Hussein Ali - waan murugoonaya

  Рет қаралды 143,879

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Tuu maanku raacee Ku maleysanaayaa Maya iga lahaydoo Meel baas i goysee Waan murugoonayaa Waan meermeeryaa Waan meehanaabayaa Anakoo Mid gudha oon Kala maarsaneyn bay Midigtii igoysoon Ku miciinsan waayee Waan murugoonayaa Waan meermeeryaa Waan meehanaabayaa Ninba maalin uun buu Maal badan helaayo Mustareex noqdaayooy Murugadu badaayee Waan murugoonayaa Waan meermeeryaa Waan meehanaabayaa Meeraale roobiyo Mawjadi iqaadoo Meel an u howdiyoo Mahuraan ma haystee Waan murugoonayaa Waan meermeeryaa Waan meehanaabayaa
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 3 жыл бұрын
Good work sxp sida ad no so garsisii lyrics
@ayoubayeh2821
@ayoubayeh2821 Жыл бұрын
Wanmurugonaye
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
Anigo ah will Reer Muqdisho reer Djabuuti Waa idin jclhy runtii waxaa tihiin Somali Asal ah. Kuna abtir sato irir samaale anigo Ku hadlaayo dhalin yarada faracii boqor irir samaale sln kal Iyo laab ah Ayaan idin kaga wadaa dhamaan Faraca irir samaale Ku abtir sado guleysta Ciise madowe Ciise owliyo Ciise Aqyaar Ciise halyeey 🙌🙌🙌🙌❤️❤️❤️
@hassanwarsame8901
@hassanwarsame8901 5 жыл бұрын
Guul ayaan.inii rajaaynaya reer.muqdusho qasatan beesha hawiiye siido.kale wan inii jclh walaalahayga somaliyeed we love you too iriir samale
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo oo jeclado sidad no jeclaatay zxb. Anagu wan laso dhalana jacaylka Muqdisho iyo Somalia. For exemple xafadaya 11 Nin ban nahay mid Aan Somalia jeclayn naguma jiro. 4 wiil oo ila dhalatay aya somalia joga oo ku jira cidamada Hiil walal. One love walalahay
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 3 жыл бұрын
@@hassanwarsame8901 brother Allah haku Xifdiyo runtii Reer jabuuti waa dad aan isku Dhiig nahay 🙏🙏🙏guuleesta 🙏🙏🙏
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 3 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 Walaal mahadi korkaada Ha ahaato Guleysta waligiin dhiigu biyo maaha ❤️💯
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
@@cmcproductionxd9449 Amiin inshaAllah idinkuna sido kale walalyaal
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 6 жыл бұрын
Reer jabouti siday afsomaliga ku yihiin iyo suugaantodu isuma dhawa gaar ahaan heesaha ay faniinti hore qaadaan kuwo lamid ah dhinaca nuxurka iyo miisaanka somalida kale kumaan arag. Sababta ma garanayo.!sikastaba ha ahaatee Dhaxal fiican oo qiimo leh bd innoo haysaan e hambalyo ayan idin leeyahay wllyal..
@abdifatahwalid7360
@abdifatahwalid7360 5 жыл бұрын
Sosoco akhuna marban jognay halkaad jogto manta
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Waa runtaa sxb. Sababtuna dadkii hore Waxay ubadnaayeen dad miyi ku dhashay oo afka hodan ka ah laakiin jiilka hadda waa dad badi ku dhashay magaalo oo schoolka faransiis ah la geeyay 3jirkiisi isogo Af hooyo ba an Hagaag u baran iyo waalid isaguba magaalada ku dhashay oo ubadkiisa Af qalaad kula hadlaya Isagoo aaminsan inay ilbaxnimo tahay
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 3 жыл бұрын
Wll abwaanadii heesaha samayn jirey ayaa ubadnaa reer hargaysa.
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 2 жыл бұрын
@@daafeedmuuse4407 Abwaanita reer Hargeysa maxa noo kenay anago haysana 100 abwaan oo reer jabuuti ah oo afsoomaaliga lagu gadhin sida Abwaanka weyn Adan Faraax Samatar, Abwaan Qooryare, Abwaan Saciid Xamaqoodh, Abwaan Maxamad Cali Fursheed, Abwaan Cumar Qalinle, Abwaan Qarshile, Abwaan Maxamed A.Dugsie... iyo qar kalo badan.
@abdisalamosmanaden7420
@abdisalamosmanaden7420 2 жыл бұрын
@@daafeedmuuse4407 mawaxaad kuhadashaad wayday jabuuti baa laga hadlayaa markaasaad hargeysa nagaynaysaa. Jabuuti cod, erayo,laxan cid kugaadhaysa majirto.
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 5 жыл бұрын
Dhiigeena lagu furayoow ree jabuiti Hadaan nahay dhalinta muqdisho 👉💗💗💗💗 aan idinku nahay
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
reeer jabuuti maanta muqaal soomali iyo maan yurub ayaa kamuuqato dhalintooda afkooda iyo dhaqanka dhalintooda markaad aragto we love still reer jabuuti lkn soo celiya dhaqankii afkii soomaalino
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 6 жыл бұрын
Waa i xasuusisa caruur nimadaydii iyo bari samaadkii cod macaaane Hussein Ali iyo kooxdii Gacan Macaan avant l independance TFAI now so calling republic of Djibouti
@jaamacyuusuf4905
@jaamacyuusuf4905 7 ай бұрын
Wllhi heestan waxaa iigu danbeysay 12 sanno waan baadhay oo waan waayay waana kala allaaway caawan helay ax yaa hees ❤❤❤
@fatoumaomar4774
@fatoumaomar4774 6 жыл бұрын
Mon Djibouti 🇩🇯 que dieu te protégé mon petit Djibouti
@hassandahir9693
@hassandahir9693 7 жыл бұрын
illaahow dadkayga Soomaaliyeed midee dhamaan oo guul iyo barwaaqo gaarsii.
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
beerta xoriyada saxib fanaan ayuu ahan jiiray marki dambr dhinaca qasiiydka nafta wa abaano ayuu ku qadi jiiray hadiiska taafsiirka quranka horti sacaduna 2h30 min duhurnimo ama 14h 30 min uka taawabd keenay okk ilahay ha u naxariisto hussein ali nice song wan murugonaya
@gabdirahman
@gabdirahman 8 жыл бұрын
waan murugoonayaa waan meermeerayaa.. axyaa hees heestan muddo ayaan raadinayay. mahadi haydinka gaadho
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 7 жыл бұрын
aun Houssein Ali cod macaane fannaankii reer jabuuti
@MrWadhaf
@MrWadhaf 8 жыл бұрын
Waa hees ka mid ah heesihii Houssen Ali ka hor intuuna u digo rogan qasaa'idka diiniga ah. Intii damba waxaa loo yaqaanay Sheekh Xuseen Cali (AHN)
@beertaxoriyada2571
@beertaxoriyada2571 8 жыл бұрын
sheekhaaba dhac dibjirka wayn ayaad sheekh ku sheegaysaa
@saidkarama2522
@saidkarama2522 6 жыл бұрын
Walahi waan ooyay ilaahow qulubteena mid kadhig somslina iskukeen
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 7 жыл бұрын
9/11/2017 swindon Oxford waa markii igu horeesay aan fanaanka iyo codkiisaba maqlo Rest and peace.
@abdiqafarabdalla4102
@abdiqafarabdalla4102 4 жыл бұрын
Rer jabouti dhalinyarada hada jirto waxad modA in ay somali dhan fir ku lahen
@mousemohamed1116
@mousemohamed1116 7 жыл бұрын
Waaa hpeenkii igu horeysey ee aan maqlo heeskan 2017/11/26 ..dhowaanna xisbegyii waddanibaa la boobey codkiisii uu shacabka kaheley iznajllaaaah khyrkey tegey
@abdijananduale6411
@abdijananduale6411 5 жыл бұрын
20-7-2019 yaa ila dhageysanaayo. LIKE
@jamielmualim1465
@jamielmualim1465 6 жыл бұрын
Ah waan meeha nabaaya eish dad wa dadki hore axsan clyk
@naimoismael7882
@naimoismael7882 7 жыл бұрын
Allah Yarhamu Rahimin Amin Amin Amin
@husencali740
@husencali740 2 жыл бұрын
Gabadh ann jacla baan kuu xasuusta!!!!
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 4 жыл бұрын
Djibouti classics. Wow.
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf 9 ай бұрын
Good work
@yahane33
@yahane33 8 жыл бұрын
wow, beautiful song bring back a lot of childhood memories.
@ahmedabdalfatah7294
@ahmedabdalfatah7294 7 жыл бұрын
Wwwww
@Abdikarimm
@Abdikarimm 4 жыл бұрын
All maxaan heestan raadiye 2020 /1/1
@sadamsomali970
@sadamsomali970 8 жыл бұрын
mahad sanidiin
@abdiyusuf2392
@abdiyusuf2392 8 жыл бұрын
Hmmmm ax yaa qaraami
@khadraaden8283
@khadraaden8283 5 жыл бұрын
Allah yar xamo
@bashirahmedhussein4840
@bashirahmedhussein4840 7 жыл бұрын
waa saas mise waa kaleyihiin
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 8 жыл бұрын
nice song thank you
@JabuutiTV
@JabuutiTV 8 жыл бұрын
+Sara Kin thanks
@R3dman2020
@R3dman2020 7 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore. The rest are trash.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
DhAxal cidan cAruur lahen yadhexlayo hadana ehel lahen yadhaxlay jirakiz hadada wax mareyneyn wax madhaxleysid samir ruxi dhibriyo isago udarnaneyn baladweyne biyo dagan kadhigeyn cidiwabiga hosudhigeyn marartay mase gadid culus guryo cusub bakudhistay jid sofataho biyahawabiga qolakalana dhistan fatAhadwabi kasokordhay gobtaa dagtay dalka
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 6 жыл бұрын
😢😢😢
@SoupiCiil-io4zi
@SoupiCiil-io4zi Жыл бұрын
Poubelle des issas et afar
@sahalibro5357
@sahalibro5357 7 жыл бұрын
👏👏👏
Hussein Ali  - Dadaal
9:00
Jabuuti TV
Рет қаралды 104 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
Haunted House 😰😨 LeoNata family #shorts
00:37
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
Ali Warsame - Qiimaha  kalgacal
9:07
Jabuuti TV
Рет қаралды 51 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Ladabalo Cashaqa
7:09
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 7 М.
xaawo hiiraan by hooba BY Axmed Dhago
10:11
aacigaal
Рет қаралды 434 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 498 М.
Maw liihii na oumaa
7:38
Dex Dabaalo Caashaqa
Рет қаралды 190 М.
AbdiNuur & Nimco Jaamac
8:25
Jabuuti TV
Рет қаралды 160 М.
Houssein Ali
9:41
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 8 М.
Ismaaciil Caynaan & Nimco Jaamac
12:23
Jabuuti TV
Рет қаралды 323 М.
HEES LYRICS: MAXAMED CALI FURSHEED
8:02
CILMIDHAADHI CHANNEL
Рет қаралды 15 М.
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН