@kafiyaabtidoon40437 ай бұрын
Ninka reysalwasaaraha hindiya ay isyahaan kasoo hadal
@somalistar82612 ай бұрын
Been baa sheegtaay waa mar hore mar kuu gabadha dilaaya
@Munayo127 ай бұрын
He’s psychopath wxnn aaminsanhy dilki tupac iyo biggie inu isagu k dnbyy