Ahmed rashid iyo yonis sii wada shaqada wanaagsan Manshallah
@faebalina7786 Жыл бұрын
We love watching you at our house my mum enjoys the videos.Also do you know that animal bones are good for compost so if someone collects to grind into powder they can sell it.It’s called bonemeal fertiliser.It is high in phosphorous which soil needs.And Somaliland needs soil.
war hoy warabaha iska ilaliya walahay hadu gaajoodo libaxa iyo dadka midna kama samaxo libaax buu cunee ma idinku idin daynaya
@Call_God_Alone Жыл бұрын
Masha Allah! Waa mahadsantihiin adeer muuqaalkaas aad dadka la wadaagteen. Buurtaasi agteeda xabaalo aan ka dheereyn, waxa ku aasan Aabahay iyo Hooyadey, Allah ya raxma! Waxan doonayaa in aad si fiican ugu fiirsataan hadalka Yoonis. Wuxu yidhi, "Hadaad bartaa ka boodo, $100.00 ayaan ku siin Axmadow!" Bal maxaa dhib ah oo aad aragteen hadalkaa? Dhulku maaha USA, waa Nasaahablood, muu odhan boqol shillin ayaan ku siin doonaa! Halkaa waxa innooga muuqanaya in lacagtaadii qiimo aanay laheyn maanta. Qoomka aan lacagtiisu qiimo laheyn, iyaguna qiimo kama laha adduunka! Waana musiibada maanta Somali ku habsatay. If your money has no value, you are also useless! Something think about instead of laughing.
@abdirahenmohamed1255 Жыл бұрын
Acuudu bilah waar yaan meesha la idinku dardarin meesha malaha waxba ka jira jinba degan waa waa Maxay waxan jexjexyo iyo godod ah malaha waxii xaga hore idinka sii horeya bani adan hore uma tagin waa meel cajaaib ah isma laheyn buurta dabadeeda waa sida waar yaanu warabuhu idin cunin walahey waxa aan u maleynaya xita inuu libaax joogo
@maxamedaxmed6374 Жыл бұрын
MiyeydaaN Maqal mrka wax Lakala iibsanayo in La yidhaado sheyga Aan manfaca weyn lhyN Madax GeelAya Leygu dhacey